- 348
- 818 544
Giirre Media
United Kingdom
Приєднався 20 сер 2019
Kanalkan waxaadka helaysaa warbixino,warar iyo barnaamijyo
Madaxwayne Trump goorma ayuu qalinka ku duugi doonaa Aqoonsiga Somaliland.?
Madaxwayne Trump goorma ayuu qalinka ku duugi doonaa Aqoonsiga Somaliland.?
Переглядів: 119
Відео
Way soo dhamaatay Somaliland hebel halkan maray,sidii Diblumaasi ayaa loo shaqaynayaa"Siyaasi Kaltun
Переглядів 4644 години тому
Subscribe. This is Channel.
Eng Faysal Cali Waraabe oo arimo xasaasi ah ka hadlay.
Переглядів 1 тис.12 годин тому
Eng Faysal Cali Waraabe oo arimo xasaasi ah ka hadlay.
"Ha nalaga soo gaadho dadkan na cunaya. Xaafad burco ka mid ah oo cabasho ka muujiyay dad cunaya.
Переглядів 560День тому
"Ha nalaga soo gaadho dadkan na cunaya. Xaafad burco ka mid ah oo cabasho ka muujiyay dad cunaya.
“ Maayir Mooge Dadka Xag-xaganaya Waa Xisbigii Dhacay Wlhi Mooge Waxa Laga Xun Yahay."Qadan Qaran
Переглядів 83821 день тому
“ Maayir Mooge Dadka Xag-xaganaya Waa Xisbigii Dhacay Wlhi Mooge Waxa Laga Xun Yahay."Qadan Qaran
"Cabdikariinow Dadka baahibaa ka hadlinaysee wax iskaga dhiib"Ex Cabdiraxmaan Saylici
Переглядів 20121 день тому
"Cabdikariinow Dadka baahibaa ka hadlinaysee wax iskaga dhiib"Ex Cabdiraxmaan Saylici
Maxamed Abiib in aanay Burco amni ahayn soo cadee hadii soo cadayn waydo waxaankuu balan qaaday"S,ar
Переглядів 98521 день тому
Maxamed Abiib in aanay Burco amni ahayn soo cadee hadii soo cadayn waydo waxaankuu balan qaaday"S,ar
"hadii dadka somaliland ku nool jabhado samaystay maxaa u diiday.xildhibaan maxamed abiib
Переглядів 1,7 тис.21 день тому
"hadii dadka somaliland ku nool jabhado samaystay maxaa u diiday.xildhibaan maxamed abiib
"Shilkii Gaadhi Oo Warkale Kasoo Kordhey, Dhimasho AYaa Dhacdey"Ciidaanka Ilaalada Wadooyinka
Переглядів 61721 день тому
"Shilkii Gaadhi Oo Warkale Kasoo Kordhey, Dhimasho AYaa Dhacdey"Ciidaanka Ilaalada Wadooyinka
60 milyan oo reer maraykan ah ayaa xaalad adag galay xili Somaliland la aqoonsanayo.
Переглядів 35921 день тому
Subscribe. This is Channel.
Waa Dariiq Nafwaa ah oo khatar iyo nolol mugdi ah wata
Переглядів 22521 день тому
Subscribe. This is Channel.
"Warsan-gali marnaba dagaal soo qaadi maayo nabad qaatay"Bashiir Nuur Giriig
Переглядів 81121 день тому
"Warsan-gali marnaba dagaal soo qaadi maayo nabad qaatay"Bashiir Nuur Giriig
“ Musfate Cagjar Xabsiga Loo Taxaabaya Marku Xukunka Dhamaysto Askar"Faadumo ibraahim
Переглядів 9 тис.28 днів тому
“ Musfate Cagjar Xabsiga Loo Taxaabaya Marku Xukunka Dhamaysto Askar"Faadumo ibraahim
Sheeko iyo Hees Sanadka cusub ee 2025 iyo Saxafi Waji
Переглядів 32628 днів тому
Sheeko iyo Hees Sanadka cusub ee 2025 iyo Saxafi Waji
"Waxaanu balan qaadaynaa inaanu nimaadno Magalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobalka Sanaag,Nabad ayaanu"
Переглядів 1,5 тис.28 днів тому
"Waxaanu balan qaadaynaa inaanu nimaadno Magalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobalka Sanaag,Nabad ayaanu"
Darood iyo isaaq Colaad ayaa ka dhaxaysa"Suldaan Sabayste.
