- 141
- 398 833
RUNREEB NEWS
Приєднався 12 сер 2024
Відео
SHEIKH SHARIIF OO AWOOD CULUS LASOO BAXAY SI KULULNA UGU JAWAABAY XASAN SHEIKH....
Переглядів 3,5 тис.8 днів тому
MW XASAN SHEIKH OO MAANTA AWOODIISA TUSAY MUCAARADKA IYO QORSHE HALIS AH OO XIGA...
Переглядів 1,2 тис.8 днів тому
AXMED MADOBE OO SI KULUL UGA HORYIMID HESHIISKI MADASHA, ISAGOO UJIHEYSTAY DHABAHA DOORASHA...
Переглядів 50410 днів тому
MUCAARAD:FARMAAJO, SHARIIF,KHEYRE CCW OO SIKULUL UGA HORYIMID HESHIISKA MADASHA IYO MUDO KORORSI.
Переглядів 55910 днів тому
WAR MURTIYEEDKA SHIRKII WADA TASHIGA OO LASOO SAARAY IYO PUNTLAND IYO JUBBALAND OO AAN LOO JOOJIN...
Переглядів 29511 днів тому
JABKA AXMED MADOBE OO BILOWDAY IYO ABAABUL XOOGAN OO KISMAAYO KASOCDA, XASAN IYO XAMSE OO FARAXSAN..
Переглядів 2,3 тис.11 днів тому
MW XASAN SHEIKH OO XILDHIBAANADA UCADEEYAY MOWQIFKIISA DOORASHADA, PUNTLAND IYO JUBBALAND UYEERAY..
Переглядів 64311 днів тому
DEGDEG: MW XASAN SHEIKH OO TALAABO CULUS QAADAYA XILDHIBAANADA OO LAGU QASBAYO ANSIXINTA QOF & COD.
Переглядів 47512 днів тому
DEGDEG: MW XASAN SHEIKH OO ISUGU YEERAY XILDHIBAANADA LABADA AQAL IYO SHIRKII MADASHA OO FASHIL.....
Переглядів 1,5 тис.12 днів тому
HIRSHABEELLE OO DIIDAY RAALI GALINTII WASIIRKA PATROOLKA DIGNIIN IYO HANJABAAD CULUSNA DIRTAY.
Переглядів 1,1 тис.14 днів тому
SHIRKII MADASHA OO MURAN IYO KALA QEYBSANAAN KUFURTAY IYO AXMED MADOBE DHABAR JABIYAY XASAN SHEIKH..
Переглядів 83214 днів тому
WASIIRKA PATROOLKA OO WEERARAY DENI JAWAAB KULULNA SIIYAY IYO QARIIRADI MURANKA DHALISAY O LABADALAY
Переглядів 1,9 тис.15 днів тому
JABKA XASAN SHEIKH IYO RUTO KALA KULMEEN AXMED MADOBE IYO MUUSE SUUDI OO HANJABAAD CULUS SOO SAARAY.
Переглядів 61215 днів тому
DEGDEG: SICIID DANI OO WEERAR CULUS KUQAADAY XASAN SHEIKH ISAGO TAAGERAY AXMED MADOBE..Daawo
Переглядів 6 тис.15 днів тому
Illaahay sw waa xaq ma mooge, maanta Axmed madoobe ayaa ka hadlaaya cadaalad iyo garsoor? Adigu gadaal iskugu laabo oo waxaad ku kacday ee cadaalad daro ah, iska fadhigaan 12 sanno aad iska fadhido sidii adigoo leh, iyo dhammaan ficiladaadii guracnaa
Wary runreebnw siilka hooyada hadalkas ushg kala tag umada beenta waradka was
Yaab isagu wxa uu samaynayo ma arko miyaa iyo lacagta uu imaaraadka kasoo qaadanayo ee laa luushka dhaaftay ee qaranki somalia la rabo in lagu bur buriyo
Idiot
Shiikh shariifow dalka maanta dagmo nabada ah ma jirto xasan shiikh uma ahan diyaar isku duubni iyo midnimo umadeed tusaale waxaa kuugu Filan sadax boqol oo ka yimid Al shabaab in loo diyaariyey inay ku duulaan madaxda mucaaradka ah iyo madaxda gobalada balse loo joojin maayo waxay dhasho haduu arkayaa markuu soo fadhiisto meel cidla ah ugu danbeyntii xasan ma ahan nin deeqi Kara dadka soomaaliyeed haba yaraatee Hal ruux oo uu u damqado ma jiro diina ma celiso damiir iyo dareena lagama sugaya hada dagaal Buu u diyaariyey dalka wuuna dhadhamin doonaa
