- 310
- 363 353
Hamse Haddaari
United Kingdom
Приєднався 4 кві 2020
Barnaamijyo ku taxaluqa Aqoon, Taariikh iyo Sooyaalka waxbarashadda Somaliland iyo Soomaaliddaba kala soco Channelkan Hamse Haddaari
Haykal oo Taageerayaasha Real Madrid ku Jees Jeesay..
FADLAN SUBSCRIBE OUR CHENNEL, SI AAD NASIIB UGU YEELATO IN AAD NOQOTO QOFKA UGU HOREEYA EE DAAWADA MUUQAALADA AANU HALKAN IDIN KULA WADAAGNO
Переглядів: 1 206
Відео
"Xasan Si Naxariisle Suuqii ayuu iga Xidhay..."Sucaad Goodir
Переглядів 27614 годин тому
"Xasan Si Naxariisle Suuqii ayuu iga Xidhay..."Sucaad Goodir FADLAN SUBSCRIBE OUR CHENNEL, SI AAD NASIIB UGU YEELATO IN AAD NOQOTO QOFKA UGU HOREEYA EE DAAWADA MUUQAALADA AANU HALKAN IDIN KULA WADAAGNO
Yuusuf Ceegaag oo Dahab lagu Xidhay iyo Iskufilane...
Переглядів 6 тис.16 годин тому
FADLAN SUBSCRIBE OUR CHENNEL, SI AAD NASIIB UGU YEELATO IN AAD NOQOTO QOFKA UGU HOREEYA EE DAAWADA MUUQAALADA AANU HALKAN IDIN KULA WADAAGNO
Maxaa kala qabsaday Iskufilane iyo Yuusuf Ceegaag oo Shir Jir`aad Qabtay.
Переглядів 2,6 тис.19 годин тому
FADLAN SUBSCRIBE OUR CHENNEL, SI AAD NASIIB UGU YEELATO IN AAD NOQOTO QOFKA UGU HOREEYA EE DAAWADA MUUQAALADA AANU HALKAN IDIN KULA WADAAGNO
Qalanjo Soomaali oo cod laga soo qarxiyey iyo Qooqaaga Qaranka oo Xanaaqay.
Переглядів 22821 годину тому
Qalanjo Soomaali oo cod laga soo qarxiyey iyo Qooqaaga Qaranka oo Xanaaqay. FADLAN SUBSCRIBE OUR CHENNEL, SI AAD NASIIB UGU YEELATO IN AAD NOQOTO QOFKA UGU HOREEYA EE DAAWADA MUUQAALADA AANU HALKAN IDIN KULA WADAAGNO
Qooqaaga Qaranka iyo Qalanjo Somali oo Jaceylkoodii dagaal isku badalay.
Переглядів 1,4 тис.21 годину тому
Qooqaaga Qaranka iyo Qalanjo Somali oo Jaceylkoodii dagaal isku badalay. FADLAN SUBSCRIBE OUR CHENNEL, SI AAD NASIIB UGU YEELATO IN AAD NOQOTO QOFKA UGU HOREEYA EE DAAWADA MUUQAALADA AANU HALKAN IDIN KULA WADAAGNO
Waa kuma Madaxweynaha Cusub ee Dalka Senagal? iyo Taariikhda Cusub ee Aduunka ku soo kordhiyey.
Переглядів 737 місяців тому
Waa kuma Madaxweynaha Cusub ee Dalka Senagal? iyo Taariikhda Cusub ee Aduunka ku soo kordhiyey. FADLAN SUBSCRIBE OUR CHENNEL, SI AAD NASIIB UGU YEELATO IN AAD NOQOTO QOFKA UGU HOREEYA EE DAAWADA MUUQAALADA AANU HALKAN IDIN KULA WADAAGNO
Degdeg: Dirawalkii Farmaajo oo isku dhiibay Kooxda Al Shabaab ee ka dgaalanta Somalia
Переглядів 467 місяців тому
Degdeg: Dirawalkii Farmaajo oo isku dhiibay Kooxda Al Shabaab ee ka dgaalanta Somalia FADLAN SUBSCRIBE OUR CHENNEL, SI AAD NASIIB UGU YEELATO IN AAD NOQOTO QOFKA UGU HOREEYA EE DAAWADA MUUQAALADA AANU HALKAN IDIN KULA WADAAGNO
Maxaad ka ogtahay 6da garoon diyaaradeed ee adduunka ugu halista badan.
