jeesto official
jeesto official
  • 21
  • 2 753 964

Відео

Heestii goormaynu derisnaa ||| AHUN Muuse Ismaaciil Qalinle iyo Sahra axmed jaamac ||| lyrics+video
Переглядів 18 тис.11 місяців тому
Heestii: goormaynu derisnaa Codadka: muuse Ismaaciil Qalinle iyo Sahra axmed jaamac Erayda: Abwaan maxamed aadan dacar Laxanka: Abdirahman dheere
Heestii Anba kula mid baan ahay ||| Maxamed mooge iyo xaliimo Khaliif Magool || lyrics iyo video
Переглядів 31 тис.11 місяців тому
luuqada maxamed mooge iyo xaliimo Khaliif Magool Erayada Abwaan axmed Saleeban Bide Laxanka Ustaad Jiim sheikh muumin Ku soo dhawoow jeesto official channel waxaad Naga helaysaa heeso xula oo qaraamiya lyrics iyo video leh nagu dhiirigali like subscribe and share
Heestii Dhirta ||| Xaliimo Khaliif magool ||| lyrics+video
Переглядів 60411 місяців тому
Heestii Dhirta ||| Xaliimo Khaliif magool ||| lyrics video
Heestii Murtida hadal || AHUN muuse Ismaaciil Qalinle iyo Hibo maxmed (Hibo nuura) lyrics+video
Переглядів 9 тис.11 місяців тому
heestii Murtida hadal codadkii AHUN muuse Ismaaciil Qalinle iyo Hibo nuura Eraydii Abwaan Axmed saleeban Bide Riwaayadii Murugo iyo macaan (1974) Ku soo dhawoow jeesto official channel waxaad Naga helaysaa heeso xula oo qaraamiya lyrics iyo video ah fadlan subscribe share and like ha Nala dhaafin
Heestii hadaad dhaayo leedahay || AUHN muuse Ismaaciil Qalinle iyo saado Ali warsame || Video+lyric
Переглядів 7 тис.Рік тому
codkii muuse Ismaaciil Qalinle iyo saado Ali warsame Eraydii: Abwaan maxamed Cali kaariye Ku soo dhawoow jeesto official heesto qaraama oo xula oo ah lyrics iyo video fadlan ha Nala dhaafin subscribe share and like
heestii heedhe gabdhyahay |||| Faysal cumar mashteeg|||| Lyrics+video @jeestoofficiall
Переглядів 1,1 тис.Рік тому
Erayada iyo Laxanka Axmed Saleeban Bide Codka Faysal cumar mashteeg
Maxamed mooge ||| Heestii Saxarla ||| lyrics iyo muuqaal
Переглядів 1,2 тис.Рік тому
ku soo dhawoow jeesto official channel fadlan subscribe share and like ha nala dhaafin Ku xidhnow jeesto official channel ha Naga fogaan Nala noqo sxp
Xasan aadan samatar iyo sahra Axmed ||| heestii saylo||| lyrics+ muuqaal
Переглядів 1,3 млнРік тому
ku soo dhawoow jeesto official channel subscribe share and like ha nala dhaafin
heestii dhirta || Xaliimo khaliif magool with lyrics
Переглядів 3,9 тис.2 роки тому
Ku soo dhawoow Jeesto official ku xidhnow oo ha Naga fogaan kale soco heeso xula oo lyrics hadba sidaad u hesho fadlan subscribe, like and share dheh si uu dad badan u gaadho
heestii Waayeelka jaqafsada || maxamed mooge liibaan with lyrics
