- 88
- 144 629
Ashaaciro
Приєднався 16 тра 2020
Fariin Kusocoto Wahaabiyada, Haddeey Wax Maqlaayaan, Waxbo Ma Maqlaane, Waaba Dad Habaarane.
Fariin Kusocoto Wahaabiyada, Haddeey Wax Maqlaayaan, Waxbo Ma Maqlaane, Waaba Dad Habaarane.
Переглядів: 142
Відео
Sh. Maxammad Mucalim Xasan Oo Ka Hadlaayo Imaam Gazaali Inoow Ahaay Caalim.
Переглядів 939 місяців тому
Sawirka Sheekha Waa 1950 Markow Joogay Azhar, Lkn Codka Waa Mardanbe
Culumadii Soomaaliyeed oow ka aflaxay Sh. Muxamed Mucalim Xasan
Переглядів 1,1 тис.Рік тому
Culumadii Soomaaliyeed oow ka aflaxay Sh. Muxamed Mucalim Xasan, Intoowsan aadin kahor Masar Jaamacatul Al-Azhar. SH. MUXUMAD CABDULLAAHI XAAJI CALI SH. CALI JOWHAR SH. AXMED SH. IBRAAHIM BARAAWE SH. MUXAMED Dhamaan Culumada Uu Shiikh Muxamed Mucalim Kasoo Aflaxay Waa suufiyo. Allaha uwada Naxariisto Dhamaantood.
Sh. Maxamed Macalin, Sh. Abuukar Xasan Maalin, Sh Cumar Macalin Cabdi & Sh. Bashiir Gaab
Переглядів 4,9 тис.2 роки тому
Sh. Abuukar Xasan Maalin oo si adag u weeraray dadka qaar oo Axmadiya sheegta oo hadana raacin wadadii Sayid Axmad Ibnu Idriis iyo Sh. Cali Maye RC.
Sh. Usuuli oo ugu baaqay Soomaalida Kunool Qurbaha Ineey Ciyaalkooda Baraan Mawlidka Nabiga ﷺ
Переглядів 5422 роки тому
Sh. Usuuli oo ugu baaqay Soomaalida Kunool Qurbaha Ineey Ciyaalkooda Baraan Mawlidka Nabiga ﷺ
Sh. Muxamed Mucalim & Sh. Nuur Baaruud
Переглядів 1,2 тис.2 роки тому
Sh. Muxamed Mucalim Xasan “Qamiiska Nabiga ﷺ wax ayoow utaraa qofka hadoow toosanyahay laakiin haddii lagu jiro waxba uma taraayo. & Sh. Nuur Baaruud Gurxan Oo Dadka uga digay Kuwa Dhaha Nabiga ﷺ Adoo kale waaye, oona sheegay ineey kuwaas yihiin kuwa Inkaaran.
Sh. Muxamed Mucalim oo Ka Hadlaayo Tafsiirkii ugu horeeyay ee Loo Aqriyo.
Переглядів 1,1 тис.2 роки тому
Tafsiir la ii aqriyey Suurada Alzumar aa ugu horeysay. Sheekha ii aqriyayna dariiqadiisa Qaadiriya ayeey aheed" Sh. Muxamed Mucalim (رحمه الله تعالى)
Digri dagan Waayo Waayo & dadkii hore
Переглядів 1,2 тис.2 роки тому
Maasha'allah digriga soow udagan yahay dadkii hore, wazanka waxaa saaraayo Qaadi Muxamad yaroow, dhinaciisa bidix waxaa jooga buuteey oo ninka laabaad, ilaaheey ha uwada naxariisto, hadda waxaa arkeey dad digriga dhexdiisa fadhiisto oo sheekeysto iyo masawir. Maxabadii dadkii hore waa dhamaatay.
Sh. Shuute Sh. Shariifoow Sh. Mukhtaar Allaha Unaxariistee oo Ijaazo & Wacdi Bixinaayo 1997
Переглядів 7232 роки тому
Sh. Shuute Sh. Shariifoow Sh. Mukhtaar Allaha Unaxariistee oo Ijaazo & Wacdi Bixinaayo 1997
Waa Qabriga Saxaabigii Weynaa Abii Cubayda Ibnu Jarraax Rc.
Переглядів 1662 роки тому
في الأردن - مقام أبي عبيدة بن الجراح أمين هذه الأمة رضي الله عنه
Sh. Adam Sh. Abdullahi “ Mu’miniinta Sideey Nabigeena ﷺ Uqadarin jireen.
Переглядів 1572 роки тому
Sh. Adam Sh. Abdullahi “ Mu’miniinta Sideey Nabigeena ﷺ Uqadarin jireen markoow noolaay ayeey markoow dhintayna Qabrigiisi u ixtiraami jireen".
Muuqaal hore Amiirka Emaaraatka oo Booqday Qabriga Nabigeenna ﷺ Kuna Duceeysanaayo agtiisa.
Переглядів 932 роки тому
Muuqaal hore Amiirka Emaaraatka oo Booqday Qabriga Nabigeenna ﷺ Kuna Duceeysanaayo agtiisa.
