Galow Gobiye
Galow Gobiye
  • 45
  • 63 616

Відео

Kaadiriintii Waaweyneyd ee Soomaaliyeed!
Переглядів 20Рік тому
Tan iyo Jeerkii iigu horreysey een maqlo ama qoraalkiisa arkay ereyga Kaadirkii/Kaadiriin' waxa uu macne ahaan ii ahaa sidii 'laf dhuun gashey'. Waxa uu badanaa iigu macne dhignaa hadba madasha ama maqaalka uu ku jiro balse marnaba macne sugan oo uu leeyahay iy Af uu yahay toona iima caddeyn. Haddaba, bal qofkii garanayoow 'Kaadir' waa Af ma?!
Sida loo adeegsado Chi-square test Independence using SPSS (Af Soomaali).
Переглядів 1,1 тис.Рік тому
Muuqaalkani wuxuu kuu yara bidhaaminayaa Adeegsiga Chi-square test marka ay timaaddo Hubinta Male-awaallada Isla-xiriirineed ee dhacdooyinka (SPSS).
Maansadii DirSooc [War Hooy! Dadkeygoow!] ee Abwaan Ibraahim-gadhle.
Переглядів 156Рік тому
Wacdi inuusan noo dhimmaneyn, Beydadka uu Abwaanku kusoo xirey Maansada iyo Sooyaalkeenna (Soomaali) ayaa wax aad loo rumesto ah! War hooy Dadkeygoow! Dareygii ka baxey webi iyo Damalka Qaahira Dar Allee Cadaaddiyo Dogobbada Aloolkiyo Dundumooyinkeygaan Diqowgaan ka jecelahay! Waxa durugsanee kale Nin DAMIIRLE uma naco Daab Gudimadiisee Shaarkaaga duuggaa Yaan DAMACU kaa furin!!! Waa Dillaacsan...
Jilaaga KhaberDaarnimada Yaasiin Ducaale iyo siduu u falcelis jiley markuu maqlay 'Saleebaan-Gaal'.
Переглядів 35Рік тому
Yaasiin Ducaale waa jilaa heersare ka gaarey is-jaanjaamidda iyo Nacamleynta. Barnjaamijka Kaftanka Siyaasadda ee @somaliamericantv3858 ka baxa runtii waa barnaamij madadaalo iyo xog-ogaalnimo is garab socdoo dareenka bulshada lagu soo bandhigo soo gudbiyo. Dabcan, kaftankaas xanaftiisa cid dhibsataahi way jirtaa, hase ahaatee afeefta ay barnaamijyada ku bilaabaan odeyaashani wax badan bay dhay...
Fad Galbeed | Cumar-Dayib ( @GalowGobiye ).
Переглядів 862 роки тому
Farsamada Ilaahay Daawashada u fiicnaa🌝
Sida Mendeley Reference Manager Loogu xiro MS Word || How to get Mendeley RM added into MS Word.
Переглядів 1,4 тис.2 роки тому
Sidee ayaa layskugu xiririiryaa Mendeley RM & Microsoft Office Word? Muuqaalkan ayaan rajaynayaa inaad kaga bogataan balse waa haddii uu kuugu rakibnaa PC-gaaga markii horeba.
Soomaalidu ma hurudaa? | Moogeyare (@GalowGobiye)
Переглядів 1,2 тис.2 роки тому
Hubaashii Adduunkuna Hawo iyo isqabad iyo Ma rag is haysadkii baa? Waddankaygii Hooyana Ma kaan u halgamaayee Hoogeeydu taal baa?
Colaadda Dhexdooda taal Dhabtiyo hadafkaa ka weyn ||Gabey||Pan Africanism|| (Abwaanka?).
Переглядів 232 роки тому
Adduunku inuu wareego ama Koonfur-Galbeed-Waqooyi-Bari-Koonfur lagu soo wareegi karo balse uusan rogman ama Bari-Galbeed-Bari lagala laaban karin muuqaalkan ayaad ka dhex ogaan kartaa! Waxaan isku dayey inaan anoo Cirifka Galbeed ka dhaqaaqaya u Dhul aan weli la deginoo aan Afrika uga guuro ugu sahan tago dhanka Bari, Markaan Cirifka Bari gaarana aan hoos kasoo rogmado oo Galbeed kusoo laabto, ...
