2016 inay aheyd ban u maleynaya goor galab ah ayaan waxan ka raacay nin aanu saxiibo ahayn o mursal maxamed la dhihi jirey meel private school ah o aanu wada dhigan jirney ano u raacay meel miyi ah o magaalada ka baxsan waqooyi ka xigta magaalo la dhaho caynaba o la odhan jirey farmaraa isago rabay inaan kala so kaxeeyo ama qaado digaag so noqo shadi ayaan xasuusta heestan ano dhegeysanaya in markan so fuuley buurtii usoo xigtay magaalada in roob na heley o culyska roobka aanu socon kari weynay anagoo sidi heestan u dhageysanayna kkkk waqtigaasi koley makala sheegi karo inu wacnaa iyo in kale lakiin markaa hada oo ay tahey 2024 loo eego waqti wanaagsan buu ahaa wleee.. Saxiibkaygii wagaasa hada waa nin guri oo aabe ah alle ubadka ha u barakeeyo saxiib guulyso heestan adigan kugu xasuustaa..
2017 ilaa hada hees aan aad ujecalahay
Who Still Listening In 2024
Still fv 2024
Heestan 2018 baan dhagaystey waxaa ii xigdey 2023 Anigo jacayl layga baxay oo murugsan😢 mar 3aad waxaan so booqdey 2024 bishii 10 aad 20 keedi anigo caadi noqdey xanuunkii ka bogsoodey😢😂
🎵❤️
2017 telefonka ogu horeyay qatay hestan ringtone i hed wlh san u jeclahay waligey hes Uma jeclan markan maqlo hestan xasus gala 😢
2016 inay aheyd ban u maleynaya goor galab ah ayaan waxan ka raacay nin aanu saxiibo ahayn o mursal maxamed la dhihi jirey meel private school ah o aanu wada dhigan jirney ano u raacay meel miyi ah o magaalada ka baxsan waqooyi ka xigta magaalo la dhaho caynaba o la odhan jirey farmaraa isago rabay inaan kala so kaxeeyo ama qaado digaag so noqo shadi ayaan xasuusta heestan ano dhegeysanaya in markan so fuuley buurtii usoo xigtay magaalada in roob na heley o culyska roobka aanu socon kari weynay anagoo sidi heestan u dhageysanayna kkkk waqtigaasi koley makala sheegi karo inu wacnaa iyo in kale lakiin markaa hada oo ay tahey 2024 loo eego waqti wanaagsan buu ahaa wleee.. Saxiibkaygii wagaasa hada waa nin guri oo aabe ah alle ubadka ha u barakeeyo saxiib guulyso heestan adigan kugu xasuustaa..
Still listening 2024
Hestan 2018 ayaan dhagaysan jiray anigoo jooga degmada baragaha qol e gobolka sanaag waana xiligan xariir axmed bartay imikana waa 2024 😢 waxaan joga dalka france waqtigu wa cararayaa..
Still 2024❤😂
Heestan miraha macaan Leh Hadaa dib usoo booqatey like ta heyla DhaaFin 😢
4/9/2024Waxa aan jooga magalada garowe waxaan qoraya cashar phisig waxaan aad qalbigyaga uga tabaya gabar aan aad u jeclahy oo layiraado wacan/ salmo .waxaa aan barty xili aan u baahna weleh iyo caways . Lkn sidaan filaayy ayy noqoty koly tani waa adune inan calmandoono ma ogi lkn yaa u sheega nolashayda shaqsiga ugu qaalisan in iyadu ay tay ... 😊❤
Heestan ayadoo roobku da’ayo anoo Hoodie gayga sita intaad dallaayad qaato Technical Drawing (TD) ku sawiri jiray 2016 jaamacadda. Imikana, Senior Auto-Electric Engineer bn ahay 2024 Alxamdullilaah. Wakhtigu muxuu cararayaa. #Marnaba Ha Quusanina Saaxiibayaaal.
Heestan qofkii ibaraay 2017 sun…..😢 💔😔
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤1❤❤❤❤
Malin Axad sacadu thy 14:45 Jawigu is 👌
2024 August
Caajip cajiip !! Waayuhu way is dabads socdan wakhtiguna uu socdaa heestan waxan dib u soo booqday 8/8/24 heben uu jimce so galaayo heestan kma daalo wxn ku sugnhy gobolka maroodi jeex degmada dacarbudhuq lo yaqaano wakhtigu 9kii runtiih niyayda waxa ku jirta hanni oo gobolka sanaag jogta wa gabar wayo bdn isla so qadany runtiih labadayds family ayaa noo diiday ina is guursano sbbto ah wali xili guur mans gaadhin schools wxn mrys frm 2 iyaduma frm 1 raaliyo weye calafku hygu hgaajiyo hdu Gob yhu😢❤
Still listening in 2024😊❤
Watching from lipya wakti tahrib kujira ⛵ boat sugoya illahi nawad haiku kayo 2024😢
Heeskan godkeedu horta ma maqal baa,ma caddalool baa,ma mullaaxbaa!? Meeye dadkii suugaantu.
Luqunta dheriyo laafyahagu lubigu raaco igu lamaanow❤
25/6/2024 Tuesday
Still 2024🎉😂❤
Heestan xasuus bey igu lee dahay 2016 ban dhageysan jirey waliba memory card xiligas waxan is baranay gabar an daris eheyn oo ah jaceylkii iigu horeyey runtii cwa xasuus ban galay 13.June.2024 habenimo jimco soo galeyso
Tii laabtu raacde laigu ladhayeey😂
Heestan hees an la barbar dhigo wali mahayo❤😢🫂💯
2024. Bisha. My__22😢
Leyla igu lamanow❤️👸🏼
Xasuustii jacaylkii 2014 iyo waayo waayo 💔😫😢
I watch 2024💀😱
heesta wxan dhageyisteyi 2017 anigo dhoganayo fasalka 4 wllhi xasusu weeyo mantana waa 18 5 2024 ❤😊🎉
Ila 2024❤
2015-2024sadha xasuuus❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Heestan 2018 baan dhagaystey hader baa i xigtey 2024😢
Heestan si gaar u jeckahay hoyadey magaceeda ❤aya lo qaday
Still 2024 kaalay laaylay igu lamaanow ❤
Still 2024😢❤🎉
Maalmihii jigjiga heerkeedii ugu fiicnaa maraysay bay isoo xasuusisay heestani 💔 JJ prime years🥹
Heestan hadaa ila jeceshahay like iisar❤❤
Listening 2024❤
Kula soconaaa seedi 9 sano toosa😮
Still listening in 2024
2024 xaajiydayda layla
2024 hada dawanayaso like 👍 isaar 😅
kuusaaray walibo ano magacegi I keenay inta 😂
Hestn waa xasus teyda jeclka wan qimeyaa fananka xariir axmad ❤❤❤❤
Only Old D.D.S.i know This Songs😢❤
2024 still watching
2024
2024 ilaaa malinki ay so baxdey kama xiiso dhaco heestan inantii aan sidaa u amaani jiray hada ma wada joogno lkn qalpigayga kama bixin
Anyone 17/January/2024.!
2024😅❤