Maangal
Maangal
  • 86
  • 197 772
Weli ma is weydiisay sida ay dadka kale kuu arkaan? | #Maangal #shorts
#Kanaalka_Maangal
Subscribe Ku Dhufo: ✅ ua-cam.com/users/MaangalChannel
Переглядів: 112

Відео

GO'AANSO | Qof samayn kara ayaad tahay | #Maangal
Переглядів 2087 місяців тому
#Kanaalka_Maangal Subscribe Ku Dhufo: ✅ ua-cam.com/users/MaangalChannel
Ma is waydiisay Su'aalahan | #Maangal
Переглядів 677 місяців тому
#kanaalka_maangal Dadka ma dhibtaa ama dhaawac ma u gaystataa? Xanuun maku reebtaa? Qofka shakhsiga ah dhaawac ma gaarsiisaa oo dhibaato maku tahay? Wuxuu noqon karaa qof kula nool, qof kula shaqeeya, qof kaa sarreeya ama kaa hooseeya, maamul ahaan ama dhaqaale ahaan, ama qof kasta oo uu noqon karoba. Subscribe Ku Dhufo: ✅ ua-cam.com/users/MaangalChannel
Xishoodku Waa Maxay? | #Maangal
Переглядів 2349 місяців тому
#Kanaalka_Maangal Subscribe Ku Dhufo: ✅ ua-cam.com/users/MaangalChannel
Sidan ku Dhiso Garaadkaaga | #Maangal
Переглядів 378Рік тому
#Kanaalka_Maangal Subscribe Ku Dhufo: ✅ ua-cam.com/users/MaangalChannel
Guusha Ardayga A+ | Sirta Kaalinta 1aad | #Maangal
Переглядів 5 тис.Рік тому
#Kanaalka_Maangal #arday #dadaal #imtixaan #A Subscribe Ku Dhufo: ✅ ua-cam.com/users/MaangalChannel
Adiga kumaad Tahay? | #Maangal
Переглядів 335Рік тому
#Kanaalka_Maangal Subscribe Ku Dhufo: ✅ ua-cam.com/users/MaangalChannel
Halkeed Joogi Doontaa Sanad ka dib Wakhtigan | #Maangal
Переглядів 478Рік тому
#Kanaalka_Maangal Subscribe Ku Dhufo: ✅ ua-cam.com/users/MaangalChannel
8 Arimood ku Kasbo Ixtiraam Dheeri Ah | #Maangal
Переглядів 1,6 тис.Рік тому
#Kanaalka_Maangal Subscribe Ku Dhufo: ✅ ua-cam.com/users/MaangalChannel #Ixtiraam #Xushmad #Sumcad #Karti #maangal
11 Arimood Oo Dadka Ku khasba In Ay Lumiyaan Ixtiraamka Ay Kuu Hayaan.
Переглядів 20 тис.Рік тому
#Xushmad #Ixtiraam Haddii aad is waydiinayso sidee ayaan ku noqon karaa qof la ixtiraamo oo la jecelyahay, marka hore waa inaad barataa waxyaabaha kaa dhigaya qof aan la jeclaysan oo dadka ka dhiga ama ku qasba inay ku nacaan adiga ama ay kuula dhaqmaan si ixtiraam darro ah! Haa, waxaa jira caadooyin qaar oo dadka ka dhiga inay ku nacaan oo aysan jeclaysan dhaqamadaada, dadka badankiisu xitaa m...
Halgan la'aan ma xoogaysan kartid| #Maangal
Переглядів 345Рік тому
Halgan la'aan ma xoogaysan kartid| #Maangal
U Noolow Nacabkaaga | #Maangal
Переглядів 1 тис.Рік тому
U Noolow Nacabkaaga | #Maangal
Sidan ku Hano Naftaada | #Maangal
Переглядів 481Рік тому
Sidan ku Hano Naftaada | #Maangal
Yaysan Ku Cabsi Gelin | #shorts #Maangal
Переглядів 1242 роки тому
Yaysan Ku Cabsi Gelin | #shorts #Maangal
Dadka Badankood Haka Mid Noqon | #Maangal
Переглядів 9312 роки тому
Dadka Badankood Haka Mid Noqon | #Maangal
Ma tahay Geesi | Ma Leedahay Geesinimo aad ku wajahdo Nolosha | Dhiiri-gelin
Переглядів 1,3 тис.2 роки тому
Ma tahay Geesi | Ma Leedahay Geesinimo aad ku wajahdo Nolosha | Dhiiri-gelin
7 Maskaxdu Ku Xoogaysato | #Maangal
Переглядів 13 тис.2 роки тому
7 Maskaxdu Ku Xoogaysato | #Maangal
Xilliga ugu Barakada Badan ee La Aqbalo DUCADA | #Maangal
Переглядів 1,1 тис.2 роки тому
Xilliga ugu Barakada Badan ee La Aqbalo DUCADA | #Maangal
5 Samee Ramadan Ka Hor | #Maangal
Переглядів 1792 роки тому
5 Samee Ramadan Ka Hor | #Maangal
10 Awoodood oo uu Qofka Afka-Gaaban Leeyahay | #Maangal
Переглядів 29 тис.2 роки тому
10 Awoodood oo uu Qofka Afka-Gaaban Leeyahay | #Maangal
Maxaa Fashiliya Go'aannada aad Gaarto | #Maangal
Переглядів 1,4 тис.2 роки тому
Maxaa Fashiliya Go'aannada aad Gaarto | #Maangal
Dhaqan geli oo ka Shaqaysii Ujeedadaada | #Maangal
Переглядів 3042 роки тому
Dhaqan geli oo ka Shaqaysii Ujeedadaada | #Maangal
2022 | Sanad Cusub, Qorshe Cusub iyo Shakhsiyad Cusub | #Maangal
Переглядів 3542 роки тому
2022 | Sanad Cusub, Qorshe Cusub iyo Shakhsiyad Cusub | #Maangal
Maxaa ku DHIIRIGELIYA? | #Maangal
Переглядів 3062 роки тому
Maxaa ku DHIIRIGELIYA? | #Maangal
Toxic People || Ka Fogow Dadka Leh Dabeecadahan Sunta ah | #Maangal
Переглядів 2,1 тис.2 роки тому
Toxic People || Ka Fogow Dadka Leh Dabeecadahan Sunta ah | #Maangal
Ma Ogtahay inay Jiraan Wax aad u Dagaalanto ? | #Maangal
Переглядів 1742 роки тому
Ma Ogtahay inay Jiraan Wax aad u Dagaalanto ? | #Maangal
Ka Warqab Waalidkaaga | #Maangal
Переглядів 1162 роки тому
Ka Warqab Waalidkaaga | #Maangal
Nin Caaqil ah iyo Khamri | #Maangal
Переглядів 1112 роки тому
Nin Caaqil ah iyo Khamri | #Maangal
Gabar Yar & Hooyadeed Qiso Xikmad Leh | #Maangal
Переглядів 2842 роки тому
Gabar Yar & Hooyadeed Qiso Xikmad Leh | #Maangal
Gabadha Leh 15kan Calaamadood Hadad Haysato Weligaa Ha Sii Dayn ( DHOWRO ) ♥♥♥ #MAANGAL
Переглядів 3,4 тис.2 роки тому
Gabadha Leh 15kan Calaamadood Hadad Haysato Weligaa Ha Sii Dayn ( DHOWRO ) ♥♥♥ #MAANGAL