Xasn xumow wa daba keen fiti waye gajo dagalqabiiled burbur dal dilaka shacabka lagama baxayo inta uu xasan xumow laga biximayo ila uu ka baxno
Hihi😂 A. Madoobe intii codka diidey maba uu sugin. Makrafoonka iyuu xiray meeshiina waa ka kacay isagoo caraysan😂. Tuug iyo tuug kalkaal😂
Ben miya farmjo wA waxagalo waxan gudo xasan wanin tug csgowaween
Sayid axmed sayid islaan
in qalciyamiyo waaye ahmed madoobe
Xasan waa xasan been iyo tuugo ayuu dawladnimo mooday
RAYSALWASAARIHII CALI KHALIIF GALAYDH QUDBADIISI WUXUU KU YIRI DALKA KOONFUR GALBEED DHANKEEDAA IYO DARTOOD, IYAGOO KA RAALI NOQONDOONA DAGAALDA IYO KALA GOYNTA DALKA. WUXUUNA KU DARAY HADALKIISA HADAN BEEN SHEEGAYO, TAARIIKHDAA SHEEGI DOONTA. WAANA TA HADA TAAGAN. MARKA KOONFUR GALBEED DOORKAY CIYAARAYSO LA OGAA😊. QALALAASAHA DHANKAAS BAY KA WADAAN
Muqdisho land wada tashigeedi weeye
Ninkani waa alshabaab waa xaqiiq ha LA usually ilaaliyo
Gurgurte dhiiqo hogamiyaha xamar isbaaro unu kaa leh farmaajo waa mareexaan gurgurte waa hiraab hada cano ka dhan
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
AXMED , MUUSE , DENI , imaraatka faro ka haayo isma bedeli karaan! wax fahma in la iska wareejiyo mahane
Maalin. mahiisi waa soo gaabteen!
Axmed islaan waa boqorkii jubalamd asaga kahor kismaayo mooryaan tuugo ah ayaa dadka dili jirtay kufsan jirtay wataa kismaayo oo nabad ah cid wax kaqaaadi karta sayid axmed lama heli karo
Ma jirta wax qalad farsama ladhaha cidii joogtay markii lasameeyay2015 maan tana isla cidaasaa joogtay waa ayaan dara maab qaldan in lagu sheega. Qariidadad dadka isku direysa. Iyo. Tan uga daran kala goyneysa dalka. In qaladyar lagu sheega waa qayaana qaran waa arin aad uweyn cidii qortay waa in lahelaa. Anaga. Dowlad. Qariidadaas qortay misna soo ban dhigtay. Quranka ka muuqda qariidadada walaahi dowlad ma aha. Balaaya ubaara shidaal qaa imiin shidaalkeena maku aamini karna waa in la hela. Yaan la nabin shirkad somaali ayaa ka dambeeya. Hadaan ree hebel ahay dhulkeyga shidaal lagama baaraaya ee kiina ku ekaada idinkaa bilaabay kala qeybin idinma aamineyno
Aaway oraahdii uu lahaa “ loo Jonjin maa”
XASANOOW DASTUURKII AAD LAASHEY EE LASKU RAACSANAA SOO CELI GUDIGA DOORASHADA AAD LEEDAHAY KAN FEDRAAKA IYO KAN MAAMUL GOBOLEEDYA ANAA MAGACAABAA KA TANAASUL OO SIDII HORE HA AHAATO JOOJI LOO JOOJIN MAAYO
Xildhibanadi barlamanka federal somaliya wey diidan iney cawa u yimadan
IN XASAN AYAY MUDO KORORSI DADKA KU KHASBO WAA AWOOD MAROORSI IYO CORRUPTION ‼️
AXMAD MADOOBE XAQBUU KU JOOGA IN UU MUDA KORORSI XASAN AYAX KELIGIIS U FAAIIDA AH😂.???