Переглядів 1,7 тис.2 роки тому
Heestii: Waayeelka jaqafsada codkii: maxamed mooge Erayadii: a Axmed saleeban Bidide Laxankii: Axmed gacayte
heestii imisaan Ku horjoogayoo || maxamed mooge liibaan + lyrics
Переглядів 3,6 тис.2 роки тому
Ku soo dhawoow Jeesto official ku xidhnow oo ha Naga fogaan kale soco heeso xula iyo xog waadixa oo sugan hadna sidaad u hesho fadlan subscribe, like and share dheh si uu dad badan u gaadho
heestii halkuu Ila galay jacaylku || Maxamed mooge liibaan (Kaban) with lyrics #jeestoofficial
Переглядів 7522 роки тому
Heestii halkuu ila galay jecaylku Ereyada Abwaan cali saleeban bide Laxanka xasan sabriye afrax Luuqada Maxamed mooge liibaan Ku soo dhawoow Jeesto official ku xidhnow oo ha Naga fogaan kale soco heeso xula iyo xog waadixa oo sugan hadna sidaad u hesho fadlan subscribe, like and share dheh si uu dad badan u gaadho
heestii || gooramynu darisnaa || Qaline & Sahra axmed
Переглядів 11 тис.2 роки тому
Heestii : goormaynu derisnaa Codadkii: muuse ismaciil qaline iyo sahra axmed jamaac Erayadii: maxamed Aadan dacar Laxanka: cabdiraxmaan dheere Ku soo dhawoow Jeesto official ku xidhnow oo ha Naga fogaan kale soco heeso xula iyo xog waadixa oo sugan hadna sidaad u hesho fadlan subscribe, like and share dheh si uu dad badan u gaadho
heestii hal la qalay || Muuse ismaciil qaline
Переглядів 36 тис.2 роки тому
Heestii : hal la qalay Codkii: muuse ismaciil qaline Erayadii: maxamed Ibrahim hadraawi Laxanka: cabdikariim jiir Ku soo dhawoow Jeesto official ku xidhnow oo ha Naga fogaan kale soco heeso xula iyo xog waadixa oo sugan hadna sidaad u hesho fadlan subscribe, like and share dheh si uu dad badan u gaadho
heestii nayruus || maxamed saleebaan tubeec & magool
Переглядів 16 тис.2 роки тому
heestii nayruus || maxamed saleebaan tubeec & magool
maxamed saleebaan tubeec I heestii Gufaaco with lyrics
Переглядів 2,8 тис.2 роки тому
maxamed saleebaan tubeec I heestii Gufaaco with lyrics
maxamed saleebaan tubeec || heestii geela
Переглядів 11 тис.2 роки тому
maxamed saleebaan tubeec || heestii geela
caddala yuusuf hanuuniye | heestii hasha labada geel jecel with lyrics
Переглядів 2,3 тис.2 роки тому
caddala yuusuf hanuuniye | heestii hasha labada geel jecel with lyrics
heestii ilwaad qurux || xaliima khaliif magool & sulfa
Переглядів 6 тис.2 роки тому
heestii ilwaad qurux || xaliima khaliif magool & sulfa
heestii hadaad dhaayo leedahay| saado cali warsame iyo muuse I. muuse qaline
Переглядів 1,3 млн2 роки тому
heestii hadaad dhaayo leedahay| saado cali warsame iyo muuse I. muuse qaline

