- 2 788
- 92 280
Radio Wadaag
Приєднався 24 жов 2013
KU SOO DHAWAADA CHANALKA RADIO WADAAG OO KALA HELI KARTAAN MUUQAALO XIISA LEH FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANALKAAN MAHADSANID
Wasiirka Amniga XFS Cabdullahi Sheekh Ismaciil Fartaag ”Aniga iyo wafdigeyga waxaan u nimid Garbahaa
Wasiirka Amniga XFS Cabdullahi Sheekh Ismaciil Fartaag ”Aniga iyo wafdigeyga waxaan u nimid Garbahaarey inaan kulamo la qaadano maamulka gobolka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada una dhageysano baahiyaha ka jira magaaladan iyo guud ahaan gobolka."
Переглядів: 13
Відео
RW Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baydhabo
Переглядів 1537 годин тому
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baydhabo Ujeedka Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha ayaa la xiriira xoojinta wadashaqeynta Hay’adaha Dowladda ee Heer Federaal iyo heer Dowlad Gobolleed, u kuur galidda horumarrada ka jira Koonfur Galbeed iyo ka qeyb galka Xafladda sanad guurada 6aad ee ka soo w...
Garoonka Diyaaradaha Dr Shaatigaduud kusoo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha
Переглядів 639 годин тому
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Garoonka Diyaaradaha Dr Shaatigaduud kusoo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).
Ansixinta Miisaniyada Dowladda Gobaleedka koofur galbeed 2025
Переглядів 814 годин тому
Ansixinta Miisaniyada Dowladda Gobaleedka koofur galbeed 2025
loogu Talagalay in la Gaarsiiyo 26,453 Qoys, kaasi oo ku Baxaysa lacag dhan 76 Million oo
Переглядів 1014 годин тому
loogu Talagalay in la Gaarsiiyo 26,453 Qoys, kaasi oo ku Baxaysa lacag dhan 76 Million oo
Hay'adda SoDMA Oo deeq gargaar raashin ah u dirtay degaannada maamulka KMG ah ee SSC Khaatumo.
Переглядів 9619 годин тому
Hay'adda SoDMA Oo deeq gargaar raashin ah u dirtay degaannada maamulka KMG ah ee SSC Khaatumo.
Caddaaladdu nolosha waxa ay kaga jirtaa door muhiim ah, dhaqaale ahaan, bulsho ahaan, amni ahaan iyo
Переглядів 2014 днів тому
Caddaaladdu nolosha waxa ay kaga jirtaa door muhiim ah, dhaqaale ahaan, bulsho ahaan, amni ahaan iyo
Cid walba oo lagu helo ku lug lahaanshaha maalgelinta al-shabaab laga qaadi doono tallaabooyin
Переглядів 1814 днів тому
Cid walba oo lagu helo ku lug lahaanshaha maalgelinta al-shabaab laga qaadi doono tallaabooyin
waxa uuna kula dar-daarmay in la ilaaliyo bilicda waddadaan.Guddoomiye Madaale
Переглядів 4214 днів тому
waxa uuna kula dar-daarmay in la ilaaliyo bilicda waddadaan.Guddoomiye Madaale
ku dhiso hal doolar ee lagu horumarinaayo kaabayaasha kala duwan ee caasimadda
Переглядів 2414 днів тому
ku dhiso hal doolar ee lagu horumarinaayo kaabayaasha kala duwan ee caasimadda
Dowladda Somalia oo Talyaaniga kala wareegtay keydadka sharciyadii dalka ee 50-kii sano
Переглядів 1821 день тому
Dowladda Somalia oo Talyaaniga kala wareegtay keydadka sharciyadii dalka ee 50-kii sano
Madaale Oo Ka mamnuucey Haweenka Raaco motoyinka feykoon
Переглядів 4421 день тому
Madaale Oo Ka mamnuucey Haweenka Raaco motoyinka feykoon
Ganaaxyada Hindise Sharciyeedka haqada iyo shaqaalaha Oo laga dhigay Xeerka Ciqaabta Somaliyeed
Переглядів 3221 день тому
Ganaaxyada Hindise Sharciyeedka haqada iyo shaqaalaha Oo laga dhigay Xeerka Ciqaabta Somaliyeed
LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA DALKA OO ANSIXIYAY XEERKA DOORASHOOYINKA QARANKA.
Переглядів 9128 днів тому
LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA DALKA OO ANSIXIYAY XEERKA DOORASHOOYINKA QARANKA.