Переглядів 3057 місяців тому
Maxaad ka ogtahay 6da garoon diyaaradeed ee adduunka ugu halista badan. FADLAN SUBSCRIBE OUR CHENNEL, SI AAD NASIIB UGU YEELATO IN AAD NOQOTO QOFKA UGU HOREEYA EE DAAWADA MUUQAALADA AANU HALKAN IDIN KULA WADAAGNO
Qisadda: Haweenay Bil Ramadan Soo Islaamtay iyo Sababta Ka Dambaysay.
Переглядів 1047 місяців тому
Qisadda: Haweenay Bil Ramadan Soo Islaamtay iyo Sababta Ka Dambaysay. FADLAN SUBSCRIBE OUR CHENNEL, SI AAD NASIIB UGU YEELATO IN AAD NOQOTO QOFKA UGU HOREEYA EE DAAWADA MUUQAALADA AANU HALKAN IDIN KULA WADAAGNO
Qisadda Haweenay diyaaradda laga dhex tagay iyo sababta
Переглядів 967 місяців тому
Qisadda Haweenay diyaaradda laga dhex tagay iyo sababta FADLAN SUBSCRIBE OUR CHENNEL, SI AAD NASIIB UGU YEELATO IN AAD NOQOTO QOFKA UGU HOREEYA EE DAAWADA MUUQAALADA AANU HALKAN IDIN KULA WADAAGNO
Sawirka magaaladdii uu Siyaad Barre dumiyey iyo markii la soo galey 1991 kii.
Переглядів 4757 місяців тому
Sawirka magaaladdii uu Siyaad Barre dumiyey iyo markii la soo galey 1991 kii. FADLAN SUBSCRIBE OUR CHENNEL, SI AAD NASIIB UGU YEELATO IN AAD NOQOTO QOFKA UGU HOREEYA EE DAAWADA MUUQAALADA AANU HALKAN IDIN KULA WADAAGNO
Warbixin:Khataraha shilalka soo badanaya iyo sababaha keena.
Переглядів 327 місяців тому
Warbixin:Khataraha shilalka soo badanaya iyo sababaha keena. FADLAN SUBSCRIBE OUR CHENNEL, SI AAD NASIIB UGU YEELATO IN AAD NOQOTO QOFKA UGU HOREEYA EE DAAWADA MUUQAALADA AANU HALKAN IDIN KULA WADAAGNO
Axkaamta Soonka: Sanadkee la waajibiyey soonka bisha Ramadan.
Переглядів 207 місяців тому
Axkaamta Soonka: Sanadkee la waajibiyey soonka bisha Ramadan. FADLAN SUBSCRIBE OUR CHENNEL, SI AAD NASIIB UGU YEELATO IN AAD NOQOTO QOFKA UGU HOREEYA EE DAAWADA MUUQAALADA AANU HALKAN IDIN KULA WADAAGNO
Sidii ay shacabkii Hargeysa u xasuuqday dawladdii kacaankii Maxamed Siyaad Barre 1988 kii waraysiga
Переглядів 8207 місяців тому
Sidii ay shacabkii Hargeysa u xasuuqday dawladdii kacaankii Maxamed Siyaad Barre 1988 kii waraysiga Qaybtii 2aad. Cali Soo Wareeg FADLAN SUBSCRIBE OUR CHENNEL, SI AAD NASIIB UGU YEELATO IN AAD NOQOTO QOFKA UGU HOREEYA EE DAAWADA MUUQAALADA AANU HALKAN IDIN KULA WADAAGNO
Degdeg: Caruuskii Qooshka garaacayey oo hadlay!
Переглядів 488 місяців тому
Degdeg: Caruuskii Qooshka garaacayey oo hadlay!
Dhibtii dawladii kacaanku ku haysay ardayda, Wareysi Maamule Cali Axmed Xuseen, Qaybta1/3
Переглядів 1908 місяців тому
Dhibtii dawladii kacaanku ku haysay ardayda, Wareysi Maamule Cali Axmed Xuseen, Qaybta1/3
Waxqabadka Wasaarada Gaaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Qaybta 1aad
Переглядів 582 роки тому
Waxqabadka Wasaarada Gaaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Qaybta 1aad
Warbixin: Madarasada Laga Dhisay Xaafada Bad Maax ee Magalada Hargeysa
Переглядів 902 роки тому
Warbixin: Madarasada Laga Dhisay Xaafada Bad Maax ee Magalada Hargeysa
Ogaysiiska MUhiima Madarasada Nuural Qur`aan Oo Arday Cusub Qaadanaysa
Переглядів 582 роки тому
Ogaysiiska MUhiima Madarasada Nuural Qur`aan Oo Arday Cusub Qaadanaysa
Waa Maxay Sababta Hablaha Wariyeyaasha ah Xajaabka looga Dhigo?
