- 435
- 390 063
Abdirizak Jubba
Kenya
Приєднався 19 кві 2023
Abdirizak Jubba Waa Saxafi Madax banaan oo ka Faalooda arimaha Caalamka .
Contact - Watsapp | +254 703 645057
Facebook Page -
AbdirizakJubba
Contact - Watsapp | +254 703 645057
Facebook Page -
AbdirizakJubba
Gabadhii Badbaadisey Madaxweyne Putin | Part 3 |
Gabadhii Badbaadisey Madaxweyne Putin | Part 3 |
Переглядів: 523
Відео
Kooxo Is Necbaa oo Xiriir Qarsoodi ah Yeeshay ! XOG .
Переглядів 5334 години тому
Warbixintan Waxaa qoray Warsidaha Geeska . #abdirizakjubba #News
Maxaa Ka Dhexeeya Al-Shabaab & Xuutiyiinta ?
Переглядів 2887 годин тому
Maxaa Ka Dhexeeya Al-Shabaab & Xuutiyiinta ?
Haweeneydii Badbaadisey Madaxweyne Putin & Ruushka ! Part 1
Переглядів 9587 годин тому
#Haweeney #Ruushka #abdirizakjubba #News
Soomaalida Ugu Saamaynta Badan Qaarada Afrika 2024 .
Переглядів 75314 годин тому
#Soomaalida #Saamaynta #Qaaradda #Afrika #abdirizakjubba #News Sadex qof oo soomaali ah ayaa kamid noqday boqolka Qof ee qaaradda Afrika sanadkan 2024 ugu saamaynta badnaa . Wargeyska New African ee Ka soo baxa London ayaa soo saaray liiska sannadlaha ah ee ee Boqolka qof ee Bulshada Afrika ugu Saameynta Badnaa 2024.
Pakistan:Gantaalo Maraykanka Cabsi Gelisey !
Переглядів 74516 годин тому
#Gantaalo #News #abdirizakjubba #Pakistan #Balastic
Soomaalida & Suuriyaanka Qiimaha ay Ka Leeyihiin Gudaha Jarmalka .
Переглядів 2 тис.21 годину тому
#Soomaalida #Suuuriyaanka #Syria #Germany #News #abdirizakjubba
Dhulkeenu iib Maaha,Waad Riyoonaysaa !
Переглядів 71521 годину тому
Dhulkeenu iib Maaha,Waad Riyoonaysaa !
Maxaa Lagu Haystaa Hogaamiyaha Suuriya ?
Переглядів 694День тому
Maxaa Lagu Haystaa Hogaamiyaha Suuriya ?
Dagaalkii Saddexaad ee Adduunka .
Переглядів 736День тому
Waxay u egtahay in Dagaalkii 3-aad ee adduunku uu durba billowday ama uu bilaaban doono, balse Dadku taasi weli Ma xaqiiqsan - WSJ #Dagaalkiisadexaad #abdirizakjubba #News
Sidan ayaa U Dambaysa Ciidan Walba oo Shisheeye Isku Dhiiba !
Переглядів 1,7 тис.14 днів тому
#Ciidan #Shisheeye #Carabta #abdirizakjubba #barigadhexe Maxay ciidamada carbeed si fudud ugu dumaan oo u kala cararan?!" Ciidmada carbeed markii kor ka laga soo eego aad bay xoogyo waaweynyihiin aad ayayna cabsi ugu abuuraan shucuubtooda, laakiin markii ay xaalad kharaar tagto iyo dagaal fool ka fool ah way kala yaacaan oo si foolxumo iyo fadeexad leh ayay u dumaan.
Madaxweyne Bashaar oo Qoyskiisa ula Cararay Ruushka & Imaaraatka .
Переглядів 88321 день тому
#Bishaarasad #Suuriya
Ninka Lagu Wareersan yahay ee Hogaaminaya Dagaalka Suuriya .
Переглядів 15 тис.28 днів тому
Ninka Lagu Wareersan yahay ee Hogaaminaya Dagaalka Suuriya .
Lacag Ma Samaysan Kartaan,Hadii Kale Waad Shalayn doontaan "
Переглядів 889Місяць тому
Lacag Ma Samaysan Kartaan,Hadii Kale Waad Shalayn doontaan "
Casharo Milateri oo Laga Diiwaan-Geliyey Suuriya | Qodobo Muhiim ah .
