Ilayska Maanka
Ilayska Maanka
  • 13
  • 3 210
Calaamadaha lagu Garto Haddii ayku Jeceshahay |@ilayskaMaanka |
waxa jirto 15 calaamadood oo lagu garto #ilays #jaceyl #subscribe
gabadha ku jecel ee kuu sheegan karin. Ee si dagan igula soco ilaa dhamaadka si aad calaamado badan u ogaato.
Kanaalka: #ilays
Mowduuca: #jaceyl
Tabinti: Amiin Alpha
Follow Me On
Tik Tok: www.tiktok.com/@ilayskamaanka/
Переглядів: 1 848

Відео

Sidee Loo Dhisaa Kalsoonida Nafta |7 Xeeladood|
Переглядів 35414 днів тому
Xaggay Ka Timaadaa Kalsoonida? waa maxeyse kalsooni? #kalsooni #ilays #like muuqalkaan ayaan ku ogaandoonaa saaxiibayaal Kanaalka:@ilayskaMaanka Diyaarinti: Cabdirisaaq Faarax Soojeedinti: Amiin Alpha
Maxeytahay Tilaabooyinka Fudud ee Lagu gaaro guusha |@ilayskaMaanka |
Переглядів 24521 день тому
4 tallaabo ee ugu fudud ee qofku si aanu weligii fileyn ugu fududeynkarto #ilays #guul inuu guuleysto kanaalka: @ilayskaMaanka diyaarinti: Kamaal Marjaan soojedinti: Amiin Alpha
Xikmado Cajiib ah iyo Dhiirigelin Nolosha ah |#xikmado |
Переглядів 21628 днів тому
10 Xikmad oo Noloshaada badelidoona: janaalka: #ilayskamaanka Follow me Tik Tok : www.tiktok.com/@ilayskamaanka/
SIRTA KOBCINTA MASKAXDA | 7QODOB| @ilayskaMaanka
Переглядів 371Місяць тому
Furfurista iyo xal u raadinta hal xidhaalayaasha ku dhisan xisaabta waxa ay ka mid yihiin jimicsiyada maskaxda bani’aadamka dhisa isla markaana ku tababara dhaqso u fikirka |@ilayskaMaanka | follow me Tik Tok : www.tiktok.com/@ilayskamaanka?is_from_webapp=1&sender_device=pc
maxaa jirkaada ku dhacaya haddii aad iska joojiso sokorta |@ilayskaMaanka |
Переглядів 29Місяць тому
sonkorta badan waxa ay keentaa cilladaha maqaarka iyo gabowga oo soo degdega Sonkortu waxay sare u qaadaa lurka, waxayna kordhisaa soo saarista saliida maqaarka taas oo badineyso finanka @ilayskaMaanka
Sirta Cunooyin kahortaga cirrada soo deg degta |@ilayskaMaanka |
Переглядів 35Місяць тому
qaar kamid ah cuntooyinka timaha ka ilaaliyo cirro caanoodka @ilayskaMaanka
Waxyaabaha dabiiciga ah ee badiya shahwada raga |@ilayskaMaanka |
Переглядів 117Місяць тому
cunista barootiin tayo leh waxay kor u qaadaa tirada unugyada shahwada Muuqalkan wxaa kusoo qaadaneynaa qaar kamida cunnooyinka shahwada badiya. @ilayskaMaanka
Faa'iidooyinka aadan ogeyn ee kujiro Baamiyaha |@ilayskaMaanka |
Переглядів 292 місяці тому
Baamiyuhu wuxuu yareeyaa dufanka dhiigga ee loo yaqaano "Kolestaroolka" iyo xayrta fadhiisato jirka qeybihiisa kala duwan sida beerka oo iyadane loo yaqaano "Triglyceride", waana arrin cilmibaarista lagu arkay.@ilayskaMaanka
Sidee ku ogaankartaa Saaxiibka Dhabta Ah |@ilayskaMaanka |
Переглядів 362 місяці тому
Saaxiibka dhabta ah waxa uu waqti geliyaa in uu fahmo ama ka garaabo duruufaha ku xeeran saaxiibkii, iyo in uu dadaal badan geliyo taageeridda go'aamada uu saaxiibkii qaato ee uu og yahay in aanu ku qaldanayn @ilayskaMaanka
Sirta cabitaanka Beytaraafka oo lajoogteeyo |@ilayskaMaanka |
Переглядів 442 місяці тому
Bayataarfku waxa uu jirka kaa caawiyaa sunsaarista, sababtuna waa maadada “Betalain” ee ku jirta. sidoo kale Baytaraafka waxaa ku badan macdanta birta oo muhiim ah oo kordhinta dhiigga, kana hortagta xanuunka dhiig yarida.@ilayskaMaanka
wax ka ogoow dabeecadaha dadka maskaxda badan
Переглядів 912 місяці тому
Dadka maskaxda badan fikirkooda iyo aragtidoodu waa ay cad yihiin, ma qarsadaan mana aqbalaan tanaasul
sidee u dejin yoolal macno leh oo la gaari karo
Переглядів 613 місяці тому
Muxuu yahay hadafka ay tahay inaad dajiso si aad uhormariso noloshaada Muuqalkan waxaan ku eegi doonaa talooyin iyo xeelado kaa caawin kara inaad naftaada horumariso, adigoo diiradda saaraya dhinacyada muhiimka ah sida aqoonta, xirfadaha, iyo hormarinta hadafka @ilayskamaanta

КОМЕНТАРІ