Переглядів 57528 днів тому
Darood iyo isaaq Colaad ayaa ka dhaxaysa"Suldaan Sabayste.
Laascanood oo Somaliland dib ugu soo laabatay iyo Madaxwayne Cirro oo guul gaadhay..
Переглядів 264Місяць тому
Laascanood oo Somaliland dib ugu soo laabatay iyo Madaxwayne Cirro oo guul gaadhay..
"Waxaad arkayseen Ciidankii oo dawacalay galay oo guryihiinla gubayo jinkadihiina"Boqor Buurmadow
Переглядів 850Місяць тому
"Waxaad arkayseen Ciidankii oo dawacalay galay oo guryihiinla gubayo jinkadihiina"Boqor Buurmadow
'Waxay la kulmeen dibjirtii shalay shacabka xasuuqay,waa u ayaan daro,"Axmed Heello
Переглядів 3,4 тис.Місяць тому
'Waxay la kulmeen dibjirtii shalay shacabka xasuuqay,waa u ayaan daro,"Axmed Heello
"Shacabka dacawalay lagu xasuuqay walhi la iskaga hadhi maayo"Sacad Balaaki
Переглядів 395Місяць тому
"Shacabka dacawalay lagu xasuuqay walhi la iskaga hadhi maayo"Sacad Balaaki
"Cida na xasuuqday waa Ciidankayagii deegaanka Cidi naguma soo duulin"Xaalada dhabta ah ee Dacawalay
Переглядів 1,3 тис.Місяць тому
"Cida na xasuuqday waa Ciidankayagii deegaanka Cidi naguma soo duulin"Xaalada dhabta ah ee Dacawalay
“ Cadawga Soomalilnd Kuso Duulay Gacan-bira halagu Qabto…” Afhyeen Sii,arag Oo Jiida Ceerigaabo
Переглядів 472Місяць тому
“ Cadawga Soomalilnd Kuso Duulay Gacan-bira halagu Qabto…” Afhyeen Sii,arag Oo Jiida Ceerigaabo
Labadii Marxuun ee Dhawaan ku geeriyooday gaadhiga dhexdiisa oo la shaaciyay Suntii dishay
Переглядів 385Місяць тому
Labadii Marxuun ee Dhawaan ku geeriyooday gaadhiga dhexdiisa oo la shaaciyay Suntii dishay
''Dagaalkani waa beder,Dhulbahantow saw nabadda maydaan diidin " Beesha Garxajis.
Переглядів 832Місяць тому
''Dagaalkani waa beder,Dhulbahantow saw nabadda maydaan diidin " Beesha Garxajis.
“ Arab Tiknikadii Ubadnayd Ayaanu Uso Wadnaa Arab Waa Dhiiga iyo Dhuux Soomalilnd" Samsam Qaran
Переглядів 1,1 тис.Місяць тому
“ Arab Tiknikadii Ubadnayd Ayaanu Uso Wadnaa Arab Waa Dhiiga iyo Dhuux Soomalilnd" Samsam Qaran
Deg Deg Xukumada Somaliland oo war cusub ku dhawaaqday Dagaalka ka socda Dacawalay
Переглядів 219Місяць тому
Deg Deg Xukumada Somaliland oo war cusub ku dhawaaqday Dagaalka ka socda Dacawalay
"In badan dhulbahante lahayn waar magalada wada lahaano way nala garan waayeen"reer Ceeribaabo.
Переглядів 350Місяць тому
"In badan dhulbahante lahayn waar magalada wada lahaano way nala garan waayeen"reer Ceeribaabo.