Переглядів 1043 роки тому
Waa Maxay Sababta Hablaha Wariyeyaasha ah Xajaabka looga Dhigo?
Cidhib Xumada Xaasidnimada By Sheekh Jamac Aadan
Переглядів 303 роки тому
Cidhib Xumada Xaasidnimada By Sheekh Jamac Aadan
Fadliga Ducada iyo inta ay u Qaybsanto By Jamac Aadan
Переглядів 213 роки тому
Fadliga Ducada iyo inta ay u Qaybsanto By Jamac Aadan
Waw
Ciyaalka barca😂😂😂
Kuma qalmo qalanjooy kahadh
Ma buurtada jagadayadu ku taal ayaan liisan u doontaa 😂
By by Reer Real Haykal ku soco.
War waa labadi! Salaan boqortooyo
In this place is Malowle, I grew up under the mountain, it's a wonderful place❤
😂😂
Allah cilmigu wanaagsanaa hadikale dayeernimada lagu jiri lahaa abid !!!!!!!!!!! from saylac thanks hobolada iyo fanaaninta wacyi galinta umada !!!!!!!!!!!!!!!!!!! ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
😂
War yara he.
😢😢😢😢😢😢
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Hfvhfvfjh🎉😂❤
hees qiiro badan oo run ah weye wlhi 😢❤
❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
Ilahaw raga xun xun nagaqabo 😂😂😂
😢😢😢
Masha Allah
Ala macalin iiga da shaadhka samuurada 😢😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
2023-2024 6days after jc exam
Jus understand
Mahadzanitt Uztaad izmaciL❤
Physics yahan
Guulso ustaat
M.a
Masha Allah Guuul Somaliland and Ethiopia 🇪🇹 ♥️ ❤️ 🙏
SNM ayaa ugu Wacneyd in shacabka diyaaradaha dawladu Duqeeyso.Because Shacabkii Bay Ku Dhex Dhuunteen. Nacalatulaah Caleeykum
Masha Allah Guuuul Somaliland and Ethiopia 🇪🇹 ♥️ ❤️ Ethiopia 🇪🇹 waa meeshanu kubabaadnay marku siyad bare iyo wixii dawlad kusheegiisii reer Sh.isaxaq gumadaysay
Waa runtii mucaaridnimadu waxay keentaa khatar, waqtigaaba waxa dhibtaa dadka u keenay Mucaaradkii oo dawladdii la dagaalamay...
Waa run Dhiigii rageenii dhintaan dhabaqsanaynaa
Nin wakhtigaa ogaa nacas mooyee maanta dhib kama shaqeeyeen xaqiiqadii
Kkkkkkkk Hana fogaan Hana faydan ayaa LA odhan jiray waa runtii
Khatarta iyo Fursadaha ku jira is afgaradka Ethobiya iyo Somaliland ee Saldhiga bada looga kireeyay Itoobiya gudaha Somaliland. Muuse Biixi markuu ISAFGARADKA saxiixay oo uu Hargeysa ku laabtay wuxuu sheegay in heshiiska Nuxurkiisu yahay kiro 20 KM oo saldhig milatey ITOBIYA ku yeelaneyso badda Somaliland, taas badalkeedana ku aqoonsaneyso Somaliland. Waa Qiyaastii meel cabirkeedu yahay laba laab Xerada Xalane ee Qaramadda Midoobey iyo ATMIS ku lee yihiin agagaarka Garoonka Magaalada Muqdisho. Wuxuu kaloo sheegay in wadatashi lagelinayo si aqoonyahanadu uga doodaan oo la marsiinayo baarlamaanka Somaliland si sharciga loo waafajiyo. Haddii sidaas ay run tahay waxaa is afgaradkaas loo eegi karaa si ka duwan siddii haddii laga iibiyay dhul, Dekad iyo Saldhig ee markii hore soo baxday. Muhimada ugu weyn waa sidee lagu yareyn karaa khatarta ITOBIYA ku keeni karto Mustaqbalka Madaxbanaanida Somaliland haddii heshiisku dhaqan gelo. Qoraalkan kama hadlayo murankii Somaliya iyo Somaliland ee Kala go'a iyo Midnimada. Sidoo kale kama hadlayo cidda Saxiixday ma saxbaa iyo Sharci ahaantiisa ama iney run tahay Madax Dawlada Federalka ka