- 13
- 104 016
TheZack films
Malaysia
Приєднався 3 січ 2014
Channel-kan subscribe sii hadaad rabta heesaha soomaliga ee kala duwan. Mustaqbalka waxaa noo qorshaysan inaan videos mawduucyo kale ku saabsan soo galino channel-ka insha Allah.
Yurub Geenyo - Qalbigaagu yuu Jabin + Lyrics
Heesta Original-ka waxa qaaday Abdalle Yuusuf Hanuuniye.
Переглядів: 47
Відео
Tubeec - Sida Jaawo Geelo
Переглядів 821 день тому
Heesta: Sida Jaawo Geelo Codka: M. S. Tubeec Laxanka: M. S. Tubeec Erayada: Cali Canfar
hees Kuluc Ceelki Daroor
Переглядів 2,8 тис.2 роки тому
Maxamed Axmed Kuluc Heesti Ceelki Daroor Dhagaysi wacan..
Maandeeq heesta Ma ogtahay inaad iga gardarantahay
Переглядів 33 тис.2 роки тому
Faadumo Cabdilahi (Maandeeq) heesta ma ogtahay
Abdikarin Raas & Nimco Yasin Dahab la moodyey Lyrics
Переглядів 3,6 тис.3 роки тому
Abdikarin Raas & Nimco Yasin Dahab la moodyey Lyrics
Khadra Dahir Dadkoo dhami ha wariyeen
Переглядів 14 тис.3 роки тому
Khadra Dahir Dadkoo dhami ha wariyeen
Hassan Adan - Doqoney dabkaa ba
Переглядів 5 тис.3 роки тому
Hassan Adan Samatar ayaa ku luuqaynaya heestan. fadlan subscribe noogu samee channel-ka adoo mahadsantahay.
Xasan Adan Samatar - Af xumo
Переглядів 8 тис.3 роки тому
Waxaa ku luuqaynaya fanaanki weynaa Xasan Adan Samatar.
Sahra Axmed & Xasan Diriye Heedhe Inabtiyo lyrics
Переглядів 26 тис.3 роки тому
Heesta: Heedhe Inabtiyo Abaayo Ereyada: Ciise Warsame Dhancadde Riwaayadi: Godob jacayl 1975 Luuqdi: Xasan Diiriye & Sahra Axmed
Suldan Seeraar-Yarta Raadiya (lyrics)
Переглядів 3003 роки тому
Heesta: Yarta Raadiya Fanaanka: Suldaan Seeraar
Waaw
Alle haw naxariisto maamo maandeeq
Mey dhimane wey nooshahay
Faadumo edo❤
2024/3/ 7/waxey iguledahay xassus weyn
Qof igu qaliyaa hestan mudo aan ka maqli jiray zeit adisabab
"Mahiigaaniyo sidii mayay, mirti keeni maydo mahadhoo, mudaba show waygu maaxaayee, mowjada isidaan muquurtayoo, Umuuqday inaanan maarmaynine, aheey murugada jacayl mahadhoo, maankeyga kuu yeeshay meel halisoo" 💔💔💔💔
1:23-1:40 🥺🥺💔 aheey murugada jacayl mahadho Maankey ga kuyeshay meel halisoo🥺💔
Mahiigaan iyo sidii mayey Mirtii keeni maydo mahadow Mudaba show waygu maaxaye Mawjada i sidaan maquurtayoo Umuuqday inaanan maar maynine Umuuqday inaanan maar meynine Aheey murugada jacayl mahadhoo Maankeygaa ku yeshay meel halisoo Mildhaabada waan lameereestee Macanow haygu madiyeen Ma moodeyn inuu igu soo maqanyo Waxan mintidiba maquurtay naftee Maalmahan kalagacal imeydhacay baa Imaagoo waygu murux sadayoo Dabinkuu iimaleygay ma ogeynee Dabinkuu ii maleygay ma ogyee Aheey murugada jacayl mahadhoo Maankeygaa ku yeeshay meel halisoo Mildhaabada waan lameereestee Macanow haygu madiyeen
ada ila soo galay jcylkee
Ma moodeyn Inuu Igusoo Maqanyahoo Waxaan Mitidaba Muquuntay Naftee 😔😩
Ma ogtahay, inaad iga gardarantahay..
I love this song since I was little boy till now
Anigoo gayaankaba gadihiisa kala baran
Anigoo oon gu weynayn Anoo guud ka lay dabay Anigoon gayaankaba gadihiisa Kala Baran Anoo jooga gurigii gacalo hooyaday Adaa iila soo galay jacaylkee Markaan kaa gudoomay samihii Haddad goysay nabadii MA ogthay inaad iga gardarantahay Anigoo garaadsaday Garab weyn se aan noqon Anigoo rag wuxuu galo Iyo gran wuxuu guddo Anigoo joogo gogoshii gabal iigu dhacay Maaandeeq axyaa
Umada oo dhan taan ka abdanaayaay "Abdanaayey" maxaa lagawadaa ereygaa kaliya ii sheega cidii igu dhaanta.
Duunyadaa dhaqysana durba soo I loo culay
Waayo waayo
Waah waaaaaaaaaaaaaaaaaaah AX Yaa sowd mcn 🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰 Mhd snid wall
Yaa salaam sxb aad baad u soo hagajisay noo soo badi adigoo raaliya
Yes yes yes yes
Fadlan subscribe, like iyo comment noogu deeq channel-ka. Mahadsanidin.
Yes yes yes
Sxb inoo Soo Badi aad baad u habeysay disaan kaa qurux waaye Thanks sxb mcn