КОМЕНТАРІ

  • @RussellLesley-r5m
    @RussellLesley-r5m 12 годин тому

    Martin Shirley Miller Susan Anderson Jason

  • @UbaxCabdicali-l7q
    @UbaxCabdicali-l7q 11 днів тому

    Ale hunxrit❤❤❤

  • @suleimanumal2896
    @suleimanumal2896 19 днів тому

    Erayada Heesta In badan baan sax Aan Ahayn Walal

  • @XamseGeez
    @XamseGeez 22 дні тому

    Heestan ano 8jira dhagaisan jiray hadana waxan ahay 21jir❤

  • @AliJan-m1j
    @AliJan-m1j Місяць тому

    2024❤🎉

  • @Abdii-n9p
    @Abdii-n9p Місяць тому

    😂😂❤

  • @OhjusrebmememberedNohw
    @OhjusrebmememberedNohw Місяць тому

    Jeesto Official sxb videoka waad ku baabashay walalhi. Allahi Yacizak bruv!! Absolute beauty of a thing

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Місяць тому

    Erayada heesta (Lyrics) Hal la qalay raqdeedaa Lagu soo qamaamoo Qalalaasihii baa Nin ba qurub haleeloo laba waliba qaybteed Qorraxday ku gubatoo Qoloftiyo laftiibaa Lagu liqay qallaylkee Qosol wuxuu ka joogaa Qumanaha danbeeyee Weli qaba hamuuntee Buuraha qotada dheer Ka arkaaya qiiqee Qarka soo jafaayee Qalwadii masbaa galay Qodax baase hoos taal Faras qaayihiisii Qurux buu ku doorsaday Fule quudhsigii diid Geesi qoorta soo dhigey Qabqab dhaafay baa yimi Qosol qoonsimaad noqoy Qabyo waa halkeedii Qarandidu libaaxbay Ku qadhaabataayoo Soo qabo tidhaahdaa Qaankiyo biciidkoo Qaybtana shanlaabay Qoondeysataayoo Isagnaa qorshaha guud Qanjidhkiyo xumaystay Ha qawedin tidhaahdaa Aarkuna ma quustoo Ma qarsado xanuunkee Hadba qaran jabkiisiyo Qiirada xasuustuu Kolba dibin qaniinaa Qalwadii masbaa galay Qodax baase hoos taal Faras qaayihiisii Qurux buu ku doorsaday Fule quudhsigii diid Geesi qoorta soo dhigey Qabqab dhaafay baa yimi Qosol qoonsimaad noqoy Qabyo waa halkeedii Weligay cad quudheed Anna qaadan maayoo Qalanjadan faraa dheer Wax la qaybsan maayee Bal inay qabuuruhu Saddex-qayd ka maarmaan Ama qoor-tal jeexaan Labadaas mid quudhaan Xilka qaawan saaraan Hadba qaylo-doon baan Ka horow qiyaamaha Ku qulaamin maydkee Aan qoofallaadee Qarqarsiga ha iga furin. Qalwadii masbaa galay Qodax baase hoos taal Faras qaayihiisii Qurux buu ku doorsaday Fule quudhsigii diid Geesi qoorta soo dhigey Qabqab dhaafay baa yimi Qosol qoonsimaad noqoy Qabyo waa halkeedii

  • @luulibrahim5039
    @luulibrahim5039 Місяць тому

    Eshcalaa hees🎉🎉🎉❤❤

  • @HasanAbdi-l9e
    @HasanAbdi-l9e Місяць тому

    AXlaa Qaraami old is gold ❤

  • @CabdiraxmaanMaxamed-j5f
    @CabdiraxmaanMaxamed-j5f 2 місяці тому

    Xasanaadan😊😊😊😊😊😊

  • @CabdiraxmaanMaxamed-j5f
    @CabdiraxmaanMaxamed-j5f 2 місяці тому

    Xasanaadan

  • @CabdiraxmaanMaxamed-j5f
    @CabdiraxmaanMaxamed-j5f 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤😮

  • @user-st6yx6bw8k
    @user-st6yx6bw8k 2 місяці тому

    777uuu777

  • @user-bz4lg1pg2c
    @user-bz4lg1pg2c 2 місяці тому

    17/6/2024 bosaaso

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 2 місяці тому

    Boqorkii codka xasan aadan samatar

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 2 місяці тому

    Laxanka abwaan c/kariin qaarey jiir

    • @SuperKahin
      @SuperKahin Місяць тому

      Benta dhaf isaga sameyey laxanka abwanka leh waraysigisa daawo abdisalan ba waraysanaya aniga sameyey buyiri ereyadana waa xasan ganey

  • @YoonisCabdi-ts3qv
    @YoonisCabdi-ts3qv 2 місяці тому

    11/06/2024 doox hargeisa caddy

  • @MaxamedSiciid-hv6me
    @MaxamedSiciid-hv6me 3 місяці тому

    😢😂😂😢❤❤❤

  • @FaatimaAhmed-pj3ik
    @FaatimaAhmed-pj3ik 3 місяці тому

    HASSAN 1:44 🤣

  • @user-sr4vw8wi2r
    @user-sr4vw8wi2r 4 місяці тому

    Eesh calaa Hees 8/5/2024 mirqaanka asal 😢

  • @MaxamedbakaalAadan
    @MaxamedbakaalAadan 4 місяці тому

    yaa salaam xasn aadn samtar❤ ❤❤😢

  • @user-es8bb4kb6n
    @user-es8bb4kb6n 4 місяці тому

    😊😊😅😊

  • @BashiirTypicalexample
    @BashiirTypicalexample 4 місяці тому

    Erayadii.c.qaadir.cali.cigaal.riwayadi.jacayl.boob.umabaahna.magool.tubeec.alle.hawnaxariisto.dhman

