- 310
- 229 613
Wariye Jamarti Yahye
United States
Приєднався 1 січ 2022
A journalist is an individual that collects/gathers information
in form of text, audio or pictures, processes them to a news-
worthy form and disseminates it to the public. The act or
process mainly done by the journalist is called journalism.
in form of text, audio or pictures, processes them to a news-
worthy form and disseminates it to the public. The act or
process mainly done by the journalist is called journalism.
ABIYU AHMED OO JIGJIGA BOOQASHO KU YIMIDAY.
Ra'iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Axmed, Madaxweynaha Dowladda Deegaanka Soomaalida, Mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo masuuliyiin kale ayaa booqday Mashruucaha Horumarinta Marinada Jigjiga. Mashruucan oo u socda si xawli ah, ayaa loogu talo galay in lagu soo gaba'gabeeyo xilligii loogu talo'galay.
Переглядів: 917
Відео
MADAXWEYNE MUSTAFE OO KA HADLAY XAALADII DACAWALEY
Переглядів 21912 годин тому
Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxummed Cumar, ayaa faahfaahin ka bixiyey' dagaalkii maalmahan ka dhacay tuulada Dacawaley ee Degmada Xarshin ee Gobolka faafan.
Q.2aad | IMAAM AXMED GUREY | FATUUXUL AL-XABASHA.
Переглядів 10416 годин тому
Si ay kuusoo gaadhaan qaybaha xiga iyo dhamaan barnaamijyada aanu tabino Channelka Subscribeta saar Mahadsanid
ISKU DAY INAAD FAHANTO, XIKMADDAN
Переглядів 83День тому
Waxaan loo baahneyn, Intii loo baahan lahaa. Waxa loo baahanyahay, in loo baahdaa, loo baahanyahay. Fadlan si ay kuusoo gaadhaan barnaamijyada aanu tabino Channelka Subscribeta saar Mahadsanid
FARIIN. JIGJIGA, DDS | QABOWGA HABEENKII IYO XAALADA DANYARTA IYO MASAAKIINTA
Переглядів 9221 день тому
Sida aynu wada ogsoonahayba habeenadan waxaa dhacaysa Dhaxan aad u qabow. Haddaba marwalba aan xasuusano dadka danyarta ah iyo masaakiinta aan haysan hoy (Guri) ee bannaanka dhaxantu ku helayso, si qof kasta wixii uu awoodo ku caawiyo.
WARARKA CAALAMKA | REER YURUB SIDEE BAY U ARKAAN XAALADA SUURIYA
Переглядів 10421 день тому
Reer Yurub sidee bay u arkaan xaalada cusub ee dalka Suuriya iyo riditaanka al-Assad, Kadib riditaanka al-asad maxay yihiin xabsiyada qarsoodiga ah ee la baadi'goobayo, ayadoo qofkii soo hela xogta xabsiyadaas ay sheegeen in ay lacag abaal marin ah la siin doono
QADARIN | C/XAKIIN MAYAL (FALANQO)
Переглядів 33Місяць тому
Heestani waxay kamid tahayd, Albumkii Falaadh Culus, waxaana la qaaday oo la tumay 2001 Kooxda Waaberi Band Ee Jigjiga. F.G Fanaankan heesta qaaday hadda muddo dhawr iyo tobban sano ah wuu xanuunsanayaa (Waashay) illaahay waxaan uga baryaynaa Caafimaad taam ah. Fadlan si aad ula socoto qaybaha kale iyo barnaamijyada kale ee aanu soo tabino Channelka Subscribeta Saar Mahadsanid
Q-1aad | FATUUXUL AL-XABASHA | HALGANKII IMAAM AXMED GUREY
Переглядів 224Місяць тому
Fadlan si ay kuusoo gaadhaan qaybaha xiga iyo barnaamijyada kale ee aanu soo tabino Channelka Subscribeta Mahadsanid
USTAAD MUXIYADIIN CABDI | DHIIRIGALIYAHA QARNIGA
Переглядів 251Місяць тому
Ustaad Muxiyadiin Cabdi | Waa Wasiir Kuxigeenka Wasiirka Maaliyadda Dawladda Deegaanka Soomaalida Fadlan si ay kuusoo gaadhaan barnaamijyada aanu soo tabino Channelka Subscribeta saar Mahadsanid
RAHMA HASSAN & KHADAR HANAD | AMORE MIYAA
Переглядів 1,2 тис.Місяць тому
RAHMA HASSAN & KHADAR HANAD | AMORE MIYAA
GABDHAHA CABDALE AXMED (GK) MUXIYADIIN SANKA XAAJI
Переглядів 1,1 тис.Місяць тому
GABDHAHA CABDALE AXMED (GK) MUXIYADIIN SANKA XAAJI
Prof. Ahmed Ismail Samatar | Xasanow misaajidka aad beenta ka dhex sheegayso uun ka dhaaf umada.
