- 63
- 1 503 062
Waddani Productions
Denmark
Приєднався 24 кві 2018
Waa shabakad ka shaqeysa Horumarinta Dacwada Islaamka iyo faafinteeda iyada oo la jaan qaadeysa casrigani cusub ee Social Mediaha.
Adeegyada ay kuu qabaneysana waxaa ka mid ah:
1-MUUQAALADA : DUUBIS & QURXIN
Waxaan kuu duubeynaa muuqaalo tayadoodu sareyso inagoo muuqaalo kaaga sameeneyna muxaadaraadka, xafladaha, shirarka iwm.
2-CODADKA : DUUBIS IYO HABEYN
Waxaan si fasiix ah kuugu duubeynaa codadka sida:Quraanka, Anaashiida, Muxaadaraadka, Gabayada iwm.
3-SAWIRADA : QAADIS & QURXIN
Waxaan kaa qaadeynaa sawiro tayo sareeysa iyo soo jiidasho leh innaga oo kaaga qaadeyna goobta aad rabto.
4- NASHQADAHA : SAMEEN & CUSBOONEYSIIN.
Waxaan kuu sameyneynaa nashqadaha sida: Logoyinka, Boorarka, shahaadooyinka, Kaararka ganacsiga iwm.
4-XAYEYSIISKA : MUUQAAL XAYEYSIIS AH.
Waxaan kuu duubeynaa muuqaalo xayeysiis ah waxaana kuugu xayeysiineynaa ganacsigaaga Baraha Bulshada si aad u hesho macaamiil.
KALA XARIIR:
Number:+252616797806
GOOBTA:Mogadishu, Banadir ,Howl-wadaag, Bakaaro.
Adeegyada ay kuu qabaneysana waxaa ka mid ah:
1-MUUQAALADA : DUUBIS & QURXIN
Waxaan kuu duubeynaa muuqaalo tayadoodu sareyso inagoo muuqaalo kaaga sameeneyna muxaadaraadka, xafladaha, shirarka iwm.
2-CODADKA : DUUBIS IYO HABEYN
Waxaan si fasiix ah kuugu duubeynaa codadka sida:Quraanka, Anaashiida, Muxaadaraadka, Gabayada iwm.
3-SAWIRADA : QAADIS & QURXIN
Waxaan kaa qaadeynaa sawiro tayo sareeysa iyo soo jiidasho leh innaga oo kaaga qaadeyna goobta aad rabto.
4- NASHQADAHA : SAMEEN & CUSBOONEYSIIN.
Waxaan kuu sameyneynaa nashqadaha sida: Logoyinka, Boorarka, shahaadooyinka, Kaararka ganacsiga iwm.
4-XAYEYSIISKA : MUUQAAL XAYEYSIIS AH.
Waxaan kuu duubeynaa muuqaalo xayeysiis ah waxaana kuugu xayeysiineynaa ganacsigaaga Baraha Bulshada si aad u hesho macaamiil.
KALA XARIIR:
Number:+252616797806
GOOBTA:Mogadishu, Banadir ,Howl-wadaag, Bakaaro.
Wareysi: Damaca ltoobiya ay ku dooneysoqabsashada Baddeena Soomaaliya Dr.Mohamed Dahir Ali.
Wareysi: Damaca ltoobiya ay ku dooneyso
qabsashada Baddeena Soomaaliya Dr.
Mohamed Dahir Ali oo ka mid ah
Aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaan ka
wareysanay.
qabsashada Baddeena Soomaaliya Dr.
Mohamed Dahir Ali oo ka mid ah
Aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaan ka
wareysanay.
Переглядів: 512
Відео
kooxda #Jadiidiyo iyo Mowqifkooda ku aadan duullaanka #Qaza.
Переглядів 9 тис.4 години тому
kooxda #Jadiidiyo iyo Mowqifkooda ku aadan duullaanka #Qaza.
Shaqsiyad Islaami ah maxay tahay ? - Shiikh Mustafa Xaaji Ismaaciil.
Переглядів 1,3 тис.4 місяці тому
Shaqsiyad Islaami ah maxay tahay ? Identityga Muslimka ahi muxuu yahay ?- Shiikh Mustafa Xaaji Ismaaciil.
