Keydka Suugaanta
Keydka Suugaanta
  • 200
  • 7 652 650

Відео

Saado Cali Warsame iyo Maxamed Xasan Rooraaye | Wakiil caashaq | Hobolada waaberi
Переглядів 52 тис.Рік тому
#qaraami #Saado #Rooraaye #cigaal #magool #mooge #samatar #tubeec #Radiomuqdiaho
Guulaa Lib lee. Hesaa H.Waabri. Ereyada Cabdiqaadir Xirsi Yam Yam. Musikada. Cabdiqaadir Cali Cigaal
Переглядів 1 тис.Рік тому
#Waaberi #wadani #Qaraami #kacaanka #mooge #Cigaal #samatar #magool #tubeec Guulaa Lib lee. Hesaa H.Waabri. Ereyada Cabdiqaadir Xirsi Yam Yam. Musikada. Cabdiqaadir Cali Cigaal. TAARIIQ Qabasho.7.8.1975. Qaybta.mp3
AXMED SHARIIF KILLER | DHABANKEEY MA DHICIN WAA DHILAALAA
Переглядів 2,4 тис.Рік тому
AXMED SHARIIF KILLER | DHABANKEEY MA DHICIN WAA DHILAALAA
AFRIKAAY DAYA | diidnaye Ogow dhulkayaga ni kii doonaayayoow inuu duudsiiya raboow
Переглядів 4,5 тис.2 роки тому
AFRIKAAY DAYA | diidnaye Ogow dhulkayaga ni kii doonaayayoow inuu duudsiiya raboow
Heesta Dhamays | Codkii Xasan aadan samatar
Переглядів 7 тис.2 роки тому
Heesta Dhamays | Codkii Xasan aadan samatar
Daris iyo xigaaloow | Xasan aadan samatar
Переглядів 9 тис.2 роки тому
Daris iyo xigaaloow | Xasan aadan samatar
dhoof | Xasan Aadan Samatar
Переглядів 2,7 тис.2 роки тому
dhoof | Xasan Aadan Samatar
Af dhurwaa dhaxdiis | Axmed Shariif Killer
Переглядів 1,5 тис.2 роки тому
#xamari #waaberi #somalimusic2020 #qaraami #jacayl
WAKIIL CAASHAQ. LEGEND SAADO CALI WARSAME & CUMAR XASAN ROORAAYE
Переглядів 17 тис.2 роки тому
WAKIIL CAASHAQ. LEGEND SAADO CALI WARSAME & CUMAR XASAN ROORAAYE
Axmed shariif killer | Dhuuniraac maan u dhimahaa
Переглядів 1 тис.2 роки тому
#xamari #jacayl #qaraami #waaberi
XAMARI | aaway axdigii
Переглядів 7112 роки тому
XAMARI | aaway axdigii
Aun Maxamed Mooge liibaan | Heestii Sahwi
Переглядів 4,6 тис.2 роки тому
#moge #jacayl #qaraami #waaberi
Xasan Aadan Samatar | jacaylka dhaqaalaha u baahan
Переглядів 22 тис.2 роки тому
Xasan Aadan Samatar | jacaylka dhaqaalaha u baahan
Faadumo Cabdulaahi Kaahin Maandeeq | Heesta GODOON
Переглядів 14 тис.2 роки тому
#Maandeeq #Waabari #somalimusic2020
Xasan Adan Samatar iyo Caasho Cabdoow Maleyka
Переглядів 2,5 тис.2 роки тому
Xasan Adan Samatar iyo Caasho Cabdoow Maleyka
Shankaroon Axmed Sagal Iyo Maxamed Yuusuf
Переглядів 16 тис.2 роки тому
Shankaroon Axmed Sagal Iyo Maxamed Yuusuf
Maxamed SuleymaanTubeec | Ciid wanaagsan ku ciida
Переглядів 1,4 тис.2 роки тому
Maxamed SuleymaanTubeec | Ciid wanaagsan ku ciida
Maxamed Suleymaan Tubeec iyo Aamina Feedh | ha iga goosan caawa
Переглядів 22 тис.2 роки тому
Maxamed Suleymaan Tubeec iyo Aamina Feedh | ha iga goosan caawa
Xaliima khaliif magool iyo hees ay ku ruxday tiyaatarka
Переглядів 8 тис.2 роки тому
Xaliima khaliif magool iyo hees ay ku ruxday tiyaatarka
Xasan aadan Samatar iyo Saado Cali | Ama geeri iidoor ama Nolosha il garo
Переглядів 4,9 тис.2 роки тому
Xasan aadan Samatar iyo Saado Cali | Ama geeri iidoor ama Nolosha il garo
Maxamed Suleymaan Tubeec | Hooyooy la'aantaa
Переглядів 8952 роки тому
Maxamed Suleymaan Tubeec | Hooyooy la'aantaa
GODADLE Magool Axmed mooge iyo hiba nuura
Переглядів 2,8 тис.2 роки тому
GODADLE Magool Axmed mooge iyo hiba nuura
Maxamed mooge | Haween usamir ama ka samir
Переглядів 1,8 тис.2 роки тому
Maxamed mooge | Haween usamir ama ka samir
Maxamed mooge | ina Dooji caashaqa
Переглядів 4 тис.2 роки тому
Maxamed mooge | ina Dooji caashaqa
Magool iyo Maxamed mooge | ma macaatay sheekadu
Переглядів 138 тис.2 роки тому
Magool iyo Maxamed mooge | ma macaatay sheekadu
hiba nuura | ha fekerin nafteeydaay waligaa ha fududaan
Переглядів 2,8 тис.2 роки тому
hiba nuura | ha fekerin nafteeydaay waligaa ha fududaan
Muuse ismaaciil qalinle iyo Saado cali warsame | Cunaabi
Переглядів 2,1 тис.2 роки тому
Muuse ismaaciil qalinle iyo Saado cali warsame | Cunaabi
sahra axmed iyo samatar | daauus
Переглядів 1,3 тис.2 роки тому
sahra axmed iyo samatar | daauus
kiler iyo Luul jeylaani
Переглядів 1,1 тис.2 роки тому
kiler iyo Luul jeylaani

