- 82
- 36 183
Somali daily news
Приєднався 26 лис 2023
bout
ku soo dhawaada channel ka fadlan like.share.subscribe my video commentina hoos noogu reeb mahadsanid
ku soo dhawaada channel ka fadlan like.share.subscribe my video commentina hoos noogu reeb mahadsanid
Falastiin oo xorriyad loo ogolaaday & reer Galbeedka oo runta ogaaday- qorshe cusub!!#somalia
Falastiin oo xorriyad loo ogolaaday & reer Galbeedka oo runta ogaaday- qorshe cusub#somalians
Переглядів: 1 360
Відео
WAR DEG DEG AH#somalia #wararka #duet #greenscreen
Переглядів 1222 години тому
#somalia #greenscreen #wararka #news
DEG DEG:LIRAAN OO FARRIIN ADAG U DIRTAY TURKIGA.
Переглядів 682 години тому
LIRAAN OO FARRIIN ADAG U DIRTAY TURKIGA #somalia #somali #greenscreen
Subxanalaah Muqalkaan Hadaad Daawato Somalinimada Ayaa Ka Baxaysaa
Переглядів 844 години тому
Subxanalaah Muqalkaan Hadaad Daawato Somalinimada Ayaa Ka Baxaysaa #somalia #somali #greenscreen
DEG DEG:Hambalyo MW Cirro, Hadalkii RW Xamze & Doorashada Jubaland!#somalia
Переглядів 3504 години тому
Doorashada Jubaland!#somalia #somali #greenscreen
DEG DEG:Afwerki oo si adag u difaacay Somalia & Madaxweynaha Syria oo ku dhow in nolosha lagu qabto.
Переглядів 1,1 тис.7 годин тому
Afwerki oo si adag u difaacay Somalia & Madaxweynaha Syria oo ku dhow in nolosha lagu qabto#somalia #somali #greenscreen@AFWERKI
Dfs oo fasiraad ka bixisay wadahadalka Itoobiya & Fahad Yaasiin oo weeraray mucaaradka Xasan Sheekh
Переглядів 3,6 тис.7 годин тому
Dfs oo fasiraad ka bixisay wadahadalka Itoobiya & Fahad Yaasiin oo weeraray mucaaradka Xasan Sheekh #somalia #greenscreen #wararka
MW Xassan & Xafladda Dhalashada ee uu Ka Qayb Galay.
Переглядів 2559 годин тому
MW Xassan & Xafladda Dhalashada ee uu Ka Qayb Galay, Buuqa Xildhibaanada Reer Waqooyi & Wasiir Fiqi!#somalia #somali #greenscreen
Khilaafkii Somalia & Itoobiya oo soo laabtay, Kenya & Uganda oo war weyn kasoo saaray#somalia
Переглядів 1659 годин тому
#somalia #greenscreen #duet
Maxaa kasoo kordhay arrinta Jubaland? Maxayse tahay doodda cusub Cabdiraxmaan Cabdishakuur.#somalia
Переглядів 44812 годин тому
Maxaa kasoo kordhay arrinta Jubaland? Maxayse tahay doodda cusub Cabdiraxmaan Cabdishakuur.#somalia
Xaaladda Suuriya oo faraha kabaxday&Ruushka oo afka ciidda udaray Faransiiska_WAR DEG DEG AH#somalia
Переглядів 25412 годин тому
Xaaladda Suuriya oo faraha kabaxday&Ruushka oo afka ciidda udaray Faransiiska_WAR DEG DEG AH#somalia
WAR DEG DEG AH#somalia #wararka #duet #greenscreen
Переглядів 19 тис.14 годин тому
WAR DEG DEG AH#somalia #wararka #duet #greenscreen
SHEIKH ABDI _Xasan Firimbi, Askarigii #somalia
Переглядів 60214 годин тому
SHEIKH ABDI _Xasan Firimbi, Askarigii #somalia
Sheikh Abdi Hersy - MW Xasan oo u dhaartay CCW_ Rabana Inuu Weeraro Sh #somalia
Переглядів 91814 годин тому
Sheikh Abdi Hersy - MW Xasan oo u dhaartay CCW_ Rabana Inuu Weeraro Sh #somalia
WAAR DEG DEG AH:Sirdoonka Jarmalka oo qirtay dullaan uu Ruushka kusoo #somalia
Переглядів 11116 годин тому
WAAR DEG DEG AH:Sirdoonka Jarmalka oo qirtay dullaan uu Ruushka kusoo #somalia
