Amina Anas's Family
Amina Anas's Family
  • 383
  • 3 666 007

Відео

Quruxda qoyska Maryan oo Cadeesay Kala Taga ayada iyo Cabdullhi iyo Sababta Furiinka iney Thy Gabrta
Переглядів 10 тис.22 години тому
#quruxdaqoyska #somalia #somalia #somaliland #jabuuti @QuruxdaQoyska2
Lamaanaha Quruxda Qoska Kala Tagooda iyo Jir Dilka U U Geystay Ayadoo Uur Leh iyo Dhibka Kaga imaday
Переглядів 32 тис.2 години тому
#quruxdaqoyska #somalia #somalia #somaliland #jabuuti @QuruxdaQoyska2
Hodan online oo si xun U Karbaashtay Naagti Lala Qabay Adkaatay 😳😳
Переглядів 4,4 тис.4 години тому
#hodanonline #somalia #somalia #somaliland #sheekoyar #jabuuti #jigjiga @Hodanonline
Queen of Ajuuraan oo Weerar Lagusoo Qaaday Xanuunkaga Waa been in Lacag Laguu Aruuriyo Lee Rabtay aa
Переглядів 2,4 тис.7 годин тому
#queenofajuuraan #hodanonline #adnachannel #shaadiyosharaf #somalia #somalia #somaliland #jabuuti #shaadiyosharaf #malyuunmaanka
Hodan online Sheeko Mucjiso Ah Cayuum Naaska Wuu Jiraa Iyo Wiil Lawo Gabdhood Oo saxibadii Ahaa Ayuu
Переглядів 6 тис.9 годин тому
#hodanonline #somalia #somalia #somaliland #jabuuti @Hodanonline
Mss uunsi oo Abdifitah Si Xun U Jir Dishay Madaxa ayeey ka jajabisay Siro Badan Iyo Cadeemo Qarsona😳
Переглядів 6 тис.12 годин тому
#mssuunsi #somalia #somalia
Ridwaan isack oo Reer Galmudug Ceeb iyo Bahdil Usoo Jiiday iyo Reer Boosaaso oo Gooska Danbo Ka qosl
Переглядів 55912 годин тому
#ridhwanissack #galmudug #puntland #somalia #somalia #somaliland #dahircalasow #dayaxdalnuurshe #habargidir
Shaadiyo sharaf iyo Dayax Dalnuurshe iyo Fanaaniin Badan oo Masiibo Heysato Waxaana u Geystay Daahir
Переглядів 33 тис.14 годин тому
#shaadiyosharaf #dayaxdalnuurshe #khadarkeeyow #dahircalasow #somalia #somaliland #wararkiiugudambeeyey #jabuuti
KOKO BULLE OO XAMAR SI AAN CAADI EHEYN LOOGUSO DHAWEEYAY IYO ASAD HAGIO OO LUGAHIISA………😳😳
Переглядів 62016 годин тому
#kokobulle #amiraqurux #asadhagio27 #somalia #somaliland #jabuuti
Mss uunsi oo Sun Cabtay Ayadoo Uur 9 bilood ah Ninkeeda Ayaa ka xanaajiyay cisbital ayaa loo qaaday😳
Переглядів 1,5 тис.19 годин тому
#mssuunsi #somalia #somaliland #xamar
Hodan online Sheeko cajiib Ah Gawadheyda Aabaheed Wuu ka Dhuuntay Qiso La Yaab Leh ku Waano qaata 😳😳
Переглядів 4,2 тис.19 годин тому
#hodanonline #somalia #somaliland #somalia #jabuuti
oomaar Barbar saara ayaa uur ii leh aaa goormee leeys Guursaday yaab😳😳
Переглядів 62819 годин тому
#oomaarbarbar #nimcaanhilaac #cawaaleaadan #somalia #somaliland #jabuuti
Queen of Ajuuran oo Xanuun ka qaaday Wey Dhimatay Subxanllh iyo Samiixa Khaliil oo Garab istaag Weyn
Переглядів 1,5 тис.21 годину тому
#samiixakhaliil #oomaarbarbar #nimcaanhilaac #cawaaleaadan #somalia #somaliland #jabuuti
Qaali Ladan Sheeko Qasadii Ku Dhacday Ayadaa Safar Ah iyo Kufsigii Loo geysan Rabay Walaasheed 😳😳
Переглядів 7 тис.День тому
#qaaliladan #qiso_cajiib_ah #oomaarbarbar #nimcaanhilaac #cawaaleaadan #somalia #somaliland #jabuuti
Caawale Aadan Walaashii oo Mar Kale Oohin Afka Soo Furatay iyo Naagti Caruurteeda Gaalada Ka Siisay😳
Переглядів 2 тис.День тому
