Hooyo waxaan Ku dhihi lahaa isagaa bax baraha bulshada,waa meel lagu khaatumo beelo ee cibaadada badso inshallah.wixii halkaan la keeno waa ma haraan xitaa hadaad dhimato kaa jari meyso ee hooyoy isagaa har.waxaan kuu rajeynayaa cimri iyo cibaado suuban.
Walee Mamoy Xasan Shekh runta waad u shegtay waase hadu khadanayo Somalidu waxey tiraahdaa nin meeli u muqato meeli ka madow Xasan Lacag aan laga dhargeynin baa umu khata.
Mama been ma adan sheegin Xasan Shekh imaankii ayaa cirka laga geeyay waxuu kala jecel yahay ma jirto,wax deeqaaya maleh,marku guduhii dalka uu soo dhameyay ayuu hadda waxuu u soo dhigtay kuwii dibadda Allaha weyn oo waxidka ah in uu Xasan Shekh umadda Somaaliyeed ka qabto allahuma aamiin.
Dhuuso maxaa

Run baye Sheegtay Ina Galaal Habar Yahay Daarood ee Sharmuutada Ahi Afkaaga Xun Xidh
Nice sharing 🌹👍❤️
❤️❤️❤️❤️🫡🫡🫡🫡
😂😂😂😂😂😂😂
🫡🫡🫡🫡❤️❤️❤️❤️💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
Amiin Amiin Amiin 🙏🙏🙏🙏
Masha allah tabaraklah❤❤❤❤❤
😂you speak English for endustand what you said stop you speak to much
Mamo gabadhada isiii wiil fcn a ahay 22 jir ah
Subxanalaah
Walee Mamoy Xasan Shekh runta waad u shegtay waase hadu khadanayo Somalidu waxey tiraahdaa nin meeli u muqato meeli ka madow Xasan Lacag aan laga dhargeynin baa umu khata.
Mama been ma adan sheegin Xasan Shekh imaankii ayaa cirka laga geeyay waxuu kala jecel yahay ma jirto,wax deeqaaya maleh,marku guduhii dalka uu soo dhameyay ayuu hadda waxuu u soo dhigtay kuwii dibadda Allaha weyn oo waxidka ah in uu Xasan Shekh umadda Somaaliyeed ka qabto allahuma aamiin.
@@sunari8818 aaaaamiin
Mahadsanid
Washerigareyay maamo❤❤❤❤❤
❤❤❤maamo xasan allaah hakaqabto umada somaaliyed waadhibanyihiin qabuuraha weysodhaaftay qurbihii ayaa loogadabo yimid
Ayeeyo xikmad baa loogu tagijiray yaa saan xeetahay Xasbuna Allah wanicmal wakiil.
Subxaana Allah ayeeyo dambi weyn ayaad kujurtaa ee iskasax tawakalnaa calallah dheh calaa kafara billahi waa gaalnimo ee malaha aqoon laan ayaa kuugeysee iskasax
Habar yahay iska amuus orodo cibaadeyso intaad dadka saaran tahay
Cibadeso habo dabka iskaa dayaa muslim , muslim dileey labado waa ahlu naar adiga carabka narta hakuu jiidin
Aaguooso
Duqdaan yaa soo hanaaray
Iska sax ducooyinka
حسبى الله عليه توكلت وهو عرش عظيم
Hal barnaamij ka hadal daacad a u hadal ee jooji hadal ka qasan
War hooy jooji isku dirka iska sax ducooyinka ee warxumada ka daa umada dhexdooda ee waani
Asc mamma Itaqi.laah gacantaada bidix hakucabin waxba adigoo midigtaada ku cabikara waa iga nasiixa!!! Ascwwb.
70 jir cay usoofahiiksatay
njea mrembo 🫶
cadey xildhibaan isku soo sharax talent ledahay model's waa Tahay 👌💯
ناااار🔥👖🔥
😋👙😋
ناااار🔥
ناااار🔥. انتي
ناااااااا🔥👗🔥😋👅😋☝️
Wcs jumac kariim
Maamada maxaa ka qaldan ilaahow xaqa tus
Wa sax wallahi Somalia 🇸🇴 guul 💪🏽 InshaAllah
Nacaam ❤
😂😂😂💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
Masha allah xajiyada❤❤❤❤❤
What does this woman saying? Does she have a husband
💯👌
Amiin Amiin🤲🤲🤲🤲❤
Illaahay dhagarta shaydaanka gees hanaga mariyo
Xasan daroogo faaiido maleh.
Xasan dhiiqo waa tuug
😊
Njea mrembo