Turkiga, Ruushka & Kuuriyada waqooyi oo ku dhaqaaqay qorshe halis ku ah r. Galbeedka#somalia
Переглядів 9716 годин тому
Turkiga, Ruushka & Kuuriyada waqooyi oo ku dhaqaaqay qorshe halis ku ah r. Galbeedka#somalia
Ruushka oo qaadaya ficil halis ah & go’aan ka nixiyay reer galbeedka-maxaa cusub#somalia@Dailly-n
Переглядів 41619 годин тому
Ruushka oo qaadaya ficil halis ah & go’aan ka nixiyay reer galbeedka-maxaa cusub#somalia@Dailly-n
Ruushka oo xaqiijiyay in uu Nuclear isticmaalayo & Trump oo tillaabo mucjiso ah qaaday#somalia
Переглядів 35219 годин тому
Ruushka oo xaqiijiyay in uu Nuclear isticmaalayo & Trump oo tillaabo mucjiso ah qaaday#somalia
WAAR DEG DEG _Ruushka oo soo saaray diyaarad mucjiso ah _ Imaaraadka oo war wayn baahiya
Переглядів 1,5 тис.День тому
WAAR DEG DEG _Ruushka oo soo saaray diyaarad mucjiso ah _ Imaaraadka oo war wayn baahiya
WAAR DEG DEG AH:Mareykanka oo tallaabo ka qaadaya Imaaraadka _#somalia
Переглядів 101День тому
WAAR DEG DEG AH:Mareykanka oo tallaabo ka qaadaya Imaaraadka _#somalia
kan ma hawiye miya warkii somaliya waa ka warwareegaya somaliya warkeeda
Somaliya waxay u bahatay fahaad yasiin
Saudi Arabia ciyaala suuq baa haysta
anigoo ah muudey axmed abuu muslim asoomaaliya dhaxal sugaha sacuudiga maxamed bin salmaan waa wiil murtad ah oo utafaxeydey in shareecada islaamka ay haystaan bulshada sacuudiga ayuu doonaya inuu ku bedelo faxshiga gaalada ayuu dadka reer sacuudiya ka dhigo umad diinteed ka tegtey inuu ka dhigo ducaada dalka ka baxsanaysa waa dad doona inay diinta ay ku dhintaan doona fikirkaan murtad maxamed binu salmaan inta uu san xukunka qaban umada u horseedaya dhaqan xumo halkii laga rabey umadu ku booriyo in diinta ay qataan laga sugayey oo dadka sacuudiga u qasbayo in lahergaliyo dhaqaqn gaalo inshaa alaah umada waxaan u shegeyna hadii ay noqoto in diinta galada halqaato kuso gunaanadey in la hijroodo waa qasabeynotey
Subxaana allaah
Xasan sheekh Maxamuud,hogaamiyaha ummadda soomaaliyeed, ma hogaamin karro umad; maxaa yeelay waa nin beenloow ah,afkiisa iyo ficilkiisa isma yaqaaniin(mujaamalad,) oo markuu hadlaayo haddal macaan wuu yaqaanaa, oo waay iskhilaafsanyihiin ficilkiisa iyo aragtadiisa.waxaad fiirisaa oo aad dhagaysataa hadaladiisa iyo dhaqankiisii hore,( Qof walba geedka uu abuurta , ayuu mirrahiisa gurtaa!!,)midda kale,waa nin siyaasad aan garaneyn iyo dowlidnimo, oo dhaqaalo doon ah iyo iskudir ummadda Soomaaliyeed .mida kale,aniga iyo dadka ila midka ah waxaan qabnaa,in dhibaatada Soomaaliya ka jirta iyo dowlad la'aanta, aay sabab u yihiin 'Siyaasiyiinta !!' sedex (3) jifooyin, oo Soomaalidda Jifooyinkooda ka mid ah:1 -Majeerteen(Maxamuud -Saleebaan),2- Hiraab(Haber-Gidir iyo Abgaal) iyo 3- Isaaq(Haber-Awal ama Subeer-Awal),inkastoo aay jiraan dad fiican oo Soomaalinimadda aay ku wayntahay. Qof walba waxaa kadanbeysa labo metir oo mustaqbiilkiisa ah,ee hala wanaagisto mustaqbalka.Muuse Biixi,hogaamiyaha gobaladda Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya, iyo Ismaaciil Cumar Geele,hogaamiyaha dowladda Jabuuti, -Ciil Walaal- iyo hogaamiyaha Jubbaland,Axmed Maxamed Islaam,(Axmed