XILKAS MEDIA
XILKAS MEDIA
  • 48
  • 47 566

Відео

DAG DAG WARKII UDANBEEY XAALADA DALKA OO MEEL QUUS AH JOOGODAG DAG WARKII UDANBEEY XAALADA DALKA OO MEEL QUUS AH JOOGO
DAG DAG WARKII UDANBEEY XAALADA DALKA OO MEEL QUUS AH JOOGO
Переглядів 3 тис.2 дні тому
DAG DAG XOGTA DAGAALKII UDANBEEY RAASKANBOONI OO MEEL XUN MARAADAG DAG XOGTA DAGAALKII UDANBEEY RAASKANBOONI OO MEEL XUN MARAA
DAG DAG XOGTA DAGAALKII UDANBEEY RAASKANBOONI OO MEEL XUN MARAA
Переглядів 1,6 тис.4 дні тому

КОМЕНТАРІ

  • @FowsiyoDd
    @FowsiyoDd 21 хвилина тому

    Hadan ku fahmey ader shalay marki nimanka darod ow xilalki ka qadayey mel walba ey jogen ila safiiro maxad u hadli weyday marki jufidada u gacma gacmeyey bad manta i cabadi waxba manta somalinimo heygula dhuqin we don’t care xasan dhiqo waxow sameyo koley ma iman karo State yadena qeylada yarey

  • @FowsiyoDd
    @FowsiyoDd 31 хвилина тому

    Shalay xasan dhiiqo sow kumin tageri jirin wa hawiye marku qabil somaliyed u rabay xuquqdoda dhafsiyo ad ku firsaneysen maxa u hadli weyden o manta la qeylineysan idinkey idin tal koley xassan dhiqo afkan kab ka galineyna State yadena ma iman karan xasan moryan & inta la socota we are not stupid ok ✅

  • @ahmedroble219
    @ahmedroble219 45 хвилин тому

    Reer hebel ma taagne somalia hala bad baadiyo

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 52 хвилини тому

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 7 годин тому

    Waa sax Hiraabka waxaa ka sareeya qaranimada Soomaaliyeed Xasan Xaraash dhul dad nool iyo kuwa dhintay iyo badiiba wuu xaraashay Ilaahay dalkaan ha bad baadsho. Guul Axmed Madoobe iyo Dani

  • @KhadijaMuuse-g3m
    @KhadijaMuuse-g3m 14 годин тому

    Wllaahi waa ciil ,in aan haysano wllo is dilaaya iyio Mdx Jilicsan

  • @AaminoWarsame-zr3iy
    @AaminoWarsame-zr3iy День тому

    Anaba tahriibay wayeela lama yabayo

  • @AliMohamed-l3w7x
    @AliMohamed-l3w7x День тому

    lkn madax wayne xabadi xal ma,aha sow ma ,aha

  • @shukriabdirahmaan717
    @shukriabdirahmaan717 День тому

    ilahow mide somalia qaligoda aaamin aaaaamiin

  • @SahrujaSheikh
    @SahrujaSheikh День тому

    Fad ma u malaysaa wariyayaasha soomaalida ineyba u xayeysiinayaan heshiiska qadan meeshay diidmo buunbuunin lahaayeen xasan waxaa ka sii xun wariyayaasha fadlan qaladbaad qalad ku saxaysaan ee muujiya ficil diidma ah adinkoo dhahaaya xasan waawaalanyahay waa lasixray sankaa wax loosaarey sixiix qaldanbaa laga qaatey dooni mayno badeena iyo berigeenaba haka baxaan turki iyo itobia taako aan leenahay no mala bixinkaro xildhibaanada ha hadlaan raaskaanbooni iyo ciidamo uulaayey ayuu ku daboolaayey tuugo xasan waa argagixiso doonimayno dalka iyo bada badbaadey rabaan ee iska hadal bilaash ah ka daaya wararka aad tabinaysaan maxaa qaldan waaw wax ka jiraa ma jirto heshiiskaas xasan baahane mana bixin karo hantida qaranka no no no madhacayso

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 День тому

    Madaxweeye Majha waa qofgaajaysan ooducfiyaa

  • @CabdiqaadirGaab
    @CabdiqaadirGaab День тому

    Aniga.maba.qabo.itooboya Inshiis.lalagalo.waayo.waxaa Naga.dhaxeeyo.cadownimo Soojireen.ah Masuulidaa.lagu.siinaayo Badda..waxaa.qaadan.doona Ninkii.usaxiixo.badda.soomaaliya

  • @bahdoontaakoy
    @bahdoontaakoy День тому

    Kalaman Ku hystaa Aniga

  • @XILKASMEDIA
    @XILKASMEDIA День тому

    Siwalboo leeysku digaalo waxaa kaweyn walaltanimada somaliaya allow quluubtooda mideey

  • @SahrujaSheikh
    @SahrujaSheikh День тому

    Ahmed haduu argigixiso uu yiri xasan markii horaba isagaa ahmed u dhiibay adigaaba la hubaa inaad argigixiso tahay rooboowna doortay mahad kawaanlana magacaabay xasanoow doqon baa tahay ayax aan dhargeyn ah ee xilka dhig

  • @Sahalfilims
    @Sahalfilims День тому

    From bahdoon

  • @Sahalfilims
    @Sahalfilims День тому

    From bahdoon

  • @Cadnanyare36
    @Cadnanyare36 День тому

    From bahdoon

  • @CabdiQadir-t1z
    @CabdiQadir-t1z День тому

    Ma jiro xalkale waa in soomaaliya ay ku noqotaa 1969 afgembi military oookkkkey.

