- 164
- 55 572
Falanqeynta diinta
Приєднався 2 сер 2021
Sodhowow walal halkaan waxad kaheli dontaa barashada diinta sida wacdi quraanka iyo barnamijyo kala duwan o taariiqda kamid ah
Waynida Nabi Naxamed Scw. sheq mustafe xaaji ismaaciil
Fadlan sii sher gareya asxaabta mahad sanidin #اسلام #duet #السعودية #قران_كريم #motivation #wararkiiugudambeeyey
Переглядів: 1 805
Відео
daalimiinta way is garanayaan 🥰🎯
Переглядів 2728 днів тому
Fadlan sii sher gareya asxaabta mahad sanidin #duet #اسلام #السعودية #قران_كريم #اسلام #wararkiiugudambeeyey #motivation
Muslimiinta oo udhexeeyo Dhib iyo Rajo /Sheq mustafe xaaji ismaaciil
Переглядів 5 тис.Місяць тому
Fadlan sii sher gareya asxaabta mahad sanidin #duet #اسلام #السعودية #قران_كريم
mahad calin dhamaan walaalaha an jeclahay 🥰💯🎆
Переглядів 76Місяць тому
Fadlan sii sher gareya asxaabta mahad sanidin #duet #اسلام #السعودية #قران_كريم
waxad tahay saxaabiyad ❤️📚🌹
Переглядів 172 місяці тому
Fadlan sii sher gareya asxaabta mahad sanidin #duet #اسلام #السعودية #قران_كريم
guusha iyo guul daradaba waa cashir النجاح والفشل درس من الحياة📚🎯📖
Переглядів 352 місяці тому
guusha iyo guul daradaba waa cashir النجاح والفشل درس من الحياة📚🎯📖
hammigaada ha sareeyo🎯اجعل همتك عاليه 📚
Переглядів 412 місяці тому
fadlan sii sher gareya asxaabta mahad sanidin #duet #اسلام #السعودية #قران_كريم
sheeko dhax martay nin gaal ah. iyo sheq cabdirashiid cali suufi 🥰
Переглядів 9 тис.2 місяці тому
fadlan sii sher gareya asxaabta mahad sanidin
waxad tahay saxaabiyad❤️⚘️
Переглядів 536 місяців тому
fadlan sii sheer gareeya asxaabta #darisle #motivation #vlog #travel #unfrezzmyaccount #arewa #dirisle #djibouti #duet #live
Taariiqda abwaan Hadraawi sheq cabdi raxmaan bashiir
Переглядів 10 тис.6 місяців тому
fadlan sii sher gareya asxaabta mahad sanidin #darisle #motivation #vlog #travel #unfrezzmyaccount #arewa #dirisle #djibouti #duet #live
maxad ka faaiiday qof walalkaa oo aad disho. sheq mustafe xaaji ismaaciil
Переглядів 1,3 тис.7 місяців тому
maxad ka faaiiday qof walalkaa oo aad disho. sheq mustafe xaaji ismaaciil
taariiqda sheq mustafe xaaji ismaaciil
Переглядів 7167 місяців тому
fadlan sii sher gareya asxaabta mahad sanidin #darisle #motivation #travel #unfrezzmyaccount #vlog
dhaldhalaalka nolosha maniyad japin Saxaabadii diinta haysay
Переглядів 2,8 тис.7 місяців тому
dhaldhalaalka nolosha maniyad japin Saxaabadii diinta haysay
quraanka guusha uu ka waramy waa guushee📖
Переглядів 667 місяців тому
quraanka guusha uu ka waramy waa guushee📖
sheekada imaam lagu magacaabo abuu xaatim🎯📖
Переглядів 397 місяців тому
sheekada imaam lagu magacaabo abuu xaatim🎯📖
sheq shariif cabdi nuur iyo hankiisii sareeyay🎯📖
Переглядів 5511 місяців тому
sheq shariif cabdi nuur iyo hankiisii sareeyay🎯📖
khudbatul jumcah طالب عبد الناصر سعيد جيلي
Переглядів 30Рік тому
khudbatul jumcah طالب عبد الناصر سعيد جيلي
قصة إمام أبوحنيفة taariiqda imaam abuu xaniifa
Переглядів 29Рік тому
قصة إمام أبوحنيفة taariiqda imaam abuu xaniifa
