- 32
- 8 037
Wildaan
Приєднався 8 чер 2024
kala soco warbixinno iyo xogo xiiso leh
Sidee Ayuu Udumay Taliskii Bashaar Al-Assad Maalmo Yar Gudahood
Xalqaddan oo daba socota barnaamijkeenna aynu kusoo qaadanno xogaha muhiimka ah ee muslimiinta iyo iyo guud ahaan caalamka, waxa aynu --haddii alle ogolaado-- kaga Sheekayn doonnaa siday isu daba yaaleen dhaqdhaqaaqyadii mucaaridka hubaysan ee suuriya ku qabsadeen inta badan ee waddanka muslimka ah ee suuriya
#soomaaliya #somaliland #sheeko #sheekooyin #taariikh #falastiin #sahyooniyad #muqdisho #hargeisa #hargaysa #dhacdooyin #taariikh #warar #warbixin #yuhuud #wacdi #aqoon #akhris #ciidan #ciidanka #sirdoon #dawlad #maamul
#soomaaliya #somaliland #sheeko #sheekooyin #taariikh #falastiin #sahyooniyad #muqdisho #hargeisa #hargaysa #dhacdooyin #taariikh #warar #warbixin #yuhuud #wacdi #aqoon #akhris #ciidan #ciidanka #sirdoon #dawlad #maamul
Переглядів: 116
Відео
bin salman xaguu kuwadaa dhulka xaramaynka | riyadh season
Переглядів 63228 днів тому
Xalqaddan waxa aynu haddii alle ogolaado kaga Sheekayn doonnaa cadhada aiyo buuqa ka dhashay bandhigyo ay amiirrada sacuudigu ka sameeyeen dhulka xaramaynka iyo xurmo darro ay ugaysteen kacbada shariifka ah #soomaaliya #somaliland #sheeko #sheekooyin #taariikh #falastiin #sahyooniyad #muqdisho #hargeisa #hargaysa #dhacdooyin #taariikh #warar #warbixin #yuhuud #wacdi #aqoon #akhris #ciidan #ciid...
DHAGAYSO: cod aad uquruxbadan surah ambiya
Переглядів 265Місяць тому
DHAGAYSO: cod aad uquruxbadan surah ambiya
yay guul utahay doorashadii ka qabsoontay maraykanku | amerika mise isra'il
Переглядів 30Місяць тому
Xalqaddan waxa aynu haddii alle ogolaado kusoo qaadan doonnaa doorashadii ka dhacday maraykanka oo ay hanti badan ku bixiyeen ururrada u ololeeya israa'il kuwaas oo badi taageerayay musharaxa jamhuuriga taraam kaas oo isaguna ubadiyay golihiisa wasiirrada xubno aad utaageera taliska yuhuudda. #soomaaliya #somaliland #sheeko #sheekooyin #taariikh #falastiin #sahyooniyad #muqdisho #hargeisa #harg...
Madaxweynaha la doortay ee somaliland Cabdiraxmaan maxamed cabdillaahi cirro
Переглядів 22Місяць тому
khudbaddii uhoraysay ee madaxwaynaha la doortay ee JSL
Baaq Nabadeed oo uu sheekhu udiray walaalaha soomaaliyeed ee ay dirirtu udhaxayso
Переглядів 89Місяць тому
waa farriin iyo baaq nabadeed oo sheekha wayn ee soomaaliyeed sheekh maxamed cumar dirir udiray walaalaha soomaaliyeed ee dirirtu ku dhexmartay buuhoodle iyo qorilugud iyo guud ahaan geyiga soomaaliyeed. #soomaaliya #somaliland #sheeko #sheekooyin #taariikh #falastiin #sahyooniyad #muqdisho #hargeisa #hargaysa #dhacdooyin #taariikh #warar #warbixin #yuhuud #wacdi #aqoon #akhris #ciidan #ciidank...
Doorashada Maraykanka | sidee ayay tahay inay muslimiintu uga falceliyaan
Переглядів 250Місяць тому
Xalqaddan waxa aynu haddii alle ogolaado ku eegi doonnaa shakhsiyadda musharaxiinta utartamaya doorashada madaxtinimada ee barri ka dhacaysa maraykanka, iyo sida ay tahay inay muslimiintu ku qaabilaan. #soomaaliya #somaliland #sheeko #sheekooyin #taariikh #falastiin #sahyooniyad #muqdisho #hargeisa #hargaysa #dhacdooyin #taariikh #warar #warbixin #yuhuud #wacdi #aqoon #akhris #ciidan #ciidanka ...