  • @AsadBalley
    @AsadBalley День тому

    From Bahdoon

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h День тому

    Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul 💪💯💪🙏🏻🙏🏻💪🙏🏻💪💪💯💪🙏🏻💪💯💪🙏🏻💯💪💪💪🙏🏻🙏🏻💪🙏🏻💪

  • @m0maali488
    @m0maali488 День тому

    Beenaale. Mar Alshabaab iyaa Ahmed Madoobe la socday, marna Itoobiyaan baa la socday

  • @AbdirahmanWarsame-i7c
    @AbdirahmanWarsame-i7c День тому

    Maxishoode

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 День тому

    Milaterigu dalka ha qabtaan

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane День тому

    Ninkan wax cad ma hayo .itopiya axmed madoobe umma bahno. Wiilashiisa ku filan.

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane День тому

    War askarta dagaladu xasan kaga faidestaa ee damer bakhtiyey kama duwano.

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane День тому

    Askarigii dhinto wa damer dhintey xuquqmaleh.

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane День тому

    Nin daat qadey xunbo cuskey.war marmarsinyada iska dhaafa .ee qaata jabkina wa jabteene. Waxay qadan layihin cidanki jubboland baa jabiyey cidankii dalka.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj День тому

    Soomaaliyeey kaca dalka badbaadiya😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj День тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 dalkii god buu ku dhacay

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj День тому

    Waa sax

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj День тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MubYus
    @MubYus День тому

    Heshiisku waxa uu dhigayaa in Ethiopia hesho Bad iyo dekad ay isku halayn karto waligeed , Ciidanka Ethiopia sii joogaan Soomaliya.

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj День тому

    DAANYEERKII XASAN MUNAAFAQOW. WAA KAA DHEGEYSANNEY. FUTADAADA UGU SHEEKEE.

  • @Abdiwaahidxammarry.Xammarry
    @Abdiwaahidxammarry.Xammarry День тому

    Fadhi nooma yaalo wadankeena baabi,iisa mana sugeyno baa,ba,a dalka soomaaliya.

  • @Abdiwaahidxammarry.Xammarry
    @Abdiwaahidxammarry.Xammarry 2 дні тому

    Waxay ku heshiiyeen soomaaliya iyo ethiopia in ay gobolada koonfurta lagu wareejiyo dawladda ethiopia🎉.

  • @cabdilahihassan6112
    @cabdilahihassan6112 2 дні тому

    Tuug leeg masiino

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 2 дні тому

    Been run u eg sheega kkkkkkkl Mooriyaan Media kkkkkk

  • @mohamedcabdulahi9331
    @mohamedcabdulahi9331 2 дні тому

    Waad walateen markaan

  • @WambuluWambulu
    @WambuluWambulu 2 дні тому

    Nin daad qaadey xumbo cuskey

  • @YuusufMaxamed-g3e
    @YuusufMaxamed-g3e 2 дні тому

    Itopbiya.ii.keyaan.ka.ii.duur.kujir.loomakala.harin.

  • @XILKASMEDIA
    @XILKASMEDIA 2 дні тому

    Thanks asxabta bahdoon ❤❤❤❤

  • @bahdoontaakoy
    @bahdoontaakoy 2 дні тому

    From bahdoon

  • @muusecde4716
    @muusecde4716 2 дні тому

    From bahdoon

  • @abdisalamsharif16
    @abdisalamsharif16 2 дні тому

    From bahdoon

  • @iseabdirizak5002
    @iseabdirizak5002 2 дні тому

    From bahdoon

  • @KhadarMohamed-o7m
    @KhadarMohamed-o7m 2 дні тому

    From bahdoon

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 дні тому

    Waa shir Dalka Soomaaliya lagu gowracayey

  • @saidmohamed8214
    @saidmohamed8214 2 дні тому

    Asc heshiiska wuxuu xaraan ku yahay inuu saxeexo madaxweyne soomaaliyeed inuu qiro madaxbanaanida iyo wada jirka ethiiopia, taasoo macneheedu yahay Xasan Sh. Maxamuud inuu ka tanaasuley dhulkii soomaali galbeed isagoo dhulkeennii iyo midnimada jamhuuriyadda soomaaliya inuu difaacay u haysta waana khaainul wadan mudan in maxkamad lasoo taago xilkana laga xayuubiyo waana markii iyo qofkii ugu horreeyey madaxdii soo martay soomaaliya ee ogolaaday inuu ka tanaasulo soomligalbeed, yaase ubaahnaa in ay ixtiraamto waddanka ay ubaahanyihiin dabcan ethopio iyadaana ku xadgudubtey madaxbanaanida iyo wadajirka soomaaliya iyadaana baahi badeed qabta muxuu Xasan Sh. Ku beddeshey waa arrin ubaahan in shacabka, parlamanka iyo siyaasinta xalaasha ah ee aan caadaqaatayaasha ahayni ku maxkamadeeyaan bixinta dhulka soomaaligalbeed ee weliba lagu qarinayo bentazon cad in iitopia ay kanoqotay xadgubkii ay ku samaysay sharafta madaxbanaanida iyo wadajirka soomaliya aqoon darro iyo imaan la,aan igadheh

  • @bahdoontaakoy
    @bahdoontaakoy 2 дні тому

    Gargurte ha is casilo