КОМЕНТАРІ

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama День тому

    Somlli,land,iyo,markalle,halloo,diyargarobo,dagal

  • @FuaadBarqad
    @FuaadBarqad День тому

    Markii réer waqooyi u heesayeen Sidan buu ahaa codadku kuwa xamar oo kaliya ka soo heesaya u fiirso is barbar dhig

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 дні тому

    Sidduu ii Barkaday Hurdo kama bogtoo I bariinsayoo Waygu baahayee Addaan kuu bukaa May bogsiin kartaa?. Buur baa kugu gudbane Miyaad soo bixi kartaa?.

  • @yassinmohamed9468
    @yassinmohamed9468 3 дні тому

    Kaban kii Aways Abokar Nuur Goobe dhamaan alaa ha u naxariisto

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 3 дні тому

    😢😢😢

  • @maxamedbashiir6155
    @maxamedbashiir6155 3 дні тому

    Kkkkkk maaha wadani ee waa hees jacayl waa laba qof oo kala fog oo wakhtigu kalafogeeyey

  • @aniisamohamed
    @aniisamohamed 5 днів тому

    Qisada heesta Waa Abdi iidaan inay is barteen gabadh aad uqurux badan oo ahayd wariye luul ali xasan(luula) ka dibna jacaylkiisa u sheegtay isna caawiyey inuu Radio hargeisa ka shaqo geeyo markii danbana moqdisho u wareegeen. Iyana aanay abdi iidaan dib usoo fiirin lana xidhay intuu mawjadaha caashaq dhex dabaalanayey saxibtina aanay inay soo eegto iska daaya markuu soo baxay aanay ku farxin. Bohol yowgii abdi iyo sida balanta looga baxay ayuu heeso daad caashaq ah kuso bandhigay wuxu qabay. Heesaha waxa kamida 1. jacayl biri ma goyso 2. ceelkii daroor 3. bal dhagaysta. 4. xurmo daran 5. Hadaan baadad leeyahay

