Gobsan Tv
Gobsan Tv
  • 313
  • 233 907
Qiso cajiib ah---- oo faaido badan --- alle ka filo marwalbo-- qeeyr ---❤️💯
Qiso cajiib ah---- oo faaido badan --- alle ka filo marwalbo-- qeeyr ---❤️💯
Waxaa jiray nin boqor ah wuxuu lahaa wasiir aad ugu dhow mar walba oo boqorka uu dhib ku dhoco wuxuu dhihi jiray "in uu qeyr kuugu jiro ayaa laga yaabaa", maalin uu boqorku seef ku tababaranaayey ayaa far ka go'day wasiirkii sidii caadadiisa ahayd wuxiu yiri farta kaa go,day in uu qeyr kuugu jiro ayaa laga yabaa,boqorkii waa xanaaqay wuxuuna amray in wasiirka la xiro wasiirka sidii caadadiisa ahayd wuxuu yiri "in uu qeyr iigu jiro ayaa laga yaabaa xabsiga" maalin maalmaha kamid ah ayaa boqorkii ugaarsi ubaxay sida caadadiisa ahaydna ilaalo ma uusan wadan jirin isagoo wadada iska socda ayuu ku dhex dhacay qolo sanabka caabuda deedna boqorki ayeey qabteen si ay ugu gowracaan sanabka ay caabudaan, markii loo geeyay ninkii ugu sareeyay ayuu yiri ninkan uma qalmo inaan ilaaheena u giwracno maxaa yeelay far ayuu ka go'anyahay deedna way iskasiidaayeen,isagoo farxsaan ayuu kusoo noqday qasrigiisa kadib markii uu kabadbaaday gowrac ,deedna wuxuu amray in wasiirkii lasoosiidaayo cafis ayuuna waydiistay wuxuuna yiri oraahdii ahayd "qeyr ayaakuugujira" way rumowday ,balse wuxuu waydiiyay sababta markii loo xiray uu u dhahay "xabsiga qeyr ayaa iigu jira" wuxuu yiri hadii aanan xabsiga geli lahayn ugaarsiga ayaan ku raaci lahaa,deedna booskaada anigaa gali lahaa oo waa la igowrici lahaa
Gunaanad:waxyaabaha kugu dhacaya mar walba alle udaa oo sabir waxaa suura gal ah in uu qeyr kuugu jiro.
#Gobsan_Tv
Переглядів: 34

Відео

Tahriibkii badalay nolashayda ..adiga hadii aad ahaan lahayd muniiro ...#sheekooyin #qiso_cajiib_ah
Переглядів 3314 днів тому
Tahriibkii badalay nolashayda ..adiga hadii aad ahaan lahayd muniiro ...#sheekooyin #qiso_cajiib_ah
Nolasha Aduuunn waa riyo eee haku sirmiin .....
Переглядів 19Місяць тому
Nolasha Aduuunn waa riyo eee haku sirmiin .....
Fadliga Saliga Nabiga "SCW"
Переглядів 31Місяць тому
Fadliga Saliga Nabiga "SCW"
#dikri Challenge "Istiqfaarta"
Переглядів 27Місяць тому
#dikri Challenge "Istiqfaarta"
#dikri Cajaaibta Suuratul baqra
Переглядів 252 місяці тому
#dikri Cajaaibta Suuratul baqra
TAAJ ADIKRI
Переглядів 252 місяці тому
TAAJ ADIKRI
#Duco🤲🤲 Sh: Abuu dalxa
Переглядів 192 місяці тому
#Duco🤲🤲 Sh: Abuu dalxa
Sheikh Hussein Ali jabuuti.
Переглядів 112 місяці тому
Sheikh Hussein Ali jabuuti.
#dikri Challenge la gal naftaada Digriga "XAWQALADA " Ado dhagaysanaa aqri .....
Переглядів 222 місяці тому
#dikri Challenge la gal naftaada Digriga "XAWQALADA " Ado dhagaysanaa aqri .....
Nin aaan shaqaysan iyo nin qayila yaanla guursan baala yiri ee ragow hala shaqaysto...
Переглядів 202 місяці тому
Nin aaan shaqaysan iyo nin qayila yaanla guursan baala yiri ee ragow hala shaqaysto...
Amal Abdullahi Bade.....
Переглядів 812 місяці тому
Amal Abdullahi Bade.....
Subxanallah qiso cajiib ah fadliga" istiqfaarta".
Переглядів 172 місяці тому
Subxanallah qiso cajiib ah fadliga" istiqfaarta".
#qisoxanuunbadan
Переглядів 72 місяці тому
#qisoxanuunbadan
""FAAIDADA SUURATU BAQRAA ""
Переглядів 222 місяці тому
""FAAIDADA SUURATU BAQRAA ""
Daaci saalax oo kaso jawaaabay .....
Переглядів 72 місяці тому
Daaci saalax oo kaso jawaaabay .....
Daaci muna "" Ninkii raba nin faqiir ah in uu gabdhiisa ku daro aniga Hai imaaado......
Переглядів 772 місяці тому
Daaci muna "" Ninkii raba nin faqiir ah in uu gabdhiisa ku daro aniga Hai imaaado......
Dood ka dhalatey ......
Переглядів 112 місяці тому
Dood ka dhalatey ......
Alle Hadii uu ku jeclaado maxaa dhacaya......
Переглядів 252 місяці тому
Alle Hadii uu ku jeclaado maxaa dhacaya......
Nasiiba Sheikh Adan siiro
Переглядів 292 місяці тому
Nasiiba Sheikh Adan siiro
@Sheikh hassaan
Переглядів 92 місяці тому
@Sheikh hassaan
Sheikh Nasiiba
Переглядів 112 місяці тому
Sheikh Nasiiba
#qiso_cajiib_ah
Переглядів 342 місяці тому
#qiso_cajiib_ah
Maalinka Jimcada yeysan maalmaha kale kuula mid ahaanin......
Переглядів 52 місяці тому
Maalinka Jimcada yeysan maalmaha kale kuula mid ahaanin......
raaxada nolosha ka Baro Dr shiine 💕💕
Переглядів 282 місяці тому
raaxada nolosha ka Baro Dr shiine 💕💕
#dikri FADLIGA AQRINTA SUURATU" AL KAHFI" EE MAALINKA JIMCADA L A AQRIYO....
Переглядів 52 місяці тому
#dikri FADLIGA AQRINTA SUURATU" AL KAHFI" EE MAALINKA JIMCADA L A AQRIYO....
#qiso_cajiib_ah oo gabar somaali ah ku Dhacday||Sheikh Ahmed ...|
Переглядів 282 місяці тому
#qiso_cajiib_ah oo gabar somaali ah ku Dhacday||Sheikh Ahmed ...|
Sheikh hassaan
Переглядів 122 місяці тому
Sheikh hassaan
"Hadalkii Sheikh Umul uu ku yiri Madax waynihii hore ee Somalia Sheikh Shariif ".....
Переглядів 52 місяці тому
"Hadalkii Sheikh Umul uu ku yiri Madax waynihii hore ee Somalia Sheikh Shariif ".....
@Sheikh hasaan
Переглядів 52 місяці тому
@Sheikh hasaan