Caawale Aadan Walaashii oo Mar Kale Oohin Afka Soo Furatay iyo Naagti Caruurteeda Gaalada Ka Siisay😳
Ilkacase oo Cawaad Afka Furtay iyo Malyuun Maanka oo si xun loo Karbaashay lana weydiiyay Sababta😳😳
Переглядів 1 тис.День тому
Ilkacase oo Cawaad Afka Furtay iyo Malyuun Maanka oo si xun loo Karbaashay lana weydiiyay Sababta😳😳
Hodan online Jilaayaashi Carabta Oo dhulka Lagu Jiiday ka dib markii Cristiano Ronaldo Xaaskiisa….😳😳
Переглядів 8 тис.День тому
Hodan online Jilaayaashi Carabta Oo dhulka Lagu Jiiday ka dib markii Cristiano Ronaldo Xaaskiisa….😳😳
Maniira iyo King Ck Saaxiibkiis oo Aroos Cusub Turkiga Ku Dhiganaya iyo maxamed Buskud oo Taajka Aro
Переглядів 1,6 тис.День тому
Maniira iyo King Ck Saaxiibkiis oo Aroos Cusub Turkiga Ku Dhiganaya iyo maxamed Buskud oo Taajka Aro
ismaaciil Cumar Geele oo Aad Laagu Farxay Dhimashadiisa subxanllh Alle Dilaa Dhinto Waa Aduun gadoon
Переглядів 8 тис.14 днів тому
ismaaciil Cumar Geele oo Aad Laagu Farxay Dhimashadiisa subxanllh Alle Dilaa Dhinto Waa Aduun gadoon
ismaaciil Cumar Geele oo Nolol iyo Geeri u dhaxeeya iyo inqilaabka lala Maaganyahay Jabuuti 😳😳
Переглядів 75 тис.14 днів тому
ismaaciil Cumar Geele oo Nolol iyo Geeri u dhaxeeya iyo inqilaabka lala Maaganyahay Jabuuti 😳😳
Maama malyuun oo Si Xun U Karbaashtay Maniira iyo Zamzm iyo Naciimo Jookar oo Usoo Hiilisay Ilkacase
Переглядів 12 тис.14 днів тому
Maama malyuun oo Si Xun U Karbaashtay Maniira iyo Zamzm iyo Naciimo Jookar oo Usoo Hiilisay Ilkacase
Maniira iyo Daahir Calasow oo Si live ah Shukaansi Naag Uur Leh Mala Guursan Karaa 😳😳
Переглядів 4,2 тис.14 днів тому
Maniira iyo Daahir Calasow oo Si live ah Shukaansi Naag Uur Leh Mala Guursan Karaa 😳😳
Malyuun Maanka Nolosha America iyo Shilkii ay ku gashay Caramel mall Kadib markii ay waday Gaari ay.
Переглядів 4 тис.14 днів тому
Malyuun Maanka Nolosha America iyo Shilkii ay ku gashay Caramel mall Kadib markii ay waday Gaari ay.
Maxamed Buskud oo Maniira Ka Aarsaday Nin Aan Aarsan Uurka hooyadii uu ku juraa aa Ceebeey Tacaal 😳😳
Переглядів 2,9 тис.14 днів тому
Maxamed Buskud oo Maniira Ka Aarsaday Nin Aan Aarsan Uurka hooyadii uu ku juraa aa Ceebeey Tacaal 😳😳
Rayaan Bajaaj oo Maxkamada Lasoo Taagay Laguna eedeeyay ineey Daroogo Gado lkn ayada wey beenisay😳😳
Переглядів 1,7 тис.14 днів тому
Rayaan Bajaaj oo Maxkamada Lasoo Taagay Laguna eedeeyay ineey Daroogo Gado lkn ayada wey beenisay😳😳
Hani oo la Ceejiyay kadib markii ay weerarttay naagta lala qabay😳😳
Переглядів 3,9 тис.14 днів тому
Hani oo la Ceejiyay kadib markii ay weerarttay naagta lala qabay😳😳
Maxamed buskud oo soo Qarxiyay Ayaan iyo Maniira oo Siro Badan Laga Keenay Ceebeey Tacaaal😳😳
Переглядів 7 тис.21 день тому
Maxamed buskud oo soo Qarxiyay Ayaan iyo Maniira oo Siro Badan Laga Keenay Ceebeey Tacaaal😳😳
Cawaale Aadan ayaa la Sheegaya inuu Geeriyooday Kadib Markii Uu Fanka Ka baxay mar dhaw……😭😭
Переглядів 19 тис.21 день тому
Cawaale Aadan ayaa la Sheegaya inuu Geeriyooday Kadib Markii Uu Fanka Ka baxay mar dhaw……😭😭
Subxanllh Qur aanki oo Hees laga dhigay Waa aduun Gadoonki
Переглядів 14 тис.21 день тому
Subxanllh Qur aanki oo Hees laga dhigay Waa aduun Gadoonki