  • @abdisalanadanhusssein
    @abdisalanadanhusssein 5 місяців тому

    Sarbeb jecel❤❤❤

  • @MukhtaarMaxamuud-li1lr
    @MukhtaarMaxamuud-li1lr 5 місяців тому

    mukhtar maxamuud

  • @FardowsaAli-gb4gu
    @FardowsaAli-gb4gu 5 місяців тому

    CsaewcvLvao😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @user-mo8mr7qk3g
    @user-mo8mr7qk3g 5 місяців тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️👌🏼👌🏼👌🏼👍👍🙏🏼🙏🏼

  • @ApdiSalaan-ch2zj
    @ApdiSalaan-ch2zj 5 місяців тому

    Xasan aadan samatar❣️👍🏿

  • @user-fp6pb1qb1n
    @user-fp6pb1qb1n 5 місяців тому

    Cqanicise

  • @AhmedHayaan-Biribiri_47
    @AhmedHayaan-Biribiri_47 5 місяців тому

    Bulshadu, waxay ila tayay inay figta waxsoosaarkeeda gaadho marka ay ahaansheheeda ku dhaadanayso, dabeeto ay iskeeda u dabbarato baahiyaheeda. Waxana taa aan ku ogaan karnaa marka aan u fiirsanno suugaanta qotada dheer lagu ururiyay mucda fekerkii iyo waaya'aragnimadii Soomaaliyeed waa waayaha ka mid ahaa. Mararka qaar waxaan idhaahdaa: xilligan ninka cad iyo dhaqankiisa la caabudo, habyta Soomaalinimo kuma dhaadan karo qof aan suugaandhaadhi ahayn, waayo suugaantu waxay beeninaysaa inaan ummaddu meel walba ku liidan, sidaas aawadeedna xaqdoonka dareenkiisii ahaansho ayaa raalli ahaansho ku dareemaya oo waxa dhacdaba in halkaas uu ka billowdo jidka kabashadii jabku. Billowgii xidhiidhka suugaanta iyo fanku waxa uu ka maragkacay in labada wax ee midoobay uu mid waliba iskiisa u qurux badnaa, midawguna qurux kale u sii siyaadiyay, dabeeto wixii ka dhashay uu noqday wax dhegaha iyo maankaba u roon oo ilaa maanta marka aad dib u jalleecdaba aad ka soo noqonayso adigoo ashqaraarsan. Waa midho nolosha qaayaheeda laga dheegay sida burcadka looga dhaliyo caanaha, laxan aad u malaynayso inay dabeecaddu u waxyootay qofkii daqiiqadda sarkhadda ah ee uu galay ka dib soo dhuftay iyo qalab iyo luuq markay hal mar isla jaanqaadaan aad dareemayso inaad dhex joogto keyn barwaaqo ah oo hawd ku taalla oo hal mar dhegta, isha iyo laabtuba xasilloonni iyo dhaladnimo u wada dareemayaan. Waagaas uu fanku figtiisa sare gaadhay heesaha ilaahay qaddaray inay dhashaan waxaa ka mid ahayd hees la yidhaahdo "Anba kula mid baan ahay" oo ay isla qaadaan Xaliimo Khaliif Magool iyo macallin Maxamed Mooge oo ka mid ah tiirarkii fanku ku taagnaa markii ay dumeenna la dhacay! Qisada heesta waxa la yidhi waagii ololaha farta Soomaaliga lagu barayay reerguuraaga ayaa gabadh loo diray meel baadiye ah, wiilka ay isjeclaayeenna waxa uu ku hadhay magaalada, dabeeto goortii ay ka soo laabatay socdaalkeedaas ayay gacalkeedii iska waraysanayaan wixii ay mudatay intii ay kala maqnaayeen. Haddii heestii qalinle ee odhanaysay: "Heedhe waan ku dirayaa Degmadaan ku gaadhsiin Waa laguu dabaaldegi Durbaan baa laguu tumi" Ay ka hadlaysay nin ooridiisii reerkooda miyiga joogay u diraya, heestan Magool iyo Mooge waxay ka warramaysaa gabadhii oo baadiyaha inta ka soo laabatay waxay kala soo kulantay ka warramaysa. Jabaqda hore ee laxanka wadnataabadka ahi markay go'daba waxaa dhegaheenna qabsanaya macallin Maxamed oo isagoo dinaahanaya sidii aarka odhanaya: "Waxa dhacay abaaraha Oonka iyo waayaha Aheey waxa isla mudateen Ololihii laguu diray Dhexdii kuu adkayd