- 25
- 254 988
Abdirahman Shire
Kenya
Приєднався 12 січ 2015
Suxufi iyo sawir-qaade ka shaqeeya Soomaaliya gaar ahaan Puntland oo jecel hormarka iyo bilicda wadanka, u qareeme bulsho.
Maxaa Carmo loogu bixiyey Khaliijka Soomaaliya?
Degmada Carmo Ee Gobolka Bari waa megmo tusaale u ah waxa loogu yeero isku tashi waxay dhisatay wadooyin casri ah kuwana hadday gacanta ku hayaan.
Переглядів: 13 239
Відео
Hibo Nuura "Waan la yaabay xaafaddan casriga ah ee Amal Village Garowe".
Переглядів 1,9 тис.28 днів тому
fanaanada soomaaliyeed Hibo Mohamed Hibo nuura oo booqatay xaafadda Amal Village oo ah xaafad casri ah oo laga dhisayo magaalada Garoowe.
ISKALAAJI | DALKA-DHAWRE | HEES DENI | 2024
Переглядів 9 тис.6 місяців тому
ISKALAAJI | DALKA-DHAWRE | HEES DENI | 2024
Soodhawayntii Kabtan Ayuub Ee LAASCAANOOD:
Переглядів 870Рік тому
General ayuub iyo Ahmed Foodcadde oo ka yimid dalka dibadiisa ayaa si mug iyo miisaan leh loogu soodhaweeyey magaalada LAASCAANOOD EE GOBOLKA SOOL.
Qardho PUNTLAND🇸🇴🇸🇱❤️.
Переглядів 1,7 тис.Рік тому
Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar Puntland🇸🇴🇸🇱.
ISKALAAJI HEES CUSUB DOORASHADA HAL QOF IYO HAL COD PUNTLAND.
Переглядів 134 тис.Рік тому
Abdiaziz iskalaaji heesta Doorashada golaha deegaanka Puntland
Daawo: Degmada Isku-shuban ee Gobolka Bari.
Переглядів 551Рік тому
Degmada isku-shuban ee gobolka bari waa degmo qadiimi ah oo leh dhul-beereed iyo il-biyo ah oo dabiici ah
Meherad casri ah oo Gaalkacyo laga furay.
Переглядів 182Рік тому
meheradda bidhaan oo ah mid aad ka heli kartid coffe iyo cuntooyin casri ah ayaa Gaalkacyo lagaaga furay.
Daawo: Madaxweyne Deni iyo Gaalkacyo.
Переглядів 606Рік тому
Maalinta 2AAD Ee Banbaxa urur siyaasadeedka Kaah oo Gaalkacyo ka dhacay.
Deegaanka Bixin
Переглядів 121Рік тому
Dooxada bixin gaar ahaan deegaanka Waaw oo u dhow Magaalada Garoowe waxay ka mid tahay meelaha dadku ay daawashada u tagaan xiliyada barwaaqada #Shire2023 #Somalia #Puntland #Landscape2023
Daawo: muuqaalka deegaanka Darayle Nugaal/PUNTLAND.SOMALIA
Переглядів 134Рік тому
Halkaan waa deegaanka Darayle oo galbeedka ka xiga magaalada Garoowe
Maryan mursal oo Calanka Cad ee nabad geysay Gaalkacyo
Переглядів 3427 років тому
Maryan mursal oo Calanka Cad ee nabad geysay Gaalkacyo
Godod Oo Laga Dhagax Dhigay Dugsi Hoose/Dhexe
Переглядів 768 років тому
Godod Oo Laga Dhagax Dhigay Dugsi Hoose/Dhexe
Bilicda Gaalkacyo oo Dib Loo soo Celinayo By Abdirahman Aden sh
Переглядів 2268 років тому
Bilicda Gaalkacyo oo Dib Loo soo Celinayo By Abdirahman Aden sh
Mahuran Band Gaalkacyo Heesta Calanka
Переглядів 2,3 тис.8 років тому
Mahuran Band Gaalkacyo Heesta Calanka
Daawo wariyayaasha Gaalkacyo ee konfurta & waqooyiga oo kulmay
Переглядів 1789 років тому
Daawo wariyayaasha Gaalkacyo ee konfurta & waqooyiga oo kulmay
madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo ka dhoofay
Переглядів 1569 років тому
madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo ka dhoofay
Mnsha allh mglo weyno qruxiyo deganaan iyo dhul siman ah
Maashaallah carmo reer carmo su all baan idin weydii nayaa please run iigu jawaaba in aan magaaladiina soo dagaan rabaaye cid aan cali saleebaan aheyn ma dagantahey
Meeshan waxan mari jirey iyadoon aqal ka taagneyn anigu carmo garan maayee waxa iigu dambeysay iyadoo la cali ku habsadey waa magaalo weyn maanta hore u socda cali saleebaan from awdal
Maanshalaah waa in labooqdaa carmo noolaada waan idinku faraxnsy
M.a mabruk magalo kudayasho mudan
Mnsha allah waa magaalo qurux badan oo nadiif ah
Mnsha allah magaalada ma hal injineer baa dhisay,guryaha waa hal naqshadee
Maasha Allah qurux iyo nbd Mahad sanid Dadka soo diyaariyey Barnamijkan. Allaha noo barkeeyo nbd iyo caano Soomaliya. Dadbaa Qabiil iyo Land land ka arkayaa. Soomali baan ahay dhulkoo dhan waa Dhulkayga maalina waa soo booqan Doona Carma insha Allah.❤
Masha allah wamagalo kudayasho mudan siday dadku isku xilqamen lkn magaladu wacidlo
Congratulations PuntaLn 🎉❤
Maasha Allah Beesha Cali Saleebaan waa dad wax qabsaday. Waa nin Leelkase ah oo gaalkacyo idinka soo salaamaya.