tirsan ee la sheegayo iney wax ka ogaayeen laakiin is qarinaya. Qoraalkan, Waxaan ku cabirayaa muhimada ay leeyihiin meesha Saldhiga laga siinayo ITOBIYA iyo xeerka lagu maamulo ay ku yeelan karaan amniga iyo xoriyada Somaliland. A. Qodobka 1aad Waa meesha laga kireynayo ITOBIYA. Ma Berbera iyo Bulaxaar baa mase waa Saylac iyo Lughaya? Haddii laga Kirèeyo xeebaha Saylac ama Lughaya oo ku dhow ITOBIYA waa adag tahay in laga baajiyo iney ku darsato dalkeeda kadibna inta kale ee Somaliland damacdo. Sidaa awgeed waa Khad Cagaaran in Lughaya iyo Zeylac ITOBIYA Sina Saldhig ugu yeelato. Saldhig ITOBIYA ku yeelato Saylac ama lughaya waxay keenaysaa in Xuduudka u dhexeeya Jabuti iyo Somaliland ay ITOBIYANKU kala gooyaan. BERBERA iyo Bulaxaar waxaa difaac u ah shacabka Hargeysa, Boorama iyo inta u dhaxeysa. Dekedaha SAYLAC iyo Lughaya maalgelintooda waxaa lagu aamini karaa dal weyn oo dhaqaalo leh oo aan xuduudka Somaliya la lahayn si dadka Deegaanku fursado shaqo iyo ganacsi uga helaan. RW ABII Ahmed ayaa horey wuxuu u sheegay in haddii Ethobiya, Somaliya, Jabuti iyo Eriteraya heshiiyaan oo ay isku darsamaan ay Noqonayaan dal weyn oo Maraykanka oo kale ah. Waana mida keentay cabsida inay ku fakarayaan iney Somaliland oo dhan Qaataan. Haatana waxay la tahay innuu furihii helay. B. Haddii Saldhiga ITOBIYA laga siiyay agagaarka Dekada Berbera ama Bulahar waa in xeerar iyo Nidaam lagu ilaaliyo amniga iyo xoriyada dalka lagu daro heshiiska. Ogow heshiis cabsi looma galo. Haddii ITOBIYA dooneyso bad Xoog ama Xeelad ay ku hesho siddii ABII Ahmed horey u sheegay waa in ISAFGARADKA laga Noqdaa oo aan xeeb laga kireyn!!! Siyaasiyiin badan oo reer Somaliland waxaa welwel ku abuuray sidey ITOBIYA uga hadleen ISAFGARADKAN waxayna la tahay heshiis kasta oo ka dhasha oo aan damaanad lahayn innuu khatar weyn oo muuqata ku yahay Somaliland. Waxay ku matalaan sida wiil iyo gabar dhalinyaro ah oo aan Sheikh isku Meherin laakiin isla AQAL GALAY. Sidaa awgeed, haddii ay is qabtaan xaalkoodu xoogii iyo Xeeladdii Abii Ahmed Sheegay ay ku kala bixi doonaan ee aanay jirin Maxkamad dacwad u qaadeyso. Damaca ITOBIYA ee runta ahna yahay xeebaha Somaliland in ay ka dhigato Kibil kale oo ITOBIYA ka mid Noqda sida Gobolka Dawlad Deegaanka Soomaalida. Arrinta Aqoonsiga ma fududa in ITOBIYA ama Somaliya suurageliso in SL Noqoto dal kale oo Qaramada Midoobay ku biira. Sababta ugu weyn waxaa weeye Adduunku Waxaa lagu Xisaabtamaa codadka goloyaasha Caalamka, sidaa awgeed Soomaaliya oo qiyaastii 30 Milyan ah oo leh Labada dawladood ee Jabuti & Somaliya suuragal ma ahan in Kursi Sadexaad laga siiyo Golaha Guud ee Qaramada Midoobay iyadoo aaney Jirin duruuf ku khasbaysa Dalalka Shiinaha, Hindiya iyo Mareykanka oo isku darkooda lagu qiyaaso ku dhawaad 3 Bilyan ayaa ku leh Qaramada Midoobey Saddex Cod. Adduunka maanta waxaa ka taliya dalalkii Somaliya shanta qaybood u kala qaybiyey oo laba qaybood oo ka mid ah free ku kala siiyey ITOBIYA iyo Kenya, haddii Qayb kale ay doorato ITOBIYA iney wax ku darsato dalalkaa waaweyn waxba kama qabaan