- 42
- 39 804
Kurshaale TV
Приєднався 21 гру 2023
Banan baxa manta kusoodhada asxapta@KurshaaleTv @Like @shere
Banan baxa manta kusoodhada asxapta@KurshaaleTv @Like @shere
Переглядів: 779
Відео
@subac macan badan ey aqriyeen asxapta @gubadley dhageysi wacan
Переглядів 5244 місяці тому
@subac macan badan ey aqriyeen asxapta @gubadley dhageysi wacan
Soodhawenta mdx xasan shiiq maxahamud iyo wafdi ohagaminayo oo lagu so dhawyay pps mol
Переглядів 65 місяців тому
Soodhawenta mdx xasan shiiq maxahamud iyo wafdi ohagaminayo oo lagu so dhawyay pps mol
Gisi macan badan macalin tube caja ibwaye
Переглядів 506 місяців тому
Gisi macan badan macalin tube caja ibwaye
Gidis macan badan macalin man dheere
Переглядів 6396 місяців тому
Gidis macan badan macalin man dheere
Jaalle wicil siyad bare
Waxaasi waa wixii la eeday , dad dulli ah oo aan Diin lahayn buu u horseeday Diin la aan iyo dhaqan xumo siduu dulmi iyo fisqi jahli iyo shuuciyadda ugu sheegayay tobta toosan ugu dambayntii xasuuq buu ku dabar gooyay Culimadii xasuuqay shacabkii hubkii isugu dhiibay dadkii iyo dalkiiba burburiyay ka dibna iska cararay .
ASC SUBXAANALAH CASAA WAJALE SIYAAD BARE AFWEYNE WAA NINKII SOOMAALIYA XASUUQAY ISAGA IYO KUWII LA SHAQAYNAYEY
Jabhadihii Qabiilka ku dhisnaa Somali ayaa Heerkaa Gaarsiiyey Kuwii Horkacayeyna Munaafiqiin ayey ahaayeen
@@faisaladam8225aamus sharmuuto yahay
Kacaankii Faqashtii ee SNM cuntay. Dhulbahante wali ma quusan.
Shuuciyada sida Isias afwarqi ayaa loo qaataa. Intii xumeyd ee Halkudhegyada ah baan soo qaadaney. Waxani waa waxa Carabta iyo Wacalladooda ina tusay.
Allaah u naxaristo ❤😅
Waqti iyo wax tegey ma soo noqdaan . Doqon uun baa ka dul ooya !!!
Doqon yahaw haday adiga barwaaqadaada ahayd oo booli Qaran adeerkaa Afweyne kuu kiilayeey, dad bay ba'ooda iyo baaba'ooda ahayd oo jeelasha Labaatan Jirow, Laanta Buur, Galshire, Mandheera iyo godadkii NSS ee Ina Dafle sibidhku sariir u ahaa oo lagu cadaabayey. Malaayiin ayaa xaqa muwaadinnimada laga qaaday oo cabsi iyo gaajo u raacday. Qaar baa maalin walba layska tooganayey. Waxba may galabsan ee qabiil ayaa loo soocay oo loo beegsaday !!!
🇸🇴🇸🇴🇸🇴😁
1977 October
M.a❤
Maashaa allaah
Mashaa allah xafidullah alle ha idinka dhigo kuwa dadka iyo dadka si sax ugu adeeg ❤
M.a❤
Hah m.a❤
Y
Muziiqaa fakkeesitankaa subhaanalla
masha allah
😊
Sxb subacan linkigiisa inta isoo dhig