Переглядів 972Місяць тому
Casharo Milateri oo Laga Diiwaan-Geliyey Suuriya | Qodobo Muhiim ah .
Ummad han Leh ayaa badbaadin karta jirritaankeeda !
Переглядів 1,1 тис.Місяць тому
Ummad han Leh ayaa badbaadin karta jirritaankeeda !
Ma Sinayn Duruuftii Malaysia & Somalia !
Переглядів 683Місяць тому
Ma Sinayn Duruuftii Malaysia & Somalia !
ISR oo Saldhig Milateri Ka Dhisanaysa Somaliland & IMC oo Maalgelinaysa .
Переглядів 902Місяць тому
ISR oo Saldhig Milateri Ka Dhisanaysa Somaliland & IMC oo Maalgelinaysa .
Marco - Wax Khayr ah uma Samayn Doono Somalia ! Waxyaabaha Laga Filan Karo .
Переглядів 863Місяць тому
Marco - Wax Khayr ah uma Samayn Doono Somalia ! Waxyaabaha Laga Filan Karo .
Garowe- Madaxweyne Lugatoor | Jubbaland & SSC |
Переглядів 1,2 тис.Місяць тому
Garowe- Madaxweyne Lugatoor | Jubbaland & SSC |
Madaxweyne Trump iyo Go'aamadiisa Bariga Dhexe .
Переглядів 565Місяць тому
Madaxweyne Trump iyo Go'aamadiisa Bariga Dhexe .
Curadka Qoyska | Khasaaro & Faa'iido |
Переглядів 316Місяць тому
Curadka Qoyska | Khasaaro & Faa'iido |
Faragelinta Maamul Goboleedyada Somalia .
Переглядів 599Місяць тому
Faragelinta Maamul Goboleedyada Somalia .
Madaxdii XM oo Qatar Laga Waayey & Xogo Ka Soo baxaya .
Переглядів 739Місяць тому
Madaxdii XM oo Qatar Laga Waayey & Xogo Ka Soo baxaya .
Alphina naabuliina
Waa markhaati ma doon in kooxo jasiirada iyo faariz kasoo talaabay hada ciidanka Puntland kula dagaalamayaan buuraleyda cal miskaad kuwaas khatar istiraatiiji ah ku ah jiritaanka umadeed.
Waarkan isreal io mareykanka maa ku soo dhibtay
Shekadaas waxaa wado reer galbedka ugu horeyo mareykanka silogarab istago israel 🇮🇱
Xaqiiq
Warbixinta soo dhameystir daqiiqadaha soo badi 👍
Hadaan ku siin karo views 1M iyo like 5M ah xaqiiq waan ku siin lahaa waadna u qalantaa balse ma awoodo ee u dulqaado page ka waad gaari doontaa insha allaah
Sikastaba wxii dilaa maraykan iyo xulufadiisa gaalada ah Allah haguulayo
😢😢 waa halis kale
Waa sheeka al-qaacida iyo alshabaab in lagu waji xumeeya . Adna beenta maad soo guurinaysaa. Salafiya jihaadiyada iyo raafida waa isu cadaw xiriirka kama dhaxeeya
Cajiib
Mudane. C/risaaq Jubba. Muuqaalka oo dhan ayaa 7 daqiiqo ahaa maxaad noogu kala jadhay oo naagu kala goysay Xogtaas aadka uwayn ee aadka umuhiinka ah?. Casrigan iminka la joogo waa Casrigii Muuqalada dhaadheer iyo Podcastiyada dhaadheer ay dadku aadka u xiisayaan oo u udaawadaan sidaa darteed Hanagu kala goyn Muuqaaladaada sababtoo ah waxaynu nahay kuwo Jecel oo Daneeya Dhammaan muuqalada aad soo gudbiso oo ay sababtu tahay inay yihiin Muqaallo xambaarsan Xog iyo Dhacdooyinka dhinac walba ah oo ku saabsan Dunida Sida Taariikhda Siyaasada dhaqaalaha Ciidanka Horumarka iwm. Mahadsanid.