Abwaan Axmed Cabdullahi iyo Gabay Alhuumaa (Galow Gobiye).
Переглядів 45 тис.2 роки тому
Aweeyti buu ku ganeyy Abwaanku Guurtidii shalayto noo gooysey🫱🏿🫲🏽
Afrikadu ayadaa isku maran waana lagu maran yahay (@GalowGobiye )
Переглядів 1962 роки тому
Uunka Aakhiro Ey gumaystiyo Ifka waa u daal Lamana ogeysiin Ayaan darradaas!
Part3 Averaging and Scoring of KAP Questions in SPSS
Переглядів 1,6 тис.2 роки тому
Part3 Averaging and Scoring of KAP Questions in SPSS
Part2 Data Recoding and Transformatioin in SPSS
Переглядів 1762 роки тому
Part2 Data Recoding and Transformatioin in SPSS
Part1 Data Coding and Rectification in SPSS
Переглядів 2152 роки тому
Part1 Data Coding and Rectification in SPSS
Waxba Gacalle hay oran || Hees||
Переглядів 1,2 тис.2 роки тому
Waxba Gacalle hay oran || Hees||
Saldhigo❤️
Переглядів 572 роки тому
Saldhigo❤️
Hees|| Nafby meely fadaasy kee u muhaty jelaatee|| Abwaan Hoobal Cali Shaacir
Переглядів 582 роки тому
Hees|| Nafby meely fadaasy kee u muhaty jelaatee|| Abwaan Hoobal Cali Shaacir
Heeskii Hodan Cali Shaacir
Переглядів 652 роки тому
Heeskii Hodan Cali Shaacir
Drug Dose|Dosage|Concentration Calculations. Sida Loo xisaabiyo Qaddarka Dawada.
Переглядів 1,2 тис.2 роки тому
Drug Dose|Dosage|Concentration Calculations. Sida Loo xisaabiyo Qaddarka Dawada.
Sida Loo Adeegsado Mendeley RM for Referencing in MWord. Sida loo soo geliyo Bibliography & Citation
Переглядів 1,9 тис.2 роки тому
Sida Loo Adeegsado Mendeley RM for Referencing in MWord. Sida loo soo geliyo Bibliography & Citation
Sida loo furto COOP5050 Account
Переглядів 443 роки тому
Sida loo furto COOP5050 Account
Sida Loola soo dego GIS_Data hadba waddankaad rabto
Переглядів 933 роки тому
Sida Loola soo dego GIS_Data hadba waddankaad rabto
Mapping Study Area with ArcMap
Переглядів 353 роки тому
Mapping Study Area with ArcMap
Sida loo sawiro Aag daraaseedka
Переглядів 553 роки тому
Sida loo sawiro Aag daraaseedka
Sida loo install gareeyo GIS ama ArcMap
Переглядів 793 роки тому
Sida loo install gareeyo GIS ama ArcMap
Adduun waa wareer (Hees) Axmed Mooge
Переглядів 2613 роки тому
Adduun waa wareer (Hees) Axmed Mooge
Getachew Rede dancing 🕺🏻 🤣
Переглядів 293 роки тому
Getachew Rede dancing 🕺🏻 🤣
Sida Page Numbers ka loogu sameeeyo buuggaaga ama paper kaaga
Переглядів 623 роки тому
Sida Page Numbers ka loogu sameeeyo buuggaaga ama paper kaaga
Sida Sample Size loo jaangooyo (Sample Size Determination), Sida Sample size-ka loo soo saaro
Переглядів 5973 роки тому
Sida Sample Size loo jaangooyo (Sample Size Determination), Sida Sample size-ka loo soo saaro
Sida CV iyo Intent Letter quruxsan loo samaysto
Переглядів 3594 роки тому
Sida CV iyo Intent Letter quruxsan loo samaysto