Nashiidada Qalin Jabinta Machadka Salaaxu Daareyn 2024.
Переглядів 23 тис.8 місяців тому
Nashiidada Qalin Jabinta Machadka Salaaxu Daareyn 2024. Ereyada : Abwaan Maxamad Cabdullaahi. Codka : Ardayda Machadka Salaaxu Daareyn. Farasamada iyo Soo Saarista : Waddani Productions.
مناقشة رسالة علمية في مرحلة الدكتوراه من الباحث: طاهر محمود نور.
Переглядів 8649 місяців тому
مناقشة رسالة علمية في مرحلة الدكتوراه من الباحث: طاهر محمود نور.
بفضلِ اللهِ قد ختمَ القرانَ - وطني عبد الله - Waddani Abdullah.
Переглядів 3,7 тис.10 місяців тому
بفضلِ اللهِ قد ختمَ القرانَ - وطني عبد الله - Waddani Abdullah. هذه الانشودة إهداء إلى أكادمية إمام IMAAM Academy.
أنشودة معهد جبران | وطني عبد الله - Waddani Abdullah 2023.
Переглядів 3,1 тис.10 місяців тому
أنشودة معهد جبران | وطني عبد الله - Waddani Abdullah 2023.
أنشودة ختما جملة القرآن | حفلة التخرج لكوكبة جديدة من حفظة طلاب مؤسسة الهدى.
Переглядів 56 тис.11 місяців тому
أنشودة ختما جملة القرآن | حفلة التخرج لكوكبة جديدة من حفظة طلاب مؤسسة الهدى. كلمات الأستاذ عبد الناصر محمد معلم حسن ألحان : وطني عبد الله - Waddani Abdullah. إنتاج : وطني للإنتاجات - Waddani Productions.
شموس الخير | وطني عبد الله - Waddani Abdullah 2022.
Переглядів 9 тис.Рік тому
شموس الخير | وطني عبد الله - Waddani Abdullah 2022. أداء و ألحان : وطني عبد الله.
Short Documentary : Walwalka heysta dhalinyarta xirfadadahoodu hooseeyaan.
Переглядів 1,7 тис.Рік тому
Short Documentary : Walwalka heysta dhalinyarta xirfadadahoodu hooseeyaan iyo sida xirfaddu muhiim ugu tahay suuqa shaqada. Waddani Academy : kaalay oo baro xirfad cusub. Faah faahin dheeri ah Nagala soo Xariir : WhatsApp Link : bit.ly/3LsQumV Phone Number : 𝟮𝟱𝟮 𝟲𝟭𝟮 𝟱𝟮𝟭 𝟭𝟭𝟭.
آمنةُ القلوبِ | وطني عبد الله - Waddani Abdullah 2023.
Переглядів 18 тис.Рік тому
آمنةُ القلوبِ | وطني عبد الله - Waddani Abdullah 2023. أداء و ألحان : وطني عبد الله. كلمات : عبد الرحمن على ديرشى. Nashiidadaan Waddani Abdullah ayaa u qaaday gabadhiisa curadda ah ee dhawaan ugu dhalatay magaalada Muqdisho.
QEEBTA 2AAD :Barashada Gudashada Acmaasha Xajka.Shiikh Maxamuud Ibraahiim Suuleey.
Переглядів 837Рік тому
QEEBTA 2AAD :Barashada Gudashada Acmaasha Xajka. Shiikh Maxamuud Ibraahiim Suuleey.
QEEBTA 1AAD :Barashada Gudashada Acmaasha Xajka.Shiikh Maxamuud Ibraahiim Suuleey.
Переглядів 649Рік тому
QEEBTA 1AAD :Barashada Gudashada Acmaasha Xajka. Shiikh Maxamuud Ibraahiim Suuleey.
Documentry : Agoontii la hilmaamay ee Xarun Bukhaari Magaalada Marka.