Shekh Yuusuf Al-qardaawi oo cadeeyay dunida islaamka oo dhan ineey Ashcariya yihiin & Sh. Kashki
Переглядів 2212 роки тому
& Sh. Kashki oo asna cadeeyay wahaabiyada ineey waxba aqoon, kaliya waxeey aqristaan 3 erey oo Ibnu teymiya ama Max’ed Cabduwahab ah bis.
Sh. Muuse Macalim Xasan oo Xujjeeyda Ku baraarujiyey ineeysan Fududeeysan Siyaarada Qabriga Nabiga ﷺ
Переглядів 2152 роки тому
Sh. Muuse Macalim Xasan oo Xujjeeyda Ku baraarujiyey ineeysan Fududeeysan Siyaarada Qabriga Nabiga ﷺ
Qaar Kamida Madaxdi dalka oo booqday Qabriga Nabigena ﷺ G.Baarlamanka, Raisulwasaraha & Wasiir Jamac
Переглядів 982 роки тому
Qaar Kamida Madaxdii dalka oo booqday Qabriga Nabigeena ﷺ. Waxaa Kamida G. Baarlamaanka, Raisulwasaraha & Wasiir Jaamac Ilaaheey hawada xifdiyo Aamiin.
Tawasulka wax diidaayo malahan” Sh. Muxammad Mucalim Xasan
Переглядів 6792 роки тому
Tawasulka wax diidaayo malahan” Sh. Muxammad Mucalim Xasan
Wahhaabiyada oo 1993 Culumada Muqdishu Gaalaysiiyay
Переглядів 2,7 тис.2 роки тому
Wahhaabiyada oo 1993 Culumada Muqdishu Gaalaysiiyay
Jinaqoow oo qiray Ineey Axmadiyo & Qaadiriyo wax soo qabteen ilaa maantana eey jiraan
Переглядів 1872 роки тому
Jinaqoow oo qiray Ineey Axmadiyo & Qaadiriyo wax soo qabteen ilaa maantana eey jiraan
Ibnu Teymiya & ardaygiisa & shiicada ayaa qaba sedaxda dalaaq in hal laga so qaado iska jira walaal
Переглядів 6492 роки тому
Ibnu Teymiya & ardaygiisa & shiicada ayaa qaba sedaxda dalaaq in hal laga so qaado iska jira walaal
Ibnu Teymiya oo Washamsi Lagu Qaaday
Переглядів 2,2 тис.2 роки тому
Ibnu Teymiya oo Washamsi Lagu Qaaday
Dadka Dhahaayo Ilaaheey SWT Boos Ayoow leeyahay Ayaga & Jahmiyada Waxay Ku kala Duwanyihiin.
Переглядів 1 тис.2 роки тому
Dadka Dhahaayo Ilaaheey SWT Boos Ayoow leeyahay Ayaga & Jahmiyada Waxay Ku kala Duwanyihiin.
Sh. Muxyadin Xasan Ayaanle oo Ka Hadlaayo Kulankii Dhex maray Sh Uweys & Sh. Cali Maye.
Переглядів 6342 роки тому
Sh. Muxyadin Xasan Ayaanle oo Ka Hadlaayo Kulankii Dhex maray Sh Uweys & Sh. Cali Maye.
Tusbaxa Waa Difaaca Koowaad ee Dadkeena, Dalkeena & Diinteena.
Переглядів 2172 роки тому
Tusbaxa Waa Difaaca Koowaad ee Dadkeena, Dalkeena & Diinteena.
TALQIINTA MAXAY DIINTA KA QABTAA? SAYID CUMAR MUCALIM CABDI YARE OO KA HADLAAYO TALQIINTA.
Переглядів 4932 роки тому
TALQIINTA MAXAY DIINTA KA QABTAA? SAYID CUMAR MUCALIM CABDI YARE OO KA HADLAAYO TALQIINTA.
SAYID CUMAR MUCALIM CABDI OO SIFIICAN URADIYAY DAD WAAYAHAAN DANBE DHAQAN KADHIGTAY
Переглядів 3452 роки тому
SAYID CUMAR MUCALIM CABDI OO SIFIICAN URADIYAY DAD WAAYAHAAN DANBE DHAQAN KADHIGTAY
Qaar Kamida Culumadii Nasoo Gaarsiisay Diinta.
Переглядів 5482 роки тому
Qaar Kamida Culumadii Nasoo Gaarsiisay Diinta.
Qaar Kamida Culumadii Nasoo Gaarsiisay Diinta.
Переглядів 902 роки тому
Qaar Kamida Culumadii Nasoo Gaarsiisay Diinta.
