- 11
- 29 296
Xog tv
Приєднався 6 жов 2024
s
Відео
Xog matt gaetz oo Dib ula Laabtay Magacaabistii Uu TRUMP u Magacaabay Xilka Wasiirka
Переглядів 58День тому
Xog dagalkii kismayo A madoobe Amray inla weeraro mucaaradka xamse lacag siiyay midkamida
Переглядів 1,5 тис.3 дні тому
Xog deg deg Ah Hambalyo MW Cirro, Hadalkii RW Xamze & Doorashada Jubaland
Переглядів 1584 дні тому
Xog Xasaasi ah kadib Guushii TRUMP Ee Doorashada,Maxay Dad Badan Oo Caan Ah u Doonayaan inay Ka
Переглядів 8655 днів тому
Xog farmajo shekh shariif xasan kheyre hubka qaatay iyo xasan halis ku jira xamse oohin
Переглядів 1,8 тис.10 днів тому
Xog qoorqoor waxyi imanaya oo Doorasho qabanaya majiro cid dan gaar ah lehna loo joojin maayo
Переглядів 17418 днів тому
Xog guusha saciid Dani Axmed madobe firdhiye gadhay heshiis xasan calaacal afka furtay
Переглядів 73824 дні тому
Xog dagaalkii manta mareexaan iyo dir waxa kala qabsaday kala carar hub gadiid dagaal
Переглядів 8 тис.Місяць тому
Xog mareexaan oo gobalkii gedo ka guura layidhi dagaal culus muqaal qiiro badan
Переглядів 15 тис.Місяць тому
Xog Said Sheekh Xuseen''Axmed Madoobe iyo Lafta gareen Gadaal Wadamo shisheeye ayaa ka taagan oo
Переглядів 1,3 тис.Місяць тому
MAREEEXAAN WUXUU DAGAA QURA GARBAHAAREEY. OO LA DAJIYEY.
halkeey ku degnaayeen
Luuq iyo baardheere ayagaa iska ah
Fartaag ayaa ka dambeeya iyo xasan sh abgaal iyo gare isbahaysi mamaqlin adigu xasan ayad tagertay
Beenbaad sheegtey Wariya boqortooyadii gasaara guide intee geeysey
Tol baysan lahayn
Hadad. Wax tari. Kismsyo tag
Axmed wuu Soo noqoni. Maxaad. Khaban. Karta. Maskinyahow. Yaranka ah.mesha. Isagaa. Leh
Xasan sheekh baa ka danbeeya markuu at mareexaan la watered. Hubkii xasan sheekh u socday wixii ka danbeeyay wuxuu shaqaaleeysy sbgaalka degan xamar hirmoodka u yahay madaxweynihii hore xasan sheekh
Haubaqin mareexan
Dameer.baad.tahay.waa.in Laguna.rartaa.waligaana.waa Laguna.raran.jiray.gudoomia Ku.xigeenkana.waa.lagaa.qaadi
Saaxiib boonkaan eelayda ah warkiisa iska daa ,magaaladaan waa sida aad sheegtay waa magaala daarood,wuxuuunalaynayaa raxanweynta.iyagana way ogaan doonaan
Gardarradu ninkeeday, Geerida u loogtaa.
Luuq Mareexaan. Ayaa iskaleh..... waayo waatii cali dhuux gabayadii guba kaga hadlayey. ee uu Lahaa... teer iyo luuq ayaa Tolkay Ladani Yaalaaye. Suldaankii labaa hadduu soo Lalabo weerar. Sidii Laxan iyo Baruuuur ayaan kuu lalminayaaye
Mareexan waa laga gardaranyahay.
Isbaahaysigaa waxaa ka danbeeya Xasan dhiiqo. Iyo. Raxanweyn oo. Shabeelada hoose. Ka difaacanweydey HAWIYE.. WAA IN DAAROODWEYNE GALAA DAGAALKAAS oo Loo Gurmadaa reer xasan. Inshaaallaah.
warka wuucaddan
Walohishyay❤marexan
walo hishiiyay
Waa laga gardaran yahay, Mareexaan.
30 sano wan hirdatiri hada wa wad so tostsye maxad qadaysa
Daarood oo dhan baa duulaan lagu yahaye toloow soomaalida kale mala maarantaa mise dadku waxaan xumaan ahayn mafahmaan miyaa
Marexan isgaa gardaran garbĥarey kali
Darod marexan gacan ha siyo iyaguna damac xumada ha iska dayan oo kalsoni ha mujiyan...😊
Waxaan joogi jiray hargeeyso waxaana arki jiray macalin weeyne la leeyahay asalkiinu wa isaaq mareexanow i rumeeysta macalin weeyne isaaq ayaa so riixaaya sida surre ay mareexaan igu so riixeen
Waa inootahay waxaas Waa la Iskala tagi
Mareexaan ha is ka dhiciyo eelay iyo hawiye waxaan hubaa in uu ka adagg yahay cayayaanka oo dhan garab kooda alahagal aammiin samii
Luuq mareexaan baa Leh Kuna Hari doona waxaana difaaceeda ka rabnaa axmed madoobe waxasna xasan sheekh baana wada hawshaas
Alle kabaq qooneey dulmurux bohol garas mataqaan sheeg haltuulo darood kuleyahay luuq marexaan waxba kumaleh
Sxb bashiiro yurkud by leyihiin marexaantuladee leyahay waqoyi dirbadegen haltulo sheeg darood kuleyahay benaale