قصة أبوبكر الصديق رضي الله عنه saxaabigii ugu fadliga badnaa saxaabada
Переглядів 17Рік тому
قصة أبوبكر الصديق رضي الله عنه saxaabigii ugu fadliga badnaa saxaabada
لأعذبنه عذاباً شديداً xigmadaha quraanka
Переглядів 15Рік тому
لأعذبنه عذاباً شديداً xigmadaha quraanka
ماشاءالله
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Scw
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam
Masha Allah bless you my brother
Mansha allha sheķhan wañ jeçelahay ilaahay dartihii sida wangsan ee u wax nogu shegayo Alle haka abaal mariyo malinta qiyaame amiin yaarabi
Amiin uqtii 🤲
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahay haku jeclaado ❤
Mash allah ilaahay ha inuu xafido shekhenaa amin
Masha allah ❤
Masha allah ilahy haku xafido walal❤
اللهم ءامين اللهم ءامين 🤲🤲🤲
ماشاء الله كلام صحيح شكرا وجزاك الله خيرا
M.a
LIKE II SAAR INSHA ALLA
Masha allah
Masha allah ❤
ماشاء الله جزاك الله خيرا الجزاء اخي الفاضل
Guuleyso ❤
Guuleyso ❤
Guuleyso ❤
Guuleyso ❤
❤
Sheekh Bashiir, hadrawi waa ninkii yidhi adduunka waxaa iigu farxad badnayd markii soomaaliya burburtay!! Hadrawi wuxuu ku jiraa shakhsiyaadka wadanka burburiyey jaajuus xabashi ayuu ahaa.
Nacas aan warhayn ayaad tahay
AAKHIRO ka dacweyn insha allaah. Halkaas ayay isku arkayaan adiga Gaalkii awoowga AFWEYNE & culimadii & wadankii & ummadii hagardamayeen
Thanks so much mufakir sheikh Abdulrahman, (intaan isdooney ayaan iswaayey ) ( waxaan isweydiiyey meedey kaalintii aad laheyd ma waxaan ahay jasad iyo ruux keliya)
❤❤❤
Beenalahan maqla bal!!! Dadka jeceel talow ma kuu 6 sano qansax deere kuxireen baa??? Why did he join snm if he loves Somalia?
Sheekha iyo abwaankii somaliyeed alle haw naxariistee ayaad afkaaga xun la doonanaysaa ximaarow jawaabtaadda akhriso. Xaqiir dulufleh baad tahay, xaar daadiyaad tahay af xaakaysan baad tahay xaqiir soconayaad tahay xasarad iyo xin baad tahay Xidigahaa widhwidhayaa rurntu ay la xeer tahay, xabsi beenku xidhan iyo ximaar dhuusay baad tahay,
@@mohamedaliahmed3419 thanks 👍... sifiican Ayaa isku tilmamtay.... laakin Kani Sheikh maaha...Waa siyaasi mucaarad oo jabooti laga Soo tarxiilay!
@@nusumkate123 Thanks Hadaan ku odhan laa walal ilaahay ka baq oo abwaanka amaanta uu leeyahay ha u diidin muran iyo cay baad iigu jawaabi lahayd lkn si fiican baad waanadii sidii aad ku fahmi lahayd kuugu soo gudbiyey waanad qaadatay
Snm maxay tahay xoolayahaw xunkii
Sheekhoow ka xisho umada somaliland dheldheleysid land land wax la idha. Somaliland wa dal
Fayla soof mufakar guulayste ❤
Waar waxan bila aqoonta ah ee jaahilka ah ee afsoomaligu ku adagyahy? Ee raba inu hadraawi tariikhdiisa iyo qofnimadiisa ka waramo Awoow afsomaliga baro oo hadraawi waa mutanabi oo kale Ma fahmi kartid shakhsiyadiisa iyo xeeldheeridiisa e ha is daalin Hadraawi waa diiwaan Falsafad iyo mandiq iyo fahan midna ma haysid
Adiga maan gaab ah sxb
Hadraawi AHN wuxuu ahaa filasoof cajaai'b ah, dadka nooc goonni ah oo mar la arag ah, waxaa la mid ahaa Xaaji Aadan afqallooc, Gaarriye iyo rag kale oo faro ku tiris ah.