iney ITOBIYA damaceeda ah iney free ku qaadato. Sidaa awgeed, aaney haboonayn in doon aad saaran tahay badweyn dhexdeeda hoos ka daloolisa adigoo biyo doonaya oo ay kula degto. Dawlada Federalka Somalida oo lagu sheegay dalka Aduunka ugu musuq badan maanta Caalamku ayaa sida Somaliland waxaa ragaadiyey hogaan xumo iyo kala qaybsanaan oo aan gurmad ku filan laga fileyn. Si kastaba ha ahaatee, haddii meesha la kireynayo Noqoto Berbera ama Bulaxaar waa kuwaan shuruudaha kirada ee muddo OROMADA lagaga cel celin karo iney qaadato Somaliland oo dhan si free ah. 1. Heshiiska Waa in lagu caddeeyaa inaan Kalluumeysi iyo Shidaal baaris midna laga sameyn karin gudaha badda Somaliland. 2. Mudada heshiiska Saldhiga waa in bilowga uusan ka badnaan inta u dhaxeysa 5 ilaa 10 Sanno haddii la doono laga Wada hadli karo cusbooneysiin markuu dhamaado. 3. Heshiiska Waa in aan dekad iyo dhul beriga ku yaala midna aysan ku jirin oo ka badan inta guryaha Ciidanka Saldhiga. 4. Heshiiska waa in haddii ay Ethobiya wax la soo degayso ay isticmaali karto dekada Berbera ee shaqaynaysay ee aanay deked kale ka dhinac furan. 5. Heshiiska waa in lagu xusaa dhaq dhaqaaqa Ciidamadaa Saldhigaas oo aaney fasax u haysan dalka oo dhan iney tamashleeyaan. Wixii adeeg ay u baahdaana ay Qandaraaslayaal deegaanka ah kala heshiiyaan. 6. Heshiiska lacagta Kirada Waa innuu ahaadaa lacag Cadaan ah oo bangiga dhexe ee Somaliland lagu shubayo bil kasta. Waa inaan SL marna lagu khaldin Saamiga shirkado Ganacsi, is gaarsiin ama diyaaradeed oo Ethobiya leedahay, xilligaan uu dhaqaalihii Ethobiya hoos u dhacay oo ay deymahii iska bixin waayeen. Dalalkii kabi jirey dhaqaalaha ITOBIYA sida Maraykanka ayaa u muuqda kuwa dhabarka u jeediyey. Haddii Ethobiyaanku iska bixin kari waayaan lacagta kirada muddo Saddex bilood oo isku xigta, heshiisku waa burayaa Somaliland waxay ka Xaraashaneysaa Maraakiibta qiimo u dhigma inta lacag ku baaqatay laga bilaabo maalinta askarigii u horeeyay soo gaaro ilaa maalinta Askariga u danbeeya meesha ka baxo. waxay xireysaa Somaliland Xerada, halka ciidankana laga saarayo dalka oo dhan bad iyo beriba. Mudada ay Joogaan kirada halkii Neunatical mile oo bad ah waa ineysan ka yaraan 2 Milyan oo doolar. bishii. 20 Neunatical miles waxay noqoneysaa 40 Milyan oo doolar. Sanadkiina 480 Milyan Dollars. 7. Waa in la xadidaa tirada Ciidamada ugu badan ee Saldhigaas imaan kara ama Joogi kara ineysan ka badnaan ( 1000 -2000). Sidoo kale dib loo eegaa Cabirka dhulka laga kireynayo ITOBIYA iyo Saldhigyada dalalku siiyaan dal kale. Tusaale ahaan Jabuuti waxaa Saldhigyo ku leh dalal badan oo caalamka ah sida Faransiis, Mareykan, Shiine iyo Kuwa kale. Waxaa laga qiyaas qaadan karaa cabirka Saldhigyadaas mid kasta. Waxaad moodaa Cabirka Muuse Sheegay innuu aad uga weyn yahay qiyaasta Saldhigyada Adduunka Shan goor Jibaar. Cabir dhul iyo bad oo aan Xadid lahayn iyo tiro Ciidan ama dad oo aan la jaangoyn ee dal shisheeye gudahaaga waxay khatar galin karaan madax banaanidaada. Suurogal ma ahan inaad marti-geliso ciidan shisheeye oo ka awood badan ciidankaaga adagoo aan haysan Cid ka ah damaanad. Ciidamo Shisheeye oo Awood badan waxaa u fasaxa iney dal galaan oo caawiyaan hay'adda Qaramada Midoobay & Golaheeda Amniga ( UN Security Council Resolution). Wixii ka baxsan waxay keeni karaan khatar Amni ee dalkaas. 