Переглядів 1,4 тис.Рік тому
Documentry : Agoontii la hilmaamay ee مركز البخاري لرعاية الأيتام - مركا Bukhari Center for Orphans Care - Marka ka qeyb qaado kafaalo qaadka Agoonta : 𝗘𝗩𝗖-𝗣𝗹𝘂𝘀 : 𝟲𝟭𝟳𝟰𝟱𝟰𝟰𝟴𝟴 / 𝟲𝟭𝟲𝟬𝟮𝟬𝟰𝟲𝟵. 𝗦𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺 𝗕𝗮𝗻𝗸 : 𝟯𝟰𝟱𝟵𝟮𝟮𝟲𝟴. 𝗠𝗮𝗿𝗰𝗵𝗮𝗻𝘁 : *𝟳𝟴𝟵*𝟲𝟲𝟬𝟵𝟯𝟴*$#
#Vlog_01 : Safarkii aan ku tagnay Magaalada Marka iyo Xarunta مركز البخاري لرعاية الأيتام - مركا.
Переглядів 2,4 тис.Рік тому
#Vlog_01 : Safarkii aan ku tagnay Magaalada Marka iyo Xarunta مركز البخاري لرعاية الأيتام - مركا.
أنشودة الهدى هيربل | وطني عبد الله - Waddani Abdullah 2023.
Переглядів 3,1 тис.Рік тому
أنشودة الهدى هيربل | وطني عبد الله - Waddani Abdullah 2023.
منبع القران | وطني عبد الله - Waddani Abdullah 2023.
Переглядів 16 тис.Рік тому
منبع القران | وطني عبد الله - Waddani Abdullah 2023.
دار النجاح | وطني عبد الله - Waddani Abdullah 2023.
Переглядів 20 тис.Рік тому
دار النجاح | وطني عبد الله - Waddani Abdullah 2023.
جمال الوادعي | وطني عبد الله - Waddani Abdullah 2023.
Переглядів 18 тис.Рік тому
جمال الوادعي | وطني عبد الله - Waddani Abdullah 2023.
Waa Warbixin ama Documentry ka hadlaya Waxqabadka Warbaahinta Waddani Productions.
Переглядів 2,9 тис.Рік тому
Waa Warbixin ama Documentry ka hadlaya Waxqabadka Warbaahinta Waddani Productions.
02 #Barnaamijka_Dhacdo | Xeerka Jinsiga.Dr. Maxamad Daahir Calawi.
Переглядів 1,5 тис.Рік тому
02 #Barnaamijka_Dhacdo | Xeerka Jinsiga.Dr. Maxamad Daahir Calawi.
#خطر_الجوال | عبد الرحمن ديرشى - وطني عبد الله.كلمات : يحيى الضامري.
Переглядів 40 тис.Рік тому
#خطر_الجوال | عبد الرحمن ديرشى - وطني عبد الله.كلمات : يحيى الضامري.
أنشودة معهد الهدى للدراست الإسلامية و اللغة العربية - اودوينه.
Переглядів 4,5 тис.2 роки тому
أنشودة معهد الهدى للدراست الإسلامية و اللغة العربية - اودوينه.
Waad soo dalban kartaa waana kuu sameen karnaa Anaashiida.
Переглядів 3,6 тис.2 роки тому
Waad soo dalban kartaa waana kuu sameen karnaa Anaashiida.
يشع الدارمي | وطني عبد الله - Waddani Abdullah 2022.
Переглядів 18 тис.2 роки тому
يشع الدارمي | وطني عبد الله - Waddani Abdullah 2022.
Documentary : Dumar si bilaash ah diinta ku bara Dumarka kale ee Magaalada muqdisho.
Переглядів 4,7 тис.2 роки тому
Documentary : Dumar si bilaash ah diinta ku bara Dumarka kale ee Magaalada muqdisho.
نهضة | وطني عبد الله - #waddani_abdullah 2022.
Переглядів 35 тис.2 роки тому
نهضة | وطني عبد الله - #waddani_abdullah 2022.
بدور الخير | وطني عبد الله - 2022 #waddani_abdullah.
Переглядів 55 тис.2 роки тому
بدور الخير | وطني عبد الله - 2022 #waddani_abdullah.
#waddani_abdullah - زفاف الحب - Sifaafil Xub - Guurkii Jaceelka | Arabic Wedding Nasheed 2022.
Переглядів 39 тис.2 роки тому
#waddani_abdullah - زفاف الحب - Sifaafil Xub - Guurkii Jaceelka | Arabic Wedding Nasheed 2022.