Sanadkan cusub wuxuu ku bilaawday argagax shilal diyaaradeed, waxay ifafaalo u tahay heerka dhibaatooyiinka horka leh dunida kusoo socdaan
Taasi waa fikir xun oo ay dadka khuradka aaminsan ay ka fikiraan waana arin xun taasi ee iska dhaaf
u yaraan wax noo reebo 😂😂
😂😂😂
Waad iga qoslisay Abdirizak waar wllhi waa sida aad u sheegtay 😂😂😂
Masha allah
MAHADSANID SXB
❤❤❤❤ kudayo paunland ❤❤❤
Mahadsanid ustaad
Ducaa loogu dari lahaa😂😊😂😊😊😂😊😂😂😅😅❤❤😅
🙆♂️🤣👏🏻
Cajiib, War somali ma saas baa aduunka looga nacay. Nooliga hala ga soo bixi.
Kkkk
Zxp waxan jooga jaramalk Somaliadu waxaa ibiyaan Qaadka Ayaa talaagado ugu jiira Hadd waa jaade waa Quusu Somalida dalkaa jarmalka Joogaa Qabiiyela xuun baa ku jiirat Masjiidad kumo wadaa tukaade Waan dalkaa Aduunka ugu nideamaka Fiican.somalid waa zeroo dalk Badenka suriyan sharciida waawaynba Qaaten xiliy hore . Afghanistan waa kaliyt 2 labad
Sax weyna somalida nolol lee kamaqan iyo aroos iyo dadxamasho iyo iscun wax qabso maba haqanin 😢
I dhuuq maanatiri
Subxanallah
Markii ey rabaan in diinta ey kaala dagaalamaan waxaa lagugu qasbayaa in diinta waxa ey nafartey ayaa lagugu diraayaa
In lagu heesto is astur waa khalad
ما شاء الله as a person who lives overseas, I’m so happy and grateful what you guys doing over there in my motherland. Keep up the good work. We shall see a day when whole world comes to our doorsteps and bring more money and happiness. It is Somalia prosperity even though evil hearted can’t admit it. is
Dalkeena ma sidaa buu noqon doonaa mise ragnimadaa noo dheer
Allahu abkar
Maasha allah wariye cabdirisaaq juba cod iyo magac waa ka sidaa ee soo badi suuq fiican ayee leedahay wariyaasha waaweyn ayaa u cod egtahay
. Markaad shaqaysanaysid sharaf waye sharaf ma ahan marki shaqo waysid oo ciidan kili ku shaqaysatid qalad waye
Ilahow muslimka quwee oo haybadii ay lahayen soo celi
Warshado Dhisa
geela sumaddeenii buu leeyahy far iyo suul reer toonis
Wal muqalada no dhedhere
Ninka magacisa iskasax
Allhu Akbar
Sabskaraaib isoodhaha wll🎉
GESSIGA al Shaam Mohamed alJjULAANI Guleyso SUNNIYINTA sYRIA
الله اكبر
Waa xero ku dhalay, laakiin adigaa lagugu jiraaye,cineaankan beddel.
Mahad sanid Walaal ❤❤❤❤
inuu mahdiga yahay baan umalayn ninkaan
Astaqfurallaah Dheh Walal, Waa insaan Caadiya Weeye Kulamida Hadduu Wanaagsan yahay Asigee Anface Hana Aaminin Waxaana Jirin Midda Kale ALLE UGA CABSO Wax Walbo Qarsoon Oo Qaybka ah - Ugu Dambayn Waa Nin Sidaada Ookale Ah.
Tilmamihi mahdiga ba taqantid markasad iska so carari wax caqli ah malid miya
Waxaaba layidhi asl ahaan waa yahuud waana shiico nooca calawiyiinta ladhaho waa qoomiyad ugu yar siiriya waana lagu hayaa meesha meesha ama kursiga
Ciidanka yahuuda ciidankeedu mayna magac noocaasi ah lahayn kooxani caadi maha way ka awood badan yihiin isllaam ama suni ninanka waa lawataa
ninka waa dawadhilif
Markaan dhageysto hadalkiisa wa nin hadalkiisa miisan leh si aayar eh ayuu u hadlaa si dagan ayuu u falceliyaa tariikhdisa xita af carabi ayaan ku daawadey wa nin geesi eh shacabkisa ayuu is kaga dhexjira noolow inshaa allaah geesiga xoreyn doono dhulka shaam inshaa allaah❤😊🎉
Cimrigiida ala hadheeteeyo qofki islaam saxa haysta yuhuuda iyo gaalaba argagixiso ayay kushaanbadeeyaan hadaadmaqasho qof ayleeyiin argagixiso waa qof islaamsaxa