Somaliland HD
Somaliland HD
  • 75
  • 1 140 008

Відео

GOOS GOOSKA | MAALIYADA 5-4 GAADIIDKA | XKC CUP
Переглядів 1,2 тис.3 роки тому
GOOS GOOSKA | MAALIYADA 5-4 GAADIIDKA | XKC CUP
GOOS GOOSKA | CADAALADDA 7-1 BUUBA | XKC CUP
Переглядів 1 тис.3 роки тому
GOOS GOOSKA | CADAALADDA 7-1 BUUBA | XKC CUP
GOOS GOOSKA | WAAXOL 3-0 QORSHAYNTA | XKC CUP
Переглядів 6523 роки тому
GOOS GOOSKA | WAAXOL 3-0 QORSHAYNTA | XKC CUP
GOOS GOOSKA | H-WADOOYINKA 2-0 BATALAALE BEACH | XKC CUP
Переглядів 3383 роки тому
GOOS GOOSKA | H-WADOOYINKA 2-0 BATALAALE BEACH | XKC CUP
GOOS GOOSKA | HARGEISA CITY CLUB 3-1 HAYADA TAYADA | XKC CUP
Переглядів 4133 роки тому
GOOS GOOSKA | HARGEISA CITY CLUB 3-1 HAYADA TAYADA | XKC CUP
GOOS GOOSKA | MADAARADA 3-1 DALMAR FC | XKC CUP
Переглядів 2943 роки тому
GOOS GOOSKA | MADAARADA 3-1 DALMAR FC | XKC CUP
GOOS GOOSKA | MAALGASHAIGA 2-0 HAYADA QAXONTIGA | XKC CUP
Переглядів 3033 роки тому
GOOS GOOSKA | MAALGASHAIGA 2-0 HAYADA QAXONTIGA | XKC CUP
GOOS GOOSKA | DAWLADA HOOSE 2-1 MACDANTA | XKC CUP
Переглядів 1,5 тис.3 роки тому
● 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 XKC CUP🏆 ▪︎Dawlada Hoose 2-1 ▪︎Macdanta 📍InstagramTa Nagaso Follow Garee 👇 🔗 somalilandsports
GOOS GOOSKA | DASTUURKA 2-0 GARGAAR | XKC CUP
Переглядів 3943 роки тому
● 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 XKC CUP🏆 ▪︎Dastuurka 2-0 ▪︎Gargaar 📍InstagramTa Nagaso Follow Garee 👇 🔗 somalilandsports
GOOS GOOSKA | GAASHAAN 2-0 GANACSIGA | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 7553 роки тому
● 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗟𝗲𝗮𝗴𝘂𝗲🏆 ▪︎Gaashaan 2-0 ▪︎Ganacsiga 1️⃣Caadil Good 1️⃣Yaasiin Cadaan 📍InstagramTa Nagaso Follow Garee 👇 🔗 somalilandsports
GOOS GOOSKA | MADAARADA 2-1 ASLUUBTA | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 7483 роки тому
● 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗟𝗲𝗮𝗴𝘂𝗲🏆 ▪︎Madaarada 2-1 ▪︎Asluubta 1️⃣Hamse Yare 1️⃣Maxamed Isqo 1️⃣Cayto 📍InstagramTa Nagaso Follow Garee 👇 🔗 somalilandsports
GOOS GOOSKA DAWDLADA HOOSE 3-1 FC GOODIR | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 18 тис.3 роки тому
● 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗟𝗲𝗮𝗴𝘂𝗲🏆 ▪︎Dawlada Hoose 3-1 ▪︎FC Goodir 3️⃣Khadiir Mustafa 1️⃣Amiin Xirsi 📍InstagramTa Nagaso Follow Garee 👇 🔗 somalilandsports
GOOS GOOSKA | FC BIYAHA 1-0 WAAXOL | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 3833 роки тому
● 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗟𝗲𝗮𝗴𝘂𝗲🏆 ▪︎FC Biyaha 1-0 ▪︎WaaxoL 1️⃣Liibaan 📍InstagramTa Nagaso Follow Garee 👇 🔗 somalilandsports
GOOS GOOSKA | CAAFIMADKA 2-1 GANACSIGA | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 1,2 тис.3 роки тому