КОМЕНТАРІ

  • @KadijaHaji-kl4ow
    @KadijaHaji-kl4ow 21 день тому

    Mahad sanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AnfaccabdiAnfacabdi
    @AnfaccabdiAnfacabdi 25 днів тому

    mahadsanidiin dhamaan inta ardayda dhiri galiya

  • @RahmaibrahimHussein
    @RahmaibrahimHussein Місяць тому

    Mahadsanid Alle hakusharfo

  • @SAALIMMUKHTAARSIYAAD
    @SAALIMMUKHTAARSIYAAD Місяць тому

    HAA MAANSHA ALLAAH🦁🔥

  • @Abdicokiye
    @Abdicokiye Місяць тому

    Waxa uqar soon inay noqdan dacad sababto ah waxacawinayo awoda masaxed ookailalinayso sixun ufikirka iyo sixun wax ushega

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 Місяць тому

    Masha Allah

  • @HoodoMaxamed-v8j
    @HoodoMaxamed-v8j Місяць тому

    Alle hangu hagaajiyo khayrka yaarabi

  • @ApdikhaaleqaxmedLugobarko
    @ApdikhaaleqaxmedLugobarko Місяць тому

    😢😢😢😢😢😢

  • @MutaasMalapoH
    @MutaasMalapoH Місяць тому

    HOOhO❤❤

  • @TufaxmaxamedCali
    @TufaxmaxamedCali Місяць тому

    Waxaan rajeynayaa natijo wacn waana bilowga f4 manata ibilawnaayo ❤

  • @MustaqinNuurMoxamud
    @MustaqinNuurMoxamud 2 місяці тому

    Mhad sanid❤❤❤

  • @AsiyaCabdiqani
    @AsiyaCabdiqani 2 місяці тому

    Mahadsanid wll

  • @MaryanJamac-xj8lo
    @MaryanJamac-xj8lo 2 місяці тому

    Alahuakbar alahuakbar alahuakbar alahuakbar alahuakbar alahuakbar alahuakbar alahuakbar ❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @AhlukheyrChannel
    @AhlukheyrChannel 3 місяці тому

