- 1 584
- 218 975
STAR-FM KENYA
Kenya
Приєднався 2 лип 2020
Star Fm Codka Gobolka Waqooyi Bari Kenya
Fadlan Nagu soo biir wixii Talo Iyo Tusaale ah Faalada Nagu La Wadaag
Fadlan Nagu soo biir wixii Talo Iyo Tusaale ah Faalada Nagu La Wadaag
Sheekh Xasan Cameey oo ku baaqay in wax laga qabto dil xalay waardiye loogu gaystay Garissa
Guddoomiyaha dallada hoggaamiyaasha muslimiinta dalka ee NAMLEF laanteeda ismaamulka Garissa Sheekh Xasan Cabdullahi Cameey ayaa tacsi u diray qoyska iyo ehellada uu ka baxay Axmad Iidow Dhaqane oo ahaa waardiye oo xalay lagu dilay xaafadda Iftiin ee magaalada Garissa.
Waxaa uu qaybaha kala duwan ee bulshada Garissa sida waxgaradka , culimada, madaxda iyo saraakiisha ammaanka ku boorriyay in ay ka qayb qaataan soo afjaridda dilalka noocani ah oo horayna u dhacay.
Waxaa uu qaybaha kala duwan ee bulshada Garissa sida waxgaradka , culimada, madaxda iyo saraakiisha ammaanka ku boorriyay in ay ka qayb qaataan soo afjaridda dilalka noocani ah oo horayna u dhacay.
Переглядів: 218
Відео
Kulan looga hadlayay saameynta isticmaalka maandooriyaha oo lagu qabtay tuulada Banaaney Qooqaar
Переглядів 2019 годин тому
Tuulada Banaaney Qooqaar ee ka tirsan deegaan baarlamaaneedka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa lagu qabtay shir looga hadlayay isticmaalka maandooriyaha noocyadiisa kala duwan. Shirka oo ay ka qayb galeen laamaha ammaanka ee deegaankaasi, guddoomiye xaafadeedyada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa shacabka looga digay halista ay leedahay isticmaalka maandooriyaha gaar ahaan dhallinyarada ...
Xalqadda 2-aad ee Riwaayadda Talo Keen
Переглядів 47День тому
Qoysaska Guryosamo carruurtooda ma ka caawin karaan in ay raacaan waddada saxda ah si ay u lahaadaan mustaqbal wanaagsan?
Xidlhibaanka Ceeldaas oo sheegay inay socdaan baaritaanno lagu xaqiijinaya meydka wakiilka Deella
Переглядів 22День тому
Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer Aadan Keynaan Weheliye ayaa sheegay in wali ay socdaan baaritaanno lagu xaqiijinaya meyd yaalla isbitaalka magaalada Wajeer. Meydkan oo dhawaan laga helay harada Yahuud ee magaalada Wajeer ayaa loo maleynaya wakiilka deegaanka hoose ee Deella ee deegaan baarlamaaneedka Ceeldaas kaas oo 13-kii bishii hore laga afd...
Waxgaradka Garissa oo soo dhaweeyay xil ka qaadistii Gachagua
Переглядів 3114 днів тому
Qaar ka mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa oo uu ka mid yahay guddoomiyaha golaha suuqgeynta xoolaha nool ee dalka Dubat Cali Camey ayaa soo dhaweeyay go'aankii baarlamaanka iyo aqalka sare ay xilka uga xayuubiyeen Rigathi Gachagua.
Shacabka xaafadda China ee Mandera oo muujiyay cabasho dhanka dhulka ah
Переглядів 5814 днів тому
Dadweynaha ku nool xaafadda China ee magaalada Mandera ayaa cabasho ka muujiyey askar ay sheegeen in ay ku dhib qabaan waxayna baaq u direen barasaabka iyo mas’uuliyiinta kale ee dowlad deegaankaasi.
Xalqadda 1-aad ee Riwaayadda Talo Keen
Переглядів 8514 днів тому
Iyadoo xiisad ay ka taagan tahay Guryasamo, dhageyso sida qoysaska Ibraahim iyo Saleeban ay u ilaalinayaan carruurtooda.
Biyo la’aan saameysay tuulo hoostagta Koonfurta Wajeer
Переглядів 4914 днів тому
Shacabka ku dhaqan tuulada Sukeyla oo hoostagta deegaanka Koonfurta Wajeer ayaa ka cabanaya biyo la’aan, iyagoona baaq u direen.