● 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗟𝗲𝗮𝗴𝘂𝗲🏆 ▪︎ Caafimadka 2-1 ▪︎Ganacsiga 1️⃣Farxaan Jaamac 1️⃣Khaalid Xasan 1️⃣Cabdi Waasac 📍InstagramTa Nagaso Follow Garee 👇 🔗 somalilandsports
GOOS GOOSKA | FC BIYAHA 1-0 MADAARADA | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 7983 роки тому
GOOS GOOSKA | FC BIYAHA 1-0 MADAARADA | SOMALILAND LEAGUE
GOOS GOOSKA | MAALIYADA 2-2 DAWLADA HOOSE | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 4,2 тис.3 роки тому
GOOS GOOSKA | MAALIYADA 2-2 DAWLADA HOOSE | SOMALILAND LEAGUE
GOOS GOOSKA | FC GOODIR 4-3 WAAXOL | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 5 тис.3 роки тому
GOOS GOOSKA | FC GOODIR 4-3 WAAXOL | SOMALILAND LEAGUE
GOOS GOOSKA | CAAFIMADKA 4-3 ASLUUBTA | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 2,3 тис.3 роки тому
GOOS GOOSKA | CAAFIMADKA 4-3 ASLUUBTA | SOMALILAND LEAGUE
GOOS GOOSKA | GAASHAAN 3-1 FC BIYAHA | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 3,1 тис.3 роки тому
GOOS GOOSKA | GAASHAAN 3-1 FC BIYAHA | SOMALILAND LEAGUE
GOOS GOOSKA | DAWLADA HOOSE 3-0 GANACSIGA | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 1,8 тис.3 роки тому
GOOS GOOSKA | DAWLADA HOOSE 3-0 GANACSIGA | SOMALILAND LEAGUE
GOOS GOOSKA | MAALIYADDA 4-3 MADAARADA | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 3,1 тис.3 роки тому
GOOS GOOSKA | MAALIYADDA 4-3 MADAARADA | SOMALILAND LEAGUE
GOOS GOOSKA | WAAXOL 2-1 CAAFIMADKA | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 9053 роки тому
GOOS GOOSKA | WAAXOL 2-1 CAAFIMADKA | SOMALILAND LEAGUE
GOOS GOOSKA | FC GOODIR 4-2 FC BIYAHA | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 3,4 тис.3 роки тому
GOOS GOOSKA | FC GOODIR 4-2 FC BIYAHA | SOMALILAND LEAGUE
GOOS GOOSKA | DAWLADA HOOSE 2-2 ASLUUBTA | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 5 тис.3 роки тому
GOOS GOOSKA | DAWLADA HOOSE 2-2 ASLUUBTA | SOMALILAND LEAGUE
GOOS GOOSKA | MADAARADA 3-2 GAASHAAN | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 2,1 тис.3 роки тому
GOOS GOOSKA | MADAARADA 3-2 GAASHAAN | SOMALILAND LEAGUE
GOOS GOOSKA | MAALIYADDA 2-0 GANACSIGA | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 1 тис.3 роки тому
GOOS GOOSKA | MAALIYADDA 2-0 GANACSIGA | SOMALILAND LEAGUE
HARGEISA | Somaliland | 2021
Переглядів 27 тис.3 роки тому
HARGEISA | Somaliland | 2021
GOOS GOOSKA | CAAFIMADKA 0-0 FC BIYAHA | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 4153 роки тому
GOOS GOOSKA | CAAFIMADKA 0-0 FC BIYAHA | SOMALILAND LEAGUE
GOOS GOOSKA | WAAXOL 0-2 DAWLADA HOOSE | SOMALILAND LEAGUE
Переглядів 1,9 тис.3 роки тому
GOOS GOOSKA | WAAXOL 0-2 DAWLADA HOOSE | SOMALILAND LEAGUE