КОМЕНТАРІ

  • @OmarabdullaahiDaahir
    @OmarabdullaahiDaahir 2 місяці тому

    Masha allaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @adeero35
    @adeero35 3 місяці тому

    Ax ax waayowaayo aduun waa dhamaaday

  • @khadarali6105
    @khadarali6105 6 місяців тому

    Amiin yarabi

  • @khadarali6105
    @khadarali6105 6 місяців тому

    Amiiiiiin yaarabi allow nadhaafi suntan abwaajira jiroo joog isha allaah

  • @melatmezemir2297
    @melatmezemir2297 7 місяців тому

    The video was good, but too fast.

    • @GalowGobiye
      @GalowGobiye 6 місяців тому

      Oh! Sorry. I'll consider it for the next recs. Thanks for letting me know about that.

  • @mohamedkaar5530
    @mohamedkaar5530 Рік тому

    Background song is disturbing teacher

  • @sahalyare1167
    @sahalyare1167 Рік тому

    qumay Foolxumadu Iyo Abaartu Waxay Ugu sawirantahay wajigiisa Uurxumada Uu Uunka Ladhex Joogo Habaarka Iyo Qumaynimadu Adiga Kuma dhaafto Xumaa wuxu Ilaahay Uunka kaaqariye Usgagyohow Cuqdada lanooli Islahel Baradaada Iyo baydkaaga Ilahay ma dhaafshee

  • @maxamedcabdulilaah3299
    @maxamedcabdulilaah3299 Рік тому

    Thank you macalin

  • @axmedxuseen2305
    @axmedxuseen2305 Рік тому

    CXDS ma wax guriga hooyadaa ka shaqeeyaa mise danaha qabiilkaaga daanbi qaran waxaa ugu weyn adoo laabtaaada qabyaaladi degtay inaa wadaninimo been ah ku ganbato, doqonimadii iiga sii daran ciidanka xooga dalka soomaaliyeed ee aad rabto in ay musharaxii qabiilkaaga dartiis baarlamaanka soomaaliyeed u laayaan makaa caqli yar yihiin waa wiilasha uu adeerka u yahay xasan shiiqe kkkkk orod ciidan gedo ka doono xasan shiiq ilmihiisa kuma diri kartide

  • @aliaed6054
    @aliaed6054 Рік тому

    isla hell ...

  • @NasraAli-mf7jz
    @NasraAli-mf7jz Рік тому

    Wl markaan doranayo tirada questioner maxan samenaya

    • @GalowGobiye
      @GalowGobiye Рік тому

      @NasraAli, soo dhawoow! weydiinta ii soo faah faahi. Tirada Questionnaire-ka, ma waxaad ula jeeddaa tirada su'aalaha iyo order-kooda, mise tirada la kala siinayo Questionnairre-da taxanaha ah?

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Рік тому

    Nice

  • @ahmedsalad598
    @ahmedsalad598 Рік тому

    Dre gow gubiye aad iyo aad baad u mahadsantahy intaan kaa fahmay oo cilmya lama soo koobi karo

  • @hugfiye
    @hugfiye Рік тому

    Ustaad Aad iyo aad baad mahadsantahay, runtii waqtigii aannu ugu baahida badnayn ayaad soogalisey😍 Cilmiga iyo Caqliga Allaha kuusiyaadiyo🤲