Sidee Ayay Muslimiintu Dunida Ubadbaadin Kartaa
Переглядів 91Місяць тому
waa khudbad aad uwanaagsan oo aannu idinla jeclaanay inaad si wacan udhagaysataan si hamiga iyo yididiilada qofka muslimka ah iyo ka soomaaliga ahi udhismaan; waxa jeedinaya sheekh maxamed cabdi umal, ilaahay miisaanka xasanaadkiisa ha ugu daro innagana ha inagu anfaco...aamiin #soomaaliya #somaliland #sheeko #sheekooyin #taariikh #falastiin #sahyooniyad #muqdisho #hargeisa #hargaysa #dhacdooyi...
Cadhada Uu Abuuray Warfidiyeenka MBC | maxay sidan ugu dhaqmaysaa warbaahinta reer sacuud
Переглядів 162Місяць тому
Xalqaddan oo daba socota barnaamijkeenna aynu kusoo qaadanno xogaha muhiimka ah ee muslimiinta iyo iyo guud ahaan caalamka, waxa aynu haddii alle ogolaado kaga Sheekayn doonnaa cadhada ka dhalatay warbixinnada ay baahiyaan talafishannada MBC iyo AL CARABIYA ee ay maamusho dawladda sacuudigu. warbixinnadaas oo ay ka muuqato sida ay ugu janjeedhaan dhinaca yuhuudda iyo reer galbeedka #soomaaliya ...
YAXYE AL-SINWAAR | Sidee ayuu udhintay Hogaamìyihii geesiga ahaa ee Xamaas?
Переглядів 3832 місяці тому
Xalqaddan oo daba socota barnaamijkeenna aynu kusoo qaadanno xogaha muhiimka ah ee muslimiinta iyo iyo guud ahaan caalamka, waxa aynu haddii alle ogolaado kaga Sheekayn doonnaa geesigii reer falastiin yaxye al-sinwaar ee dhawaan ku shahiiday dagaal iska horimaad ah oo uu lagalay ciidammada gumaysiga yuhuudda. #soomaaliya #somaliland #sheeko #sheekooyin #taariikh #falastiin #sahyooniyad #muqdish...
Xeerka Daahiyeh | Siyaasadda ay ku Dagaal Galaan Huwanta Yuhuuddu
Переглядів 1992 місяці тому
Xalqaddan waxa aynu haddii alle ogolaado kaga Sheekayn doonnaa siyaasadda dagaal ee gurracan ee ay adeegsadaan ciidammada yuhuuddu taas oo si badheedhka ah ubartilmaameedsata dadka rayidka ah iyo aasaasiyaadkooda nololeed #soomaaliya #somaliland #sheeko #sheekooyin #taariikh #falastiin #sahyooniyad #muqdisho #hargeisa #hargaysa #dhacdooyin #taariikh #warar #warbixin #yuhuud #wacdi #aqoon #akhri...
Qisooyin Run ah | Xabaalo Dib loo Qoday iyo Gabadh Quruxdeeda Muujin jirtay
Переглядів 1062 місяці тому
assalaamu calaykum waraxmatullaah xalqaddan haddii alle ogolaado waxa aan kaga warrami doonna laba qiso oo run ah oo aan kasoo turjunnay sheekha warinaya kaas oo uu ugu talogalay inay dadku ku cibro qaataan, iimaankoodana kobciso. #soomaaliya #somaliland #sheeko #sheekooyin #taariikh #falastiin #sahyooniyad #muqdisho #hargeisa #hargaysa #dhacdooyin #taariikh #warar #warbixin
BBC & CNN: Wajiga Dhabta ah ee Warbaahinta Reer Galbeedka + Daalibaan oo U.S.A iyo U.N-ka ceebaysay
Переглядів 1432 місяці тому
xalqaddan kooban waxa aynu haddii alle ogolaado kaga warramaynaa sida gurracan ee ay warbaahinta reer galbeedka kuwooda ugu caansani usoo tabiyaan waxa ka dhacaya oodanka qasa iyo sida ay yuhuudda ugu xagliyaan waxa aynu sidookale ka hadli doonnaa daalibaan oo ku guulaysatay cidhibtirka maandooriye khatar ku hayay dadka reer afgaanistaan #soomaaliya #somaliland #sheeko #sheekooyin #taariikh #fa...
Duqaynta ay Iiraan la Beegsatay Israa'iil | Xaqiiqada arrimaha Socda
Переглядів 4412 місяці тому
xalqaddan waxa ayynu haddii alle ogolaado kaga warramaynaa xiisadda ka dhexsocota xukuumadda iiraan & taliska yuhuudda ee daan-daansiga badan. #soomaaliya #somaliland #sheeko #sheekooyin #taariikh #falastiin #sahyooniyad #muqdisho #hargeisa #hargaysa #dhacdooyin #taariikh #warar #warbixin #yuhuud #wacdi #aqoon #akhris #ciidan #ciidanka #sirdoon #dawlad #maamul #dugsi #xog #xogmaal #xogta #xogah...