КОМЕНТАРІ

  • @dauudka9702
    @dauudka9702 5 днів тому

    Habaaska inaad cantuugto Adoo hanadaan ka doortay Xaggayga hibaan ku saaray Anigu ku habaari maayo Huqbaase ku raadineysa Hibaaq xalan maad ahayne Hooyo cimri dheer iyo caafimad ayaan alle ku weydiyey Abwaan hadraawi alle haku naxariisto 🤲❤

  • @AbdiraxmaanCarafo
    @AbdiraxmaanCarafo 6 днів тому

    Ilahay u naxariso

  • @7.62bow
    @7.62bow 8 днів тому

    3:15

  • @AbdiwasaMawlid
    @AbdiwasaMawlid 10 днів тому

    Ala Yaa raxma ❤😢

  • @dayaxhayaan6657
    @dayaxhayaan6657 17 днів тому

    Nimaad dhashay kuma dhalin ,hooyo ayaa ah qofka ugu mudan Ee aan marna la hilmaamin.

  • @ENGCASIISBARE
    @ENGCASIISBARE 18 днів тому

    Allh hanaxariisto aninamin amin

  • @NimcoAbdicasiis858
    @NimcoAbdicasiis858 19 днів тому

    alle haku naxariisto😢

  • @nuuradiinabdiqadir6252
    @nuuradiinabdiqadir6252 Місяць тому

    Ilahay haku naxrosto abwaan habaska inaad cantuugto Adigo hanadan ka dortey Xaggayga hiban ku sarey Anigu ku habari maayo Huqbaase ku raadinaysa Hibaaq xalan maad ahyne

  • @Najaxhaybe-dt5rt
    @Najaxhaybe-dt5rt Місяць тому

    Alle haunaxariisto❤❤❤❤

  • @IlaNassah-es7qp
    @IlaNassah-es7qp Місяць тому

    I love you mama❤❤❤❤❤

  • @Abdiqanimoha7_
    @Abdiqanimoha7_ Місяць тому

    Hooyo mcn mar uun waan ku abaalgudi❤

  • @XareedCabdiyasiin
    @XareedCabdiyasiin Місяць тому

    Allah hunaxriisto aamiin aamiin aamiin

  • @HiboJaamac-s8m
    @HiboJaamac-s8m Місяць тому

    Hooyo mcn wan ku jeclahay nolosheydii 😢❤

  • @NaxwaCabdulaĥi
    @NaxwaCabdulaĥi 2 місяці тому

    Hooyo macaan❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Axmed151
    @Axmed151 2 місяці тому

    Ale hku Naxariisto AbwaaaÑ

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 2 місяці тому

    Aun abwan hadrawi xaqiqdi wa walahi ilahow walidkey ha igu cebeyn xaqoda

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 2 місяці тому

    Cuqubo walidka ilahow hanagu ridin

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 2 місяці тому

    hadraawi qabriga alaha kuwaasiciyo aamiin yaa alaah

  • @mahadabuukar9454
    @mahadabuukar9454 2 місяці тому

    Buugaa uu gacanta kuhaayo magacii

  • @HASSANAbdi-g1k
    @HASSANAbdi-g1k 2 місяці тому

    ALLOW U NAXRIIIZO😊

  • @SurprisedBanjo-we8ch
    @SurprisedBanjo-we8ch 2 місяці тому

    Alle ha unaxasiirto abwaan hadraawi uu murti badnaa

  • @BuMohammed-q5v
    @BuMohammed-q5v 2 місяці тому

    Illahay haku naxariisto❤

  • @moharashka8780
    @moharashka8780 3 місяці тому

    Ilaah ha u naxariisto abwaanka ❤

  • @dhuunkaaretible1111
    @dhuunkaaretible1111 3 місяці тому

    Alle ha u naxariistee waxaad moodah gabygan inuu muuse u sameyay abwaanku

  • @MaxamedNuur-l8n
    @MaxamedNuur-l8n 3 місяці тому

    Allow unaxariiso abwaan hadraawi

  • @mdbarre8532
    @mdbarre8532 3 місяці тому

    Gudgude iyo Dabataxan-tii Gaarriye oo keliya qofkii dhegeysta ee fahma; aqoonta siyaadadda waxba ugama dhinna

  • @mdbarre8532
    @mdbarre8532 3 місяці тому

    Hadraawi iyo Gaarriye dadkii ay ka dhasheen ee sidaa wax ugu sheegeen ayaa heerkan hoos u gaadhaya; yaa filayey??!!

  • @mdbarre8532
    @mdbarre8532 3 місяці тому

    Alle ha u naxariisto Maxamed Ibraahim Warsame. Waxba maad hagran, intii awooddaadu ahayd iyo ka badanba waad qabatay.

  • @CrahmaanAkram
    @CrahmaanAkram 3 місяці тому

    Hadaad iga dambayso alle ha uu naxariistee Goolhaye boqole maanta uu naga hooseya😢😢😢😢 alle ha uu naxariisto bishu waa 2024/10/25 maalin jimce ah

  • @robasaphaloo5887
    @robasaphaloo5887 3 місяці тому

    A 19 century smart man calichare political social love writing all sweet excreted i lessons a little somalia language it's amazing gis wa we Hardawii

  • @MohamedDheeg-q1j
    @MohamedDheeg-q1j 3 місяці тому

    Allaha Kuu Naxariisto Aqoon Yahanka Soomalida Ayaad ahayde Wuxuu ka Mid Ahaa 70 qof Ee Dunida Usareeya Allaw Janooyinkaagi Ku Casuum Waliba Janatul Firdaws

  • @AmalCabdiraxmaan-d6g
    @AmalCabdiraxmaan-d6g 4 місяці тому

    Alle how naxaristo apwaan hadrawi😢

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 4 місяці тому

    Dunidu waa dagaal garashona ma muuqato maalinba qof qado helay iyo mid qado la Ayaynu u garnaqaynaa iyo qof magac doonaya way soo dhamaatay xaragadii dib Ayaa waxaan la filayni u dhacayaane qofkaan filaynow garwaaqso

  • @MAXAAKAAQARSOON
    @MAXAAKAAQARSOON 4 місяці тому

    Xikmad guuraysa buu aha godka lagu janeegu waa hubaal inan xornimadii ku gumownay