Shacabka tuulada Darfuur oo aan haysanin adeegyada aasaasiga iyagoona baaq u diray
Переглядів 1814 днів тому
Shacabka ku nool tuulada Darfuur ee hoostagta deegaanka Koonfurta Wajeer ayaa sheegay inaysan haysan adeegyada aasaasiga ee muhiimka ah. Waxay baaq u direen mas’uuliyiinta laga soo doortay deegaannada ismaamulka Wajeer iyo dowladda dhexe. Qaar ka mid ah shacabka tuuladaasi ayaa warbaahinta Star la hadlay.
Xafiiska culimada ee Mandera oo dhaliilay xabsi daa’in lagu xukumay macallin dugsi
Переглядів 4614 днів тому
Guddoomiye ku xigeenka xafiiska culimada ee ismaamulka Mandera Sheekh Axmad Suudaan ayaa si adag u cambaareeyay xabsi daa’in lagu xukumay Sheekh Maxamad Nuur oo ah macallin dugsi Quraan oo lagu eedeeyay inuu faraxumeeyay gabadh ka mid ahayd ardaydiisa. Sheekha ayaa sheegay in macallinka dusha laga saaray dambi uusan galin oo loo haynin wax caddeymo ah.
Beeralayda tuulada Laandheer ee Dadaab oo codsaday in taageerro laga siiyo tabcashada beeraha
Переглядів 3521 день тому
Beeralayda tuulada Laandheer oo ka tirsan deegaanka hoose ee Labasiigaale ee deegaan baarlamaaneedka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa codsaday in taageerro laga siiyo tabcashada beeraha. Waxay baaq u direen dowladda ismaamulka Garissa iyo midda sare.
Shacabka tuulada Weelxaar oo codsaday in dhakhaatiir iyo dawooyin la geeyo isbital halkasi ku yaalla
Переглядів 3121 день тому
Bulshada ku nool tuulada Weelxaar ee hoostagta deegaan baarlamaaneedka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa codsaday in loo furo isbitaal dhawaan laga dhisay tuuladaasi, balse aysan dowladda gaynin dhakhaatiir iyo dawooyin. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya qodobkan
Shacabka Wajeer oo soo dhaweeyay xil loo doortay barasaabka ismaamulkaasi
Переглядів 2921 день тому
Shacabka Wajeer oo soo dhaweeyay xil loo doortay barasaabka ismaamulkaasi
Shacabka Mandera oo ku baaqay in mudnaan la siiyo haweenka ka shaqeeya dhirta
Переглядів 1921 день тому
Shacabka Mandera oo ku baaqay in mudnaan la siiyo haweenka ka shaqeeya dhirta
Ismaamulka Garissa oo laga daahfuray caymiska cusub ee SHA
Переглядів 53Місяць тому
Ismaamulka Garissa oo laga daahfuray caymiska cusub ee SHA
Shacabka Wajeer oo dhigay dibadbax ay ku dalbanayaan in dowladda ay meel ku sheegto wakiilka Deella
Переглядів 27Місяць тому
Shacabka Wajeer oo dhigay dibadbax ay ku dalbanayaan in dowladda ay meel ku sheegto wakiilka Deella
Qoys hooy la’aan ku noqday Wajeer oo bulshada caawimaad ka codsanaya
Переглядів 37Місяць тому
Qoys hooy la’aan ku noqday Wajeer oo bulshada caawimaad ka codsanaya
Culimada Ahlu Sunna ee Mandera oo farriin u diray madaxda iyo siyaasiyiinta gobolka Waqooyi Bari
Переглядів 42Місяць тому
Culimada Ahlu Sunna ee Mandera oo farriin u diray madaxda iyo siyaasiyiinta gobolka Waqooyi Bari
Dhallinyarada Wajeer oo looga digay falalka kufsiga ah
Переглядів 38Місяць тому
Dhallinyarada Wajeer oo looga digay falalka kufsiga ah
Mandera oo laga xusay dhalashada Nabi Maxamad
Переглядів 18Місяць тому
Mandera oo laga xusay dhalashada Nabi Maxamad
