- 377
- 410 003
Horn African FarmingTV
Kenya
Приєднався 9 січ 2015
Horn African Farmingtv provides Farming tutorials ,farming flogs ,promotes agribusiness farming and Organic farming. entertainment and vlogging.
Chanelkan waxaa kusoo bandhigi doonaa cashirro kusaabsan beeraha iyo booqoshoyinkoda , hormarinta kaganacsiga Beeraha iyo xanaanada xoolaha iyo shinnida
Nagala so xadhiidha : baraarofruit36@gmail.com
+254717446236
+254745558830
#FarmingBrigslife
#agribusiness
#Beeraha
Chanelkan waxaa kusoo bandhigi doonaa cashirro kusaabsan beeraha iyo booqoshoyinkoda , hormarinta kaganacsiga Beeraha iyo xanaanada xoolaha iyo shinnida
Nagala so xadhiidha : baraarofruit36@gmail.com
+254717446236
+254745558830
#FarmingBrigslife
#agribusiness
#Beeraha
Barnaamij Beeraley-Xoola dhaqato anfacaya 🥰
Waa barnaamij aan kor kaga dulmarayno calafyada xoolaha oo anfacaya dadka Beeraley-xoola dhaqatada ah. Barnaamijkaan ayaa horudhac u ah barnaamijyo badan oo calafyada xoolaha kusaabsan insha Allah taxanana inoo noqon doono #farming
Переглядів: 923
Відео
Beerashada Babayga Kalina ( Calina papaya farming )
Переглядів 9592 місяці тому
Beerashada Babayga Kalina ( Calina papaya farming )
Fariin Kusocota Dawlad Deegaanka Somali Galbeed Etobiya : +254717446236/+254745558830
Переглядів 4544 місяці тому
Dhambaal aan u dirayno Ismaamulka DDS Dhanka wax qabadka Beeraha . wa Dhul Qani ah OO ummado badan Faqriga looga saari karayo #agriculture #farming
Booqashada Beeraha Deegada Godey Gacallo DDS
Переглядів 3114 місяці тому
Safarkeni Ismaamulka Somali Galbeed khaasatan Gobolka Shabelle #agriculture #farming #Beeraha #mooska
Bariis Lagu Tabcay Godey DDS
Переглядів 3735 місяців тому
Bariis Tijaaabo ah lagu Beeray Godey Gacallo
Gu'ga 2024 iyo Duleedka magaalada Banagal ee Suuqa Geela Kenya. +25471746236
Переглядів 2766 місяців тому
Gu'ga 2024 iyo Duleedka magaalada Banagal ee Suuqa Geela Kenya. 25471746236
Ariga Caanaha Alpine iyo idaha Dopper (dhobar)
Переглядів 7387 місяців тому
Ariga Caanaha Alpine iyo idaha Dopper (dhobar)
Ariga Caanaha Alpine ( Alpine) : Alpine diary Goat
Переглядів 51610 місяців тому
Ariga Caanaha Alpine ( Alpine) : Alpine diary Goat
Nooca Waraabka Roobka ( Pivot irrigation)
Переглядів 54410 місяців тому
Nooca Waraabka Roobka ( Pivot irrigation)
Beerashada Galleyda ama Arabakhida. maize Farming 🌽
Переглядів 58510 місяців тому
Beerashada Galleyda ama Arabakhida. maize Farming 🌽
Beerashada Yaanyada Banaanka: OPEN FIELD TOMATOES 🍅+254717446236
Переглядів 1,3 тис.10 місяців тому
Beerashada Yaanyada Banaanka: OPEN FIELD TOMATOES 🍅 254717446236
Yaanyada Dibada lagu beero. Tomatoes in Open field Farming
Переглядів 1,3 тис.11 місяців тому
Yaanyada Dibada lagu beero. Tomatoes in Open field Farming
Beerashada Qanjaarka Guriga dadan . Cucamber Farming.
Переглядів 395Рік тому
Beerashada Qanjaarka Guriga dadan . Cucamber Farming.
Tacbashada Barbarooniga Gudaha Guriga dadan. Cupsicum greenhouse farming
Переглядів 202Рік тому
Tacbashada Barbarooniga Gudaha Guriga dadan. Cupsicum greenhouse farming
Beerashada Azola ee Cuntada Digaaga iyo kaluunka . Azola Farming in Kenya.
Переглядів 891Рік тому
Beerashada Azola ee Cuntada Digaaga iyo kaluunka . Azola Farming in Kenya.
Beerashada Liin Macaanta part1 pixie Orange farming .
Переглядів 1,9 тис.Рік тому
Beerashada Liin Macaanta part1 pixie Orange farming .
Beerashada Afakadhada Part2. Hass Avocado Farming in Kenya.
Переглядів 608Рік тому
Beerashada Afakadhada Part2. Hass Avocado Farming in Kenya.
Beerashada Afakadhada Part2 Avocado farming in kenya
Переглядів 593Рік тому
Beerashada Afakadhada Part2 Avocado farming in kenya
Geeda Talaalka Baraaro fruit Part 1. +254717446236
Переглядів 1,5 тис.Рік тому
Geeda Talaalka Baraaro fruit Part 1. 254717446236
Talaalka Geedka Mireedka( grafted Friut trees)Baraaro fruit +254717446236
Переглядів 1,4 тис.Рік тому
Talaalka Geedka Mireedka( grafted Friut trees)Baraaro fruit 254717446236
Fig tree gratfed: Geedka tiinka Baraaro 🍑🍓+254717446236
Переглядів 424Рік тому
Fig tree gratfed: Geedka tiinka Baraaro 🍑🍓 254717446236
Super Gro 100% Organic foliar feed+254717446236
Переглядів 2,3 тис.Рік тому
Super Gro 100% Organic foliar feed 254717446236
Hordhaca Xogaha Soo socda 📞+254717446236
Переглядів 1 тис.Рік тому
Hordhaca Xogaha Soo socda 📞 254717446236
Sxb waan ku salamay waxaa rabaa inaan insha allaah project Calafks Xoolaha mar iisheega Meelaan idiin kala sooxariiro
Tres❤tres❤bien❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc
Asc wan raba cawskan ee xagen ka hela
Cayo ayaa la yiraadaa
Wll meqa sano ku dhala mid ba labo sano iberan wax dhalin
Walaal tuyuub maku waraabsan karaa
Anoo soomaaliya jooga ma heli karaa saaxiib
I'm in Mombasa. May i know the Malindi farmer's location?