21-ka November maalinta Macalinka Soomaaliyeed.Guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)
Переглядів 130Місяць тому
21-ka November maalinta Macalinka Soomaaliyeed.Guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)
XAFALADA XIRITAANKA CASHARKA TAFSIIRKA EE MASJIDKA QUBA
Переглядів 57Місяць тому
XAFALADA XIRITAANKA CASHARKA TAFSIIRKA EE MASJIDKA QUBA
LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA DALKA OO ANSIXIYAY XEERKA URURRADA IYO XISBIYADA SIYAASADDA DALKA.
Переглядів 118Місяць тому
LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA DALKA OO ANSIXIYAY XEERKA URURRADA IYO XISBIYADA SIYAASADDA DALKA.
DAAWO: Guddoomiye Cabdi Xaashi Oo shir guddoomiyay kulanka 20-aad ee kalfadhiga shanaad oo ay soo...
Переглядів 25Місяць тому
DAAWO: Guddoomiye Cabdi Xaashi Oo shir guddoomiyay kulanka 20-aad ee kalfadhiga shanaad oo ay soo...
Guddoomiye Cabdi Xaashi Oo shir guddoomiyay kulanka 19-aad ee kalfadhiga shanaad oo
Переглядів 19Місяць тому
Guddoomiye Cabdi Xaashi Oo shir guddoomiyay kulanka 19-aad ee kalfadhiga shanaad oo
DAAWO: Guddoomiye Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) Oo daahfuray Tababar la xariira Horumarinta....
Переглядів 46Місяць тому
DAAWO: Guddoomiye Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) Oo daahfuray Tababar la xariira Horumarinta....
LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA DALKA OO ANSIXIYAY XEERKA DHISIDA GUDDIGA MADAXA BANAAN
Переглядів 116Місяць тому
LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA DALKA OO ANSIXIYAY XEERKA DHISIDA GUDDIGA MADAXA BANAAN
DAAWO: Cabdirahman Raabi Musharax Madaxweyne Jubbaland oo maanta Kismaayo gaaray. ayaa sheegay in...
Переглядів 67Місяць тому
DAAWO: Cabdirahman Raabi Musharax Madaxweyne Jubbaland oo maanta Kismaayo gaaray. ayaa sheegay in...
Guddoomiye Ciise Maxamuud Guure Oo daah-furay Tababar loo qabanaayo Howlwadeenada....
Переглядів 15Місяць тому
Guddoomiye Ciise Maxamuud Guure Oo daah-furay Tababar loo qabanaayo Howlwadeenada....
Guddoomiye Ciise Maxamuud Guure Oo daah-furay Bandhigga Carwada Warshadaha Soomaaliyeed
Переглядів 46Місяць тому
Guddoomiye Ciise Maxamuud Guure Oo daah-furay Bandhigga Carwada Warshadaha Soomaaliyeed
RA’IISUL WASAARE KU XIGEENKA OO KORMEERAY BANDHIGGA HORDHACA AH EE QORSHAHA ISBEDDELKA QARANKA.
Переглядів 9Місяць тому
RA’IISUL WASAARE KU XIGEENKA OO KORMEERAY BANDHIGGA HORDHACA AH EE QORSHAHA ISBEDDELKA QARANKA.
DAAWO: Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo Hoggaaminaya Wafdiga Soomaaliya ee Shirweynaha COP29 ee Baku.
Переглядів 39Місяць тому
DAAWO: Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo Hoggaaminaya Wafdiga Soomaaliya ee Shirweynaha COP29 ee Baku.
Guddoomiye Yabooh Oo dhagax dhigay Waddo interlock ah oo laga hirgeliyay Wajeer ee Degmadda Kaaraan
Переглядів 30Місяць тому
Guddoomiye Yabooh Oo dhagax dhigay Waddo interlock ah oo laga hirgeliyay Wajeer ee Degmadda Kaaraan
Guddoomiye Madaale Oo dalka Masar kulan kula qaatay Duqa Magaalada Qaahira Dr. Ibrahim Saabir.
Переглядів 18Місяць тому
Guddoomiye Madaale Oo dalka Masar kulan kula qaatay Duqa Magaalada Qaahira Dr. Ibrahim Saabir.
LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA DALKA OO ANSIXIYAY HABRAACA UU KU SHAQEYN DOONO GUDDIGA KMG AH
Переглядів 411Місяць тому
LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA DALKA OO ANSIXIYAY HABRAACA UU KU SHAQEYN DOONO GUDDIGA KMG AH
Guddiga Kumeel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka u xilsaaran diyaarinta xeerarka
Переглядів 16Місяць тому
Guddiga Kumeel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka u xilsaaran diyaarinta xeerarka
❤❤❤❤xeer-cisse wa so jireen ee wax hada la subin maha , vous êtes d'accord. 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊.
Hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉
🎉🎉🎉🎉🎉
Walee waad hadashey waxbadana wad baxsatey laakiin maanta mabaxsaneysid
ILAAHOW KUWAAN NADHAZFI EE WAX KAQEYR BADAN NPOGU BADAL
(((🧑🏼🦯➡️🧑🏼🦯➡️🧑🏼🦯➡️🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃👨🏼🦯👨🏼🦯👨🏼🦯)))
Guul Somalia 🇸🇴
Kaaraan 20 sano oo hadda kadib ah soo gaaari meyso degmadda HODAN ee uu ayaan dhaweeto isku dayey inuu gaxto.
KAARAAN mow tagey?..
Dhulkii danyarta Xasan tuug
ᴅᴀʟxᴜʀᴇʏᴇ❤
beenloow dhalinyaradda ha lugoyn, Waari maysid wax hormarso dheh
war gabdhahaan dad lama dhalan miyaa inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun!
UA-cam somali videos
Haybada iyo sharafta aad sheegaysa adaa ku ciyaaray tuug baad tahay dalkii baaba shay munaafaq wuxuu sheegayo ficilkiisa isma waa faqaan
Masha allh walahi madax weynaha cawa xigmado muhim ah ayuu kahadlay aad iyo aad ayuu umahad sanyahay Somalia wey isracday allh mahadii wexi xun allh haqabto shisheye hada ayey udhatay
disliked speach
Habartaa u sheeg tuug khaa'inul wadan
Adiga waxd shegeysid malagahaya
Kkkk😂
Dowlada hadaan lala shaqeyn waa damiir xumo.war gurigiin ha garxinina.adiga ayaa nabad ka sheqeyn kato .hadaad caawineyso qofkii dilaayo hooyada iyo aabahee.iyo walaalaha .
Insha allah waan ka guuleysaneynaa waa in lala dagaalamo..waxaa looga guuleysanayaan allah ka cabsi iyo isku duubnaan.dhalinyarada la qaldaye waa in wax loo sheegaa hadey diidane waa in lala dagaalamaa.xasuusnaada hadaad dhimato adigoo al shaabaab la dagaalamaayo in ilaahey ku dambi dhaafayo oo uu jano ku balan qaadey waa jihaad kii ugu fiicnaa.waxaan la hadlayaa raga oo haweenk dagaal lama farin .hadaan haween nahaye waa nagu waa jiib ah in aan garab istaagon oo aan daaweynaa dhaawaca iyo raashiinka.xasuusnaada haween ayaa guusha iyo xoreynta wadanka keenaye oo ay ka mid ahayd xaawo taako iyo haween badan .dahabkood ayey iibiyeen.mahadsanideen
kkkkkkkkk
Amiin ya rab
Masham alh❤
😢😢😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hala Dilo Waa Cabtooy Dhamaantood
RD wadaag tebinta wanaagsan waad ku Mahadsantahiin.
Radio wadaag Mahadsanid
Radio wagaag soo dhawaada
Ha😮b
howsha hala wado
Tafsiirka oo dhamaystiran soo dhiga
So badiya casharada
Alxamdulillah
Shiikh
shiikh allaha ku sharfo
shiikh abdirahmaan iyo bahda radio wadaag waa idin salaamay
Mshllh
❤❤❤❤❤❤
XAARAAN BAADKU SOO BAXDAY AAN OGNAHAY OO AHAYD LACAGTII EMIRATES LAGAHAYEY WAXANAD OGNAHAY INAAD BIXISAY LAALUUSH DAYN AH SABABTAAD HABEENKII U HOREEYEYBA WARAQDA BAYLE UGU QORTAY EE UGUDIRTAY ROOBLE BAAHANE IYO SAFIIRKA EMIRATES WAANA LAYSKAGA DABA IMAAN.
We love
Mudane..madaxweeynewadmhadsantahayciidmubaarak
صَلَّى اللّٰهُ عَلَيْهِ وَسَلَّم
وعلیکم السلام
صَلَّى اللّٰهُ عَلَيْهِ وَسَلَّم
صَلَّى اللّٰهُ عَلَيْهِ وَسَلَّم
صَلَّى اللّٰهُ عَلَيْهِ وَسَلَّم
صَلَّى اللّٰهُ عَلَيْهِ وَسَلَّم