    Jazaakallaahu kheyran walaalkey aniga waan jecelahay Qisooyinka kahadlaya istiqfaarta

  • @XaaashiCaali-lp3fc
    @XaaashiCaali-lp3fc 3 місяці тому

    heello masha Allah

  • @zeynabaxmed-qv1xd
    @zeynabaxmed-qv1xd 3 місяці тому

    Thanks zhp

  • @SawdaMahamedIsmacil
    @SawdaMahamedIsmacil 4 місяці тому

    Wada ku madhasatahayi❤

  • @WacyiQofeed
    @WacyiQofeed 4 місяці тому

    Haddi aad la seexato eyyaha waxaad la kici doontaa boodo tagfi Taas oo micnaheedu uu yahay haddii aad seexato meel wasakh ah aad soo toosi doontaa adiga oo wasakhaysan wll haddi aad quudato wax negative wax aad la soo toosi doontaaa wax negative,adigu waxa aad tahay ee wakhtigaaga aada la qaadanayso ayaad tahy waxa aad quudato markooda ayay ku quudan doonaan

  • @IsmaacilcaliMohamuud
    @IsmaacilcaliMohamuud 4 місяці тому

    Jasakalahu khayiir

  • @IidoKhadar-bf8mg
    @IidoKhadar-bf8mg 4 місяці тому

    Mash alaah wll❤

  • @AyaanCabdi-eg1mr
    @AyaanCabdi-eg1mr 5 місяців тому

    🎉

  • @FaadumoFanka-wj2no
    @FaadumoFanka-wj2no 5 місяців тому

    Astaqfarta waan bilabay hadaa wxn ka helay wlhi deganasho

  • @Munira-j7w
    @Munira-j7w 5 місяців тому

    alow awlad bari nasii intee awlad heysanin amiiin yarabi

  • @FarxiyoAbdulahi-ff1ds
    @FarxiyoAbdulahi-ff1ds 5 місяців тому

    Dulqaadka Arina walbo

  • @xaragoxaaji1782
    @xaragoxaaji1782 5 місяців тому

    Anigu dadka ima ixtiraamaan badan kood, xitaa waxan arkaa dad aan waxba ka halayn oo iska kay naco. Anigoo waxba ka samayn... waxaan ahay qof naxariis badan dadka wax siiso haday maal iyo xoog iyo hiil u baahan yihiin xitaa waxan jeclahay inaan xiriiriyo oo telefan ka waco..haday ila joogaan u sheekeeyaa farxad galiyaa.. ila taliya dadoow?

    • @Sadiomohamedomar
      @Sadiomohamedomar 5 місяців тому

      😢😢wallal Ana sas ah wax I ixtiraama maleh 😢yarabi wixi nagu tagan nga qawa😢

    • @Sadiomohamedomar
      @Sadiomohamedomar 5 місяців тому

      Hada malagu ixtiraama hadi ha thy mxa sameysay😢

    • @MaangalChannel
      @MaangalChannel 5 місяців тому

      Midda 1aad, waa inaadan aqbalin ixtiraam darada, bahdilka ay dadku kugula dhaqmaan iyo hadala xunxun ay kugula hadlaan 2. Waa inaad naftaada u istaagtaa oo dadka kugu xad-gudba aad Yac is tiraahdaa oo aadan indhaha ka firsaan fal kasta iyo hadal kasta oo xun ay kugula kacaan 3. Waa inaad ixtiraamtaa naftaada marka hore 4. Dib u fiirso sida aad dadka ula dhaqmayso, haddii ay jiraan waxyaabo ay dadku kugu dhibsan karaan isku day inaad beddesho 5. Qofkii iska kaa naco adoo wanaag u samaynaya maxaa ku daba dhigaya, dhulka ilaahay wuu waynyahay dad baa ka badan oo wanaagaas aad samaynayso u baahan kaagana abaal hayn doona Ugu dambayn naftaada ixtiraam waxyaabaha ay dadka kugu dhibsan karaan iska bedel, dadka ku fahmaya oo wanaagsan ayaa wanaagaaga u qalma. Muuqaal baa jira ka hadlaya ixtiraam dheeri si lagu helo ka daawo kanaalka. Mahadsanid