I drink therefore I exist
Alle how naxaristo abwaanka 😢
Shiikhu run ayuu sheegay waana ku raacsanahay fikirka uu ka qabo hadraawi. Hadraawi dunida ayeynu dheernahay lkn dadkiisu ma oga. Reer galbeedku waxa ay ku sheegeen hadraawi mufkirka afrika.
Hadraawi Shakespeare ka Somaalida ayuu ahaa, weliba baro dhaafay ! Markii professorada jaamacadaha Oxford, Cambridge iyo London loo turjumey, ee ay la tacajebeen sugaantiisa iyo hibadiisa curinnimo ee gaarka ah, ayay u aqoonsadeen in uu ka mid yahay abwaanadii, filusuufyadii iyo mufakiriintii Caalamiga ahaa ee waaweynaa. Gabayadiisii iyo suugaantiisii ayaa jaamacada Oxford Ingriisi u turjumtey si Caalamku uga faa'idaysto afkaartaa iyo aragtida nolosha abwaankaa weyn ee Somaaliyeed iyadoo mar horeba Ingriis geyiga Somaalida u bixiyey the Land of Poets oo ah Dhulkii Abwaanada.
Beealeh
Waxa so baxay qarnigan budged tarikhyed, Kani ka mid yahay
Beenaale
Sheekh waa runtaa 2005/ilaa 2006 tafsiirka ayaanu wada dhagysan jirny mustajaamaca Burco. Allah ha u naxariisto Aamin Aamin
Dadka islaamka isku dirkooda oo kaliyeetay. Ka shaqayn jireen,,maxay kaloo qabteen.
@@mussejama311Dadkee islaam ah ileyn awoowga Afweyne ayaad Nebi iyo macsuun ah u taqaanaa.😂😂
@@mussejama311sxb AHUN Hadraawi wuxuu ahaa hadyad uu illaahay soomaalida ugu deeqay marka sxb inta aanad Ku danbaabin horta buugaagtiisa iyo barnaamijyada laga duubay marka adoo cidna ceebayn go’aankaaga iyo fikirkaagu xorbaad u tahay mahadasanid
Eebe ha kuu naxariisto marxuun hadrawi, Aamiin
Odaygani waa cunsuri aad u xun, isu haysta inuu wax yaqaanaa,
حفظ الله الشيخ عبدالرحمن بشير وأطال عمره..
Hadraawi ilaahay ha u naxariisto wuxu ku dhex dhintey wadankiisii yo dadkiidii
Mar ka hore ayaan ahay ma ifkaan ku noolahay mise uunka hoosoo Aboor loo Hibeeyoo aakhira jiraan ahay Ma adoon qof ban ahay mise run ilaahy Mar ka hore ahay ..waa gabayadiisii
War badan baa ka maqan sheekh Cabdiraxmaan.
Taariikhda Ismail geelle iyo abtidoon ayaa malaa adiga oo kawarama kuu fiican abu hadre qaranka aad necebtey eed munaafaqada habeen iyo maalin ku wado ayuu ka dhashay adiga iyo noocaagaana wuu noo sii sheegay.. Nin is mahadiyoo hadana hoosta ka urayaad tahay. Somaliland marka la sheegana mid hinaasayaad thy. 😂😂😂😂😂
fikir ayaa laysku dhaafay aduunka !!!!!!!! from saylac
sheq cabdi raxmaan bashiir waaa wadaadka kaliya ee quluubtayda dareen galiya oo aan fahmo si fiican Allah haka jasaayi siiyo !!!!!!!!!!!! waa iga lilmaysiiyay qalbigaan ka dareemay rissaalada uu tabinayo !!!!!!!! from saylac
Wan idin jeclahay reer saylac from muqdisho ❤
@@falaqeyntadinta3449 me too walaalo guulaysta
Horta ma afgaran 😂 ummadan Direed. Afkoda Qaniga ah & Aftahanoda ayay muunadayaan . Wasiiladii weedhahay u gunteen. Sheekhan wa asal R. Zaylac . AHUN HADRAAWI iyo Awoowaydi Direed & wixii muslimiin ah aammiiiin.
Ilahay haiika xafido😊
Wadakir faina dhikraa tanfacu muminiin