- 34
- 1 740 251
Musa Dalmar
Приєднався 13 чер 2013
Maalmaha dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida ee Stockholm. Qaybtii 5aad
Maalmaha Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaalida ee Stockholm. (SoomaalidaSomaliska kultur- och litteraturdagar i Stockholm 4-5 december 2015)
Waxa soo qabanqaabiyay, Dugsiga Kista Folkhogskola, Somali Nordic Culture, Kista Träff iyo Studiefrämjandet.
Waxa soo qabanqaabiyay, Dugsiga Kista Folkhogskola, Somali Nordic Culture, Kista Träff iyo Studiefrämjandet.
Переглядів: 2 697
Відео
Maalmaha dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida ee Stockholm. Qaybtii 2aad
Переглядів 1,1 тис.8 років тому
Maalmaha Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaalida ee Stockholm. (SoomaalidaSomaliska kultur- och litteraturdagar i Stockholm 4-5 december 2015) Waxa soo qabanqaabiyay, Dugsiga Kista Folkhogskola, Somali Nordic Culture, Kista Träff iyo Studiefrämjandet.

Maalmaha dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida ee Stockholm. Qaybtii 1aad
Переглядів 2 тис.8 років тому
Maalmaha Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaalida ee Stockholm. (SoomaalidaSomaliska kultur- och litteraturdagar i Stockholm 4-5 december 2015) Waxa soo qabanqaabiyay, Dugsiga Kista Folkhogskola, Somali Nordic Culture, Kista Träff iyo Studiefrämjandet.
Kulankii abwaan Xasan Xaaji Cabdillaahi ( Xasan-Ganey) iyo Soomaalida Sweden.
Переглядів 37 тис.10 років тому
Kulan-suugaaneedkan waxa soo qabanqaabiyay ururka Badda Cas iyo ururka qorayaasha Somaliland. Goobta: Kista Träff Taariikhda: 2014-12-26 Saacadda: 15:30 - 19:30
Muuse Dalmar, 01-06-2013, Göteborg, Sweden.
Переглядів 1,5 тис.10 років тому
Qoraaga Muuse-Dalmar oo si farshaxanimo leh uga sheekaynaya buugaagtiisa iyo hal-abuurkiisa. Waxa ay ahayd maalintii suugaanta soomaalida ee Göteborg, 01-06-2013.
Maxamed Xirsi Guuleed ( Cabdibashiir ), 01-06-2013, Göteborg- Muuse Dalmar
Переглядів 1 тис.10 років тому
Qoraaga Maxamed Xirsi Guuleed ( Cabdibashiir ), oo si mug leh uga hadlaya buugaagta iyo suugaantiisa dahabka ah. Waa maalintii suugaanta soomaalida ee magaalada Göteborg, 01-06-2013.
Abwaan Mubaarig Qoorubaxay, Göteborg, 01-Juun-2013-- Muuse Dalmar
Переглядів 2,1 тис.10 років тому
Waa maalintii suugaanta soomaalida ee Göteborg, 01-06-2013 iyo qabanqaabadii Jubba Somali Community.
Sayid Maxamed Yuusuf ( Dhegey ), oo sharaxaya ereyga Suugaan. Muuse Dalmar
Переглядів 62610 років тому
Guddoomiyaha Ururka Qoraaga Somaliland oo sharaxaad cuddoon ka bixinaya ereyga suugaan. Waa 01-juun-2013, Göteborg.
Mahiigaan. Qaybtii saddexaad ee waraysigii Sahra Axmed Maxamuud ( Sahra-Halgan ), Muuse Dalmar
Переглядів 11 тис.10 років тому
Mahiigaan, waa barnaamij cusub oo aanu ku eegi doono qaybaha kala duwan ee nolosha. Barnaamijkan, waxa aanu ku soo qaadan doonnaa, mawduucyo xiiso badan oo ku saabsan taariikhda, fanka iyo suugaanta, horumarinta akhriska iyo qoraalka, arrimaha qoyska, maaweelada iyo garaad-koriska dhallaanka iyo waliba guud ahaan laamaha kala duwan ee nolosha.
Riwaayadda Tayo-beelka carruurtu waalid buu tebeyaa. Hal-abuurkii Muuse Dalmar
Переглядів 82510 років тому
Tayo-beelka carruurtu waalid buu tebeyaa, waa riwaayad aad u xiiso badan oo ka hadlaysa nolosha qurbejoogta soomaalida ah, ee ku dhaqan waddamada reer galbeedka. Riwaayaddan waxa curiyay hal-abuurka da'da yar ee Muuse Dalmar, waxaanay soo baxday 02-Ogos-2012.
SIRTA EREYGA, Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi Qays ) Qaybta 4-aad
Переглядів 231 тис.11 років тому
Abwaan Cabdi-Qays oo si mug leh uga hadlaya suugaantiisa qaniga ah. Daawasho wacan
SIRTA EREYGA, Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi-Qays ) Qaybta 3-aad
Переглядів 482 тис.11 років тому
Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi-Qays ), oo si mug leh uga warramaya suugaantiisa dahabka ah. Waa sheeko-suugaaneedkii Darmaan iyo Dalxiis.