КОМЕНТАРІ

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 59 хвилин тому

    Imisa ayaan aranay kuwa badan oo dhalay wiilal laakin kagoblan imisa ayaan araganay oo dhalay gobdho oo kunool raaxada adduunka

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 Годину тому

    Isga ayaa gabdha caado uleh oo waxaggiisa

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 Годину тому

    Alxamdulillah hadhahaan ku azuqay gabdha mida kale iyadu ma aburine gabdhaha e lakn waa dhagan jaahiliyo Umalayn maayo cadullaahi iyo maryam ayaa ficilkaas kukaca

  • @Sadiabintuharbi
    @Sadiabintuharbi Годину тому

    Asc horta wax baa qaldan xaalada maryanw iyo Cabdulahi illahaybaa og qof umushay oo dhaga hadal iyo calaacal soo duubayso oo ilmaheedi ka xanuunsanyahay Cabdulahi ag joogin dhahaynin noo soo duceeya xaalada oo saan ka fudud buu dhihi jiray soo duceeya wax weyn baa qaldan mida kale Faadumo baraabur iyo Cabdulahi waa isku qabiil dir bay isla yihiin illahay reerkas maslaxo ha dhex dhigo

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 Годину тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مرحبا يا اهلل خير

  • @nasronasib
    @nasronasib Годину тому

    Dadkaan Waan La Yaabe Maxaa naga Quseeyo hadeey kala Tagaan Ama Isla Joogaan War Yaa Illaahay yaqaan dad Islaameed lee xogtooda iyo Noloshooda Daba Orad kooda maxeey ka Helaan umadaan War inleen tanoo kale isku wadan baan joognaa mana Isku mashquulin daqiiqad because waxba Igama quseyo

  • @NimoAbdirahman-f3l
    @NimoAbdirahman-f3l Годину тому

    Gabadha iyo wiilka yaa bixiya so Allah Kuma irzaqo subject

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Годину тому

    Af xuma maalinba nooc

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 Годину тому

    shame on.him I thought he was sheik😮

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 2 години тому

    ❤❤❤❤Masha alah aragiina abshir

  • @shamsocali3492
    @shamsocali3492 2 години тому

    Aabahey markii aan dhashay siduu ugu farxay horay oo iigu waqlalay illahow aabahey iigu naxariiso

  • @FatumaAhmed-fq6bb
    @FatumaAhmed-fq6bb 2 години тому

    Abaayo seey wax kaa yahiin videoga maryan oo aad soo qaadatay waa mid hore oo ayada ooga hadleeysay qoys kale. Mise ayadeey ku rumoowday qisadi aay ka sheekeeyneeysay gabadha.

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 3 години тому

    Who ever thinks that any woman gives birth to a female let him look where he can get boys, he should know that there are those who do not have any child, Allah gives

  • @Assa-t1z
    @Assa-t1z 3 години тому

    Abahey habenka. Dhashay subaxdii ayuu yimid isbitalka hoyo Aya tiri kasiko yey ku cunine maraksu aabe anoo weyn xita wuu shegi jiray allha unaxaristo wiilaa iga weynay hoyo wiiilal badan dhashay iyo anako laba gandhod ah Masha Allah wiilasha aniguu iga jeclay shaqada markiu ka yimado aaway heblaayo ayuu kaso bilabi jiray ilaahey qabrigoda ha uwasiciyo aamiin

  • @Assa-t1z
    @Assa-t1z 3 години тому

    Ninki Gabar ku naco naagtisa oo uga tago ilaahey haku salado Gabdho wiilba alle ma.siiyo wllhi ninkeyga wiilasha gabdhow ka jecel yhy marwalbo markan uur qado wuxu idhihi jiray sanadkan Gabar ka sugaa ane waxan dhaha alle wuxu na siiyo dhala wax qeyr qabo allha na siiyo

