- 358
- 80 535
Baxdo cable Tv
Приєднався 6 бер 2018
Asc ku so dhawad asxaabta subscribe my channel baxdo cable tv like comment baxdocabletv@gmail.com
Qiiso cajiib Qiso Xanuun Badan reer falastiin 😭😭😭 please share like comments subscribe
Qiiso cajiib Qiso Xanuun Badan reer falastiin 😭😭😭 please share like comments subscribe
Переглядів: 22
Відео
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa tababar u furay dufcadii koowaad
Переглядів 92 роки тому
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa tababar u furay dufcadii koowaad
Gen. Zakia "Arooskeyga halkii aan ku dhigan lahaa waan helay"
Переглядів 1893 роки тому
Gen. Zakia "Arooskeyga halkii aan ku dhigan lahaa waan helay"
DEG DEG: cod sir oo cadeeynayo dilka maamulihii shirkada Amal kismaayo Cabdullaahi Shigshigow, madax
Переглядів 1564 роки тому
DEG DEG: cod sir oo cadeeynayo dilka maamulihii shirkada Amal kismaayo Cabdullaahi Shigshigow, madaxweyne ku xigeenka labaad ee jubbaland oo dhaar ugu maray marxuumka intuusan dilin ka hor inuu shartiisa arki doono. Xaqii iyo dhiigi marxuumka banaanka ayuu yimid. Fadlan share
SHARMA BOY FT KING ARAASH I XILKA NOGU DHIBA HASSAN ALI KHEYRE ( OFFICIAL VEDIO ) 2020
Переглядів 1,8 тис.4 роки тому
SHARMA BOY FT KING ARAASH I XILKA NOGU DHIBA HASSAN ALI KHEYRE ( OFFICIAL VEDIO ) 2020
Maxaad ka ogtahay Marxaladaha uu soo marey ganacsiga kajira Magaalada labaad ee ugu dadka badan Galm
Переглядів 154 роки тому
Maxaad ka ogtahay Marxaladaha uu soo marey ganacsiga kajira Magaalada labaad ee ugu dadka badan Galm
Sheeko qosol badan Farmaajo Ahmed madoba
Переглядів 164 роки тому
Sheeko qosol badan Farmaajo Ahmed madoba
Hhhh Dhulka Wlhi Kal iyo Laab Baan u Qoslay, Bal Daawo Waxa Meesha KanDhacY hhhh Eglan Show, Khayre
Переглядів 364 роки тому
Hhhh Dhulka Wlhi Kal iyo Laab Baan u Qoslay, Bal Daawo Waxa Meesha KanDhacY hhhh Eglan Show, Khayre
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka
Переглядів 144 роки тому
Like share comment subscribe
DEG DEG Waxaa Saaka Latoogtay 2 Kamid ah Ragii Dilka iyo Kufsiga iskugu Daray Caasho ilyeed oo aheed
Переглядів 224 роки тому
Qisaasta ka dib dareenka Aabe Ilyaas Aadan.
Cabdirashiid Janan ayaa markale ka warbixiyay qaabkii loo xiray iyo xaaladaha hadda ka taagan Baladx
Переглядів 524 роки тому
Subscribe
Xildhibaan Maxamed Nuur '' Anigoo saalada ku jiraa layga saaray''
Переглядів 1084 роки тому
Like share comment Subscribe
Deg Deg kismaayo iyo wasiir janan Wasiirka amniga Dowlad goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Ca
Переглядів 1014 роки тому
Deg Deg kismaayo iyo wasiir janan Wasiirka amniga Dowlad goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Ca
Adiga ayaa ka dhiman subscribe taada 1000 waxaa iiga dhiman 483 kaliya a5 qof kaliya iigu dir Mahad
Переглядів 154 роки тому
Adiga ayaa ka dhiman subscribe taada 1000 waxaa iiga dhiman 483 kaliya a5 qof kaliya iigu dir Mahad
siirada nabiga 4 Sh abuukar xasan malin
Переглядів 4775 років тому
siirada nabiga 4 Sh abuukar xasan malin
Calafdoon oo naag xiiqsan soo wacday😁😂🤣😃🤓
Переглядів 195 років тому
Calafdoon oo naag xiiqsan soo wacday😁😂🤣😃🤓
"""SIRTA GUUSHA"""maxaa ka taqaan??????
Переглядів 545 років тому
"""SIRTA GUUSHA"""maxaa ka taqaan??????