  • @ManteqAbukar
    @ManteqAbukar 5 днів тому

    Ana adu naka joga ha iga nin akhiro😢😢😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔💔

  • @AbdiwahaabMohamed-d1g
    @AbdiwahaabMohamed-d1g 7 днів тому

    Q

  • @CabdifataaxkaafiMaxamuud
    @CabdifataaxkaafiMaxamuud 7 днів тому

    Hooyo khadra allow kuu naxariiso😢

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 7 днів тому

    WOORTAN WOORTAN WOORTAN

  • @CabdibadalShabcan
    @CabdibadalShabcan 9 днів тому

    Only ehel MirQaan ayuu Dhagaysa heesta 😂Kolay reer Xamarku EheL MirQan ma GaranaY waa Nin Qayilo uun Ku mirqaama😂❤waa idin salamay

  • @MuqtaarOdawaay
    @MuqtaarOdawaay 9 днів тому

    😊

  • @MuqtaarOdawaay
    @MuqtaarOdawaay 9 днів тому

    😊

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 10 днів тому

    Hasan Ganey heesa uu alifay kulli waa labeen AUN Khadra dahir cod malab ah yaa rabi Jana fardosa khadra dahir

  • @MahamedFarah-l8e
    @MahamedFarah-l8e 10 днів тому

    illaahey ha unaxariisto hooyadii ku geeriyootay shilkii gaari oo ka dhacay lamiga isku xira qardho iyo bosaso aaga karin ayna ku dhawac meen afar qof illaahey naxariistii jano hasiiyo hoyada dhimatey kuwa dhawacana illaahey ha u booga dhayo ehelkiina samir iyo iimaan allah haka siiyo iyo caruurteed iyo ninkeedii aamin iyagoo xida ka tagay ayaa shilkaas ku yimi waa sida la iishegay inali laahi wa ina ilaahi rajacuun. By mohamed .f.mustafa.hidda degmada waciye gobolka karkaar.

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 11 днів тому

    viking *❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

  • @abdinaasir9723
    @abdinaasir9723 11 днів тому

    Hestan waa hanti kharan runtii❤

  • @AbdillahiAbdurrahman-nh9kg
    @AbdillahiAbdurrahman-nh9kg 12 днів тому

    riwaayadii sidaa maysku qabnaa mise waan qasanaa 1976

  • @Maxamedsiraaji-m9u
    @Maxamedsiraaji-m9u 15 днів тому

    waan kujedà heestan yaad so radisay sax😂

  • @mwalimuabdirahmandayib4854
    @mwalimuabdirahmandayib4854 18 днів тому

    Masterpiece Who else is listening 2024 after marrying their loved perls❤

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 19 днів тому

    20/8/2024 😢 xasuus wllhi

  • @Shafie-Mohamed-Osman
    @Shafie-Mohamed-Osman 20 днів тому

    7

  • @abdibashe567
    @abdibashe567 21 день тому

    Waw heeska waa qiso dhab ah

  • @boorkakakac
    @boorkakakac 22 дні тому

    Heestan Ayadoo fasiix ah baan hayaa

  • @boorkakakac
    @boorkakakac 24 дні тому

    Salaad darbi ma aha Ninka heeska qaadaya waa Cabdinasir macalin iska saxa

  • @abdallaebrahim9355
    @abdallaebrahim9355 27 днів тому

    legend allow kuuu naxariiso

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 28 днів тому

    🌺🌸🌺🌸💙🌸🌺🌸🌺🎊🎊👋✌️

  • @OBOOSS
    @OBOOSS 29 днів тому

    Wlee habeen aan kasosoconay djubuti markan marayno meel ladhoho cali xayidh on heestan kuturanay san gadhigi uso kaxaynay wan yabay

