- 19
- 32 814
Bilaal Media Pro
Canada
Приєднався 24 тра 2021
Kusoo Dhawoow Channel-ka Cusub Ee Loogu Talo Galay in Lagu soo Gudbiyo Arimaha Dacwada iyo diinta Islaamka
Sh C|Rahmaan Bashiir || Bada Itoobiya la Siinayo Xagay ku Taala + Heshiiskii Turiga Ka Dhacay
Sh C|Rahmaan Bashiir || Bada Itoobiya la Siinayo Xagay ku Taala + Heshiiskii Turiga Ka Dhacay Maxa Ku Jiray
Переглядів: 2 004
Відео
Sh Mohamed Idris || Heshiiska Turkiga ka Dhacay + (Damaca Itoobiya Ee Bada Soomaaliya)
Переглядів 12 тис.4 години тому
Sh Mohamed Idris || Heshiiska Turkiga ka Dhacay (Damaca Itoobiya Ee Bada Soomaaliya)
Sh Mustafe || Quraanku in Uu Alle Xagiisa uu ka Imid Maxa Cadaynaya.
Переглядів 2264 години тому
Sh Mustafe || Quraanku in Uu alle Xagiisa uu ka Imid Maxa Cadaynaya.
hadaa Doorasho ku heshiin Weydeen, Ma umada Dhiigeeda isku daadinaysan || Sh Umal
Переглядів 2,6 тис.7 годин тому
hadaa Doorasho ku heshiin Weydeen, Ma umada Dhiigeeda isku daadinaysan || Sh Umal
Sh Mustafe || Dhibta Uu Somaalida ku Hayo Baraha Bulshadu.
Переглядів 11 тис.7 годин тому
Sh Mustafe || Dhibta Uu Somaalida ku Hayo Baraha Bulshadu.
Sh Mustafe || Saadaalinta Mustaqbalka Islaamka
Переглядів 1 тис.Місяць тому
Sh Mustafe || Saadaalinta Mustaqbalka Islaamka
Zakada Ama Cashuurta Midkee u Fican Bulshada in laga Qaado || Sh Mustafe
Переглядів 4932 місяці тому
Zakada Ama Cashuurta Midkee u Fican Bulshada in laga Qaado || Sh Mustafe
Saamaynta ka Dhalan Karta Hadii la Xidho Marin Biyoodka Babu Mandeb ~ Sh Mufakir C/raxmaan Bashir
Переглядів 3,2 тис.11 місяців тому
Saamaynta ka Dhalan Karta Hadii la Xidho Marin Biyoodka Babu Mandeb ~ Sh Mufakir C/raxmaan Bashir
Hadafka Dagaalka Xam@@s Muxuu Yahay┇Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Переглядів 902Рік тому
Hadafka Xam@@z Ka lahayd Dagaalka Qasa Muxuu Yahay ~ Sh abdiraxmaan bashiir
Madaxweynaha Turkiga, Talaabo Inuu Qaado Maxa ka Hortaagan ~ Sh C|Raxmaan Bashiir
Переглядів 572Рік тому
Madaxweynaha Turkiga, Talaabo Inuu Qaado Maxa ka Hortaagan ~ Sh C|Raxmaan Bashiir
Qadiyada Falastiin Oo Midaysay Shucuubtii islaamka - Sh C.Rahmaan Bashiir
Переглядів 868Рік тому
Qadiyada Falastiin Oo Midaysay Shucuubtii islaamka - Sh C.Rahmaan Bashiir
Duqayntii Hospitalka Qasa😢 - Sh C.Rahmaan Bashiir 2023
Переглядів 1,2 тис.Рік тому
Duqayntii Hospitalka Qasa😢 - Sh C.Rahmaan Bashiir 2023
Burburkii Yuhuuda Ayaa Soo Dhawaaday - Mufakir Sh C/Rahmaan Bashiir.
Переглядів 937Рік тому
Burburkii Yuhuuda Ayaa Soo Dhawaaday - Mufakir Sh C/Rahmaan Bashiir.
Sh Mustafe - 6 Sano Ee ugu Horeeya Sida loo koriyo Ilmaha Yar.
Переглядів 502Рік тому
Sh Mustafe - Sida loo koriyo 6 Sano Ee ugu Horeeya Ilmaha Yar.