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 3 години тому

    Cida waa vious raadis

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 4 години тому

    Maryan sow tii itadoo xamilo ah cabdulaahi oo buka gargaaraysay caawisay ee aynu daawanaynay

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 4 години тому

    Somali. Hadan. Nahay. Waabadax. Oo. Waasal. Fudunahay. Maryan. Waaxyaabaha. Dhaga. Hadalka. Ama. Murugadaa. Maxay. Nogu. Shiday. Oo. U eg. Inlaga. Tagay. Tankale. Cbdullahi. Garbkeda. Waan. Kawaynay. Inkadto. Ani. Ahaan. Anan. Qadan. Cbduallhi. Inuuyahay. Qof. Saad. Ufudu. Ama. Qadarta. Kacararaya. Iyo. Ubadkiisa. Dad. Ayaanaba. Hal. Gabarna. Waayay. Dolar. Iyo. Diinar. Kuraadshay. Marka. Salfudad. Somali. Ayaan. Unahay. Illahay. Qoskas. Habarakeyo. Koley. Ani. Aaad. Iyo aaad. Ayan. Unaxay. Ugana. Xumaaday. In. Aykalatagan. Siiba. Maanta. Hadii. Calafku. Dhamaado. Cidna. Macelinaydo. Xoga. Dadka. Waxaasameyay. Waxyabaha. Maryan. Ay. Toktok. Aysodhigatwy

  • @shamsomuxudiin6080
    @shamsomuxudiin6080 5 годин тому

    Hada maxaa noo sheegtey

  • @NimcoCabdisalaan-rl8ro
    @NimcoCabdisalaan-rl8ro 5 годин тому

    Allaah cabso walale mayam qiso kale ayay kahadashaye

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 5 годин тому

    Gabareey yaa reerkaan media warkooda dhex keenay, qofkii isagu wax xun wax ku raadiya waa la wadwadi ceebahoodana banaanka ayaa la keeni sidaas ku dega.

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 5 годин тому

    Anigu waxaan ufiirsaday waxaan filaya video hore oo labaduba ay ka hadlaayeen bay isku keeneen

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 6 годин тому

    Waan ka naxaxay

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 6 годин тому

    Waata iyaytu tidhi wuxu igu dhahay cabdullahi reerkaygu waxay igudhaheen inan baan kuu dhisayna isaguna ilmihii bay ulabistay oo ka carartay buu dhahay

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 6 годин тому

    Laakiin raagow ogaada hada geel lamaraaco gabar iyo will allaabixyaa gabaraa laisku dhaafay 😊nin Gabar dhalay waa yaajir❤

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 6 годин тому

    ﴿ وَيَحْلِفُونَ عَلَى الْكَذِبِ وَهُمْ يَعْلَمُونَ ﴾ المجادلة ( WAXAY KU DHAAR TAAN BEEN IYAGOO OG INAY BEEN SHEEGA YAAN) Surat Al-Mujaadala ADEER XUSEEN

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 6 годин тому

    ﴿ وَيَحْلِفُونَ عَلَى الْكَذِبِ وَهُمْ يَعْلَمُونَ ﴾ المجادلة ( WAXAY KU DHAAR TAAN BEEN IYAGOO OG INAY BEEN SHEEGA YAAN) Surat Al-Mujaadala ADEER XUSEEN

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 6 годин тому

    ﴿ وَيَحْلِفُونَ عَلَى الْكَذِبِ وَهُمْ يَعْلَمُونَ ﴾ المجادلة ( WAXAY KU DHAAR TAAN BEEN IYAGOO OG INAY BEEN SHEEGA YAAN) Surat Al-Mujaadala ADEER XUSEEN

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 6 годин тому

    Wixii ilaah kusiiyo ayaa soconaaya wiilaan rabaa gabaraan marabo waa waali gabar maxaa kafiican

  • @SaynabAbdulleh
    @SaynabAbdulleh 7 годин тому

    Horgabdhow horta ogaada gabdhuhu waxagaraga ma ah xagagabdhaha ogaada

  • @abdillahimire2095
    @abdillahimire2095 7 годин тому

    asc, cabdillahiyow gabadhaada ku ekow gabadha haa maanta dhaama wiilasha ahe sow ma aragtid marka ay yaryar yihiin sida ay kuugu farxayaan sidaas bayna markay weynaadaana kaaga farxinayaan uguna farxaysaa waa markhaati ma doon wiil waa libaax yar oo koraya oo aad kornaysid waxa uu noqonna ma garaneysid gabadhaadu in ay wiil dhashana iyadaa kaa jecel Rabbina waa ku siin awlaad kale waanna marwo weli dhaleysee haka tegin oo ha niyad dilin qurbana waad joogtaaye taladaa iga gaadhsiiya