Kenya Red Cross oo kulan la qaadatay suxufiyiinta ismaamulka Garissa
Переглядів 28Місяць тому
Kenya Red Cross oo kulan la qaadatay suxufiyiinta ismaamulka Garissa
Xildhibaanka Tarbaj oo cambaareeyay fal lagu gubay labo gaari oo ah kuwa xamuulka qaada
Переглядів 176Місяць тому
Xildhibaanka Tarbaj oo cambaareeyay fal lagu gubay labo gaari oo ah kuwa xamuulka qaada
Arday bartay farbarka Quraanka oo xaflad loogu qabtay Mandera
Переглядів 60Місяць тому
Arday bartay farbarka Quraanka oo xaflad loogu qabtay Mandera
Hooyo ku xanuunsan Dadaab oo bulshada caawimaad ka codsatay
Переглядів 223Місяць тому
Hooyo ku xanuunsan Dadaab oo bulshada caawimaad ka codsatay
Ugaaska mid ka mid ah beelaha Wajeer oo beeniyay inuu hoggaanka wareejiyay
Переглядів 60Місяць тому
Ugaaska mid ka mid ah beelaha Wajeer oo beeniyay inuu hoggaanka wareejiyay
Maamuleyaasha dugsiyada sare ee Mandera oo eedeyn u jeediyay dowladda ismaamulkaasi
Переглядів 64Місяць тому
Maamuleyaasha dugsiyada sare ee Mandera oo eedeyn u jeediyay dowladda ismaamulkaasi
Nin burburkii dowladdii dhexe qaatay 50 liitar oo shidaal ah oo dib ugu soo celiyay 33 sano ka dib
Переглядів 23Місяць тому
Nin burburkii dowladdii dhexe qaatay 50 liitar oo shidaal ah oo dib ugu soo celiyay 33 sano ka dib
Macallin bulshada ka codsaday in ay dhul u iibiso dugsi Quraan ku yaalla Mandera
Переглядів 58Місяць тому
Macallin bulshada ka codsaday in ay dhul u iibiso dugsi Quraan ku yaalla Mandera
Carruur agoon iyo rajo isugu jiro oo xaalado adag oo dhanka nolosha ah ku wajahaya Wajeer
Переглядів 150Місяць тому
Carruur agoon iyo rajo isugu jiro oo xaalado adag oo dhanka nolosha ah ku wajahaya Wajeer
Culimada iyo waxgaradka deegaanka Asxaabiito ee ismaamulka Mandera oo baaq diray
Переглядів 64Місяць тому
Culimada iyo waxgaradka deegaanka Asxaabiito ee ismaamulka Mandera oo baaq diray
Cajiib weeye riwaayadu waxaan jeclaan lahayn inla fahmo dulucda Lana raaco
HORTA KUWAN WA RER BAARIYO BAAHAN HADANA QABYALAD IYO QURUN AYAA MASKAXDOODA KA BUXDAA..SHALEY WAXEY U CODEYEEN AHMED WEERAR OO QABIIL DARTIIS U DOORTEEN MAANTANA WARBAHINTA HORTEEDA AYEY KA HOR CALACALAYAN...MIDA KALE DHIBKA BIYO LA'AANTA WAXA LA QABAA CONSTITUENCIES WAJEER OO IDIL..WAJEER SOUTH MARWALBA MAXAA UGA HOR CALAACALAAN MEDIA HORTEEDA .....NINKII SHALEY QABIILKA AAD KU DOORATEEN ( AHMED WEERAR) WAX HA IDIIN QABTO....HADIIBA HORTA U WAX QABAN KARO..
2024 who is washing this video 😂😂😂😂😂😅😊
❤❤❤Bula geestow besha dagodiye ayaa dagan...Mansha allah
HADII RUNTA LA RABO FIDNADA OO IDIL WA GARRE, ANIGA LABADA QABIIL AQOON WEYN AYAAN U LEEYAHAY. BESHA DAGODIYE RERO FIDNO MA'AHAN WA BEEL NABADA JECEL LAKIN GARRE WA DAGAAL U JOOG FIDNO BADAN..
Masha Allh
May dhistaan Cid sugud nay wakhtifii ku dhameeyee
Chicken 🐔 firm Iyo dhaqida shinida waa labo sheey oo aysan bulshadeena Somaliyeed ku baraarugsaneyn
Allaha u gargaaro
70 wey ka weyntahay uma dhawa
Quick recovery inshallah
🤣🤣NAAG LA SOO KUFSADAY HADII USAN MASLAXO U HELI KARIN MAXU KA HAYAA MESHA
WAR ILEEN TANOO KALE WAR MAXAA DHACAY?WA MAXAY ISQABQABSIGA???