Itikaaf'ka 10 Danbe Ramadaan ~ Sh Musafe
Переглядів 335Рік тому
Itikaaf'ka 10 Danbe Ramadaan ~ Sh Musafe
Dawladii Nabi Mohamed Scw Asaaskeedi Maxay ku Dhisnayad- Sh Xuseen Cali Jabuuti
Переглядів 645Рік тому
Dawladii Nabi Mohamed Scw Asaaskeedi Maxay ku Dhisnayad- Sh Xuseen Cali Jabuuti
Sh Umal Oo Ka Digay Halista Qowmu luudka
Переглядів 236Рік тому
Sh Umal Oo Ka Digay Halista Qowmu luudka
Dhibaatooyinka Caafimad Ee ka Dhasha Daawooyinka la isku cadeeyo - Sh Maxamed Ismail
Переглядів 453Рік тому
Dhibaatooyinka Caafimad Ee ka Dhasha Daawooyinka la isku cadeeyo - Sh Maxamed Ismail
Sh Xuseen Cali Jabuuti - Muxaadaro Cusub 2023 - Magaalada Muqdisho
Переглядів 374Рік тому
Sh Xuseen Cali Jabuuti - Muxaadaro Cusub 2023 - Magaalada Muqdisho
Uf baa lagu yidhi
Ismaaciil Cumar Geelle waa kii dhadhamiyey Aby Axmed faa'iidada baaxadda leh ee Itoobiya ka heli karto deked, isagoo 2 bilood si xor ah u siisay Itoobiya dekedda Jabuuti, wax yar uun ka dib coronavirus.
Ina Afawarqow bal maxaa kaa galay arimaha somalia
Munaafaq ilà munaafaq maxaad u qaylin wayday
2 dan ninba way dhacayaan sooner or later.
Sheekh siyaasada somalia iska dhaaf waa lagu ceeboobaa
CIRRO COD SHICIB BUU VKU. YIMID, SHICIBKUNA KUMA. DHACO INVUU JOOS TAGO. 6 BILOOD HA LAGU DHAMMEEYO, WAXA LALA. SUGAYA INTUU MAREYKANKU KU AQOONSANAYO S.LAND TIIYOO LA OGYAHAY IN MOOSHÎN LAGU AQOONSSNAYO UU DHEX SOCDO BAARLAMANKA USA GA.
Waa maxay sarayntu ma in lagugu sanduleeyo in baddaada la qaataa dadkii maxaa helay?
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
Asc shiikh soo iidinka maaha kuwa dayacay masuulliyadii na
Cutub
Adiga kaliga miyaa wax garanayo?
TUDUC
Allahu ha ku xafido Sheekh mustafe Xaaji ismaciil haruun macalin ku dayasho mudan ❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤
Masha allah🎉
Somali president are like the young and the restless. President has no clue about the reality of world politic
Naval base for Ethiopian is a threat to the region
This is conspiracy agreement
waa waxgarad wayn
Lakin talada ugudambayn waxaa iskaleh shacabka somaliyed
Heshiskan la ansixiyey waxay hordac uu tahay inn damaca oromiya ay kaledahay dhulalka somalia sii fudud uu heshoo .wad aragten I misa jeer ayey damacdee dul balaris xaga somali galbed ayadoo adegsanayso dagalka canfarta.
war waa mubaarak waynaadey
Soomaaliya waa Laga guuleystay Dowladdeeedii waa la dumiyay. Maamuladii loo dhisayna waa la isku diray bulshadoo usacabtumeysa cadaw goodana waa la sugayaa mar dhow Wax kale ma dhahayo waxaan leeyahay Hambalyo cadawgeenoow.
waxad sheegeyso wa u malaynayaa weye iyo mucaarad maslaxad anagey nagu jirta cidana deris ba nahay wey isbedeli karta marka hore uso co shada dantenu tahay waqtigan qurbaha jog hadal la fudud😂😂😂
Jazakallahu Kheyiran Yaa Sheekhana
Sheeqa waxuu noshega cida o reer abti ah sheeq waan ognahay cida ku rer abti ah
Waanu wada ognahay in badda Soomaliya loo socdo ee Xassan Sheikh yaa u sheegaayo? Nin reer aakhiraadkii kabaxsan waayeen maa dad nool nool, dhul iyo badda udaahaayo?