“Ask not what your country can do for you - ask what you can do for your country,” Fahanka doowlada ayaa Soomaali kamaqan. Carmo Guul iyo masha Allaah, waa tusaale wacan oo tusinaysa in dad isku tagay oo wax isku darsaday uu aduunku ku hormaray, ee tuugsi cidina kuma hormarto. Shilimaan ay dadku isku gaysteen ayeey dadku wax kuqab sadaan.
🎉🎉🎉🎉🎉love you puttland ❤
ASC,Maashaa ALLAAH, Wa TABBAARRAKALLAAH.
Waa tusaale qurux badan mudanna in lagu daydo masha allh isku tashigaas waxaan rajaynaya in bulshada kale ee somaliyed sidaa samayso aad baad u mahadsantahay tabintan aadka u quruxda badan
Maan shaa alaah waa meel Aad u qurux badan nadaafada waa muhiim iyo blicda
illaahey habarakeeyo carmo
*BOOSAASO WLHI WAXAA ISKA LEH CALI SALEEBAAN* Ninka Carmo oo 20 sano jirta saan u dhistay waa ninka boosaasana quruxsaday maxaa been la isugu sheegi kuwa kale majeerteenka ah iyo kuwaan aheenba dee tuulooyinkooda laamiga ku yaala ayaa lagu qiyaasi waana tagay dhamaan Hadii xataa tuulooyinkaas laamiga ku yaalo la isku daro Carmo ma gaarayaan …. Magaaladaan waxay isku darsatay qurux, xarunta tababarka CIIDANKA soomaaliya, isbitaalo oo waa meesha kaliya oo caafimaad loo soo doonto, iyo Meel lagu dhan yahay iyadoo ah, anigoo cumar maxamuuda waa meesha kaliyoon amaan ku dareemo 3 sano ayaa daganahay👍 Sidoo kale waxaa iyadana mustaqbal Sidaan oo kale ah leh magalada wardheer bari oo iminka la asaasay kana tagtay tuulooyinka laamiga 100ka sano ku yaalo oo cuqdada lagu dhisay oo bilaa horumarka ah.
Waa baramish cajiib ah Hanbalyo rer carmo Lkn please laamiga weyn Ee carmo dhex maraa hagaajiya bal eeg sida uu u burburay iyo dayaca ka muuqda Bal
waah jiidad aan taayo laahan oh iskah buurburaya
MIYAANU WALAAL ADIGA KU SUGNAA INAAD NOO DHISTO? PUNTLAND WAA CIID WANAASAN TAHAY- dhammaan
meshah daad maah joogan miiyah xaagey daadkih aaden
PUNTLAND INAGA BADAN. DADOOW WADANKEENA OGAADA.
Excellent project 👍
Dhulka Beesha Dubeys ee Warsangeli.
Carmo waa tusaale dhab ah oo ku tusayay dhul dadkisa dhista. Carmo waxaa bixyay beesha dubeys ee degta dhulka baxada wayn ee Beri iyo sanaag, waxay dhisan kari layihiin magalo camiran ay wada leyihiin beshasii halka jufo MJ ah ay sidaan u qurxisaty dhul ay siisay besha dubays masha allah tabarakalah. Lakala dheere oradse maaha
dubays aa ana kuu waso baro o dhan Cali saelbaan baa leeh oo mayor kaa ah kurtun warsan orod nugaal aad
Congratulations to the local government and the community living in this town and itz environs for working together and making their town one of the cleanest towns in Somalia. Many Thanks to the youtuber @Abdirahman Shire👌
Maanshlaa wa wax lagu farxo nidaamkaiyo degaameenta magaalda waa dhulka si wanaagsan wax looga qabtay hadaan nahay maaaladacaynaba Somaliland waa inay wax kabarta degamada iyo magala daramo sida loo qabeeyay ee dawlada hoose wax uga qabtay
Waa dad ilbax ah oo khubaro ganacsi ah Lkn daacish baa ku badan
Ma adaa qori jirey Daacish?