Noloshii Sirta ahayd iyo Hagardaamooyinkii Mustafa Ataaturki
Переглядів 1192 місяці тому
xalqaddan waxa aynu haddii alle ogolaado kaga sheekaynaynaa noloshii qarsoonayd ee kaligii taliyihii ugu horreeyay madaxtinimada turkiga kaas oo markii uu talada qabtay tirtiray raadkii wanaagsanaa iyo taariikhdii boqortooyada cusmaaniyada ee quruumaha badan soo taxnayd iyo sidii uu ula dagaallamay islaamka. #soomaaliya #somaliland #sheeko #sheekooyin #taariikh #falastiin #sahyooniyad #muqdisho...
Maxay Ku Maaggan yihiin Daalibaan & Dilka Imaam Khaliifah
Переглядів 3,1 тис.2 місяці тому
Maxay Ku Maaggan yihiin Daalibaan & Dilka Imaam Khaliifah
Qiso Dhab Ah | Ninkii Khaatumada Wanaagsan Ku Dhintay
Переглядів 1683 місяці тому
Qiso Dhab Ah | Ninkii Khaatumada Wanaagsan Ku Dhintay
Waa Kuma BILL GAYTIS | Sooyaalka Kooban Ee Bilyaneerka Faanka Badan
Переглядів 523 місяці тому
Waa Kuma BILL GAYTIS | Sooyaalka Kooban Ee Bilyaneerka Faanka Badan
Hooyadii sabirka badnayd | qiso dhab ah
Переглядів 1913 місяці тому
Hooyadii sabirka badnayd | qiso dhab ah
Aabihii wanaagsanaa ee malaa'igta arkay intii aanu dhiman | sheeko dhab ah
Переглядів 1073 місяці тому
Aabihii wanaagsanaa ee malaa'igta arkay intii aanu dhiman | sheeko dhab ah
DHACDO DHAB AH: Gabadhii jaaska iyo heesaha jeclayd!
Переглядів 933 місяці тому
DHACDO DHAB AH: Gabadhii jaaska iyo heesaha jeclayd!
Muxuu isku dilay dhakhtarkii dhimirka ee netanyahu!
Переглядів 4384 місяці тому
Muxuu isku dilay dhakhtarkii dhimirka ee netanyahu!
Yaa hindisay nimaadka argax!x!so ee casrigan?
Переглядів 444 місяці тому
Yaa hindisay nimaadka argax!x!so ee casrigan?
Dagaalkii muqdisho: maalintii jabhaddii caydiid kala daadisay hawl-galkii U.N-ka iyo maraykanka
Переглядів 694 місяці тому
Dagaalkii muqdisho: maalintii jabhaddii caydiid kala daadisay hawl-galkii U.N-ka iyo maraykanka
Sida ay ushaqeeyaan wakaaladaha sirdoonka reer galbeedku
Переглядів 254 місяці тому
Sida ay ushaqeeyaan wakaaladaha sirdoonka reer galbeedku
29-jirkii bannaanka keenay sirihii ugu cuslaa taariikhda
Переглядів 275 місяців тому
29-jirkii bannaanka keenay sirihii ugu cuslaa taariikhda
"Jubba" shiishyahankii dhuunta ugalay isbahaysigii ciraaq ku duulay sannadkii 2003-da
Переглядів 5335 місяців тому
"Jubba" shiishyahankii dhuunta ugalay isbahaysigii ciraaq ku duulay sannadkii 2003-da
MachaAllah ❤Elhamdulillqh ❤Allahu Ekber 🤲 ❤❤Amin Q Rabbil Alemin 🤲 ❤❤Bravo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah hu akbar
Mahadsanid wllo runtii waa wax aad looga yaxyaxo
Masha Allahu
Allahu abkar
Yahuudu kumay farxin Nabad ay Reer ku duldagaan mawaxay ku farxayaan CAALAM ay du dagaan? و بالله التوفيق.
Mahadsanid wll qaaliya ayaa tahay, Laaakiiin magacaaga weli ma'maqal.
M.allah Wallaahay wax badan baad fahansantahay guul iyo gobanimo baayo
Abaayo meesha aad wadanka qasa ka leedahay ka dheh [marinka] qasa
Waa "oodanka" qasa walal. "Marinku" waa meel furan oo dhinacwalba loo dhaafi karayo, sidaasdaraadeed waa ereybixin loogu talogalay in lagu bedelo xaqiiqda qasa oo ah meel go'doonsan oo aan cidina galin cidina kasoo bixin oo xabsi hawada kafuran ah.