  • @sharmaakebaashe1613
    @sharmaakebaashe1613 Місяць тому

    2024 aya dhagaysansyaa😢

  • @jimcalefadiira8977
    @jimcalefadiira8977 Місяць тому

    B

  • @DeeqFarah-zc5dq
    @DeeqFarah-zc5dq Місяць тому

    Khadra daahir illahay ha ku naxariisto

  • @sarlajoog3927
    @sarlajoog3927 Місяць тому

    Cabdi muxumad amiin ilaahow u naxariiso waa abwaan reer arabsiyood ahaa

  • @user-wj8yj1if9e
    @user-wj8yj1if9e Місяць тому

    kooxdii talo iyotilmaan muqdisho fanka iyo suugaanta fanaaniti weyneed maxamed nuur griig faadumo axmed ilaahy ha unaxariist labadaba 1967

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Місяць тому

    Riwaayadii Biyo sara tagay waa la sugayaa Abwaan M Aadan Dacar. Erayadii Mohamed Aadan Dacar Laxanka Saalax Qaasim Naaji. Codadka AHN Khadra & Ahmed.

  • @user-gd3qf5em3s
    @user-gd3qf5em3s Місяць тому

    Tiyaatakii.xamar.ayaan.kudaawaday.habeen.1979

  • @Ruweydoraageaxmed
    @Ruweydoraageaxmed Місяць тому

    Jah ❤️ ❤️

  • @BashiirTypicalexample
    @BashiirTypicalexample Місяць тому

    Wof.maxamed.nuur.giriig.farxiya.cali.faarax.erayadii.hadraawi.laakiin.sawirku.waa.saado.cali

  • @KmMhok
    @KmMhok Місяць тому

    Waah waah axsan yaa rest allow kuu naxariiso khadro daahir 30 7 2024 io gayiga dhaxe salaaban yaasiin Yare Yaaska poii Ina abdi

  • @user-fp6ru4vx8y
    @user-fp6ru4vx8y Місяць тому

    Waa duhur udhaw 11:50 maalin isniina jibuuti xafadaha balbala 11 iyo heestii macaanayd waan dibad gaaloobay

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail Місяць тому

    Cajaaibaat.! Eeshqiyaasak Eeshqiyaasak Eeshqiyaasak, alaabtan dawo ahaan iyo taxliil ahaanba waad u qqadan kartaa.!

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 Місяць тому

    Ale hawnaxariistee c/laahi diiriye❤sooraan riwaayadii dhado roobnoqonwaydaay codkuna saynab xaaji cali baxsan siigaale iyo axmed cali cigaal ❤

  • @IbraahimCabdulaahi-fu8vh
    @IbraahimCabdulaahi-fu8vh Місяць тому

    Muqaraan habeen hasuus

  • @Darwiish8
    @Darwiish8 Місяць тому

    Miyaan xalayto jiifsaday Jirjirkaba miyaan dhigay Riyaad igula joogtee😢❤ Habeen arbacaa 24/7/2024 22:16 habeenimo iyo jawi degan 🎉 from laascaanood salaamaad😂

  • @CismaanCalixuseen
    @CismaanCalixuseen Місяць тому

    Alah haunaxasiito

  • @DiiriyeCabdilaahi-ot4jf
    @DiiriyeCabdilaahi-ot4jf Місяць тому

  • @MohamedAbdirahman-i5k
    @MohamedAbdirahman-i5k Місяць тому

    Alla yaa Suugaanta iyo Afka soomaaliga si fiican iigu bara, haddii aan heestan u diro waabay soo hanuuni lahaydee.

  • @jamacmaxamuud7034
    @jamacmaxamuud7034 Місяць тому

  • @Deeq553
    @Deeq553 Місяць тому

    Riyaad igala joogtee.... Ax ...💔💔💔 ......17/7/2024. ..........1:50 Pm

  • @MahamadMohamedshariiif
    @MahamadMohamedshariiif Місяць тому

    2024 still songs