Madoobe),-Kansarka ummadda Soomaaliyeed- iyo Saciid C/laahi Denni,hogaamiyaha Putland,midnimadda iyo wadasocodka somaalidda waay ku ciyaareen;illaahay mustaqboolka khiyaamo haku ciyaaro. Dowlidnimmo iyo kaladanbeyn marabaan, iyaga iyo wixii la mid ah (IWM.)Illaahayow, naga qabbo kuwaase IWM,towbadda waa furantahay ee kheyr haddaad la rabto soohanuuni,oo tus ummadda horumarkeeda iyo wanaageeda; haddii kale naga qabo iyaga IWM.Illaahayow, ugargaar dadka laga gardaranyahay,ee doonaya midnimadda soomaaliyeed ee ku dhaqan gobaladda Waqooyiga iyo gobaladda la midka ah. Munaafiqiinta -kuwa islaamka ka beensheegaya (Alshabaab,IWM) -iyo gaalladda - kuwa doonaya in aay ummudda soomaaaliyeed in aay dhibka ku jirto - ilaahow naga qabo.illaahayow, soomaaliya ka qabbo. Ilaahayow,ummadda Soomaaliyeed qalbigooda isku jiid-jiid,oo walaaley.Dowlinimo wanaagsan, Allaha-Raxmaan ha nasiiyo,Aamiin,Aamiin. Aamiin.
SUBXAANLAA INAALIAAHI WAA INAALIAAHI RAAJUCUUN ☝️ 🤲
beenloow
Warka Fahad yaasiin macno kuma fadhiyo ee maydkii gabadhii ay qasheen meel ha ku sheego Gacmihiisa dhiiga kuyaal ha iska dhaqo
Ninki dahay wan radini so kan ma ahan mdxweyna ah oo ku qaylinaye idortaa wan radini
Ahmed madoobee daraadi buu itopia ugu cararay xasan dhiqo, waa tuug benale ah
Weriye warka ina shegto waxa ka fican in laga qato, ogow dad ka wayn ka aqon badan, ka caqli badan, se wax ugu shegi karta, warka mr.routo wax benina ma hayno, dafir carusha naga daa, jaeabta kuma filna, aaway dawladi mw iyo rws
Waa shirqool loo dhigayo Soomaaliya, abii waa qiyaanoole waa beenlow, waa kaartiste waxba ma qoro dantiisa markii uu gaaro wuxuu dono ayuu sameya
Ciro waa laaley heshiiskas maxay tahay waxa laga wada hadlayo
Been badanaa
SUBXANALLAH.ALLAH INOO GARGAARO
❤
Ma la hubaa waa war wanaagsan mar hore ayaa laga rabey
Asc, warkaan meel kale kama hayno saaxiib ee iska xaqiiji!?
Waxaan waabeen
ASC. Sawirka Ordogan & Sudais walal na aragno ee dib ugu Laabo. Mhadsanid
P
Kaligi mahin agi gobol badi labaray ayi wadan dad bado difaco leyahay somali ma inkiroya maya
Inu ka cararin gudaha guryaha nuc walbo qadamo sidey ulabisantahayna lakala aqoon ujogi jireen dadka kaqari ilaah iskaqari ordigaan ilahey meel kumadhigo hadiba basabor fulan jiro ordigan kuma ahan adigana aad dadka darxishan kajoog dalkaga saad udhistay inkasto duminosin jojiya wax lagudhofo fiso maaladhaha falastin usosartan eey kaibsadan ayi wadamokale qofki kayimid yurub kudaad kureyaan joojiya qofka fikirki wadankisa aad kajedineysaan lacagtisana dagal kugalisaan falastin hishis udideysaan iyado awod lahen hadana aad taqaan turjineysaan dadkuli falastin maahin ninba afkiza kuhadla udamqasho maslixid iskusodhaweyn awod hadey yelato xisabtan turki hadi tagtid oo sikale lasobaxan hadhow sacudi lagurido bul runta waa dhul mamare babur leesaran afka kanool waa kudhalay waa ladhalay asal anaa lahaa yamani weey sacudi
Viva Hassan sheekh mahamuud Allaha ku xifdiyo
Mdxweynahaad kurafsn jirtee hadaad xasuusaty falstiin miyaa
Ninkaan oo kale siyaad bare waa kuwoo ku sheegay wadaad xume
Kanoo kale siyaad barre waa kuwoo lahaa wadaad xume😂😂😂😂😂