Переглядів 29Місяць тому
Prof. Ahmed Ismail Samatar | Xasanow misaajidka aad beenta ka dhex sheegayso uun ka dhaaf umada.
DAAWO REER CEELBAXAY, ILLAA DHADHAMANE SIDA AY USOO DHAWEEYEEN MAAMULKA CUSUB EE DEGMADA BAABILI
Переглядів 217Місяць тому
DAAWO REER CEELBAXAY, ILLAA DHADHAMANE SIDA AY USOO DHAWEEYEEN MAAMULKA CUSUB EE DEGMADA BAABILI
GUDDOOMIYAHA CUSUB EE BAABILI, FAAFAN | DDS
Переглядів 61Місяць тому
GUDDOOMIYAHA CUSUB EE BAABILI, FAAFAN | DDS
MADAXA XAFIISKA XISBIGA BARWAAQO EE GOBOLKA FAAFAN | KHADAR ABIIB.
Переглядів 95Місяць тому
MADAXA XAFIISKA XISBIGA BARWAAQO EE GOBOLKA FAAFAN | KHADAR ABIIB.
FATUUXUL AL-XABASHA | MAHADHO REEBKA SOOYAALKA TAARIIKHDA GEESKA AFRICA EE QARNIGII 16aad
Переглядів 111Місяць тому
FATUUXUL AL-XABASHA | MAHADHO REEBKA SOOYAALKA TAARIIKHDA GEESKA AFRICA EE QARNIGII 16aad
GUDDIGII JACAYLKA | C/XAKIIN MAYAL FALANQO
Переглядів 118Місяць тому
GUDDIGII JACAYLKA | C/XAKIIN MAYAL FALANQO
CIIDAMADA GUMEYSTAHA IS-IL OO WAQOOYIGA QAZA KU DILAY 33 QOF OO CARUUR KU JIRTO
Переглядів 74Місяць тому
CIIDAMADA GUMEYSTAHA IS-IL OO WAQOOYIGA QAZA KU DILAY 33 QOF OO CARUUR KU JIRTO
ISR---L OO WEERAR KU QAADAY DUGSI KU YAAL QAZA HALKAASOO AY KU DHINTEEN 12 QOF
Переглядів 9Місяць тому
ISR L OO WEERAR KU QAADAY DUGSI KU YAAL QAZA HALKAASOO AY KU DHINTEEN 12 QOF
CODKII UDAMBEEY EE DHAGARQABIHII MAR UU LA HADLAYEY GABDHAHA MARXUUMADA
Переглядів 34Місяць тому
CODKII UDAMBEEY EE DHAGARQABIHII MAR UU LA HADLAYEY GABDHAHA MARXUUMADA
HEESTA | BALAMBAALIS | C/XAKIIN MAYAL FALANQO
Переглядів 222Місяць тому
HEESTA | BALAMBAALIS | C/XAKIIN MAYAL FALANQO
RIYAAD MAANSUUR | Ergayga Falastiin ee Qaramada Midoobay, ayaa ka hadlay shirka Golaha QM
Переглядів 70Місяць тому
RIYAAD MAANSUUR | Ergayga Falastiin ee Qaramada Midoobay, ayaa ka hadlay shirka Golaha QM
C/XAKIIN MAYAL (FALANQO) FIKIR OO BAL FALANQEE.
Переглядів 1552 місяці тому
C/XAKIIN MAYAL (FALANQO) FIKIR OO BAL FALANQEE.
CIIMADAMA ISR---L OO BEEGSADAY HOSPITALKA WEYN EE KAMAAL ADWAAN.
Переглядів 82 місяці тому
CIIMADAMA ISR L OO BEEGSADAY HOSPITALKA WEYN EE KAMAAL ADWAAN.
DAD KU DHINTAY GO'DOOMINTA WAQOOYIGA QAZA & DUQAYMO KA DHACAY BARIGA LUBNAAN
Переглядів 1302 місяці тому
DAD KU DHINTAY GO'DOOMINTA WAQOOYIGA QAZA & DUQAYMO KA DHACAY BARIGA LUBNAAN
Ciidamada Yuhuuda (Isr--iil) & Duulaanka xerada qaxootiga ee Hebron ee Daanta Galbeed
Переглядів 232 місяці тому
Ciidamada Yuhuuda (Isr iil) & Duulaanka xerada qaxootiga ee Hebron ee Daanta Galbeed
GABDHAHA CABDALE AXMED (GK) MUXIYADIIN SANKA XAAJI
Переглядів 1,5 тис.2 місяці тому
GABDHAHA CABDALE AXMED (GK) MUXIYADIIN SANKA XAAJI