  • @shuutocadey302
    @shuutocadey302 7 годин тому

    waryaa hee maryan amaan hakaa hesho been baad wadaa ximaar rasaas meel xun kaa gal

  • @Aana_artz
    @Aana_artz 8 годин тому

    This is the problem horta Allah ayaa ubadka bixiya lkn gabar hday udhashay ninka xagiis waye gabadhas biology hada baraty wafahmee arintaan lkn dada caruur heysan baa jiran ee Alxm dhaha inta awlaad heysato intanan heysan Allah hasiyo🤲

  • @SakariyaDeeq
    @SakariyaDeeq 8 годин тому

    Cabdulahi asan uga baranay Melwalbo uraaco hadana maragno Iyadana coleys sheegatay hays xiijin

  • @afrahalsomali6954
    @afrahalsomali6954 8 годин тому

    Gabadha ilaah ba kushaqa leh,,kadib ninka aya kushaqa leh

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 8 годин тому

    Aniga ma aaminsani arinta cabdulaaahi lagasheegaayo in ay runtahay lkn waxaan rabaa in aan inla wadaago qiso ay hooyo iiga sheekaysay ,hooyo ayadoo yar ay dugsi taktay uu macalin ka ahaa wiil ay qaraabo ahaayee ,waxay dhahday marki aan farti bartay (waxaana filaa in ay ilmihi un kabaratay)subaxdi dane ayay qur aanki yeersatay kadibna macalinki ayaa dhahay bax adiga gaber ayaad tahay hooyo sidi ayay ku quraan seektay ayadoo waayeel ah ayay qur aan barataa.lkn shan macalin ayay dhashay oo maanta dadka qur aan baro.

  • @FatimaJama-d9m
    @FatimaJama-d9m 8 годин тому

    Alxamdulilaah

  • @MeymunAden
    @MeymunAden 8 годин тому

    Subxanalaa

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 8 годин тому

    Cabdullaahi iyo maryan yaanan lagu Dan baabin.midakale maryan waxa ay kasheekaynayso ayada miyuu kusaabsan yahay ,haday runtiintahay fiidiyow dhamaystiran keena .

  • @raqiyogym
    @raqiyogym 9 годин тому

    Ruqiyo gym subskrib ❤❤❤❤

  • @ayanmohammed8374
    @ayanmohammed8374 9 годин тому

    subxaanlaah subxaanlaah so shocked weeye subxaanlaah subxaanlaah

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 9 годин тому

    Gabdhaha hde wenaadan ayaga reerka ushaqee laleyahay guriga ama banaanka masuliyada hde guursan rabto waxa laleyahay nin Lacag badan no keen family waxtaro mar weliba nafteda waxa laga hormarina tan family aabaha hooyada walaalo dumarka wa la dulmiyey ayaga saqiir lagu so bilaaba bahdilaad daciifnimo liiditan hadhawti marka waayel noqdan waalidka gabdhaha haayo aaso ila qabriga geeyo 😢😢😢😢😢

  • @snw9257
    @snw9257 10 годин тому

    Gabadhaha Illahay aya bixiya

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 10 годин тому

    Iska har aboowe maxaa la dhahaa. Maryan rafaad baa ka muuqday, qof umul ah oo maanta dhan dhakhtar taagan oo xitaa iyadoon luuqad aqoon ilmoyarna haysata hadba lacagtii meel ka bixinaysa ma agoonbaa? Quruxda qoysku masaasbaa???

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 12 годин тому

    Waarun walee cabdullahi iyo maryan gobweeye

  • @CuudquruxRaage
    @CuudquruxRaage 12 годин тому

    Saasn wax badan ayee dhacday, Xikmada Alle ayaa wata.

  • @CuudquruxRaage
    @CuudquruxRaage 12 годин тому

    Wiilka inuu guursada haduurabo u fasax waxaa lagayaaba in aad Adi iyo Xaaska cusub aad ku wada curataan Wiilkaba.

  • @ayaanqaali8570
    @ayaanqaali8570 12 годин тому

    Ninkaniyo maagtani wax walba view bay ka raadiyaan, shaqo kale raadsada

  • @shamsahirsi1163
    @shamsahirsi1163 13 годин тому

    Asc qoyskaan Quran hala saaro xaasid baajiro

  • @KahinRoble-xo8lb
    @KahinRoble-xo8lb 13 годин тому

    Waa beenta