Waxa sidaas u hadlaya inay yuhuud khamiisyo xirtay yihiin u badi sahyuuniyadey midabyo badnidaa show carabtan aan leenahay maxaa helay noocana minbarka u fadhiya walaa xawla walaa qiwata ilaa bilaah .
Jadiidiyo shartooda allaha ka qabta ummada
ما شاالله❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Khawaarijta Waa Maangaab
Borobagaanda khawaarijta Meel gaari mayso .
Been abuurku waa khatar
Nimankaan waaba halis heerkaan inay gaarsiisan ma,umaleyneyn wallahi kuwa soomaalida boorkii ayey isku qarinayan kwrn
jaahil ayaad tahay badawoow
Ma waxbaan ka Siya maxaan jadiidayo ku noqon o so jidiidinay
شكراً
ماعلاقة آية بكلامك ؟! آية تتحدث عدم الزواج من المشركات حتى يأمنَّ ولأمة مؤمنة خير من المشركة ولو أعجبتكم.ولا تزوجوا نسائكم المؤمنات للمشركين حتى يأمنوا.واعلموا أن عبدا مؤمنا مع فقره،خير من مشرك وإن أعجبكم وآخر آية يذكر أولئك المتصفون بالشرك رجالًا ونساءً يدعون كلَّ مَن يعاشرهم إلى ما يؤدي به إلى النار، والله سبحانه يدعو عباده إلى دينه الحق المؤدي بهم إلى الجنة ومغفرة ذنوبهم بإذنه، ويبين آياته وأحكامه للناس؛ لكي يتذكروا، فيعتبروا. إما إنك جاهل أو مدلس،
SHKHAN CODKA MACAN MAR KU QADAYO QASAIIDA. ILEN FAHANKA IYO CAQIDADA WA KA FINISH الله المستعان . WAXAN LA YABAY HADAL XUMADA KA SO BUR QANAYSA 《 KULAHA .JADIIDIYO . BAL HADAD AQOON ISKU FI LAHSO . WAXAD QAYAXDA . ERAYGA . JADIDIYO SXP ALLE XAQA HA KU FAHAN SIIYO 《ما زال الزمان يأتينا بكل عجيب》
Ugu yaraan goortan oo kale waa loo duceyaa ama leyska aamusa💔🤐
Aad baad u udiyaarisay xaqiiqda dhabta ah
Maasha allaah ku xifdiyo wadani
Alle ka baq
من انت حتي تفسق العلماء ام انت الصهيوني
Barbaraawe waa sahyuuni
Farta waligiin taaga wax KS munaafiqsan idinka majiro
Odeygaan aad muqalkiisa soo jartay falastiin muu ka hadlaa mise argagixisada somalia joogta 😂😂
wahaabiyado jihaad koo da waa in la ladagaalamaa musliinta kaliya ma ogola qaar kood in lala dagaalamo yahuuda iyo kirishtaan ka
Hadi suratu tawba munafiqinta fashishay xiliigi nabiga scw imikana dagalka falastin munafiqinti xiligan bu fashilay ilahow xamaas gusha sii waxana uga hiiili shekh isku shegyada ah
إليك بعض أقوال السلف عن العلماء، وضرورة احترامهم وعدم سبهم، وكذلك أقوال تركز على كيفية التعامل مع أخطائهم باحترام: 1. علي بن أبي طالب رضي الله عنه: "لا يعرف الحق بالرجال، اعرف الحق تعرف أهله". هذا القول يشير إلى أن معيار الحق ليس الأشخاص بذاتهم، بل الحق ثابت ومستقل. فلا يُعاب العالم لأنه يخطئ، وإنما يُحكم عليه بمقدار اتباعه للحق. 2. سفيان الثوري: "الملائكة حراس السماء، والعلماء حراس الأرض". يعبر هذا القول عن عظمة منزلة العلماء وأهمية دورهم في حفظ الدين والهداية. 3. الإمام مالك بن أنس: "كل يؤخذ من قوله ويرد إلا صاحب هذا القبر" (مشيرًا إلى النبي صلى الله عليه وسلم). في هذا القول إشارة إلى أن العلماء غير معصومين، ومتى وقعوا في الخطأ فلا بأس في بيان ذلك، لكن دون سب أو تجريح. 