ABSOLUTELY 💯 💯 ILAAHOW DAALIMIINTA SHARKODA NAGA QABO YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 MAASHA ALLAH. SHEEKH JISAAKALAAH KHAYR ALLE HAKU XAFIDO AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Tabliiqii na reaction miyu damaynaya😂😂😂😂
Shiikh Allaah Hakuxafido ⭐️⭐️⭐️⭐️ Dadkaan aad wax usheegeyso horey baa looga quustey. (Dadkaan Lahadlayaa baalahayn Dux iyo iimaane anuunbow Damqanayee Dhaguhu umadaloolaane) 100 sano kahor. Subxaanallaah. Xaqiiqa Xasan Maskaxiyan Macaafimaad Qabo. Sedee Kudhicikartaa in Shaqsi Sheeganaya inuu yahay Masuulka 1 Koowaad ee Dal - uu Shir kagadhawaaqo Dowladii Duulaanka Ku-ahayd Dalkiisa (waxay Noosameysey Nafhurnimo oo Wallaalaanahay). Umada Somaaliyeed ee Cawaanta-ah Wallaalayaal Ninkaan iyo Midka Uu Raysalwasaaraha Kadhigtey - Xaqiiqa Dad Maskaxiyan iyo Caqliyan Dhamays’tiran Maaha. Waxaan Ugubaaqaya Cawaanta Somaaliyeed Wallaalahay- Hadii ay’suurtoobikarto Hallo-istaago in Dalka iyo Dadka Somaaliyeed Labadbaadiyo. Waxaa inoo Heshiiyey Waxa Looyaqaan (international Mafia Groups) Turkidu Waa Dad Taariikhiyan Dhaqankoodu Yahay Mafia System. ( Samuel Pepys: was an English writer and Tory politician. He served as an official in the Navy Board and Member of Parliament , Chief Secretary to the Admiralty under both King Charles II and King James II). Riboot uu Kaqorey Turkida 1666 oo uu Sharaxaad dheer Kasiiyey Boqorkii ingiriiska oo uu shaqaalaha u-ahaa Wuxuu Sicad ugu Sherayaa Boqorka in aaney ahayn Turkidu Dad la-aaminikaro Heshiiska aad lagasho wuxuu Kutilmaamayaa iney yihiin Dad leh- Dhaqanka Maafiyada. Waxaan Sooxasuutey Ritoodkaan oo Kujirey Taariikhdii Ninkaan oo aan akhriyey 1997. Turkidii waxay Kudadajinayaan Somaalida iney Gashadaan Meel Rekaata-ah waxa looyaqaan (blackmail) Somaalidii Bay Galinayaan Heshiisyo Gacan maroojina iyogooraba iney 2 Bada Dalba Balackmail Kuhays’taan. Itoobiya Boqolaal Sano Bay-isticmaaleysey Dakada Massawa ee Eritrea Maxay may Tiraahdi itoobiya Xoog ama Xieelad Baan Kurabnaa Bada Eritrea ..? Sababtu Waxaa Weeye Itoobiya maaha waxa shaqadaan wata. Somaalidiina waa Shinbirtii Baqabaqaa. Shaciga aduunkaa nagu khabaya in toobiya Bad hesho. Subxaanallaah. Muxuu sharciga Somaaliya Khabaya ee aan Eritrea khasbayn, Jabuuti Khasbeyn, Kenya Khasbeyn ..? Xaqiiqa Maaha itoobiya waxa Raba Dhulkeena iyo Badeena ee Turkiga oo Ingiriiska iyo Mareykanka Kontarakti ugusooqaatey itoobaya inaga Turiya -ah Baakasooreebaya Jaynaha Si-aan ugasooreebana Waxaaan Bad iyo Dhulkasiinayaa Somaaliya ee Maxaad ii ogoshihiin..? Hada waxay arkaan inaan xasan iyo Kooxdiisa waxba Faraha ugujirin oo ay’Cidla Heehaabayaan marka sheekada Turkidu waa aan Kagaarsiino inta Kooxdaan Tabcaanka-ah Joogto. Madaxda Somaalidina Musiibada Kuhabsatey waa Dowlada aan Wallaalaha Nahay. Xagee Wallaalaha Kunoqoney Maafiyada. Dal iyo Dadba waxaan Taaganahay Haadaan Qarkeed waxaana Lugaha Lasiigaleynaa Meel aan Kasoolaabasho Lahayn. turki,qadar iyo imaaraad waa Dowlado 80 Sano wakhti Lajoogo Kaqaatey Dowlado Kale iney Waligood Shaqaale