CASHADAAN MUSUQA AH WAXAY KULUG LEEDAHAY CABSI XASAN KA QAADAY XILDHIBAANADII DAAROOD EE TEGEY PUNTLAND 😂
WAAYO MUCAARADKA TEGAYA IYGOO OG IN LA SUMEN KARO ?😂
Xasanoow kajoog dhiiqada
Wallee inaan lagaa yeelin wixi aad farmaajo kadiiday
Siciid Dani buu ku daydaa caqli iskiis ah makeeno waa eberkiis xassan sh😂😂😂
Dee idinku cashadiina iska cuna 5000 doolar ilaashada
Daaarood isuma rooona dadkakalena umarooona
Ar cidaan waa wareesan yihiin Ee isbitaal halageeyo Wax la yiraahdo hirshabele la yoraahdo Odeyaasha han jabaayo waa in la xir xiro waa fidnoole wadayaal
GURGUURTE GAALADUI U SUJUUDAAN ISAGAA GAALADA WATA
Kitabka Alleh iyo Sunadiisa Dalka Halagu Xukumo Bari Halaga Noqdo Dhawaqiiida Garguurte Hugaminayo Iyo Asnamtooda Halagu kala Tago Somaliya Mar Hadiii Kitabka Alleh iyo Sunadiisa la diiiday Galadan Calmaniyiinta Garguurte Hugaminayo Madax Loooo Yaqaano Uufin Lakum Idinka Iyo Asmamtiina Aad Cabudaysan Waxba Ma Wadaagno Ilaa Shareeecada Islamka Ka Qaadanaysan Dhibka Ha Idinku Saaido ilaaad Shareeecada Islamka ka Qaadanaysan Alleh Idinkama Dulqaaado Baan Leeyahay Calmaniyiinta Garguurte Hugaminayo Guuuul Baan Leeyahay Muslimiinta bari Halaga Noqdo Gaaladan Iyo Asnamtooda Eee Cabudayan
dni waa la wasaa
dibire dlak wax kaam galin
Balaam.waxaylimitay.hobalka.bana
Waa in Muqdisho laga bedela CASIMADDA
yaa wasiir doqon ka dhigay
Mudane wasiir hooyadaa uga sheekee sheekadaas nacasnimada ah
munaafaq
Well, good idea. Good idea thank you Abdullah. He’s really really heroes. He is not. I wish he president of the Somalia hi Kaka Kaka Kaka.❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Benale wasurtogalaya maha tasi
qariidadan maxaa hada keeney markii horana xasan asaa ku shaqeynaayay,hadana kushaqeeya galmudug waamaamulkii 2aad eesamaysma puntland kabacdi mahalgoboluu ahaa maya waligood dhuliskuma qabsan puntland iyo galmudug xasan waxuu tageersanaa goonigoosadka, qariiradaan waakashifantey 2015 madeni aa joogay wasiir beenta iskadaya lacagtii aad markabkan oo usocda latiin amerika iskusawirteen ceeeb
xukuumada matan qabriyada faganeysaa,oo shirkii dumarka raga udirtaa xukuumada lacagagta ku bixisay in markabkaas saacado taagnado oo laysku sawiro madaxda markab nin sameystay iskusasawireyso oo madxweyno dhan ninsheeganay dhuqdhuq hadba ugalay kasobaxayo all a ceebadana xuskii nagahana rag bey udirtay siloo dhaho dawladaas waxay taageersantahay l qoomoluudkataasaa cadayneysa iney qowleysato tahay
Putland Waa dhul lagu mudan San yahay Oo udhaxaysa Sland iyo soomaaliya WAANA dareeriya waa ku biyo cab❤❤❤❤❤
Shufta shegtaa madaxda dawalada Xamar qalad badnaa shaley UN waxey u direen laba nin oo waaweyn shirkii dumaraka adduunka ee qarmada midobey
XASAN BAKHTI KENYATI GAALEED U SUJUUDE WUU FASHILMAY KKKKKK
Maamul gobaleeydka butlasn saciid Dani asigaa ugushubay codka madaxweynaha hassan garguurte hada Dani calascal waxkuumataro ileen adaa ugushuby codka farmacia kacarareeysay
Waa.hadal Saxa.ah.guulayso.denicadow.jebiye.joog
Weiryepudbadpiimolehayuujeediyemdxweenuhu