“ Taliyaha Ciidanka Qaranka Soomalind Oo Hada Sheegay Guusha Ciidanka Qaranku Gaadheen"
Переглядів 537Місяць тому
“ Taliyaha Ciidanka Qaranka Soomalind Oo Hada Sheegay Guusha Ciidanka Qaranku Gaadheen"
Ciidanka Qaranka oo dagaalkii maanta ku soo qabtay ku dhawaad 40 maxbuus iyo 15 gaadhi ah.
Переглядів 2,9 тис.Місяць тому
Ciidanka Qaranka oo dagaalkii maanta ku soo qabtay ku dhawaad 40 maxbuus iyo 15 gaadhi ah.
Naago gudaafad ku dhex caqliyaystay Maxa ka garanayaan diplomacy? Ummad burburtay oo gudaafado dhex fadhiyay!!
Sahra iyo goosha usheeg
Yahuu habar waalatey
Somaliland isaaq maaha. Waa umad isu tagtay oo qaran samayatay
Somaliland guuu guuuuuuuuuu❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxaan kula talin lahaa Somaliland hadday rabbaan in ay United States saldhig ciidan siiyaan in ay ka saxeexddaan sidii ay uga saxeexdeen ingiriiska maxaayeelay Maraykanku wuxuu dhex galaa xummadda meesha deggan oo wuuna isku diraa oo wuu fasahaadiyaa oo ku duntaa diinta iyo dhaqankaba ee halaga foojig naado.
Maashaa allaah thank you new government Republican party USA PRESIDENT TRUMP SOMALILAND WE SAY THANK YOU VERY MUCH USA SPORTING INDEPENDENCE AND REGONISED UNITED NATION AGAIN BECOUSE SOMALILAND THE SECONT TIME INDEPENDENCE SOON WELDENE SOMALILAND BUT 26 JUNE 1960 WAS INDEPENDENCE UK
SOMALILAND KICKED OFF SOMALIA BY CHOICE! SOMALILAND IS THE SINGAPHORE OF AFRICA. NO NEED FOR SOMALIA IN THIS WORLD! MUQDISHO IS GONE FOR GOOD.
Mashalla Allah guul somalilaan somalilaan waxay ka fa iideysaa waxa badan dhalinyarada Ayaa shaqo heleysa waxayna noqoneysaa wadan basaboor lehe waxay noqoneysaa wadan cidkasta timado waxay ka Aarsaneysaa cadowgeeda kulehe Anakaa kuu talina iyo waxa badan oo la soo koobi karan somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo ❤❤❤❤❤❤❤
Odagaan Caqli Fasax buukaqaatey Fasax aan dhamaad Lahayn. Bisiq Sarmaan
Dhiladan.halaxidho.iyana.😮😮😮😮
Lacag tii haad kuqahilijirtay aad wayday gaajo foqal gaajo
Mayer Mooge God bless you ❤❤❤❤❤❤❤
Goob goobi dhashay weeyan
Xildhiban Abiib libaax libaax dhalay waaruntaa 7yrs shacab loomashaqayn thank you ❤❤❤🎉🎉🎉
Wlhi waa libaax waa runtii Aniga yaabay maalin dhawayd oo burco aan tagay 1991 ayan xasustay
Waceb an waliged kahadhin isaq laf tinaga walahay wagabadha guvwa
Weli miyuu sii wada caydii muuse biixi walee wad eedi
Waar Burco haa so qaadin Burco waa aamiinee
Telefoonka marka la dhigo sawkii iftiimi jiray maaha😂😂😂
Kan war mahayo
Badeecadbay ku ordaysaa iyo caqaar jaad ah amadaa xidhi habareey hargaysa kahees
Talefan Been Ah Ayaa Dagta La Sarahaya Meel Ayaa Ku Cararahaya kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂
Waxaad qabtaad sheegtay
Beeenaley uuuuf
gabdhtan yaqbsanaya gabadh waalan
Sàbayso waa runtii 😅😅😅
Maskiin kaan hadda haddi ay octiraafka u shegayo xitaa rer kaa isaaq helo muxu asagu ka faaidin ? Xil, xoolo ama Xaquuqna ma helayee muxu ku duceyste...