@Cabdilaahidawlad shp gartay lkn waxa aan u dhahayo waxa weeye yacni dad aan juqraafiga kala garaneyna tariikhda gumeystaha falastiin hdu daawado muqalkan waxa uu fahmi in qasa tahay wadan falastiin
keep it up bro😍
Wllshie horay u soco
Wali ma fahmin moowduucaan ee dib ugulaabo qalad waa jiraa laakiin hadafku waa soocelinta awooda muslimiita iyo mid nimada soomaaliyeed
Aad iyo aad mahadsanid walaal
Waa barnaa mij aad ufiican cad fiican baad leedahay
Walaalo waad mahadsantahay ee hal kaada kawad
Mahadsanid walaal
Adeer dunida muslimka ayaa loo baahan inay aqoon sadaan dawlada Taalibaan garab istaagaana. Dawladaha Islaamka waa inka badan 58 dawladood.
Yahuuda iyo nasaarada sida dhab ta ah waa xag jireen ku dagalami macatab ka muslimiin ta na waa qasab iney argagax lagu noqdo
Daaliban waa dowlad muslim ah ku dhaqanta shareecadA adiga hadii ku la qan Dan tahay munafaq ayaa tahay o calmaani ah
Naaga iska dhaafa e raga gaalada so dira isay lacnata alaah caradiina ku dhinta reer afganistaan ku dhaga diinta
Waa naago gaalo ah o la nacladay diin ta islaam ayee Caro u qabaan nijaasta
Hada dadkii mareekanka ciraaq kula dagaalamay kuna dhiig bixiyay sido kale Afghanistan kula dagaalamay xoogna kaga saaray mareekankaa aasaasay miyaa 😂 Wee jiraan qaladaad ee galaan iyo inu dhiiga la fudud yahay lkn waxaga waa ka badbadis
😁 waa runtaa kama hadlayo xaqudirirka iska caabinya cadawga soo weeraray. Waxaan ka hadlayaa kooxda bookoxaram ee nayjeeriya qasta iyo isis-ta ciraaq afganistan iyo somaliyaba dhibta kawada waxa jira cadawmo buuxa in ay sirdoonada galbeedku gacan ku leeyihiin. Hadaad tyara raadiso waad helaysaa. Mahadsanid
@@Wildaan110 Ok isis hade ayaga wateen maxey sas dhan ugala dagaalamen oo ciraq iyo Syria ba uga saaren Tusaale hada hadu shabab iyo mareekan xiriir ka dhexeyo muxu maalin walbo madaxdooda duqeyn ugu dilaa Yuuna xiriir kala dhexeeya ma askartaa haduuba ninka ugu sareeye dilooyo
Masha allah
Reer Galbeed ama Reer bari Midba ka qaado waxaado wanaagsan Fadlan mid ogow Kooxo badan oo Xag jiriin ah hadii aad uu qiil doonto sida Taliban iyo isis iyo Al shabab ogow waa qaar la sameeyey Si islamka U laayaan
Reer galbeedka wax wanaagsan laga qaadanaa lkn kooxahaa so tirisay waxna lagama qaadanaayo miya waxe ku fiican yihiin xitaa lama shegaayo 😂😂😂😂😂
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲❤️❤️❤️
👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴
Wan ku salamay waxàn ku weydina thumbnail sidee usameysa
Photoshopka ayaan ku samaynaa wlal. Adobe photosjopka ma isticmaashaa?
@@Wildaan110 Wan ku bahna inad waxyabo badan iga cawiso ubahna inte kala soo xarira
Xasuuqa ka socda Gaza ciraaq yaman suudaan siiriya yaa wada sow Naagtaas iyo ehelkeeda ma aha ❤❤yaa rabi yaa rabi naga badbaadi dhagarta gaalada iyo munaafaqiinta ❤❤
Aamiin wlal sidookale mahadsanid
😂😂😂😂😂 gaalo ninkii dhageysa waxay rabaan un howsheegaan ilaahow islaamka quwee o quluubtoda midee
Aamiin walal mahadsanid✊️
Horay usoco walshayeey
Daalibaan guuul
Waxba lagama qaadi karo dawladda Daalibaan hogaamiso❤❤ Islaamku wuu guulaysan
Ilayn regalbeed ma xishoodaan ma hadda leeyihiin xuquuq dad baan naqaana nacdali idinku dhacday waaba ku dhacsantahaye
waad mahad sanantahaysharfay❤❤❤❤❤
Rer galbeed iyo xuquuqul insaan maxaa isga kalay
FARIID FARIID DHASHAY AYAAD TAHAY WLLO HALKAA KAFA HAY
Walahay qof soo jeeda ayaad tahay walashay Oo aad ula socota dhagartay wadaan reer galbeedku ilahay hakuu siyaadiyo hore u soco
Keep forward since the high level 💯
Thank you my sister, keep forward 😘
Maasha allah ❤Guulayso ina adeer qaali.
Dadaal yar ku dar wad gaari doontaa heerka aad ku hammiyeyso ina adeer ulaahay mahaddi, waana mowduuc aad u wanaagsan ❤