Maasha Allah ! Qoys walba guri ku filan baa u dhisan. Dhulka lagu habsado ee layska soo xeerto Allah waa ka badbaadiyey.
Muuqaal cajiib ah, Horay u soco sxb
Oromada ka ilaaliya dalka
Well
sida kaliya oo wax qabad muuqda lagu heli karo waa isku tashiga iyo iskaa wax u qabsashada.hambalyo rer Carmo.
Ilaahay Puntland Haynoo Xifdiyo Oo Nabadda Haynoo Xijiyo. Alhamdulilah! 🇸🇱🇸🇱. Wiilka Qamiiska Qaba ee inoo Sharaxay Mahadsanid Walal! Waa Nin Codkar Ah Masha Allah! P
parlamanka ma putland ayuu ku dhex yaaala?
Masha Allah Addeer Cali Kallluun ama Cali Taajir, Reer Barri Dadka Kaliyoo Wax qabsadday Baad Tihiin. Waa Ina Adeertiin Cumar Maxamuud Ee America idinka soo Sallaameeysa. Dhashii Ilmo Shikh Khaliifoow, Bartaas Kawadda Hormarka Ilma Addeerayaal. PUNTLAND FIRST! 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
kalun xeey thay, cali salebaan waliba cawliyhan waa kuwaa waxaa cuntiid ama xiratiid kuu kenaa oo dekada bgosaso maraktiba 80 procent iska leeh langab baa tahye omar mahamud ana agaan sxb fagiir baa thaye fanka jooji,
Bosaaso hargeysa tartartan kula jirta ka soo gurteen labo degaan soo degteen😂
Mj haddi 1991 Xamare laga soo Qaxiiine xamare waay yallen laahayn Lki Hawiye habaaren soo barakiiciiyeey
Cid Nabarakicisay maleh. MJ Maxamed Siyaad Barre baa waa hore barakiciye oo xasuuqay. Hadda waanu Caqliyeeysanay Oo Waxaan ogaanay Puntland Meel kaquruxbaddan ba adduunka inneeysan jirin mardanbana katagamineeyo. Hawiye Hadduu awood uu wax kuqaxiyo leeyahay, labaatan sanno Qawaarij ma gumeeysateen masaakiinta. Subhana'Allah
Xamar waa Magaalo soomaaliyeed sxb
DADAAL AYAA WELIGEED MEEL LAGU GAARI JIRAY… Keep going.
@@Really2025 War cadaawada wee dhamaatey
Long year wllhi wa uxiisay magaldydi carmo
Mashallah ❤
Dadkan degan gobalada dhexe ilaa waqooyi galbeedka somalia wuxuu ilahey khayrad ahan usiyay dhagaxa marka aad jogta koofurta somalia guri dhagax ah in aad dhisato waay adagtahy sawabta ah dhagax in la helo ayaa adag hadii la helna waa qali tusaalo tusaalo aniga hadda waxan ku noolnahay magalada jowhar meesha uga dhaw ee dhagax ka heli karno waxay no jirta 70km
Oo guryo Noocee ah baad dagantihiin marka? Ma jiingado mise buushash.
@Cici_mimi jiingad ama dhis iyo dhoobo
Waqooyi anaa jogaa xataa way adagtahay in laga helo dhagaxa xagan aan jogo. lakin dhulka sanaag beri ilaa gobolada puntland tuulo kuma arkaysid waa wada magalooyin
Woqooyigee joogtaa walal adigu oo aaan dhagax lahayn waxaan islahaa woqooyigu waa wada dhagax@@mr.ironmindset1973
Weey qurux badantahy lakin waxan idinkula talin lahaa reer walbo in aay lawo geed beeran si magalada cagaar unoqoto
Aad bad u mahadsantihin inad nalaso wadagtan muqaalkan aad ka uquruxda badan wa magaalo aad uqurxoon
Masha allah carmo cali saleeban wan u xiisay marki galbihi laga garo ban sabayad iyo cano isku gosan jirnay buundoyinka magalada mara hostoda 😂😂😂😂
GUUUL GUUUUL CARMO LAAKIIN WAXAA LA YAABANAHAY IN HAL TALAAL GEED KU OOLIN WADADDA MAXAA IDI DIIDAY INAAD KU BEERTAA DHIR HADDII BIYAHA UU KU YAR YAHAY CARMO FHIR BADAN OO AAN U BAAHNEYN BIYA BADAN,
Mashaallah waa magallo aad u qurux badan
Magaalad waa in Dadka Somaliyeed dhamaan lagu soo dhoweeyo lanasiiyo wax barasho bilaash ah
Dad kii magaalada deganaa halkee loo tarxiilay magaalada waa cabsi cabsi 😂😂😂😂
Lamiga weyn maxa loo samen wayay reer carmo jajabka buuxuya
Geedo halubeero carmo
Masha allah degmada carmo horumar bay ku talbsatay