Somalidii Hore Waxeey Gaareen Sharaf Meeshii ugu Sareeysay, Waxeeyna Ku Gaareen Diinta Islaamka
Переглядів 2352 роки тому
Somalidii Hore Waxeey Gaareen Sharaf Meeshii ugu Sareeysay, Waxeeyna Ku Gaareen Diinta Islaamka
Kutubta Ibnu Teymiya Oo Qoraayo Dadkii Hore Faras Dhimatay Inay Soo Nooleeyeen
Переглядів 3282 роки тому
Kutubta Ibnu Teymiya Oo Qoraayo Dadkii Hore Faras Dhimatay Inay Soo Nooleeyeen
خطبة الجمعة : الإمام ابو الحسن الاشعرية
Переглядів 752 роки тому
خطبة الجمعة : الإمام ابو الحسن الاشعرية
الله اكبر
لستم من أئمة الهدى بل داعية بدع وضلال
S c w
Ilahow ku naxriso
Libaax MashaAllah
😂😂😂😂
Cadee warkaaga. Malaha. Bidcoolaad noqotay malaha. Ninow. Anu sheekh kuuma Aqaanee
M.a sheqana
Qaadigan iisheega
ماشاالله بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء sidaasaa sax ah
جماعة التبليغ هي صوفية الضالة المنحرفة مبتدعة
Nabigu markaa ma iskaga Qabligiisa ka keenay inoo soomo maalinta cashuura Mise waa waxyi
وما ينطق عن الهوى (3) {النجم} Nabigu صلي الله عليه وسلم waxuu ku hadlo iyo waxa uu sameeyo waa waxyi . Nabigu HAPPY BIRTHDAY 🎂 HALAY DHIGO MA DHIHIN AAD BUUNA UGA DIGAY OO WUXUU YIRI : روى مالك في الموطأ: أن رسول الله ﷺ قال: اللهم لا تجعل قبري وثنا يُعبد. اشتد غضب الله على قوم اتخذوا قبور أنبيائهم مساجد . قوله ﷺ في حديث أبي هريرة: لا تجعلوا قبري عيدًا، ولا بيوتكم قبورًا، وصلوا عليّ فإن صلاتكم تبلغني حيث كنتم فقوله: لا تتخذوا قبري عيدًا،
Shiiqan waligey ma arkin
بدعة الاحتفال بالمولد النبوي محدث من فعل ذلک فهو ضال مضل اما الصلاة علی النبي فهو واجب اما اتخاد ذلک موسما واحتفالا في شهر ربيع الاول فهو بدعةوضلالة وصاحبه من اهل الاهواء والبدع
❤
Ashaciradu wa ahlu bidah
الحمد لله رب العالمين حمدا يوافي نعمه ويكافئ مزيده
M.a
Allaha unaxariisto😢
حسبنا ألله ونعم الوكيل
Qofku ruuxa uu jacelyahay wuu adeeca waxa uku horeya ukuwayn dAwxiidaka in nabi maxamad scw laku raaco
كذبت يا رجل
Rasuul diid
M,a
❤❤❤❤ ماشاء الله حفظك الله ورعاك من كل شر ومن كل ما تكره ويرزقك الله جنة الفردوس الأعلى من الجنة و جميع المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
Baarakallaahu fiikom sheekhanaa muxyadiin
Mufasir alqarni inshallah jannatulfirdoos
Masha Allah ilahey ha unaxariisto shiiqa Wa in la badiya siyaarada shiiqa koleey inu hiiran ku aasan yahay aya maqlay
Muxaadaro aad u qiimo badan
Illaahay haunaxariisto sheekh daauud ducaale hora haadlay waayo hore
Ilaahay ha u naxariisto amiin
Masha allah
Ilaah raali ha idinka noqdo
Alla jaahilsanaa midkaan masaasad kusoo ceshatay caqligaagii😂😂😂
Adiga weli miyaa lagaaga maqan yahay.
Jaahil hadu jiro waa adi walal \\ maanto aad wax baari karto miyaad wali daba socotaa oday diinta timir siistey
Masha allaha
Masha allah
ilaahay ha u naxariisto, alla maxaa xumaan lagu wada nool yahay😂🇬🇧
Allaha unaxriisto sheekheenA
Sh abuukar wakhtidheer baadlAjoogtay kolhadii ad tafsiirka kadhagaysatay
wa shamsi ayaa lagu qaaday maxad ka wada?
Wadaad kani ma ashcaribaa..?.
Haa waa ashcari suufiya
Masha allah sh.odawaaa Cajiib ninkii arkay ayaa arkay odAwaa oo digri saraayo 4 war dhiigley gaar ahaan masjidka Xaaji yuusuf lagu cajisi maayo ❤
Maa shaa al laah Al laha inoo xafido sheekha Sheekh muxamadna al laha unaxariisto
Xaguu ku dugan yahey asxaabiga raliya allahu can hu
Allaha u naxariisto sh Maxmed
Mansha Allah
Alla ha unaxariisto shqa
Allahuma barik
War ileyn waxa aan arkay waa la ila arkay Maxabadi_iyo_ukhuwadi_waxwalba_waa_sii_yaraanayaan
Saxaabi miyuu ahaaa
Waa duco qofkasta loogu ducaynkaro alaha unaxariisto ama alaha karaali noqdo
ما شاء الله
Mashallah