4. الإمام أحمد بن حنبل: "لا تتكلم في العلماء بكلام يخرجك من الإيمان". يبين الإمام أحمد هنا أهمية الأدب مع العلماء، ويحث على عدم التعرض لهم بألفاظ تمس الإيمان أو تتجاوز الاحترام. 5. ابن المبارك: "من استخف بالعلماء ذهب دينه". هذا القول يؤكد على أن سب العلماء والاستخفاف بهم قد يؤدي إلى ضعف الإيمان وتدهور الدين. 6. الحسن البصري: "الدنيا كلها ظلمة إلا مجالس العلماء". يبرز هذا القول أهمية العلماء في إرشاد الناس، وأن العلم يُنير الطريق. 7. ابن تيمية: "إذا اجتهد العالم فأصاب فله أجران، وإذا اجتهد وأخطأ فله أجر". يذكر ابن تيمية هنا أن العالم لا يُذم إن أخطأ، بل يُعذر على اجتهاده ويؤجر عليه، مما يدل على احترام جهد العلماء. 8. الشافعي: "رأيي صواب يحتمل الخطأ، ورأي غيري خطأ يحتمل الصواب". هذا القول يعبر عن تواضع الشافعي واحترامه للآراء الأخرى، ودعوته إلى الابتعاد عن الجدال السلبي أو السب. هذه الأقوال تدل على أن السلف كانوا يحترمون العلماء ويعرفون لهم فضلهم، وفي الوقت نفسه كانوا يعترفون بأنهم بشر يمكن أن يقعوا في الخطأ، ويتعاملون مع هذا الأمر بنوع من النقد البناء بعيدًا عن السب أو الإساءة.
Beenaale Bal Xasaan waxa uu kayidhina soo dhig.
Jihaaddku waa xaq in masaajidada laga dawarsado iyo in 4 dumar ah la guursado adoo xaq ilaahay ku dhintaa dhaanta Waa tuug fulay ah 🤬✍️
يا صاحب القناة ارى مع الأسف الشديد اختلط عليك شعبان برمضان وهذه مصيبة والله يارجل تعلم دينك وعقيدتك ومنهجك لكي تفرق بين الحق والباطل والعدو والصديق والقريب والبعيد ديننا ليس دين عاطفي بل هو دين عقدي وهذه الكلمة لا يفهمها الجاهل وانتبه ان كنت تسعى لكسب المشاهدات فأنت على خطر عظيم فهذا لا يكون عن طريق سب العلماء وشتمهم وقدحهم فكلامهم هذا لايفهمه جاهل مثلك ان كنت تدري فتلك مصيبة وان كنت لا تدري فالمصيبة اعظم ولحوم العلماء مسمومة فان لم تجد قولا سديدا تقوله فصمتك عن غير السداد سداد هذا والسلام .
عليك من الله ما تستحق
Kooxdan waa munaafaqiin umada muslimka alle ku soo saladay
Kabcadaba xorayn ubaahan xaqiiqdii
Thank you brother. Guulayso. Munaafaqiintaa Khaliijka 100 mar waxaa ka mu'min san Eeraan oo Shiico ah.
Noocan oo miiranba indho la'aan diinta ka dabaalanaaya ish
Ma,in itoobiya laga hadla ayaa ka xanaaqsantahy
@HaniShafeec my lkn waxan is weydiin leh dawlad gaalo ah xadhiidh ganacsi malala yelan kara?
@HASSANDheere-dt8gm miyaadan ogeyn in nabiga in uu dhahy gaal iyo muslim markii mas,aladda walaaga iyo baraagga lajoogo gaal iyo muslim dab makala qaadan karaan Sxb
@@HaniShafeec wala walbaraa diinta iyo imaaniyaadka la xiriira waa waajib lkn umujrta aduunyo jeeda nio nebigaba yuhuud lagalay e
@HASSANDheere-dt8gm wlk fahan umuuraha uu beydhan iyo natanyaahu kagalyaan oo ganasci maxaa waaaye iyo abii caja,iib
Waa jaahil beryo meelahaas nashiido uu ka qaaday wejji ku helay😂
Culumaa u suu Allaha naga qabto🤲🏻
Berberaawi hala ogaado
Xaqiiqda jirto in laga Hadlow ubahan
Waar waxani culimo maaha , waxaan fahmay maalinteey dhaheen muuse biixi halooga dambeeyo talada dalka iyagoo bada inuu iibiyo u fatwoonaayay
Munaafiqs who wear Islamic attair...