  • @aadaashow7813
    @aadaashow7813 Рік тому

    Mati sif tee nafis tahi

  • @researchacademychannel9223

    The second Shuhun Shemellis

    • @GalowGobiye
      @GalowGobiye Рік тому

      Woooow! Dr. Shihun Shemellis😍😍😍Thank you RAC

  • @khalifabdi872
    @khalifabdi872 Рік тому

    Thank you so much dre . Lkn SPSS lectures ka inaa nooso badiso jeclaan lahayn. 👏

  • @KingHassanHB
    @KingHassanHB 2 роки тому

    Soo birii sxb qabkaa logaa shaqeyo coc

  • @zaamiyoqueen223
    @zaamiyoqueen223 2 роки тому

    Sharaxadada mnsha allah

  • @zaamiyoqueen223
    @zaamiyoqueen223 2 роки тому

    Saa qof usugaayay baa ido ila gashay waa ka helay cashiradaan noo soo badi oo bini adamka lagaga hadlayo

    • @GalowGobiye
      @GalowGobiye 2 роки тому

      Adaa mudan walaal. DaweQaatuhu (Bukaanku) haba kala duwanaadee (Noole:Noole, qof:qof, Da’: Da’, iwm), waxaa muhim ah Hab Xisaabeedka Dawada & Dawe Qaataha laysugu abbaar qiimeynayo. Wax walboo laga hadlana sideedaba waxay ka duulaan Wixii Lays weydiiyey ama Baahidii Waxqabadka/Weydiinta sida muuqaalkan Duunyada aan ku saleeyey oo kaloo baahidii keentay ayaa ahayd ‘Duunyada sidee dawada loogu neef-dawo qiimeeyaa?’. Marka taas dadkana haddii codsi iigaga imaan lahaa dabcan waan kusoo dari lahaa, haatanna hawraarsan waan idin la wadaagi-EnshaAllah. Mahadsanid🤝.

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye 2 роки тому

    Full Video▶️ Link: ua-cam.com/video/J2EHusznhig/v-deo.html

  • @FatimaAhmed-ty9ul
    @FatimaAhmed-ty9ul 2 роки тому

    Sidee loosoo geliyaa wordka mendeley

    • @GalowGobiye
      @GalowGobiye 2 роки тому

      Waa weydiin mudnaanteeda leh Fatima🤝 oo Software-rada Mendeley ka mid yahayee MSWord-ka lagu tallaalo oo dhan quseysa waana soo gelin clip soo ururinaya arrinkaas dhawaan EnshaAllah. Haddii todobaad ka badan aad jawaabtaas Channelkan ka weydo fadlan i xasuusi halmaan waa suurto gal e. Mahadsanid 🤝.

    • @GalowGobiye
      @GalowGobiye 2 роки тому

      Mareegtaan guji: ua-cam.com/video/J2EHusznhig/v-deo.html

  • @blackandyellowfriedrice85
    @blackandyellowfriedrice85 2 роки тому

    I wish I could understand this! do you have one in english?

    • @GalowGobiye
      @GalowGobiye 2 роки тому

      Aah! Sorry dear comrade! I wish I could have put translated captions on it. Briefly, this is a wisely Somali poem in which the poet composed it for advocacy purpose for humanity, Intersectionality, Social Unity and particularly Pan-Africanism encouragement to which the poet belongs to. This is what it’s about in short. Thanks for asking for clarification🤝.