SIRTA EREYGA, Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi Qays ) Qaybta 2-aad
Переглядів 660 тис.11 років тому
Abwaan Cabdi Aadan Xaad Cabdi-Qays, oo si mug leh uga warramaya suugaantiisa dahabka ah.
SIRTA EREYGA, Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi Qays ) Qaybta 1-aad
Переглядів 249 тис.11 років тому
Abwaan Cabdi-Qays oo si mug leh uga hadlaya suugaantiisa qaniga ah. Daawasho wacan
Mahiigaan: Cashar kooban iyo hal-abuur cusub, macallin Cumar X. Bile Aadan----- Muuse Dalmar
Переглядів 2,1 тис.11 років тому
Mahiigaan: Cashar kooban iyo hal-abuur cusub, macallin Cumar X. Bile Aadan Muuse Dalmar
Mahiigaan. Qaybtii labaad ee waraysigii Sahra Axmed Maxamuud ( Sahra-halgan ), Muuse Dalmar
Переглядів 13 тис.11 років тому
Mahiigaan. Qaybtii labaad ee waraysigii Sahra Axmed Maxamuud ( Sahra-halgan ), Muuse Dalmar
Mahiigaan. Qoraaga Cumar Xaaji Bile, 11.Okt.2013-- Muuse Dalmar
Переглядів 1,5 тис.11 років тому
Mahiigaan. Qoraaga Cumar Xaaji Bile, 11.Okt.2013 Muuse Dalmar
Barnaamijka Sooyaal. Wax ka baro taariikhda Somaliland Muuse Dalmar 2013 July 06
Переглядів 47611 років тому
Barnaamijka Sooyaal. Wax ka baro taariikhda Somaliland Muuse Dalmar 2013 July 06
Mahiigaan. Qaybtii Koowaad ee waraysigii Sahra Axmed Maxamuud ( Halgan ), Muuse Dalmar
Переглядів 8 тис.11 років тому
Mahiigaan. Qaybtii Koowaad ee waraysigii Sahra Axmed Maxamuud ( Halgan ), Muuse Dalmar
Mahiigaan. Waraysi ku saabsan dagaalkii 1988, Qaybtii 2. Dr Maxamed Yuusuf Xasan. Muuse Dalmar.
Переглядів 3,8 тис.11 років тому
Mahiigaan. Waraysi ku saabsan dagaalkii 1988, Qaybtii 2. Dr Maxamed Yuusuf Xasan. Muuse Dalmar.
Mahiigaan. Waraysi ku saabsan dagaalkii 1988, Dr Maxamed Yuusuf Xasan. Muuse Dalmar.
Переглядів 16 тис.11 років тому
Mahiigaan. Waraysi ku saabsan dagaalkii 1988, Dr Maxamed Yuusuf Xasan. Muuse Dalmar.
Mahiigaan: Caddalool. Sheeko-carruureed. Dacawo iyo Yaxaas. Muuse Dalmar.
Переглядів 93911 років тому
Mahiigaan: Caddalool. Sheeko-carruureed. Dacawo iyo Yaxaas. Muuse Dalmar.
Mahiigaan: Sheeko carruureed. Habar-dugaag. Muuse Dalmar.
Переглядів 1,4 тис.11 років тому
Mahiigaan: Sheeko carruureed. Habar-dugaag. Muuse Dalmar.
Mahiigaan. Qaybta labaad. Waraysi, Jamaal Cali Xuseen. Muuse Dalmar.
Переглядів 58811 років тому
Mahiigaan. Qaybta labaad. Waraysi, Jamaal Cali Xuseen. Muuse Dalmar.
Mahiigaan. Qaybta koowaad. Waraysi, Jamaal Cali Xuseen. Muuse Dalmar.
Переглядів 1,3 тис.11 років тому
Mahiigaan. Qaybta koowaad. Waraysi, Jamaal Cali Xuseen. Muuse Dalmar.
Barnaamijka Mahiigaan: Sahra Halgan iyo dharaaro la soo maray. Muuse Dalmar.
Переглядів 84311 років тому
Barnaamijka Mahiigaan: Sahra Halgan iyo dharaaro la soo maray. Muuse Dalmar.
Mahiigaan: Qaybtii labaad. Buugga Milicsiga Dagaalkii 1988, ee uu qoray Sayid M Yusuf. Muuse Dalmar
Переглядів 86611 років тому
Mahiigaan: Qaybtii labaad. Buugga Milicsiga Dagaalkii 1988, ee uu qoray Sayid M Yusuf. Muuse Dalmar
Buugga Milicsiga Dagaalkii 1988, ee uu qoray Sayid M Yusuf. Mahiigaan, Muuse Dalmar
Переглядів 3 тис.11 років тому
Buugga Milicsiga Dagaalkii 1988, ee uu qoray Sayid M Yusuf. Mahiigaan, Muuse Dalmar
Barnaamijka Mahiigaan, Carwada Buugaagta Stockholm. Muuse Dalmar
Переглядів 16611 років тому
Barnaamijka Mahiigaan, Carwada Buugaagta Stockholm. Muuse Dalmar