8. Heshiiska waa in lagu daraa in aan dalalka deriska ah duulaan iyo Waxyeelo kale looga geysan karin Saldhigaas sida Jabuuti, YEMEN iyo Eriteraya. Waayo Somaliya dalalkaas waa deris isku fiican lkn Ethobiyaanka iskuma fiicna, waana dawlad gumaystayaasha la qaraaban jirtay oo marmar la kireysto. Sidoo kalena aan ITOBIYA dalalkaas Amnigooda, Siyaasadooda iyo ganacsigooda midna faragelin. 9. Ugu danbayn si ay Somaliland Saldhig miletery oo bada ah uga kireyso dal shisheeye waa iney samaystaan Ciidan bad oo Amniga badda ilaaliya. Haddii burcad badeed ay awoodeen maraakiib waa weyn iney ka afduubteen xeebaha badweynta hindiya iyo Marinka gacanka cadmeed ee bada Cas maxaa ka celinaya maamulada Somaliland iyo Puntland iney dhistaan Ciidamo Marines oo badahooda ilaaliya. In dal shisheeye aad amnigaaga bada iyo xuduudahaga ku aamintid waxay la mid tahay adoo madax banaanidaadii qaar ka tanaasushey. Waaya aragnimada hore ee Somaliya waxay muujineysaa in musuqa Madaxda, Dalalka deriska ah iyo loolanka beeluhu khatar kuyihiin xoriyada dalka. Sidaa awgeed, Somaliya oo la filayo in Sanad kadib dalkeeda ciidamada shisheeye ka baxaan, maxaa dan ugu jirta Somaliland in ciidamo shisheye oo ay horey uga maarantey soo galaan. Ciidankaas oo aan haysan damaanad UN kana socda dal deris la ah. Fursada ITOBIYA ku kireysan karto Bada Somaliland waa wixii ka danbeeya marka ATMIS oo ITOBIYA ka mid tahay oo UN taageerto Soomaaiya ka baxaan ugu danbeyn December 2024. Haddii inta ka horeysa ABII Ahmed ITOBIYA xukunka lagaga tuuro ISAFGARADKAN Ma shaqeyn doono. ITOBIYA waxaa ka socdo dagaal Qowmiyadaha oo lagu doonayo xukuumada Abii Ahmed in talada lagu dhaafiyo. Wabillaahi Towfiiq
Masha Allah Guuuul Somaliland and Ethiopia 🇪🇹 ♥️ ❤️ Ethiopia 🇪🇹 waa meeshanu kubabaadnay marku siyad bare iyo wixii dawlad kusheegiisii reer Sh.isaxaq gumadaysay . Shacabka iyo dawlada Somaliland na way garanayaan cida cadawgoda ah iyo ka nasteexoda ah. Cadawga ugu wayn ee Somaliland na waa wixii la odhan jiray Somali republic oo munaafaqad iyo xaaraan kudhisnaa aakhirkiina dhimatay sona labmi donin marka wxn ku odhan laha ha is xiijine arimahani kuma khuseyane iska seexo moryan yahay iskana daa copy and paste ga!!!!
Maaamuule Cali soo wareeg
Kiii ila dhashay wllky hamse khadar maxamed ibraahin cabdiaalih❤
😂😂😂 waa intixaan kulaha ardaydu
Qosol xume jaahil bd they qabiileysta ah uff
😂😂😂😂 bisinkoow
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ilaahay ino ma keenee hady dhacdo yaa la inagu tirin ilayn qaaradihii aduuka ka jiry ka go'nee?
Mashllah alle hku brkyo
M.a mclin noo soo badi
M.a mclin no soo badi
Abbe Ha liwadka
ManshallaH macalin siciit
Waxan aad ugu mahadcelinaya ustad xamse. Casharadisa anigo xamar jooga aya ka faidaysta.
Thanks
Party 8 meeday
2022-2023🤲✅