Daacada unoqonayaan iyagana waxaa Loosaxiixay in La-illaalinayo. Hadaan Sooqaato Tirkida 1945 Markii Dagaalkii 2 Labaad Dhamaadey Turkida waxaalasiiyey Kontaragti iney Yuhuuda Kasooguraan Aduunka oo ay’isugu Keenaan Fastiin oo ahayd Dhulkii Iyagu Xukumayeen iyagoo 6 Bilood Kadib Dhamaadkiidagaalka kuwareejiyey Falatiin Ingiriiska Kadib Markay Heshiis Lasixiixdeen Maraykanka iyo ingiriiska ilaamaantana Waa Shaqaale ingiriis iyo Mareykan. Waxaa Hadba-loogalinayaa Shaar Sirikara dadka iyo Shaqada Loodirsanayo Turkida, Qadar, iyo Imaaraadka, waxay Qaateen Kontaragti - ah Keebaa Kuguulesan Kara inuu Qayb kamida Dhulkeena iyo Badeena Siiyo Itoobaya Sidaasna Xoog Laynooku Maamulo Dhulkeena - Sida Dadka Madow ee Hayti oo Dariska La-ah Mareykanka. Somaali Baqabaqaa Bohol Madax Madax ugalirabtaa Hadaan Hadaan Allaah CWJ badbaadin. Barlamaan Kusheegii Xoolaha-ahaana waa wax Qabiil Xasan Kudabataagan, wax Hunguri kuDabataagan, iyoWax Cabsi Kudabataagan. Waxay’na Xero ugujiraan Odey Tuuga. Bisiq Sarmaan
Mayee waa tuduc maxaa kaquseya adiga arintaan ninbaa heshiis lagaaray adimiyaa laguu igmaday dalka maxaase kabedeli kartaa wacwac mooyee xasan waa ninkii kinya damacedii kadhigay abyna kadhigay turkina kalsoni ayaan kuqabnaa dacayahan atluleso iskadaa sheikh shimbirale
Culimada daaroodku maaha Culimo ee waa qabiilaystayaal ku dhuunta qamiisyada cad cad ee ay sooxidhaan sidii Sayidkii xoolaha dadka kuxalaashaday markay danleeyihiin laba shay uunbay wax kuqaldaan Wadaadnimo beena iyo Wadaniyad beena sifaha munaafaqiinta ayay isticmaalaan tolow ma yuhuud bay kasoojeedaan kkkkkkk
Turkiga badeena ma bixin Karo Xasan Sheekhna kaligiis bada Iyo bariga soomaaliyo ma bixin karo Waa in shacabla soomaaliyeed oo dhan ay wada bixin karaan Diidina karaan.
Somaliya Wala Qabsaday Mar Hore Kitaabka Alleh Iyo Sunadiiisa Rag Diiiiday Rajo Malahan Calmaniyiiinta Asnamta Cabudaayo Iyo Galada Way Wada Shaqeystaan Waaaana Isku Qadiyad Cadowgayna Waa Gaalo Iyo Kuwa Raacay Somaliya Wax Dowlad Ah Malahan Wala Qabsaday Xaqiiqda Walama Huraan Muslimiiinta Waa Inay Hurdada Ka Kacaan Galada Iyo Kuwa Raacay Liska Dhacsha War Kale Malahan
Bejadah.amxarkah.badih.gobayo Mah.banadirbah.rabibah.bokhrah Idinbahi.khabah Badah.iyo.barigabah.beclomaroboh.madantah.iyo.biyahabah.rooblomarobot Wadabkenah.bilan.beclomah.raboh.bashah.alamkanoh.bukhlomah.raboh Malintih.sidas.ladhahaye.iyo.matah.labey.kalah.kalah.yihin. Markah.amxarkih.shalay.lacayayay Bah.matah.lalah.isheyey.waa.yabkah.yabkis.ee.somalih.ilahaay.hamidayo.amiin.
ilaah u towba keen qof yar ma tihid kolee cimrigaan cuqdad ha ugu dhiman waaa iga talo
Is so sifeey mxa tahay
madaxweyne hassan waxaa ku heysatay gabadhiisa uu shaqo siiye afweyne caruurtiisa wasiirka gaashaandhiga uuka dhigay gabdhahiisana ragii qabana dafle nisa uu u dhiibay cabdiraxman guulwade guulwade uu ahaa wasiirkii wax barashadana abdulahi maxamed mire oo gabadhiisa qabay morgan oo gabadhiisa qabana hargeysa oo governer aga dhigay taas maxaa aga hadli weyde hadaadan cuqdadeysneyn oo qabyaalad ku dilan?