  • @maxamedabshir1731
    @maxamedabshir1731 2 роки тому

    Amiin amiin

  • @saharasahara8163
    @saharasahara8163 2 роки тому

    Aaaamiin.. yaarabi....waanalumiyeen....waakuwaa...jaadkii...soofasaxay

    • @GalowGobiye
      @GalowGobiye 2 роки тому

      Jaadka dad baaba nolol ka raadinayoo ka helayee, ee beylahda kalaa ka badan🫠

  • @saharasahara8163
    @saharasahara8163 2 роки тому

    Aaaamiin....ilaahoow...maanta. waakuwaa...jaadkasoodaayey

  • @saharasahara8163
    @saharasahara8163 2 роки тому

    Aaaaamiiiin.. dhinta

  • @faisalyusuf7793
    @faisalyusuf7793 2 роки тому

    Mareexan wa midgo Dowlad dambe neh arki maysaan wa Balan Wlhi

    • @mohussle415
      @mohussle415 6 місяців тому

      Marexaan Muxu dad badan ciilay

  • @gamalfarah7131
    @gamalfarah7131 2 роки тому

    Yahuu oday munafaqa illahay kugu celi yahuu

  • @gamalfarah7131
    @gamalfarah7131 2 роки тому

    Illahaay kugu celi oday daarood waa fidno yuhuuda Somalida

  • @kafiyaabdulkadir6973
    @kafiyaabdulkadir6973 2 роки тому

    Aamiin yaarabi. Bishaaro habar lagu guuleystay bay noqotay daas lama aadna awegin wayse isku soo xigaane asugano.

  • @Yam2007
    @Yam2007 2 роки тому

    Allah kama aqbalo

  • @mohamedaxmed813
    @mohamedaxmed813 2 роки тому

    Aamiiin Aamiiin Aamiiin Eebe hakaa caqbalo adna iinolow Illahey barako iyo liibaan haku siiyo Abwaanow wayna khiyaaneene Illahey intaad tiri iyo intaad iloowdeyba ha'isugudaro Aamiiin Aamiiin Aamiiin

  • @hawaumar8242
    @hawaumar8242 2 роки тому

    Illaahay hakuxafido

  • @xasanxede6782
    @xasanxede6782 2 роки тому

    Ducada alaha kaa aqbalo Daaim ebedkaa Ayadoo doobab haku dhacdo Ducufo sheydaanka

  • @xasanxede6782
    @xasanxede6782 2 роки тому

    Sax alaha kaa aqbalo

  • @khadraali9602
    @khadraali9602 2 роки тому

    Umadaan wada qaracantey walee kuwii keeney danbiilayaashii la ogaa sanadkan habaar waa ku dhacey xasan shiikh in gatey xildhibaanadii xaraan cunka ahyeen isna xaraan buu ku yimid kuwa keeneyna lacagta ay qateen balayo ka qada

  • @samiiryussuf7216
    @samiiryussuf7216 2 роки тому

    Amiin

  • @faataxohagi1911
    @faataxohagi1911 2 роки тому

    ILLAAHEEY HABAARKAAS ADIGA ISLA HEL

  • @maxamedmaxamuud2633
    @maxamedmaxamuud2633 2 роки тому

    Maxaa kaa qaldan

  • @mahmoodissa2725
    @mahmoodissa2725 2 роки тому

    Allaha kugu celsho si deg deg ah

  • @zahraabdi5619
    @zahraabdi5619 2 роки тому

    Subxaanalah

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 2 роки тому

    Beenlow

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 2 роки тому

    Hhhh

    • @faadumamohamed1785
      @faadumamohamed1785 2 роки тому

      Intaa tiri alle wayne kugu celi adigu iilka iyo maalinkaad ka hadlayso u shaqayso intaad xaaraan iyo shaxaad waqtigiisi dhamaaday raadinayso, islaan ka amaansii waayeel baad tahay Cbb too late

  • @nuxurshiikhcabdi1256
    @nuxurshiikhcabdi1256 2 роки тому

    Masha alah mcalinkii laga afloxo allaha kadhigo

  • @nuxurshiikhcabdi1256
    @nuxurshiikhcabdi1256 2 роки тому

    Masha allah

  • @nuxurshiikhcabdi1256
    @nuxurshiikhcabdi1256 2 роки тому

    Masha allah ina hoyo horay usoco

    • @GalowGobiye
      @GalowGobiye 2 роки тому

      Mahadin ina Hooyo🥰❤️❤️

  • @abdulahisaid2466
    @abdulahisaid2466 2 роки тому

    Eid mubaarik Dr Abdisalan

  • @dhambaalmedia3846
    @dhambaalmedia3846 2 роки тому

    Mahadsnid Dr abdisalan

  • @abdirahmanhamud9210
    @abdirahmanhamud9210 2 роки тому

    Ciid wanaagsan Dr Abdisalam farxad iyo rayn rayn ku ciid insha Allah ❤