iyo Orodkaagii hawlaha Miyi adoon hore u arag Markii aad aadday gabadh yahay Aarkiyo maroodiga Ay waxaad ku kulanteen Aheey markaan xasuustaba Uurkay warwari jiray Maankay alkumi jiray Aduun baygu dheeraa Adduunyada dhammaanteed" Markii aad noloshii miyiga ee adkayd haddana kaaga darane xilli abaar ah oo naftaydaay i bixi ay joogto aad ku hagaagtay misana waa yaabe adigoo aan waligaa baadiye tagin aad u dhabar adaygtay ee aad doorkii kugu cuslaa ee lagaa filayay ka soo baxday, waan ku maqsuudsanaa kartidaada. Dhanna waan ka welwelsanaa dhibaatooyinka aad kala kulmaysay aygaa cidlada ah. Marka laga tago inaan sidaa xogogaal ugu ahaa xaalkaaga, haddii aad iswaydiinayso inaan dhallinta iskala baashaali jiray iyo in kale, waxaan ku leeyahay gacalo: "Aduun baygu dheeraa Adduunyada dhammaanteed" Dabeeto gabadhii oo u warramaysa ayaa ugu warcelinaysa: "Hablo aan ragga aqoon Orodka iyo boodada Oo ila asaagoo Reermagaalka ugaxiyo U yaqaanna dhoobada Markii uu Alle i baday Marjo way asqawdaa Intaan timaha soohdoon Dhexda aan adkaystaan Arrimihii ka soo baxay" Gacaliyoow waxba ma ogide iskoorkii baa la igu dallacay. Hablo miyiga jooga oo aan ragga waxba u ogayn ayaa anigoo aan miyi hore u tagin ay dantu iskaaya badday. Marba haddii aan isku jinsi nahayna waxaa la iga filayaa inaan doorka ay buuxiyaan oo kale ka soo baxo. Waa gabdho qofku haddii uu magaalo joogaba u yaqaanna wax jilicsan oo sida ugxan ama dhoobada oo kale ah oo aan waxna ku filnayn. Aniguna intaan halkii fadhiistay ma barooranine halbeeggii sare ee la igu cabbiray baan u qaansheertay oo intaan timihii dabtay misana aan dhexda adkaystay ayaan sidii naag naag ah uga soo dhalaalay doorkaygii. Hadda ogow oo waajibkaagu waa kolba wixii Alle ku bado inaad ka hawlgasho sidaad wax uga qaban lahayde noloshu ma aha mid wixii aad damacdo uun kugu beegaysa, sidaas aawadeed hadba waxa xil kaa saaran yahay waa waxa ku horyaalla. Waxay mucaashaqaddu ku nuuxnuuxsatay inayna jileec iyo raaxojacayl ka reebin asaaggeed oo ay sidii haweenka gobta ahi yeeli jireen markay dunidu duni ahayd ay tunka u ridatay doorkii nolosha laga filayay. "Adigiyo jacaylkana Idin maan illoobine Intaa waydin tabi jiray Ee ha moodin kaligaa Anba kula mid baan ahay" Laftaadu haddii aad istidhi ma ku xasuusnaan jirtay oo ma kuu xiistay dhaaxa, 'haa' baan ku leeyahay. Kaala mid baan ahaa buseelkii ku hayay, mana aadan ka bixi jirin maskaxdayda goornaba. "Anba waan ogsoonahay Hablo ugub sidaadoo Miyi lagu asteeyoo U adeega reeraha Ragga inay isceliyaan Orodka iyo hawshee Baga aanad uga dhicin Marwo laguma iishee" Markaas ayuu ugu halcelinayaa gacalo aniguba magaalada waan ku arkay gabdho miyiga ka yimid oo reeraha u adeega misana xagga kartida aan raggaba ka dhicin ee baga ayaadan uga hoos marin sidii lagaa rabay illeen naag marwo ah kolnaba 'aheey' lama yidhaahdo oo wax lagu halleeyay laguma hungoobo e. "Waa lagu ammaanaye Cidi kuguma soo orin" Markii aan waraystay dadkii aad dhulkaa isku aragteen way ku ammaaneen oo kaa mahad sheegayeene kartida iyo dedaalkaagana wada qirayeene ma ayna lahayn gabadha yar yaa soo lug gooyay iyo wixii gabadh markii ugu horraysay miyi tagtay lagu hiifi jiray. Salaamaad salaamaad. Qalinkii Al-ustaad Abdijaliil Khadar