feysal cali waraabe markuu dhahayo waa qabiil kii oo khamiis loo soo geliye wahaabigaan waa runtiis walee qabyaalad aa dilatay waa nin kii dhhi jiray farmaajo aan lacag u uruurino
hargeysa wixii lagaaga soo racadeeye waa tan oo kale, maa daama aadan qarsan karin cuqdada ku dilatay
somaliand de,be ma jirto waa gobol ka mid ah somalia taas maaka xun tahay adiga ? ama waxaa ka xun tahay maamul goboleedyadii u carari jiray oo hada aan u carari karin ? war kaada iska cadeyso faqash iyo qowdhan cuqdadeysan lee ka xun heshiis kaan somalida kale dhan kama xuma weeku farxeen
ethiopia bad aalaga kireynaa iyo bad iyo saldhig ee xoog ku qaadanee labo ee kala tahay
Asalaamu aleykum
walaahi waa runtaa shiiq waana kugu raacsanahay fikirkaaga maanta lama gali karno itoopia heshiis ee badeena iyo barigeena oo sidooda ah noo ilaaliya lana heshiiya cida nagu caawinkarta arintaas cajiib !!!!!
Asc shekh maxamed idiris howshan wey cusubtahay waana in loo dadbadsado culimo iyo wax garadkiina shacabka indhahey idinkuhaynaa ha ka maqnaanin indha allah
Culumada Soomaaliyeed oo dhan meel kasta ay joogaan Ha isugu Yimaadaano oo degdeg yaan dhaleesan Arinkaan Culinadan waa inaysan fiqo firqo ukala bixin iyoiyoo isheysta oo Waalo ah ay isku yimaadaan oo ay ka hadlasn oo ay ka dhidhiyaan oo meel cad saaraan iyaga iyo aqoon yahanafa soomaliyeed o dhan iyo sharci yaqaanadooda oo dhan iyagoo Difaacaya Badda iyo Beriga Soomaaliyeed oo dhan ´´´
SheQ, idiris,laxirira maxadax weynaha xasan sheQ laxirira ee lataliya plzz
May aniga la taliya Madaxweynaha kuna filan , HSM legend waaye 1 somland aya MOU saxixay 2 puntland safiir aya fadhiya amxaara 3 k/ galbed itobiya fadaani ay tagay yihiin 4 jubland wa kuwa hubka ka soqatay madaxweyne kuxigen moody jogo wasara gashanshiga itobiya 5 axmad madobe wakan layay ciidanka ano mayd wataan imaaday 6 hiiraan state itobiya hoos gashaa. Somaliyey hoyadiin u sheega legend HSM Isaga 2jeer bada difaacay Shabaab ladiriray Dental cafis kashaqeyay Cunaqabataynta hubka kashaqeyay Bulshada bariga afika nagu biiriyay Isaga MOU ga galay o itobiya ladagaalay iyado dabadhilif adult farqaha haystaan
8 jamlow
Ilahow adomadada nahye sando badn qarx,qax iyo qabyalda naduleysatye adomadada kuwa xun iyo kuwo wangsanba wan iskugu jirna ilahow iyga dartoda hano duleyn ilahow dalkena anga jecel qrxdisana iyo nimcada nagu sisay manan arkin ilahow wankubarya intan kabdn dalkena nimcadisa nasii somalida dhan ilahow darta kujeclahy isma necbin yarbi yarbi Amiin 😭😭😭😭♥️
Waad saxan tahay intaas ad fahantahay Allaha fahamsiiyo madaxdeena
ALLAAHUMAA AAMIIN YAARABIL CAALAMIIN 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hassan sheekh ha ogaado etiobiya badda qeybta hawiyaha unbay qaadan doontaa, kolay etiobiya badda jubbaland kuma soo dhiirin doonta
Jubbaland ma hooyadaa baa leh
الله يجزاك خير لقد أديت ما عليك Muslim jaceylka iyo turkey jacelka yuusan nalatagin oo yaanan kudagmin Turkey yahuud hub buu ka iibiyaa iyadoo caruurtii iyo dumarkii Gaza genocide laguwado.
Furane kuwaan kama garo si loogu imaadono!!!!