Waa iskumid labadan qolo waxaa diin u ah ibnu Taymiyah al xaaraan & Kacbul Axbaar al yuhuudi & Sayr joon al Ruumi...+++ kaliya waxay ku kala gadisan yinhiin kolba wax laga sheegayo dib ugu noqo war kooda mar hore ayaa la fahmay lagana tashaday علي صراط المستقيم اللهم اهدنا و ثبتنا
Sucuudiga kahad leesaa somaliya wax ka dhacaayo uma jeedid soomali baa fatwo ubaahan. Iyo In lakala saaro waa kuwo habeen iyo maalin camera darted isku dilaayo
Kuwaa jadiidiya ah ee Sahyuuniyada u shaqeeya idin ka Al Shayaadiin ah ba ka daran umadda Islam ka ah ee soomaaliyeed ee leh Caruur Haween iyo Culumo dhaqan iyo diin ba dilkooda ay naga reebtay ayaad dhiigooda baneeysateen
Allah haka qabto ummadda
❤❤❤
Xog sugan weeye
Haday arinkaan dhab kaa tahay maxaa usoo qaadan wayday culimada sh barbaraawi la manhajka ah Sida sh xasan kaafi sh c gacma dheer sh nuur cali jaamac iyo dhammaan culimada maraakista joogta
Dhagayso sh xasan kaafi oo difaacaya sh barbarawi ua-cam.com/video/GCfMScLPRJE/v-deo.htmlsi=Qfkc83FpsQAElTCG
sabantu waxa waaye salafiyintu iskuma wada jiran kuwaasi waa salafiyinti saxda ahyd lkn jadidiyo maha
@MouniraARAHMAN-ng9zn Si fiican udaraase wll in ay isku aragti yihiin iyo in kale Waxaan hubaa in ay isku manhaj yihiin dhammaantood Sh xasan kaafi iyo sh barbaraawi labadoodaba isku sheekh ayaa wax soo baray isku meelna ayay wax kusoo barteen waana sxbo dhow
Jadidiyo wa kuwo khatar ku ah muslmiinta
Niyow jadiidiyo waa halis
Innaga maxaa inga hortaagan inyanu soo dhacsanno Kililka somali galbeed iyo nfd da kenya innga haysato Hhhhhhhh
Alle haku soo hadeeyo . Adoo cilmi iyo caqli sareeyo lahayn baad culumo waawayn oo suniyeeena wax ka sheegaysaa . Alle haku soo hadeeyo . Calaamad khawaajira baa kuku sugan
Culumada waa weyn iyo ku fiicanba waa kuwa xabsiyada sacudi ku jira lkn adiga hadaad mid iska raaxeysanaayo oo hadalki loo meeriyana meelaha kasheego aad culumo fiican u aragto jaahil bilaa caqli ah baa tahay, Cid xaqa sheegta oo iska raaxeysaneysa maba jirta ayadoo saman fidna ah laku jiro cidda xaqa sheegeyso waxaa lagu ogaado xabsiyada ayey ku jiraan
Cadawga muslimka dhuuni qaataha ah iyo takfiir ah miyaa Culimo waawayn kuu ah
Kuwaan culumo maha naga aamus jaahilyhow ma kuwan yahuuda ah ayaa Culmo ah
Adiguna dadka hacaayine Jaahid Bisunan kkkkkk kkkkkk kkkkkk insurance saaadiqaan
hadallada ay ku hadlyan manad maqlyn
ههههههههههه ههههههههههه السلفية تفكيرها عميق وتنظر إلى ما تؤول إليه الأمور أما الحركات فتفكيرها تفكير لحظي وتهيجه الأناشيد الجهادية
Download noo fur
Jadiidiyo shartood Allah nadhafiyo