Qaabkee loo beera wllo
السلام عليكم
Hai I intrested to buy seed
Maashaa allahu mahadsan
Asc walal lambarka wtupka maqabanesin maxa dhacay.mise waa ka gurten
Wll Chaff Cutter machine maii bisaan?
Csw ninyahoow barnaamijkaaagii waad hakisay waan kugu xirnaa
Mahadsanid sxb.
sxb waxaan beeraleeyda (dairy farmers) Kenyan-ka kamaqlay "Super Napier is a stomach filler" waa calool buuxiye, mana gaarikaro maize silage 🌽 waana inaa lagudaro supplement Run miyaaa.???.
Waa Napier weeyebkay kawadaan Laga yaabaa ee maahan super Napier wlalo taana si fiican u baadh , Shirkadaha caanaha iyo dowlada Kenya aayaa olo olo wado kusaabsan beerahada PAKCHONG 1 si ay u 2 jibaaraan wax Soo saarkooda caanaha ,, baaritaano badan ayaa lasameeyay
Halkee la idinkala so xidhiidhi karaa wll?
Wn kula soconeyaa insha allah hadaad courseskaa soo galineysid
Number uma jeedne xage laga hela
Dhuulka guduudka ah malagu beeri karaa
Haa wlal
Ugaska madmahadsanahy runtii wax badan aya nofaidesay
Ada mudan
Maashaa Allah jzkl
super napier kaligii coolaha malagu naaxin karaa? does super napier alone is enough to fatten aninals?
Masha Allah waad dadaalaysaa xog muhiimah baad soo gudbisay noo soo badi insha Allah. Waad mahad santahay
Mahadsanid AKHI ABU NUCMAAN BRZ❤😂❤❤
Si aan cutting uga helo number kooda maheli karaa Mahadsanid
Walaal xageelagahelaa nuucaan
Please translate the naration. The content looks good.
Asc walal’ unuga ma idinka heli karaa. Inaan beerta rabaaye?
meeqo jeer bishii lawaraabin karaa hadaad isticmaalayso rigation dam oo biyo yari jidho
Can you export to Africa ?
Lambarkii mee
Best teacher in farming
Naf malaha oo waa midho iskadhal ah(hybrid seed) oo waa inaad markasta soo iibsataa kuwa cusub markaad geedo cusub beeraysid.
Walaal kuwa dalkeenna waxaa khasaaro ah 100 geed abuure 70 ayaa rag noqonaa !!
Hargaysa branch ma ku leedihiin oo ma ka heli karaa walal
Shada wax ku qoran ma aragno
Laakiin meeshaan 30 hectar uma eka 3hectar baad mooda see u xisaabisay mideeda kale irrigation dam ka waa meeqa meter cubic
Beerta wax lagu Beeray ayaa 30 hektar ah , 45 jektar Beerta xidhan ah ....okiyaalo miyaa ku xiraa😂
@@hornafricanfarmingtv4 sxb jarmalkaan jooga waa kula soo xiriiiri doona dhalashada sanadka soo socda qaato baan rabaa inaan buurtinle ka bilaabo marka irrigation damka meeqa metre cubic ayuu u baahan yahay waase meeqo 30hectar iyo irrigation damka iyo kuli
Ware found this seeds
Pls i want this seeds ware found iam in India
Contact: +254745558830
Masha allah waxaan rabaa seedkeeda pixie orange halkee laga helikaraa maila soo wadaagi kartaa halka laga heli karo seedkaa
Meeqo maalmood ayaa bishii ama asbuucii la waraabiya
Sidee loobeeraa aad baan uxiiseenayaa inaa aan ogaado😢 sida loobeero seytuunka
4:23 Sixid: Koonfur galbeed waxaa la isku dhahaa Gobolada kala ah Baay, Bokool iyo Shabeelada Hoose waxaana mara wabiga Shabeelle.
ANIGU WAXAA KA HADALAY Gobolka Shabeelle ee Deegaanka Somalida oo Wabiga Shabelle uu maro Sida aan filayo wlal Mahadsanid
Saxib , markaad farm animals aad ka hadlaysid , fadlan profound study same : Xoolaha foofisku ama la sofinayo wey ka cafimaad badan yihin kuwa maxbuska under confinement ah , matalan geela oo kale wa inu saleya salo sameyo , riyaha sida geela wa browsers geedo iyo dheer badan bey fentaan . NEEFKA MAXBUSKA AH IYO KA RANGED ama natureka daaqa aderoyaal waxa manfac meat , milk , butter , skin hides haraq , Sareeya kan daaqa.
Mahadsanid wlal
Wllo Waxaan rabaa en aan digaaga dgaqdo wllo adaa ku dhaqaaqa maxaa exakamynkara
Casharadeeda waa idin la wadaagi
Gedkan malaha dhawr iyo toban xaba iga qalala marku mel fcn marayo waba ka niyad jabay😅
Maxaad sameysay oo kaaga qalalay wlal