Nin geel jiraah oo naagtiisii baga kaga fariistay
Переглядів 305 років тому
Nin geel jiraah oo naagtiisii baga kaga fariistay
Bosaso oo ka go'day degaanada kale ee puntland,werar ka dhacay Garas baaley
Переглядів 285 років тому
Bosaso oo ka go'day degaanada kale ee puntland,werar ka dhacay Garas baaley
Nin doonayay inuu dilo madaxwaynaha kenya oo la qabtay, al-shabaab oo dhowr weerar ku qaaday sadhigy
Переглядів 455 років тому
Nin doonayay inuu dilo madaxwaynaha kenya oo la qabtay, al-shabaab oo dhowr weerar ku qaaday sadhigy
Wararka: Wasiirka amniga galmudug oo shil gaari, farmajo oo looga digay inuu kala qaybiyo beelaha ga
Переглядів 205 років тому
Wararka: Wasiirka amniga galmudug oo shil gaari, farmajo oo looga digay inuu kala qaybiyo beelaha ga
Dowlada kenya yay dagaal kula jirtaa ma farmaajo mise somaliya
Переглядів 65 років тому
Dowlada kenya yay dagaal kula jirtaa ma farmaajo mise somaliya
muxadaro geeriida iyo axwaasheda sh cumar maalin
Переглядів 135 років тому
muxadaro geeriida iyo axwaasheda sh cumar maalin
Maxaa kala qabsaday Juxo iyo nin gsnacsade ah adaa yaabi doonee
Переглядів 1,1 тис.5 років тому
Maxaa kala qabsaday Juxo iyo nin gsnacsade ah adaa yaabi doonee
Ciidamadeena waa kuwo nuucaan iyo ka in kadan u tababaran
Переглядів 485 років тому
Ciidamadeena waa kuwo nuucaan iyo ka in kadan u tababaran
Hanuuniye masha allah aduun
Maladajisani karabe
Hannuuniye Walee tii ad ka hadlyay io tu kadaran haday na haysataa .. alle cimri dheer haku siiyo abwaane❤
Waxn soo raadiyay taariikhda fanankan anigoo qiraysan oo laya yaabn mesha an hada taganahy
Allah cimri dherer sii
hanuuniye soo kii lahaa ma ahayn waa alla mahadii mar haday jabhada hubeysan dalki qabsadeen
Esh cala fanaan
Cabdulle yuusuf Hanuuniye, barbaarkii ku dhashay magaalada ceelbuur ee hibaddiisa fanneed ku qabsaday magaalada muqdisho iyo guud ahaan gayiga Soomaalida, Hanuuniye waxa uu ahaa Fan dhameestiran si kale haddaan u dhigno wuxuu ahaa muscijasadii fanka Soomaalida, wuxuu ahaa hal abuur wax kusoo kordhiyay heesaha Soomaalida, wuxuu ahaa Abwaan, mullaxan iyo kabaniiste, marna wuxuu ahaa heesaa cajiiba oo marba halka loo eego waxa uu noqonayaa kuwa ugu sareeya jaadkiisa. Hanuniye waxa uu ahaa nin neceb tartanka iyo wax yaabaha la nooca ah kuwaas oo xaqiiqdii ah wax aan wanaagsanayd qofku hadduu hibo leeyaahay uma baahna in la dhaho waad tartamaysaa ee in isaga laga codsadaa mudan, kolkii uu diiday tartan iyo hawlihii uusan rabin waa ay diiday Kooxdii Waaberi albaabkana way ka soo xidhatay isna uma joojin ee waa uu iska sii watay hawlihiisii oo uu is ogaa in hibadiisa aysan qarinayn koox si gaar ah ugu heshiisay. Waxa ay soo saareen Riwaayadii ugu horeysay isaga iyo koox kale ee anaan caan bixin waana riwaayadii uu ugu baxay magaca " Hanuuniye" Riwaayaddaas waxa ay kaga hadlayeen dhalinyarada miyiga ka yimaada ee magaalada soo gala iyo disa ay u qariso mawjadda magaaladu oo qayba meel galaan kuwa looga bayaqo in ay tareenka malwadda raacaan oo darbiyada ku cabbaan daroogada ayuu ka hanuuninayay waana halka uu ka raacay magacu dhab ahaantiima waaba hanuuniye oo kolka aad dhagaysato "Guri guri ku dumay iyo Dalkii idinkaa qaribay" ayaad ogaanaysaa inuu waligiiba ahaa nin hanuunin iyo wanaag ka shaqeeya. Intaa kadib Hanuuniye wuxuu noqday hiboole aan fankiisa qarsoomin, iyo mucjisa yar oo hooballadii waaweeyna oo jooga qabsaday magaalada muqdisho. Heesihii ugu horeeyay uu qaado, walibana uu gacantiisa ku tunto. Cabdalla Y. Hanuuniye 1978 ayuu soo saaray Album qariyay kooxihii waaweynaa ee kolkii hore diiday waana Album-kii caanka ahaa ee "Baddu laydh qaboobaa" heesihii ku jiray Album-kaa si weyn ayay ugu dhex baaheed suuqa oo kuwo dadku ay aad u xiisaynayaan ayay noqdeen Hanuuniyena waa ay soo shaacbaxday hinadii aan la qarin karahayn ee ku abuurnayd waxa uuna noqday mid ay u kala tartamaan kooxihii jiray oo dhan xitaa Waabaridii kolkii hore diiday. Hanuuniye codka talmoon iyo hibadiisa dabiiciga ah waxaa u dheereyd ruuxaaniyad u gaar ah, iyo in laxamadiisu ahaayeen jaad gooniya oo dareen gaar lagu sameeyo. Waxaa xusid mudan in kooxdii waabeeri uu marka hore diidmada kala kulmay, in ay u baahdaan, laguna amray maamulkii kooxdaas in la keeno kooxda mucjisadaan cusub, waxa aynu u arkayeen haddii ninkani uu koox kale galo inay suuqa ka baxayso Waabari oo ninkaa si ay u keenaanba waa u tafaxayteen. Rag badan oo isku dayay inay Hanuuniye tashkiiliyaan kuwaas oo qaybba koox ka socotay, Cismaan gacanloow oo rabay in uu safar dibadda ah u baxo Hanuuniye ay saaxiib ahaayeen ayaa fasax weydiistay maamulkii kooxdii waaberi, iyagoo xujo uga dhigay in booskiisa uu keeno Hanuuniye si loo fasaxo. Sidaas ayuuna Hanuuniye uga mid noqday kooxdii uu markii hore diidmada kala kulmay ee Waabari.