  • @user-nk6nn3go5c
    @user-nk6nn3go5c 5 місяців тому

  • @user-nk6nn3go5c
    @user-nk6nn3go5c 5 місяців тому

    Haaa

  • @Shafici_khadar
    @Shafici_khadar 5 місяців тому

    Loogu dhaanso sacabada

  • @user-wd7kp9pt8l
    @user-wd7kp9pt8l 6 місяців тому

    ❤❤❤

  • @MusaarabAbdilahi
    @MusaarabAbdilahi 6 місяців тому

    Good song❤❤❤❤

  • @AbdimaligHamse
    @AbdimaligHamse 6 місяців тому

    Axya heesti naago jogna demad qorulugud o ka tirsan gobalka togdheer muralqanku cirka gadhay alle hayna yeelo kuwii samada lagu casuumo ini iyo asxabti iga murqantay 😂❤

  • @mahamedjaajme
    @mahamedjaajme 6 місяців тому

    Erayada Maxamed I. Warsame Hadraawi Codka: Muuse Ismaaciil Qalinle Laxanka: Xasan Gareyt. Old is gold❤❤

  • @rashidhassan572
    @rashidhassan572 6 місяців тому

    Erayadii Cabdalla Sagsaag, kabankii Jiim Sheekh Muumin iyo codkii Tubeec dhamaantood jannadii Fardoosa Allaha ka waraaboyo.

  • @user-lf2ft6kn5e
    @user-lf2ft6kn5e 7 місяців тому

    1:21

  • @mussali3427
    @mussali3427 7 місяців тому

    sawirku waa cabdinaasir macalin

  • @user-qj3nb3id3d
    @user-qj3nb3id3d 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @KayseCabdirisaaq-si7mq
      @KayseCabdirisaaq-si7mq 6 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qj3nb3id3d
    @user-qj3nb3id3d 7 місяців тому

    Nice ok❤❤❤❤❤

    • @Shariifxasan-lu1fg
      @Shariifxasan-lu1fg 5 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤boqoradiii

  • @Abdulhakimyusuf
    @Abdulhakimyusuf 7 місяців тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Abdulhakimyusuf
    @Abdulhakimyusuf 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤😂❤

  • @cismaanfanax4975
    @cismaanfanax4975 8 місяців тому

    😂😂😂

  • @Sheydhan
    @Sheydhan 8 місяців тому

    Haduu reer gabagaboobo gaal intaan guursato , quudkii wadaxumaado, waxaa gabay aabahood ah xilgudo oo garasho yeelo

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 8 місяців тому

    LIYASH HADO MANAFICA LAHOM

  • @AbdulahiHashi-uv3pt
    @AbdulahiHashi-uv3pt 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @user-st1cl2br6x
    @user-st1cl2br6x 9 місяців тому

    Mmmmmmmmmm