  • @muscabsaid2306
    @muscabsaid2306 4 місяці тому

    Abwaan Allah ku naxristo❤️

  • @Nadiraay23
    @Nadiraay23 4 місяці тому

    Hadrwawi❤😢 alle ha unaxaristo abwaankeena❤😢

  • @Fuadapdillahimuse23
    @Fuadapdillahimuse23 4 місяці тому

    Allah yaa raxma

  • @Salma-Ahmed2016
    @Salma-Ahmed2016 4 місяці тому

    Anuunbaa hooyadaa ah😢😢😢😢iloow hooyo iikaa xafid aduun iyo aakhiraba😢😢

  • @YusufAbdi-ue9rh
    @YusufAbdi-ue9rh 5 місяців тому

    Intu maanku gajaysan yahay guuli waa wali alaha ku naxaristo adeer

  • @LaxRite
    @LaxRite 5 місяців тому

    Gabaygan qadaadweyntu ma fahmayso😂😂😂 wali soomalinimo ayay soo qorayan af iyo gacanba wax ugu sheegnay wali wayna daba socdaan lkn maalin dhaw ayaanu guusha gaadhayna inshallah. 7/sep/2024

    • @AmiiraaliIbraahim-th3vn
      @AmiiraaliIbraahim-th3vn 4 місяці тому

      masakiin yaroo cuqdadu buux dhafisay bad tahay hawiyana wax kumu geysan raga ciilka ku biday daris ba tihiin waa isla raga xiligan lajogo ad maxa biista u tahay ee orod nasaha naga dulqad abwanka nagama xigtidi😅

  • @najahrashiid6236
    @najahrashiid6236 5 місяців тому

    Mommy 🫶🏻🖤🦋❤

  • @AbdirisakAAden-fo6ou
    @AbdirisakAAden-fo6ou 5 місяців тому

    Allah hakuu naxariisto

  • @suleekhaaadan3884
    @suleekhaaadan3884 5 місяців тому

    Naxariiis waasacaan alle uwaydiiin❤

  • @AadanFaarax-w2r
    @AadanFaarax-w2r 5 місяців тому

    Alle jantufarduusa ku macsuun

  • @SuluxXasan
    @SuluxXasan 5 місяців тому

    Aug 27// 2024 AUN hadarawi dhaxalkii gabaydisan iska dhagysana❤

  • @GemechuAme
    @GemechuAme 5 місяців тому

    Allow haugaaa formalin hoyo mcn adumkaa iyadaaa qaf aam ahayn ma hausteee alow ka ilaaloli cadaabta jirkewda❤❤❤

  • @abdikherdahiye4075
    @abdikherdahiye4075 5 місяців тому

    AHUN Hadraawi said everything - tallow mid isagaa lamid eh Somali ma kaso dhex bixi doona?????

  • @dawlad12
    @dawlad12 5 місяців тому

    Alle ha u naxariisto Abwaanka

  • @adanmuniir
    @adanmuniir 5 місяців тому

    Ilhy hooyo mcn ha ii kaa daayo cimr dheer iyo caafimd qab ale ha inaku kulmiyo

  • @ibrahimosman9445
    @ibrahimosman9445 6 місяців тому

    08/Aug/2024 ayaan dhageysanayaa, Xaaladda Somalia: Qaraxyo, dagaalo Qabill iyo kuwo kale ayaa ka socda, Siyaasi wareersan, Aqoonyahan wareersan, Shacab wareersan ayey Somalia dhibane u Noqotay, Gabaygaan wuxuu tilmaamayaa, dhibaatooyinka xilligaan la joogo dalka ka jira, Kuwaas oo Nuuc walba iskugu jira, Jiilka Hadda jira oo aan kamid ahay, xaalad jahwareer ayey ku jiraan, Ilaahow xalka Somalia Hagaaji, Dhalinyarada aan aniga ugu horeeyana, Kuwii ka shaqeyn lahaa sida wadanka barwaaqo iyo mid horumarsan looga dhigi lahaa naga dhig kuwii u kaca wadankooda, oo guuleysta aduunka iyo aakhiradaba, wadankeenana nooga dhig midkii la tartama Caalamka🤲🤲🤲 Somalia Guul, Islaamka Meel walba uu joogo Guul✊️

    • @ayaanadann
      @ayaanadann 5 місяців тому

      577tura😅😊

    • @ayaanadann
      @ayaanadann 5 місяців тому

      577tura😅😊

    • @ayaanadann
      @ayaanadann 5 місяців тому

      577tura😅😊

    • @LaxRite
      @LaxRite 5 місяців тому

      Sxb aniga Somaliland baa Lana dhaha iska hayso Somalia oonadigu qaado