Walaalo carabi kufasir
CEELQALOW
Ilahaw caafimaadka iyo cimrigaba u dheeree
Illahayow cimari dheer iyo cafimaad dheer si cabdala yuusuf hanuuniye🤩🤩🤩😍😍😍
Ilaahoow nugu arsaaq yaa rabi
Allaha caafiyo taam ah haguusiiyo
Nin culus
Subxanalah 😭😭😭😭 quraanka kalaamka ilaahey inuu yahay waad dareemeysaa hadii aad si niyad ah u dhageysato , ilahey ajar haka siiyo shiekhan
Mashalh mcn badan quran wlhi 🤦♂️
abaha channel kisa maha la daha
Dhirane wa neev xoola ah
Why?
Mashallah
His voice is favorite sounds ever💕💕masha Allah
Scw scw scw scw❤❤❤
Allow cimri dheer ku sii abwaan yusuf ha nuniyr fananita aadka y jeclahay ayuu ku jiraa❤❤❤❤💓💓💓💓
Cashaqa wax munoqon ninkan dhageysan ninkan maragan karo hees hees dhaaftay
Cabdala yuusuf hanuuniye ha nolado
masha alaah
😭😭😭😭 geeri iyo gabow gunta kaliya ma eegaan gobtana wey duudsadaaan CABDALA YUUSUF WARSAME (HANUUNIYE) 💓💓💓💓🙏🙏
Qabiilkiisu yaawaaye ma habargidirbaa sxb
@@xasancali1298maya, maxaad ku falaysaa qabiilkiisa? Waa fannaan qaran oo dalkiisa dadaal badan galiyay, intaas ayaa kaaga filan ayaa filayaa.
Reer baadiyahaan Odayga si xunu ugu qeyliyey, Qofka Markuu da, yahay si degan oo aan qeylo iyo buuq aheynaa loo warestaa
Baashaal Xoolo labbisan ayaad tahay, waar ninkani waa weriye fadhiya, oo ka haqabtiran luuqaddiisa hooyo. Laakiin adigu maadaama aad tahay baashaal waxba lama joogtid. Oo dee fahmi kari maysid nuxurka hadalka, marka wixiiba waxay kuula muuqatay qaylo. Ramadaan kariim Baashaalow
@@MBOsman Wariyenimadu ma aha qof Garabkaadaa fadhiya in aad dhegaha uga qeylisid. Ramadan karem
@@MBOsman nadaamka uu legend u waraysanayo uma qalmo haji inanku waxkale ma odhane
@@baashaal6778 Waa hagaag. Xaal baan bixiyey haddaba sxb
@@jamamusemohamoud5868 Waa hagaag. Xaal baan bixiyey haddaba sxb
Mash Allah, ku raaxayso dhagaysiga quraanka kariimka ah
Shekhaan magaciis
Kaal iyo laab u qooslay thnks
Heesta daalo iyo hasha labada geel jecel baan ugu jeckahay heesihiisa legend♥️
Ninkaan heesahiisa kalama dhacaan
Masha alaah ilaahoow nagu arzuq maxaada xabiibka
maasha alllah
Legend.
masha allah
Ilahay hadhawro Hanuuniye Nin aan aad ujecelahay ayuu ahaa Dhagaysigiisa
Cabdalle Yusuf warsame hanuuniye salaan sare
Masha
Wax kale
cood qrx bdn 😁😁😁😁
Vouhi, Finland is Boat
Burco ayaa idiin jooga abwaan dhiirane
Kkk turufo wankahela Aniga
Kkkkkk
Somali
Masha allah
I laho no socali
Sxb
Gul
Masha allah
Gul
Somali