    • @GamalFarah
      @GamalFarah 29 днів тому

      Asc Naftada ixtiraam dadka haku mashquulin raali galintoda dadka raali galintoda lama gaadho wakhtigaga gali inad diinta masajidada ka barato shaqaysato naftada kor uqaad waalidkaga caawi raali gali saladahaga tuko

  • @YasiinDharaar
    @YasiinDharaar 6 місяців тому

    Mcalin mahadsanid wa. Hadal run ah nosobadi jasa akalahu qayr

    • @MaangalChannel
      @MaangalChannel 6 місяців тому

      Wan ku faraxsanahay inu wax ku taray muuqaalka

  • @muxiyadiincali2478
    @muxiyadiincali2478 6 місяців тому

    جزاك الله خيرا

  • @SahroAli-h6m
    @SahroAli-h6m 7 місяців тому

    Itixankii ayaa hada noosoosocdo alaha nagu guuleeyo insha alaah❤

  • @SahroAli-h6m
    @SahroAli-h6m 7 місяців тому

    Maasha❤alaah ilaahoow qeyr kusii insha❤alaa❤ hadan❤ahay 4ugudanbeyeyey

  • @nadiifoyalahow1735
    @nadiifoyalahow1735 7 місяців тому

    masha allaaha tabaarak

  • @muzna4850
    @muzna4850 7 місяців тому

    👍

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 7 місяців тому

    KEEP A MOVING FORWARD BRO

  • @MaryanCabdale-d5l
    @MaryanCabdale-d5l 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤m.a

  • @amaalmaxmed
    @amaalmaxmed 7 місяців тому

    Wxa aan daadanayaa wakhti aay caqabado badan ihoryaalan hanigayguu aad ayuu u sareyaa lkn wxyaabo bad ayaa kasokeya in aan halkaan rabo gaadho aniga oo Alle kaa shanayo wxn baln kuqaaday in aan wx walbo oo ihortaagan iska indho tiro ama aan kadulbodo Alle intixaanka aakhiro io kan aduunkb hanoo fududeyo

  • @Alphasports.
    @Alphasports. 7 місяців тому

    Haa

  • @tawakal_mustafe
    @tawakal_mustafe 7 місяців тому

    Insha allh

  • @MumtaasCabdinuur
    @MumtaasCabdinuur 7 місяців тому

    Tnx brother🌹😊

  • @MumtaasCabdinuur
    @MumtaasCabdinuur 7 місяців тому

    Tnx wll😢😮

  • @SumeeyoAadancadoow-cv9mw
    @SumeeyoAadancadoow-cv9mw 7 місяців тому

    Waaw mahadsanid walaal❤😊

  • @dreamgirl.................1422
    @dreamgirl.................1422 7 місяців тому

    Walaal xagee ka dhacdee video yadaada cilmiga lahaa iyo wx yaabo badan kaga faide apdeta noqo wll ado rali ah 🥺🙏

  • @loulaAliLoula-zl5dz
    @loulaAliLoula-zl5dz 7 місяців тому

    Mashaallah

  • @AnasCbdirisak
    @AnasCbdirisak 8 місяців тому

    inshalah wan dadalaya ita cimrigayga kadhiman wad mahad santahay sxb allah kusharfo cimrigaga inta kadhiman

  • @AnasCbdirisak
    @AnasCbdirisak 8 місяців тому

    Adbad umahad san tahay sxb qali

  • @بشاراحمد-ل5م
    @بشاراحمد-ل5م 8 місяців тому

    أَسْتَغْفِرُ اللّٰه

  • @sabirinabubakar8617
    @sabirinabubakar8617 8 місяців тому

    Wcs mahadsanid wll runtii wa wax xaqiiq ah intaas ad so sheegtay o dhanba ilahay wixii wanaga hana garan siiyo way jiran cadoyinka xun dad fala ama kuwa wanagsan ba 2/5(2024(😍💯

  • @XayaadXayaad-y2g
    @XayaadXayaad-y2g 9 місяців тому

    Mansha allaah

  • @CabdigalladAbsullhi
    @CabdigalladAbsullhi 9 місяців тому

    Mahadsanid wll❤

  • @IsxackXassan-pf1io
    @IsxackXassan-pf1io 9 місяців тому

    Dadka waxaa ka sooba dadka Romantic

  • @MohamedcabdixakiinAweys
    @MohamedcabdixakiinAweys 9 місяців тому

    Ustaad noo soo badi aad aad ayaan ooga faa,ideystay aniga shaqsi aheenteyda muhiim ayuu ii yahay

  • @hoodomaxamedjamac1904
    @hoodomaxamedjamac1904 10 місяців тому