Gender & empowering women wa fikr iyo dhaqan gaalo...xaquuqda dumarka Quranka ayaa lagu cadeeyey wax ka maqan majiro
🤣🤣🤣BEENAYAL WAAYE MEEDKA LACAGTA LAGA QAADAYO WA KUWA GAALADA..QOF ISLAM ☪️ AH OO MEYD AH LACAG LAGA MA QAADAYO DOWLADA COUNTIGA WEY SHEEGTAY...
👎👎👎JIIR KULAHAA, WAXAN HA LAXIRO.. MUDANAHA BARASABKA H.E. AHMED ABDULAHI JAIL HA U DIRO KUWAN...
🤣🤣🤣KUWAN HABAAR AYEY WADAAN..HABARKA AY WADAAN AYAGA ALLAHA KU EKEYO..GAAJADA AY SHEEGANAYAN AYAGA ALLAHA KU EKEEYO..WAJEER WEYNE BARWAAQO IYO NIMCO AYAA TAALO...
balanqad badana keynan
❤❤❤ALLAHA U GARGAARO INTA WANAAGA KA TALISO..
M.a abti mcn keep going 💪 ❤❤
Mahadsanid walal mucaawiye
Mansha allah
masha allaah
GARISSA MAGAALO LAGU NOOLAAN KARO MA'AHAN...SABABTOO AH. 1.OON BAAHSAN 2.KANEECO BAAHSAN 3.KULEEL DARAN 4. JAAJUUSNIMO..
Issakahmed
Jaahil weeye ninka umal sheekh ku sheegay, war takfiir iyo wahaabi xagee ukala wadaa, wuxuu cadeeyay in uu diinta aqoon u lahayn.
KAN HALKA MALYAN IYO SHANTA BOQOL DHULKA KU RABO ASAGA MAXU WAX U SADAQEYSAN WAAYAY WAXNA U GADAN WAAYAY...CALASHAN MAXUU SHANTA BOQOL U CAFIN WAAYEY
Halaga faisto dawenaha sharafta le rer GSA
Nairobi majiraa dugsi ama agagaarka islii
🤣🤣🤣🤣🤣🤣MAGAC XUMAA WAXA IBRAHIM UREEY WA MAXAY?????????
নিন্দা financial সামগ্ৰী cabdi bare আর majiro
Xaga qoraalka maxa idin kaga dhacay waxbaa idin kugu furan
FIDNADA OO IDIL WA MURALLE
YAHUU HORTA SOMALIA 🇸🇴 DOWLAD MIYAA KA JIRTAA😅😅😅😅😅😅😅
Kuwani Wana peLekanga wapi iLe pesa ya wananchi kiLa siku Accounti ya generaL hospitaL Ina ingianga miLioni Moja iLe pesa Wana toa watu Wagonjwa haki huko hakuna HospitaLi generaL hospitaL ame kuwa kuka La peishara Amekuwa huduma za wezi na haramu hata dawa Wana ibanga mtu mgonjwa akienda Kuwa generaL hospital hawezi Pata hata piriton wanam andikia wanunue haki tukona Tamaa sana mwenyezi mungu Akamate Hawa watu haramu Wana fanta watu maskini wagonjwa hivo wakona La ana
😂😂😂sheeko
They are so proudful of being county assembly, but sorry, their monthly pay salary is K$ 80,000, which is equivalent to US dollar 💵 700. So let's add their allowances .it all makes 1000 US dollars all included . I being US citizen inUSA 🇺🇸 I make over 1000 US dollars aweek ....4000 US dollars amonth or sometimes even more. So I make in one week what he makes awhole month.😂😂😂😂😂😂
Kazi yao ni kufanya was press be active like mheshimiwa hassan Geley. This press is not helping the people
They don't even thank governor Hon Ahmed Abdulahi who serve to be elected 3rd term but sorry the constitution doesn't allow him. But these hungery people are so stupid for not thanking their governor.
Kumade waa maxay????
Suuqa illaahey habara key dukaanka ganacsiga islii
ilaaa hada mafahmin 30 malyan ma lacagta kenya ayaa laga wadaaaa
Hhh haaa wll 70 dollar 💵 ayay udhigantaa
Wazimu wewe
Ilaahow caafiyo
To the person that took this audio take it down and delete it you took the audio without the consent of the father and posted it.Our family is still mourning and we do not accept this information to be brought to the world if you have a conscious take it down
Edo mcn allah kunaxaristo
Mashallah ilali hantida dadwenaha
Yahuuu HABAWEIN Mel lajogo miya😮
Abahaan inteeh ka hela 😢
Good job