Kuwani waa Ictisaam...waxay u jeedaan bal garo.. Warsangali dagaal buu u shirayaa waa la og yahay.. Nimankii guryaha ka soo rodayay xaal bay ka bixinayaan...hadda na nabad bay ka rabaan nin ku leh Ceerigaabo ahaa qasanaya...
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂tuugti maxay wadan maantana
Mahaday kulaxu maatay markii horeba wadfarxsaned o waxbad xansuqeesey idoor danbe amiin male shaqaqo miya wixiidhacay 🤑
Been a waasiinbaatihiin isaaq waanu isbaranay hakalagurin harti isaaq iyo daarood baynulanahay been ta iskadaa ya waynookala dhamaatay
Shaqaaqo maahaa dagaalaa socdee ama ka runsheega ama maya
Hhhhj war Nimankani Nimankii Dadka ku wanjalay Dawacaley Nabad baanu wadnaa miyaanay ahayn Cadde gude Ninkii Fadalkiisa Geelu ka cabey miyaanu ahayn Waar Isaaq qow hadaydaan marays nayn kuwan wax ba haka dhegeysa nina waa Dad sawaaban Cimaamadana isku culaysiyey e yaanay cadaw ga idiin jebine huuro ku dhaha war Isaaqii dhiiga kululaa miyuu madhay huuro ku dhaha kuwan maatideena way ka miciin liitaane 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮👎
Waar waxba k qabamaysaan nabad iyo colaad midnee meesha ka baxa aabihiin gadhka xun ka wasee
Iidoor hadaan kooxda cade gude laga qaban walee meel fog ayaa laga dooni iidoor raga dhegtii iidoor wey dileen bal waxa ragaa calaal iyo xaal ayaa nu bixineynaa ka baxeysa bal arka durba xaal ayaa la iska soo horeysiiyey
Idinku waalni baa idinhaysee umada kafadhiista oday
Too late xaggee joogteen
Iidoorka mar marka qaar waxaad is oranaysaa caqligu futada ayuu kaga jiraa dhulbahante iyo warsangeli miyaanay ogayn inay walaalo yihiin ceerigaabana wada degaan bal idinku fasira caqligan iidoor oo anigu aan u fahmay warsangeliyoow soo noqda oo somaliland ha idin xukunto dhulbahantana waxba nagama gelin ama liqa ama tufa harti ceerigaabo xoog buu ku soo gelaya ee iidoorow yaan la idinka maqlin waa lana gaaday iyo waa lana sirxay ku adkaysta faataabakhdii shalay aad maatadayada kaga soo saarteen ceerigaabo viva ssc khaatumo & maakhir
Citisaam!!!!!!!
DHAGAX LA DHACA HADAY HARGEEYSA SOO DHAAFAAN BURCOOY KA KACA JIIFKA.
Warsangeli wada kulankiis IDOOR dareen gal. Suldaan Saciid Suldaan Abdisalaan tani talladiisa maanta ma ahan maadaama uu tallada dib oogu soo celiyo.
CADDA GUDE IYO KOOXDIISU C.GAABO MA XUKUMAAN.
CAADA QAATAYAAL NAMA XUKUNTAAN ANAGA WIILASHAYADANA MA HOODADAYN KARTAAN WAAR SHADHAAB.
Cudud Laga Cabsadaa Markey Arkan Bey Idoor Alle Soo Xasuustaane, Shalay Xasuuqii Dowladnimo Dadkii Fuliyey Meydan Soo Xudhi e... Xoogga Harti Maanta Iga Filo Berrina Xalkeed Allaa Gadhan e, Garxajis Habar Jeclo dulmigey Idinku Ayuu Harti Daawadeed Maanta Idin Siin e, Waxba Nabad Been ah ha Iclaaminina Nabsigii Laascaano ku dumiseyn ayaa weli idin Daba taagen e.
Sanadka cusub Alleh malakmuatka ha idiinsooo degdegsho Aaamiin waayo 6million ayey halaaaag la damacsanyihiiine waar kiooofiyad xaarlashan laaaaaya ictisaaamja ah.
Ceerigaabo waa lagu kala baxi doonaa
Kkkkkkkkkkkk😂😢
Somaaliyaay nabad nabad qata❤❤